Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

DAY(13) AFTER OPERATION🙌🏽SIDEE AYAAN AHAY MASKAXIYAN?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2023
  • #CONTACT ME
    SNAPCHAT NAEEMA32
    INSTAGRAM:NAEEMA_BRINK
    FB:NAEEMA BRINK
    WEBSITE:WWW.NAEEMABRINK.COM
    TIKTOK:NAEEMA32
    #NEWVIDEO#NAEEMABRINK #NAEEMA #BBRINK
    #SHEEKOQOSOLBADAN
    #SOMALI#VIDEO #JIMICSI #MAKEUP #SOMALIDENMARK
    #DENMARK #SOMALIDAEUROPE

КОМЕНТАРІ • 160

  • @sagalmahamud4506
    @sagalmahamud4506 Рік тому +3

    Alle haku Caafiyo Xabiibti ❤ Timaha inoqari

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Рік тому

    SubxanaAllah my beautiful 😭may Allah gave you shifa Amin🤲🏾🤲🏾🤲🏾😊

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 Рік тому +3

    Adoo ilaaheey caafimaad kusiiye waxaa doontana cuni karto oo cabi karo dhibna aadan kuqabin in aad naftaado cadaabto waa qalad

  • @wardaawees8041
    @wardaawees8041 Рік тому +2

    Inshallah abaayo Allahakufudeyo abaayo ❤❤❤

  • @fardusyassin485
    @fardusyassin485 Рік тому +2

    Walala. Niyaad khaar usheeg oo nasoo❤❤❤❤❤❤❤

  • @osobahmed9446
    @osobahmed9446 Рік тому +1

    Insha Allaah waad guuleysan doontaa ala Isku xidh

  • @aishamohamedomar7554
    @aishamohamedomar7554 Рік тому +1

    Walashay qaali allewene haku cafiyo waxaa iso jitay qalbigaga quruxda badan tasbiixda qabso qalbiga haku dage qalbiga allaha kudajiyo❤❤❤

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Рік тому +3

    Nacima wad xarabo kkkk waxan ku qosla markay tidha car wir cunto cun bay caloshaydu ileday kkk wllo insha allaaah wad ku gulaysanaysa

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Рік тому +1

    Masha Allah niimco qalib fican alle haku cafiyo

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 Рік тому +2

    Ilahey ha ku caafiyo sharafey

  • @ummumn8799
    @ummumn8799 Рік тому +2

    ❤ Naciimo Allaha ku caafiyo wad iga qoslisiisaa. Walal cod xijaabo. Dhamaanten Allaha ina wada hanuuniyo

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Рік тому +1

    Allah haku caafiyo
    Wadadad martay ugadig yaan lagugu dayane .dadka caloosha canuunada khatartu kaga dhacaan waa laga jaraa meesha wax kasoo baxan.
    Adiga Allah kuguma rido xanuun. Wax laga jara makuu hadhin

  • @sunniidd7914
    @sunniidd7914 Рік тому +1

    Abaayo ilaahey ha kuu fududeeyo waad farxaysaa markaad dhar qurxan oo aad ku qurxanaato ayaad gaarin insha allaah

  • @user-ex4ki5hx7n
    @user-ex4ki5hx7n Рік тому +2

    Like waan kuusaaray wallo anaaku siktay sidaadoo kale laakin gabadhii iga horeysay ayaan ku quustay sanad baa laga joogaa illaa hadana way bugtaa waxba macuni karto sorry ❤❤

  • @nadabd2221
    @nadabd2221 Рік тому +1

    Asc habo alle hakucaafiyo aaaaaaamiin

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 Рік тому +1

    Abaayo Allah kucaafiyo Nacima❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +1

    Ilahay haku caafiyo

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 Рік тому +2

    Naima Allah ha ku caafiyo. Walahi waan qosley😂😂😂😂

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +1

    Aaaaamiiiin

  • @cosinasim6378
    @cosinasim6378 Рік тому +2

    You are so funny😂❤

  • @user-rl7vg3ol6k
    @user-rl7vg3ol6k Рік тому +2

    Wlmc allaha maku nabadkeenay sidee tahay

  • @nimoibrahim849
    @nimoibrahim849 Рік тому +1

    Illahay cafimaad ha ku siyo amiiiin

  • @fahmoyousof1745
    @fahmoyousof1745 10 місяців тому

    Naciimo daacad baatahay Abaayo, ilaahey hakucafiyo

  • @sacdioali2637
    @sacdioali2637 Рік тому +1

    naciimo ma fiicantahay❤

  • @malaaboboy1156
    @malaaboboy1156 Рік тому +1

    Some 🎉❤

  • @noradaud6847
    @noradaud6847 Рік тому +1

    Yaa uqti illahay haku asturee isastut waa LAGAA BAQANAAYAA MADAXAGA IYO WEJIGAAG

  • @user-gu5ie8ii7d
    @user-gu5ie8ii7d Рік тому +1

    Masha Allah qurux baa noqotay 🫶

  • @MohammedAli-pf6yv
    @MohammedAli-pf6yv Рік тому +1

    Alah ha ku xafido
    Xijaab xidho ilahay ka baqo

  • @abbasbarre4069
    @abbasbarre4069 9 місяців тому +1

    Allaha kucaafiyo wll
    Allahey aamin salaada duko allabariga bade

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 Рік тому +1

    Sorry. ❤

  • @jeeleyomar
    @jeeleyomar 7 місяців тому

    Alaha caafimaad dadaga haku siiyo

  • @user-rl7vg3ol6k
    @user-rl7vg3ol6k Рік тому +1

    Wlmc miyee dhuqee xeyrta samiyeey

  • @deqaamin3212
    @deqaamin3212 Рік тому +1

    Masha alaha ilaahey ha kuu. Saqiro. amiin amiin

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Рік тому +4

    Walaalo illahey ka cabso oo madaxa masar ku xiro insha allah waa ku baryaya abayo mcn waxad tahay qof qalbi wanaagsan 👍

    • @NaeemaBrink
      @NaeemaBrink  Рік тому +1

      Ty

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Рік тому +1

      Kkk wacyiga jooji
      Waxa u fiican way garan xijab iyo xijab la'an
      Salada maad kala talisid isaga arkanu 5ta ee islaamka ka mida
      Xijabku wa suno iyo quruxda muslimka wbt

    • @hibaaqcabdilaahi3864
      @hibaaqcabdilaahi3864 Рік тому +5

      Salada iyadu war uma hayso lkn waxay u jeedo uunbay wax ka odhan kartaa

    • @abdimohamoud6730
      @abdimohamoud6730 Рік тому

      WEwMHH i da se u zvanje višeg stručnog štaba FK ❤

    • @habibokhalid9679
      @habibokhalid9679 Рік тому +1

      @@hawayassin7172 salada siday utahay waajib ayuu xijabku waajib uyahay ee maha sune

  • @arias_mm2
    @arias_mm2 Рік тому +2

    Asc alh ha ku cafiyo

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 Рік тому

    Ilaahay haku caafiyo adiguna ku dadaal asturka cabsida allena hakugu weynaato ilaahayna aad u bari nafteyda iyo taadaba ayaan u sheegayaa arinkaas

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому +1

    No no caloosha ma fideyso becareful sister ❤❤❤

  • @ifrahahmed5134
    @ifrahahmed5134 10 місяців тому

  • @HindiCismaan-r4h
    @HindiCismaan-r4h 7 днів тому +1

    Dindi WA nin 😊

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Рік тому +1

    Wllo ilahay kuguma haligo Insha allah kheyr markasta ilahay bari in usan kugu haligiin cafimaad dag dag ah ilahay haku soo dajiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @asliismail6870
    @asliismail6870 Рік тому +1

    Kolay qofku mararka wax laso dersan sidaad imaka samaysay iyo marka dumarka lagu qalo ilmaha oo kale xaga culays wuu jira lakn ha aamusin dasbiixdana madi salaada ku dadaal lkn nimco madaxa daboolo aodo xaragoonaya wd is astiri karta cawrada hoose ood asturtay maha in aanad qaawanayn waana yar 😊Alle haku fududeeyo idam Alle xbbti

  • @ayaanismail9632
    @ayaanismail9632 Рік тому +1

    Jaa walaalo 😮😮😮

  • @khadrowarsame6694
    @khadrowarsame6694 Рік тому +1

    insha alaa wax walba waxay kunoqondoona wanaaga iaamin

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 Рік тому +1

    Asc ilahay u noqo horta is astur marka hore ka bacdi wax noo sheeg mafkad xanunsto ayu qofku ilahay ugu dhowyahay

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Рік тому +1

    Habo ilahay xanuunka haka kor qaado oo haku siiyo cafimaad taam ah ta kale habo xijaabo oo xanuunka ku cimiro qaado ilahay ugu dhowaw oo is astur oo xijaabo oo ilahay ka baq

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 Рік тому +2

    Wllo Ilaahay talada u dhiibo takale wax kasta aad sameyneyso marka hore salaad istaqaaro ayaa latukada o Ilaahay ayaa lalatashtaa kadib hadey kheyr ku tahay Ilaahay ayaa wadadeeda ku fududeyn markas maka welweleyso wax kasta sidaa rabto bey kugu socon wllo ee masameysey taas operationen ka hor intaas kadib ku dadaal vitaminer och mineralerna , porten , cuntada tartiib u cun marka huneyso separera cuntada iyo biyaha isku mar ha cunin wllo maskaxda waxa gelisaa waxa aad kasugeyso qaliinkan ama sababta aad usameysey horumarka aad rajeyneyso marka haka welwelin dad badan ayaa sameyey o maanta horumar fiican kagaaray goolkii ay lahayeena gaaray miisan danbena usan kuso noqon wax kasta ay cunan ku cayilin marka maskaxda deji o haku mashquulin xalada aad hada ku jirto waad ka gubin wllo ee naftaada kheyr u sheeg Insha Allaah waxan ku rejeyn kheyr iyo waxaa jeceshahay inaad gaarto.

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Рік тому +2

    Hbo sethya

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +1

    Me too jamila waa reer anada

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +1

    Wlshey ku dadaal inaad xijaabato waayo ilahay waad ku kalsontahay niyadana daji qof qalan baad tahaye

  • @hodansheekh4101
    @hodansheekh4101 Рік тому +1

    Asc wllo malaga yaabaa in calooshu dib u korto mise intaasay weligeed leekaanaysaa

    • @NaeemaBrink
      @NaeemaBrink  Рік тому +1

      Way usoo kore haaan la ilaalin qaali daawo inshallah

  • @user-rl7vg3ol6k
    @user-rl7vg3ol6k Рік тому +1

    Kuli calooshii oo dhan Bey jarjareen wlmc iska farax insha alaah wey hagaageysaa wlmc

  • @aaminacali7642
    @aaminacali7642 2 місяці тому

    Niciimo cabdi cumar cafimaad ale haku siiyo inaader

  • @malyunabdi9392
    @malyunabdi9392 Рік тому +2

    Asc naciimo walaal Allaha ku cafiyo walaal madaxa war saaro qer Allaha ku siiyee

  • @ubahmahammedyuusuf5310
    @ubahmahammedyuusuf5310 Рік тому +1

    Waa ku qaldaneed baayo naftu waa qaali

  • @HindiCismaan-r4h
    @HindiCismaan-r4h 7 днів тому

    gabadh idoon👍

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +1

    Allaaha kuu fududeeyo alana ha kucaafiyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +1

    Nacima abayo seetahay

  • @kawsarjamac005
    @kawsarjamac005 Рік тому +1

    Wax kastaa walaga gudbaa qof ilaha ku kolsoon nacimow wax ba ka muxumadan saad ilahay igu kalsontahay baa uguulaysam🎉🎉

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 Рік тому +1

    Habo ka ilaaalo googorada hoos u dhic caloosha ka xidhysa waliga ka ilaali not only now hoostada goorada inyar ka sarysii not caloosha

  • @aishamohamed3600
    @aishamohamed3600 Місяць тому

    Ufffff

  • @user-rl7vg3ol6k
    @user-rl7vg3ol6k Рік тому +1

    Haa

  • @XawoCawale
    @XawoCawale Рік тому +1

    Waad fiicantahay Allah hakucaafimaadsho lakin isastur

  • @khadraguled4788
    @khadraguled4788 Рік тому +2

    Naa maad xishòtid naaagwaynbaathay

  • @fardowsahussein7800
    @fardowsahussein7800 Рік тому +2

    Naceemay Haka shaleynin walaal maxa aad goaansatay farxad badan ayaan kuu rajeynaa ❤❤

  • @FadumoMaxamedsiciid-xf8kp
    @FadumoMaxamedsiciid-xf8kp Рік тому +1

    Na iima ma cafimaday walaalo

  • @cosinasim6378
    @cosinasim6378 Рік тому +1

    😂❤

  • @fardusyassin485
    @fardusyassin485 Рік тому +1

    Waan. Saraaya. Huno

  • @user-ol9pe4pk8r
    @user-ol9pe4pk8r Рік тому +1

    Kadib a maxaaa ku jaban muqdisho oo aan kaga solaban somali baa tahay maxaaa qalin ila simeeee wlll than kale alle haku caafiyo walal

  • @user-rl7vg3ol6k
    @user-rl7vg3ol6k Рік тому +1

    Ilaa iyo dhoor bilood hacunin cunto culus

  • @fahmoyousof1745
    @fahmoyousof1745 10 місяців тому

    I lake you, habibti

  • @FadumoMaxamedsiciid-xf8kp
    @FadumoMaxamedsiciid-xf8kp Рік тому +1

    Na iima ma caafimaaday

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Рік тому +1

    ❤❤❤😢😢😢

  • @SaytuunAxmed-vl8sg
    @SaytuunAxmed-vl8sg Рік тому +1

    SAC. Mcn. Seetahay

  • @nasrinmohamed5950
    @nasrinmohamed5950 Рік тому +2

    Lakin wakhalad waxa in la sameyo ax 😊

  • @fardusyassin485
    @fardusyassin485 Рік тому +1

    Haaa

  • @Kadrahassan-px7gv
    @Kadrahassan-px7gv Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cosinasim6378
    @cosinasim6378 Рік тому +1

    Ohh sorry

  • @cosinasim6378
    @cosinasim6378 Рік тому +1

    Mashallah 😂

  • @zamzammohamed9155
    @zamzammohamed9155 Рік тому +1

    Abayo dhibbka dhan waa afarta week kadib waa kaboodaysaa digaaga iyo cuntada walgu faxaa quruxna wad noqone adaa isjeclaandoona walashey baa sadax sano kahor loosameeyay ilmana waa dhashay wana shaqaysataa quruxna wanoqtay ee qalbigaaga qayr usheeg farxad bakudanbeso

    • @NaeemaBrink
      @NaeemaBrink  Рік тому +1

      InshaAllah walalo thank you

    • @abduly2512
      @abduly2512 Рік тому +1

      ASC abayo go”aan adag ayan qadatay lakinse illahay bary adkaartana akhriso walaal macan madax daboolo

  • @nimcomohamoud3552
    @nimcomohamoud3552 Рік тому +1

    Ala inaadeertay qurux badaneey caafimaad dagdag iyo waxaad rabtay ood heshid ayaan illaahay kuu waydiinaya mcn naso oo waxan haysku soo qasbin video aanad karayn nasiino badan qaado socodkana badi indr mcn

  • @cosinasim6378
    @cosinasim6378 Рік тому +2

    Asc

  • @khadrowarsame6694
    @khadrowarsame6694 Рік тому +1

    iinasha alaa

  • @MoustaphaDaher-pj2qn
    @MoustaphaDaher-pj2qn 4 місяці тому

    Asc farad dhimatay

  • @user-gz5zg6uw8p
    @user-gz5zg6uw8p Рік тому +1

    Absayo waan ku jecelahay xijaab waado

  • @fahmoyousof1745
    @fahmoyousof1745 10 місяців тому

    Mar walbo waan qoslaa marka kumaqlo

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤cafimdka kawran

  • @aminaali2249
    @aminaali2249 Рік тому +1

    Don't worry way ku furniture cuntadau ayamo ka bacdi

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +1

    Kherey bay noqon doontaa

  • @hannabojo-9321
    @hannabojo-9321 5 місяців тому

    Aslc

  • @aminaomar2782
    @aminaomar2782 Рік тому +1

    Walaale ale haku caayiyo amiin walaale waad ku dag degrees Tey ilaahay ka caayiyo

  • @nuuraalmis2235
    @nuuraalmis2235 Рік тому

    Waad indho dheeraatay

  • @user-rl7vg3ol6k
    @user-rl7vg3ol6k Рік тому +1

    Asc wlmc quruxay

  • @ayaanali5338
    @ayaanali5338 Рік тому +1

    Xaw qalada ku celceli

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Рік тому +1

    Hilibka ariga iyo loda qofku waa u bahan😂yahay cafimaad ahan wayo waa boratin wllo jirkagu waxu tabaya boratinka hilibka xata dhakhatirtu way sheegeen lakin adi xoga marba dhadhami hada mahaan marki aad bogsato Insha allah

    • @NaeemaBrink
      @NaeemaBrink  Рік тому +1

      Thank you walalo hada ma DHA dhamin Kari wa marka aan bugsado inshallah

    • @ayaanabdi7519
      @ayaanabdi7519 Рік тому

      @@NaeemaBrink haa waa marki aad bogsato Insha allah❤️❤️

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Рік тому +1

    Waykaa muuqataa

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 Рік тому +1

    Cunto gaastari ba laga qaada iska ilaali waliga

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +1

    Wcs wrb

  • @MoustaphaDaher-pj2qn
    @MoustaphaDaher-pj2qn 4 місяці тому

    Wwi

  • @MaxamedAbdullahi-ci6ku
    @MaxamedAbdullahi-ci6ku 2 місяці тому

    Wan

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 4 місяці тому

    Wcs