Soomaali nin walba Gobalkiisa asakaa u tashaday ree gedo jiritaankiina Allaah ka sakow Waxay ku jirta Gacmahiina Waa in aad Fadhiga ka kacdaan ka hor taktaan Duulaanka idinku socdo Amnigiina iyo noolashiina La arabo in lagu burburiyo ka waantooba Khilaafka dhexdiina iyo isbarbar yaaca Waana mida uu cadowga idinkaga faa,iidaysto Maalin walba Ree Gedo waxaa la idinkugu yimid jiritaankiini ee isdaba qabta Iskuna tashada.
Waa run nimanka Xalane fadhiyo Dawladii Maxamed C Farmaajo Waxay Ku qasabtay inay la shaqayn inta ay Nairobi joogaan hay,adaha UN waxay ku qasbanaadeen inay Xamar yimaadaan waxa kale ee ay Ku qasabtay markii lala shiraayo inay imaadaan meelaha ay Dawlada oogu Talogashay in shirarka Caalamiga ah Lagu qabto oo aan Goroonka Diyaaradaha iyo Xalane loogu tagin taas aad ayey ooga xumaayeen Waana tan keentay inay qayb Ka noqdaan Dagaalkii lala galay Farmaajo ogu dambeyna halkayaanta marayso ayey cago dhigtay Soomaaliya Allaha badbaadiyo
Nin xabaalaha.faganayo
Mitaad. Rajo.ka.qabtan.allow
,alle war.gobolkiina.illashada
,intaan ladinka iibsan.😭👀💔
Xasan iyo xamso waa masiibo soomaaliya loosoo diray😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Xasan iskadaay ee adinku maxad ugufilantihin janareshinkiin hadaad ragtihin lomabahno nacnace
Wa damero lararto raga mareexan umanraran dad kale
Soomaali nin walba Gobalkiisa asakaa u tashaday
ree gedo jiritaankiina
Allaah ka sakow
Waxay ku jirta
Gacmahiina
Waa in aad
Fadhiga ka kacdaan
ka hor taktaan
Duulaanka idinku socdo Amnigiina iyo noolashiina La arabo in lagu burburiyo
ka waantooba
Khilaafka dhexdiina iyo isbarbar yaaca
Waana mida uu cadowga idinkaga faa,iidaysto
Maalin walba
Ree Gedo waxaa la idinkugu yimid jiritaankiini ee isdaba qabta
Iskuna tashada.
GABADHAAS AYAA KA FIICAN DHAMMAAN KUWA MADAXDA SHEEGTA EE RAGGA AH!!!!!!!
WAR NASIIB AYAAD LEEDIHIIN XASAN XASAN WUXUU ADIINSHEEGAY WUXUU ADINKU SAMAYN LAHAA HADDUU AWOOD YEESHO.
MAANTA AAD ISDIFAACIKARTAAN XASANA ADINKAMA TAAGROONA
Waxa aynokeenan iskadayey markay kadhiman tahay dorasha halsano ayaa nalagusudira wax aynokeena iskadaye
Ilahey xasan umada hadhaafiyo galadana Alaaha nadhaafiyo Axmed madoobe na kheyr kuma ogi ee Alaaha nadhaafsho
Marexannow maxaa nigaha jira dawlada somalia iska saara qidamada n'y dhex joga ee dawlada sida butland
Beesha caalamkoow kulahaa beesha caalamka sidaan ayay ku faraxsan yihiin soomaaliya way u dhamaatay meeshii ugu xumayd ayay maraysaa oo ay abid gaarin haday sidaan ku socoto 2 sanadood kadib caalamka calanka soomaaliya waa laga dajinaayaa maxaa yeelay itoobiya iyo kiinya ayaa kala qabsanaysa
Waa run nimanka Xalane fadhiyo
Dawladii Maxamed C Farmaajo
Waxay Ku qasabtay inay la shaqayn inta ay Nairobi joogaan hay,adaha UN waxay ku qasbanaadeen inay Xamar yimaadaan waxa kale ee ay Ku qasabtay markii lala shiraayo inay imaadaan meelaha ay Dawlada oogu Talogashay in shirarka Caalamiga ah Lagu qabto oo aan Goroonka Diyaaradaha iyo Xalane loogu tagin
taas aad ayey ooga xumaayeen
Waana tan keentay inay qayb Ka noqdaan Dagaalkii lala galay Farmaajo
ogu dambeyna halkayaanta marayso ayey cago dhigtay
Soomaaliya Allaha badbaadiyo
Landhera