Majaajiliiste Mataan 2018 habeenkii hormarinta dhalinyarada iyo haldoorka Soomaalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • habeenkii hormarinta dhalinyarada iyo haldoorka Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 180

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 6 років тому +113

    Mataaan( True Story) Waa Majaajiilayste Somali oo dhan jeceshahay Sanadkii Hal Mar Ayaa La Sugaa imisaa Ila Sugta sidayda 👍

    • @amiiryare3067
      @amiiryare3067 6 років тому

      Juqaal Ali Haye Libaax

    • @ahmeddahir1369
      @ahmeddahir1369 6 років тому

      no I think Wad Ku qaldantahy Somali o dhn majeclo ninkan true story lu Ku haya mxu shegay sooo disgusting

    • @ayannahosman101
      @ayannahosman101 6 років тому

      Amiir Yare z

    • @VAAROFFICIALGAMING
      @VAAROFFICIALGAMING 3 роки тому

      Hoooyada waaydiii waaa xaas

  • @shaamimuuse9513
    @shaamimuuse9513 6 років тому +32

    Intaa sidayda uu timid in uu comentiga akhriyo like haa ii saro

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 років тому +2

    MATANOOW, WALAAHI SHEEKO YIN BADAN OO SOOMALI KA DHEX DHACADY AAN KUU SOO GUDBIN LA,HAA, XAGAAN, KUUGU SOO DIRAAAAAAAAA OO AAD QOSOL QO´SOLKAAGA, WAX WEEYN , KA, TARAEEYSA?

  • @a.m.m2854
    @a.m.m2854 6 років тому +33

    حَدَّثَنَا بُندارٌ أخبرنا يحيى بنُ سعيدٍ حَدَّثَنَا بهزُ بنُ حكيمٍ حَدَّثَني أبي عن جدِّي قال : سمعتُ النَّبيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلِيهِ وسَلَّم يقول : ويلٌ للذي يحدِّثُ بالحديثِ ليُضحكَ بهِ القومَ فيكذِبُ ويلٌ لهُ ويلٌ لهُ .

    • @adoonalle598
      @adoonalle598 6 років тому +1

      A. M.M runtii waad u dhamaysay waano

    • @amiiryare3067
      @amiiryare3067 6 років тому +2

      Yaa kugu yidhi been buu sheegayaa sawka kule waa true story

    • @nastehohassan2490
      @nastehohassan2490 5 років тому +2

      A. M.M 😭😭😭 ilaahow xaqa Na waafaji

    • @gambino2715
      @gambino2715 4 роки тому +1

      Afsomali Ku hadaal basterd yahow

  • @KACDOONKA_SHACABKA
    @KACDOONKA_SHACABKA 6 років тому +65

    Mataan inta Taageerta Like Ii Saara👌👌👌👌

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 років тому +16

    Sanadki hal mar ayaa la arkaa halkaa marna wa qosol cabdirisaaq mataan ( True story )

  • @yasinomar3273
    @yasinomar3273 6 років тому +23

    like saar hadaad aaminsatahay in Mataan yahay nr 1 majaajilayste oo hada jira

  • @مصعبمحمد-ت1ع
    @مصعبمحمد-ت1ع 4 роки тому +1

    Fanaanka dalmar miyaa jooge mise indhaheyga waaye 👉🏼👨🏼‍🦳kofida Madowga wato 👉🏼🙏🏾

  • @invertedrole
    @invertedrole 6 років тому +36

    War Like ii saara waa true Story hade ee like saara kkkkk

  • @jaceelowxamarawi7914
    @jaceelowxamarawi7914 6 років тому +9

    Wanka hella majajiliste mataan runti waxan dhihi karaa waa daweyaha alla daawo baxshe dhamaan somalida istareska iyo qabiilku madax marey nolow intey nololi jirto (true story)

  • @walaalburcaawi7080
    @walaalburcaawi7080 6 років тому +15

    Welcome mataan comendy gaagi waa u xiisey

  • @musehislam76
    @musehislam76 5 років тому +2

    دَّثَنَا بُندارٌ أخبرنا يحيى بنُ سعيدٍ حَدَّثَنَا بهزُ بنُ حكيمٍ حَدَّثَني أبي عن جدِّي قال : سمعتُ النَّبيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلِيهِ وسَلَّم يقول : ويلٌ للذي يحدِّثُ بالحديثِ ليُضحكَ بهِ القومَ فيكذِبُ ويلٌ لهُ ويلٌ لهُ .

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 6 років тому +3

    Mataan, chokes kaaga kusoo dar wacyi-gelin, waayo waxaa tahay influential...hadalkaagu meel fog buu gaarayaa. Please isku day inaad taas samayso. Choke with social awareness.

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 років тому +7

    Sheekada tugaa ka helay jini aa gurigaan ku nool😆😆😆😆 true story caadi ma aha

  • @humanrights8549
    @humanrights8549 6 років тому +1

    waryaa nin wayn baa tahaye maxaa ahlu Qabuurka ku daba dhigay hala guu qoslo baad is leedahay lakiin ma ogid inta ad dad somaaliyeed dhibaateynesid edab yeelo oday wayn baa tahaye o an aqlaaq laheeyne cimrigaagii hadii ad Ciyaal suuqnimo ku dhameeysatay no nabad Gali Genaral Caydiid o markasta ad ku halqabsaneeysid
    Ogow hadii ad is leedahay meel fog baad jogtaa Dakanadaas meel bay kuu talaa mar lagaa gudo wa lagaa gudayaa waxaana kaa gudaya Dad kula jooga iyo kuwo kaamaqan intaba

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 років тому +30

    HHHHHHHH MATAAN NINKAAN WAA KAFTAN MIIDHAN

  • @sqsiciidqooje1753
    @sqsiciidqooje1753 6 років тому +2

    Hhhhh (true story) aa idishay wllhi wuu iga qosliyey abdirisaq Ali matan inshallah marbaan is arkeyna

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial6147 6 років тому +2

    Mataan wiilkisa ayan ahy fadlan subsciro ii saaro chanalkeyga

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 6 років тому +3

    Mataan come Canada please(True story🤣).

  • @mohamedmohamud1002
    @mohamedmohamud1002 6 років тому +28

    Hhhhh mataan ninka kaliya si dhab ah iga qosliya nolow

  • @gureyyare3228
    @gureyyare3228 5 років тому +1

    Haduu adiga carab ehen awoowga darood meel wax ku xiga noosheg hee

  • @mahadisse1801
    @mahadisse1801 6 років тому +2

    Mataan mr true story xaqiiqde waxaa tahay ruug cada weyn xaga bulshada
    Oo kalay maad mar muqdisho timaadiid
    Farmaajo iyo siyaasiinta qurba joogta waa in ee ku casumaan

  • @yasskanobility3601
    @yasskanobility3601 6 років тому +5

    mayaan markaan bilaa energy ayaa ka muuqata 😔

  • @hodanabdi8197
    @hodanabdi8197 5 років тому +1

    Hhhh true story waaye war like saara

  • @abdihassan1995
    @abdihassan1995 6 років тому +8

    Mataanow
    Dadkaan saas ayaad uga qoslinaysaa.
    Soo kuuma baahna
    Dhanaan ood Asal ahaan ka imaatay in aad mar ka soo qosliso

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 6 років тому +4

    Sax taas waa sax ilaahey haku xafido

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 років тому

    HA KAA SAARTO THIS IS TRUE HISTORY ... WHERE IS OUR SOMALI NATION .. THAT IS THE BIG QUESTION ,,, Marka ay dalkii soo dumisay .. warshadiihii taalooyinkii .. horumarkii bay minnesota timaada oo ay comedy ka hadashaa .. kaaf iyo kala dheeri dheh --.--- yaab ... OGEYSIIS Su aalo ku socda waxgaradka QOOMIYADA SOOMALIYEED .. iyo jawaab umadu rabto .. 1. ,maadama Oromo iyo Somalida ay degaan dheer xuduud ku leeyihiin , somaliduna ayna marnaba duulaan ku aheyn oromada , yaa oromo ka joojin kara Gumaadka ay ku hayso qomiyada Somaliyed, iska daa wax kaloo shacab reer jabuuti ah bay ku dilayaan Diridhaba kaliya Somalinimada 2. maadama shidaal laga helay Somaligalbeed dowlad ku sheega federalkuna ay si cad u yidhaahdeen 5% bay somaligalbeed leedahay shidaalka laga helay .. sidee laga yeeli karaa 3. sidee loo heli karaa madax han leh oo ilaalisa sharafta umada Somaligalbeed. Su aalhuhu way badan yihiin Jawaabna wax garadka guud ee Qomiyada Somali baa laga rabaa .. ALLAHAYOW SIDII ROON

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 6 років тому +1

    Nolosha ayaa laysku dilay xarakadkaa laska ilaalina iyo dhismada maskaxda waxa wax maamula maskaxda dad kalaa jeebka loogalay oo kaa ijaartay jeex kaamid ah waana shirkadaha oo dadaal uugu jira sidii ariga iney dadka unoladaan

  • @abassabdisalan6657
    @abassabdisalan6657 5 років тому +1

    Mashallah inspiring comedic stories uu haya Mr Mataan ,,, Adeer jira waye ninkan...

  • @fardowsomaxamud3608
    @fardowsomaxamud3608 6 років тому +4

    waa majajilis taha ugu jeclahy

  • @abdiaziizabdilahi4593
    @abdiaziizabdilahi4593 6 років тому +5

    Matan waa lagu xiisy madax sare 🙏🙏🙏🙏💯💯

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 7 місяців тому

    Reer binu Haashim wa macruuf lkn odeygi carbeed raximullah marku yimid Somaliland wuxu guursaday haween boqortoyadi u halka ugu yimid that is why colour ku isku badalay

  • @axmedmaxamed3406
    @axmedmaxamed3406 6 років тому +1

    Inta sidayda stress ku hayo like i saar e wakhtiga isku dhafinaya

  • @ayanlekorontokoronto2192
    @ayanlekorontokoronto2192 6 років тому +3

    Kkkkkkkkkkhhkk Mataan Nin Adag Horowsoco

  • @whitesugarboy3647
    @whitesugarboy3647 6 років тому +4

    Hhhhhhh waan fuuuray San u qoslayay Mr true story thanks a lot

  • @hawaabdulle686
    @hawaabdulle686 6 років тому +1

    Maasha allaah mataan iga gudoon salaan Sharaf leh I wish soomaaliya oo dhan in ay sida runta iyo farxada aad isku kentay inay ahaadan

  • @xiissefilms466
    @xiissefilms466 6 років тому +3

    uhhh mataan madaxa qosolka waxaan isaga ahaynba igaama qosliyaan noolow

  • @rabiicdiaby7095
    @rabiicdiaby7095 6 років тому +5

    Wn ku tgeraaa (true story)

  • @nagmainaxaji4887
    @nagmainaxaji4887 6 років тому +4

    Mataaan true story 😂😂😂😂😂

  • @abdijabarfiqi9933
    @abdijabarfiqi9933 6 років тому +3

    islaanti igu horesay o dhimata dhshan iri 😂

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 років тому +2

    True story maatan caadi maha wan tageraa nolow

  • @bareoumar9
    @bareoumar9 6 років тому +4

    Mataan waa nin ku wanaagsan xagga majaajilada

  • @tanitane4966
    @tanitane4966 4 роки тому

    Mataanoow true history badan ayaan kuu haya ee xalkeen kaalasoo xidhiidha emailkayga ayaad iga helaysa minfadlak jawaabaa kaa sugaa aboowe

  • @nabadiyonololsomali4484
    @nabadiyonololsomali4484 6 років тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk markaan inaan qoslo rabo adeer mataan aan raadiyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wllhi caadi maaha

  • @mubarikhargeisawi7994
    @mubarikhargeisawi7994 6 років тому +3

    True story hhhhhh funny waaye odaygani

  • @mkismayo5862
    @mkismayo5862 6 років тому +4

    mataan come to chicago

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 6 років тому +3

    Mataan waa majaajilayste ad loo jecelyahy masha allah👍

  • @abdalaalamori4471
    @abdalaalamori4471 6 років тому +4

    Huh true story

  • @أبوراشد-ه5ع
    @أبوراشد-ه5ع 6 років тому +2

    Wlhi somali dhab ah.carab ma dhihin

  • @salmanhussein2775
    @salmanhussein2775 4 роки тому

    10 yearz starez ku dhacay wligay maan arag 😂😂😂

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 6 років тому +4

    Kkkkkkkkkķ

  • @hindi18
    @hindi18 6 років тому +4

    True story 😂😂😂😂

  • @daljirchannel5131
    @daljirchannel5131 6 років тому +8

    True story waa ku taageeraaa runtii mr Mataan wixii ciyaal xamaraa like igu shuba.

  • @ayubdaarij
    @ayubdaarij 6 років тому +6

    Nin loo xiisay Mataan 🤣🤣👏🏻👏🏻

  • @awjaamacyare5978
    @awjaamacyare5978 6 років тому +3

    mataan true story

  • @cumaryare7164
    @cumaryare7164 6 років тому +6

    Am pic for fun wlh matan we proud him

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 6 років тому +2

    Hhhhhhhhh mataaaan gacanbaan utaagey
    Qof wlbo waa ka dhex baxayaa wlle

  • @Keyse_Alfa
    @Keyse_Alfa 6 років тому +4

    Hhhhhhhhhhhh funny guy

  • @cumarmacalinxasan2011
    @cumarmacalinxasan2011 5 років тому

    mataan alaabta ceeldher aarabaa mahacalanka kababahaayo

  • @almasdubai3803
    @almasdubai3803 6 років тому +3

    Masha aalh Dr mataaan

  • @lilbaliil7206
    @lilbaliil7206 4 роки тому

    True story waku wataa thanks 🇸🇴🙏🙏

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 5 років тому

    Markaan qosol u baahdo matan baan dhagyestaa

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv 6 років тому +1

    Nooloow true story ayaa qabri bayax ku dishay nooloow mataan

  • @cimranhassanibrahim9627
    @cimranhassanibrahim9627 6 років тому +2

    Caaqil noolow

  • @abdiog4005
    @abdiog4005 6 років тому +3

    😂😂🥛🥛

  • @dafurfilmsproduction9838
    @dafurfilmsproduction9838 6 років тому +2

    I support yuuuu

  • @abdiaziizabdilahi4593
    @abdiaziizabdilahi4593 6 років тому +2

    Matan waa lagu xiisy masax sare

  • @xasanfurdug5712
    @xasanfurdug5712 6 років тому +2

    Wax waalan waaye mataan

  • @donkahaha5134
    @donkahaha5134 6 років тому +2

    Hhhhhhh wlhi ninkaaan waa wxkle

  • @Ilyaasakhayaar
    @Ilyaasakhayaar 6 років тому +5

    😂😂😂

  • @amiromarali3770
    @amiromarali3770 6 років тому +2

    he is fanny

  • @MrMacquul
    @MrMacquul 6 років тому +2

    5:10

  • @nimcaanahmed5717
    @nimcaanahmed5717 6 років тому +1

    Waa true story 😂

  • @limaaklimaak7146
    @limaaklimaak7146 6 років тому +2

    Mataan waan kuhestaa

  • @abdirahmangeedi8946
    @abdirahmangeedi8946 6 років тому +2

    Waa true story😂😂

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin 6 років тому +2

    Waa True story hhh

  • @ugasoamah5200
    @ugasoamah5200 6 років тому +1

    😅😅😅 kuli wa wada true story

  • @abdijabarhadafowabdijabarh1565
    @abdijabarhadafowabdijabarh1565 6 років тому +2

    true story mataan hhhhhh

  • @salaxhashim9046
    @salaxhashim9046 6 років тому +2

    True story ! Lolz🤣🤣🤣

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 6 років тому +1

    Kkkkkkk. True Story. I like this man.😂😂😂😂😂

  • @mokhtarabdi5129
    @mokhtarabdi5129 6 років тому +2

    Kkkkkkk mataan

  • @osmanilmi137
    @osmanilmi137 6 років тому +1

    Hhh matan wan ku hestaa

  • @0o603
    @0o603 6 років тому +1

    maalinkasta halsheeko

  • @djjoker1172
    @djjoker1172 6 років тому +10

    Mataan liph nolow wanku tageraa

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 6 років тому +1

    Mataan rageedii

  • @zeytuunhersi7470
    @zeytuunhersi7470 6 років тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdihakimofficial5486
    @abdihakimofficial5486 5 років тому

    Walaaaahi ninkii ka qosliyay intaaas oo Somali ah oo caloosha kawada jiran waaaaaa Somali dhab ah horay usoco mataan

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 років тому +11

    6 years old i am stress out funny

    • @makavelli8739
      @makavelli8739 6 років тому +1

      Sadia Sheikh 😂😂😂

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 6 років тому

      LG VEVO that's hahahaha

    • @makavelli8739
      @makavelli8739 6 років тому

      Sadia Sheikh cunugada waye kas dhiblowga 🤣🤣🤣

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 6 років тому +1

      Mid dhibleey ah ok waayeel ah ayaa joogto lakiin wiil ma gabar waaye yurub ku dhalatay 😆😆😆

    • @makavelli8739
      @makavelli8739 6 років тому +1

      Sadia Sheikh hhh mash allah ilahey haku dayo apaayo yurub miya kunoshy wadanke? me sweden...

  • @maxamedmuuse5026
    @maxamedmuuse5026 5 років тому

    True story

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 6 років тому +1

    Kkkkk Mr True Story

  • @adelsaeed1729
    @adelsaeed1729 6 років тому

    Mataan Khatar Waaye Taltaliino Foorto Waaye... Taltaliini Ka Soo Jawaaba.Wax Laga Waddo

  • @aziiz94
    @aziiz94 6 років тому

    Happy khalif ciyaalka xaafada wye marka mataan la barbar dhigto

  • @Qorshelyrics
    @Qorshelyrics 6 років тому +5

    Aniga halkaas igu soo casuuma!?

  • @mogemusse3445
    @mogemusse3445 6 років тому

    Mr Mataaan boorma kugu sooo dhaweynaynaa true storykkkk daacad ayaaa uqoslaaa

  • @mohamedwadaniofficial2726
    @mohamedwadaniofficial2726 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkk caaadi mahan odaygan kama dhargo qosolka iga dhameyay kkkkkkkkkkkkkk

  • @abyanabyan1477
    @abyanabyan1477 6 років тому

    true story inaa lahadlo rawa xage kala soo xiriiri karaa wlh waa qasol miiran shedakdiisa dhan waa tru story hahahha

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 6 років тому

    true story inaba cadi ma thid plse live ha lava dhigo mRka majaajiliso qabaynayso

  • @hiboibrahim3726
    @hiboibrahim3726 6 років тому

    marki fanan ladhahay dadka dhan dalmar bey egeen kamaradina walagu qabtay

  • @aswanbare5437
    @aswanbare5437 6 років тому +1

    True story

  • @abdifatahfantastic1831
    @abdifatahfantastic1831 6 років тому

    mataan wanku taagera waxan jeclahay markaa dhahdid true story