NIMCAAN HILAAC 2021 | CIBAARO | WAKHTI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лют 2021
  • NIMCAAN HILAAC
    Mussic : Mohamad karaama
    Laxanka M M xaaji
    Vocal recording Furinle
    Facbook / nimcanhillaac
    instagram / official_nimcaan_hilaac_1

КОМЕНТАРІ • 470

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  3 роки тому +273

    sidaan horay idiinku sheegay. waxaan chanelkayga dib usoo galin doona qaar kamida heesahayga fadlan comment igula wadaaga heesta xigta eed jeclaanlahayd inan soo galiyo #Mahadsanidin

  • @patrickknan774
    @patrickknan774 3 роки тому +24

    Ninka ugu horeeya ee markaan fanaan soomaaaliyeed maqlo maskaxdayda kusoodhaca
    Nimcaan Hilaac

  • @boqorabdihakin7507
    @boqorabdihakin7507 3 роки тому +33

    Intii nimcaan taagera u ah love iisara

  • @caadilali3290
    @caadilali3290 3 роки тому +37

    FanaaNka Shanta somaliyeed nimcaaN abdirahmaan Hasan hilaac taaageeeryaashiiisa hadaad ka mid tahay halkaan like saar ismuuji

  • @mohamedjacelow8727
    @mohamedjacelow8727 3 роки тому +2

    Nimcan mesha hose aad musica iyo laxanka kuso xustay maxa abwanakana ugu so xusi wese ragu wa is qabta dad walaalo oo shale ila jogay aya eheden mantana wad isku iman kartin qeybta koro video xassan salebaan wan ku arka lkn mesha adiga qoralka kuso xustay ina ka reebto ma esa ehen labsalax asxabta hadan saxanahy like ta

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 роки тому +52

    Team hillaac haddaad tahy is muuji
    👇👍

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 3 роки тому +34

    Hees xaqiq ah hadaa darentay misaanka ereyada oo ay sameyn kugu yeesheen liketa isku muuji😥👏❤

  • @amiinibraahimabiib6552
    @amiinibraahimabiib6552 3 роки тому +13

    ❤️🍁🥰Nimcaan Abdirahmaan Xasan £ Hilaacii hirgaley keep going zhp sare Viva Awlaadul Awdalia ismuujiya Reer Boorama✌️✌️

  • @maankalyrics3266
    @maankalyrics3266 3 роки тому +72

    inta Nabiga Jacel scw Like Subscribe share 🙏🙏👈

  • @nuurtayga438
    @nuurtayga438 3 роки тому +15

    Nimcaan hilaac inta Tageerto Liketa Ha ila dhafiin

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 3 роки тому +1

    Waxn kugu Jeclahay Waa Go.aanka Wngsn adka Qaadatay laab jeeex
    Ogow anigu Ninka keliyah ooo Hees an hees uuu leyah aaan Dhaafin baa tahay 😍😍😍😍😍😍😍😍 @ Hillaac music 2020

  • @Gooldhalinta
    @Gooldhalinta 3 роки тому +7

    Nimcaan waxa uu ka midyahay dhalinyarada somaliyed kuwa aan ugu jeclahay inkasta oo aanu aqoon ii laheeyn lkn taas micno ma leh
    Waxan la jeclaaday in uu fanka ka baxo allah dartiis👃

  • @hanadyare3007
    @hanadyare3007 3 роки тому +1

    Dallken iyo dallken aynu uu hilino
    Abti nimcaa
    Hees kaa soo samee oo baraarujinaa ariintaa
    Dumigaa ah ee baden laynuguu Hesto
    Sii shacabkaa uu baraarugaa

  • @saacid_ibrahim
    @saacid_ibrahim 3 роки тому +8

    Libaaaaax hilaaac music 🎶 👌

  • @ayubabdullahiadam2585
    @ayubabdullahiadam2585 3 роки тому +5

    ''Hadaad ku cawayso cisiyo nabadee dad baa ciil iyo colaad la il daran."🙃😿💯👍

  • @naimaali2501
    @naimaali2501 3 роки тому +5

    1milion markay gaadho iso mar like👑👑💫

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому +10

    Akhyaareey Waxaan idinka codsanayaa inaad 100K Subscribe igaarsiisaan tanks my Family 👏👏👏👏👏💕💕💕💕💕

  • @yacinvlogsandfilms5725
    @yacinvlogsandfilms5725 3 роки тому +3

    Keep going bro nimcaan hilac 💪🏻🇩🇯🇩🇯

  • @allaahuakbar6047
    @allaahuakbar6047 3 роки тому +31

    My fav somalish music I don’t now what he saying but I love his beautiful voice niman hilac 🎧

    • @cbdifataxali5354
      @cbdifataxali5354 3 роки тому

      You are another legend pro

    • @abdirahmantahirwaiz8910
      @abdirahmantahirwaiz8910 3 роки тому

      C/qaniyo ciyaarta ka daa americada

    • @hakiim7408
      @hakiim7408 3 роки тому +1

      I will send you the translation in English wait for some hours i will try my best to convert into English some words. The song is touching 😢😢😢😢

    • @mocamuudofficial4405
      @mocamuudofficial4405 3 роки тому

      He says..
      While some one is gloomy
      Another one is died

    • @farxiyaosman1654
      @farxiyaosman1654 2 роки тому

      @@abdirahmantahirwaiz8910 ihobj

  • @abdillahigibzon7772
    @abdillahigibzon7772 3 роки тому +1

    Ha tirin nabarada wakhtiga
    Niyadana u sheeg khayr
    Nasrigii farxada dhawee
    Naftada kusii war gali
    Nagaashad helin mar dhowe
    Waxaad naasirin rajada
    Nitaaqana wey dhammaan
    Nasiibkii shaley ku dhaafey
    Baruu Soonoqonayaaye
    Inaad nasatoo dagtiyo
    Naruuro ku hay qalbiga
    Habarin cabashada nabdiga
    Nusqaantana ka dheerow
    Samirka noqo ruux xigsada
    Kunoolow dulqaadka badan
    U noolow inaad xortahay
    Fudeedkana nafta ha barin
    Waxaad noqotaa qof adag
    Nasiibkii shaley ku dhaafey
    Baruu Soonoqonayaaye
    Inaad nasatoo dagtiyo
    Naruuro ku hay qalbiga
    Nimcaaan abdirihmaan hassan hilaac
    Umaleyn maayo sidaan u dhagysto heesahga iney jirto cid ila mida
    Waxn rajeynaya second iney nqon doonto
    Guuleyso adduuun iyo akhiraba🙏🤩👑

  • @BRG.
    @BRG. 3 роки тому +2

    Dadntoo kucidlaysay ceeb malahee
    Kuceesh baryadaa cibaaro lehee
    Waxaan igu soodhacaaya wadan keena😭
    Allow wadan keena nabad nooga dhig 🤲

  • @shamsediinmuxumed1797
    @shamsediinmuxumed1797 3 роки тому +4

    Legend my bro hilaac hirgalay heestii galadmalha qabyaalad waxay dumiso mooyee yaa igu raacsan

  • @qalbiholcay8289
    @qalbiholcay8289 3 роки тому +3

    Jecel miya hilaaaac

  • @abdilahibarre4290
    @abdilahibarre4290 3 роки тому +6

    CURDIN IYO HADAAD CARUUR WELI TAHAY
    ADOON CAGA QABA HADAA CABANEYSO
    CURYAAN WAXA JIRA NOLOSHA KU CADIBAN😰😰😰😰
    INTA DHIBAN ALLAHA KA DULQAADO DHIBKA

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 Рік тому +1

    2023 Still fav song 🎵 😔

  • @teamwaayaab4602
    @teamwaayaab4602 3 роки тому +2

    Hess xikmadayda wadato eebow hore usoco

  • @Shapeel
    @Shapeel Рік тому +1

    Hilaac is everywhere Big respect 🙏🏿

  • @aflameer
    @aflameer 3 роки тому +1

    Nio nimcan hilac hesahaga wan jeclahay wllo Mia Ila Ku xafido wllo mcnto

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Рік тому +1

    Ilaahow curyaan ha inaga dhigin 🥲

  • @munasarahmed8272
    @munasarahmed8272 3 роки тому +10

    Runtii aad ban kugu xiranahy mclin nimcaan my favourite singar❤🙏

  • @mohamedlibaan5403
    @mohamedlibaan5403 3 роки тому +2

    Libaax labo maha

  • @qalbiholcay8289
    @qalbiholcay8289 3 роки тому +4

    Salan sare bro

  • @zakariafarah4247
    @zakariafarah4247 3 роки тому +2

    Nimcan hillac hestan hesihi ukuficn ayay kujirttaa nolasha le kahatli,,, bring more nimcan ur songs are💯👍🔥🙏

  • @maxameddj5694
    @maxameddj5694 Рік тому +1

    Adoo cagaqaba hadad cabanayso curyaan waxa jira nolosha ku cadadiban😥😥😥

  • @ccasiisyasin9590
    @ccasiisyasin9590 3 роки тому +1

    Waaaw nimcan 1hour inthe building 🥰🥰

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 роки тому +1

    Waayo cakirmaa cidhidhi dhaloo nasiib nin casuumay waa hee wayaha Ka hadlaysa

  • @AbdiMukhtaar-jd9md
    @AbdiMukhtaar-jd9md 21 день тому

    Walhi waa hes murti badan❤🎉😮

  • @suhaybsuciid3532
    @suhaybsuciid3532 Рік тому +1

    Rooxata fanka nimcan abdiraxman hassan hilaac hirgilay 😇😇

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour9371 3 роки тому +1

    Legendkii weynaaa

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 роки тому +1

    Fav musian nimcaan hilaaci hirgalay😍❤

  • @salmaanxareed5198
    @salmaanxareed5198 3 роки тому +1

    Nimcaan Hilaac fanaanka aan suugaantiisa jeclahay big love 💕 🙏

  • @FahmiAbdilahiAli
    @FahmiAbdilahiAli 3 роки тому +1

    Waynakaaaas Abti Gul Iyo gobaniman kusoooo Rajaynayaaaaa marwalpa 🌹🌹🌹🌹✅✅✅

  • @hudeyfihussein2278
    @hudeyfihussein2278 3 роки тому +2

    Heestan kama daalo hees kaliya maaha😍

  • @hanadabdullahiaden9617
    @hanadabdullahiaden9617 3 роки тому +2

    Cadceedii dhalataba noloshu waa cayn ⚪️❤️

  • @Mucad12
    @Mucad12 3 роки тому +3

    Hilaac keep going

  • @yahye_resteeye
    @yahye_resteeye 3 роки тому +1

    Legend nimcaan Is back ✊🏻

  • @farduuzanswer8311
    @farduuzanswer8311 3 роки тому

    After 4month dawanaya
    Been madan shegin our fanankena
    Allah ku xafido nimcan hilac walal qali❤❤❤

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 3 роки тому +1

    XASUUS HORE LEGEND HILAACI HIRGALAY 💖

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +2

    Nimcaan hilac legend 🔥☝️

  • @abdullahiramsey5001
    @abdullahiramsey5001 3 роки тому +1

    Inta iga danbayza love dhac iigu siiya Hillaac Music ❤👌

  • @abobakarsadik
    @abobakarsadik 3 роки тому +1

    2016 hestan anoo jawi xun ku jiray hadana niyadda ku dhisan jiray
    Best song hillac music 🙏🙏🙏🙏

  • @saacidkaumada1152
    @saacidkaumada1152 3 роки тому +3

    Kuwataa nio maca hadad nacaydo 🎤💯

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 роки тому +1

    Aduun wa wareegto✌💪💪👍

  • @samsamcabdi3251
    @samsamcabdi3251 3 роки тому

    Hilaac geesigii goforwad fananka hirgalay🤴❤❤❤

  • @lakiali2253
    @lakiali2253 3 роки тому +1

    Nimcaan hilaac song is the best 🖐🏻❤️

  • @Waayo-badan
    @Waayo-badan 3 роки тому

    M.a fanaanka qarniga ninka kaliya ee ka hadla dareenka mu caashaqiinta waqtiga iyo wayaha ay ku jiraan nio nolow💞

  • @mariamo9832
    @mariamo9832 3 роки тому +1

    Woow legend hilaac👍👍👍

  • @sadaaminholyrics2086
    @sadaaminholyrics2086 3 роки тому

    The one and only legend
    NIMCAAN CABDIRAXMAAN XASAN
    HILLAAC

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal 3 роки тому

    Nimcaanoow Barakoow saaxiib qaali ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 3 роки тому

    My favourate singer❤✊🏿

  • @djabdinasir
    @djabdinasir 2 роки тому +1

    Nimcaan Hilaacow next so same fadlan hesti Katir laabta

  • @caashanuurofficial6220
    @caashanuurofficial6220 3 роки тому

    Nimcaan hilaac nin gob ah jir oo joog weligaa

  • @ahmedpato538
    @ahmedpato538 3 роки тому +1

    Legendery Nimcan Hilaac

  • @brownahmed2160
    @brownahmed2160 3 роки тому +3

    My Boy with another hit 💝💝

  • @maxamedroobdoonduufaandidi2319
    @maxamedroobdoonduufaandidi2319 3 роки тому

    Nimcaan hilaac legend ✅⚠️🥰

  • @zayidofficial6125
    @zayidofficial6125 2 роки тому +1

    heestan ereyadeeda yaa leh

  • @ziao.1359
    @ziao.1359 3 роки тому

    Mashallah ilaahow ku dhowr inder #❤️🇸🇴

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 Рік тому

    2/Aug/ 2022 10:10 Am Hesta halas itabtay Adoo caga qaba hada cabaneyso curyaan waxa jiro nolosha ku cadiban😭🤲

  • @goal_1122
    @goal_1122 3 роки тому

    Waayahoo cakirmaa ciriir dhaloo nasiib nin casuumay baa nin kale ciilee abwaan laaab saalax miyaa sameyay heestaaan nimcaanoo heesaha wac gilinta u badan inta badan isagaa ku qiyasaya ee aad qaaday horay u soco nimcaan caml fanka sare u qaaday ama heesaha iska daaya

  • @strongweller9531
    @strongweller9531 3 роки тому +1

    Keep moving on forward 🙏🙋

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 3 роки тому +1

    Caadi mahaa Heestan Waxeey ka Hadleysa aduunka In aay Jiran Dad kaa Daran. Oooh Thinks Mr Hilac 💐👍

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 3 роки тому +2

    Old is gold 🥰

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 роки тому +1

    Keep going

  • @untilboyofficial2985
    @untilboyofficial2985 3 роки тому +1

    King voice aad tahay qofkulamid ah weli may dhalin hoyo keep going my favourite singer somalia hanolato

  • @kathartopkid
    @kathartopkid 3 роки тому +24

    NIMCAAN HILAAC HDUU AGTAADA KU WEYNYHY LIKETA DHAC KUSII❤🙏

  • @kkk-rh7hz
    @kkk-rh7hz 3 роки тому

    Nimcaan hilaac nin tagay✌👍🏾

  • @zultanqaadiro6784
    @zultanqaadiro6784 3 роки тому

    Heesahaagu dareen gaar ah ayay ii wada sameeyaan walaal guulayso labada daaroodba🥰🙏

  • @abdisalanfariidka6417
    @abdisalanfariidka6417 3 роки тому

    Woow Axsan hees 💯💯🖤🖤

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 3 роки тому +2

    My favorite song❤️😭✌️

  • @sidaliahmed6102
    @sidaliahmed6102 3 роки тому +5

    Qofkii jiif ku dawanayso like ha ila dhaaafin pls

  • @yahyeak6498
    @yahyeak6498 3 роки тому +2

    Hilaaci hirgalay❤🔥

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 3 роки тому

    Fanaanka kaliya aan taageero nimcaan hilaac LEGEND

  • @abdelnasirbulaale2235
    @abdelnasirbulaale2235 3 роки тому

    The one and only Hilaac

  • @mohaofman5630
    @mohaofman5630 3 роки тому +1

    ereyada heeska waxay ka hadlee nolozheyda waaba hees aniga nolosheyda ku lifaqan nasiib nin cilayo nin kale u hiiliye😭

  • @mohameddouksieh604
    @mohameddouksieh604 3 роки тому

    My favorite somali artist nimcann love so much your song

  • @zamzamabdullahi9957
    @zamzamabdullahi9957 3 роки тому +1

    Hillaaac music 🎶 👌

  • @sahalyareofficialchannel2879
    @sahalyareofficialchannel2879 3 роки тому

    💔💔💔👌✌🖒 why always nimcaan hilaac 💓💓💓👌🤗👌🤗👌🖒

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +1

    Nimcaan Cabdirahmaan HilaaC GuulaYso dumaashi😍👑

  • @mohamedmohamud1308
    @mohamedmohamud1308 3 роки тому

    Dareen jaceel

  • @nimcoladan2556
    @nimcoladan2556 3 роки тому +1

    Ayy my fav fanaan

  • @cabdirisaaqcabdirisaaq5605
    @cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 роки тому

    Ax hees tani waa hees
    I bartay in heesaha wax laguqadan
    Karo waxna lagaga samri karo
    Xasan dhuxu miyir xaji
    Maxamed karama
    Nimcaan hilaac
    Hesta wad u hagar baxdeen
    Maxamed miyir xaaji
    Alow kuu naxa riso
    Waa heestii aan ku baraty
    Maxad miyir xaaji
    Heestani waa hees noloshayda
    Booskuleh waa hees ii noqotay
    Hadal mar kasta iga soo baxa
    Sida ha low oo kle
    Waxay ahed xili.ay habaday geeriyootay
    Waxan day day si aan uga samro
    Hees tan ayan dhagays tay
    Qabcada ah
    Ciyaaro hadii caruur loo tumo
    Cawayska midbaa Cida lagu rogy
    Wlhi waan ilmeeya markaan maq lo Hestan
    Waxn ku godo jitaa
    Inan heesta dib u qaado
    Nimcaan ow ii ogolow
    Inaan isku dayo
    Inaan qisadan sideeda u Tur jumo

  • @maxamedsaciid9728
    @maxamedsaciid9728 3 роки тому

    Nimcaan hilaac wiil karameed fanan qaran

  • @ahmedqordheere8820
    @ahmedqordheere8820 3 роки тому +1

    Legend hilaac music 🎶

  • @farhiodaahir193
    @farhiodaahir193 3 роки тому +2

    Ku ceesh baryada cibaaro lahee😥
    Wlhi nin sabool nimo somara fahmi kra xanunkeda👍

  • @sana_qli
    @sana_qli 3 роки тому

    cadceedi dhaltba noloshu waaa cayn🍁🌅🌄☹️🥺

  • @quruxkudhiigle4537
    @quruxkudhiigle4537 3 роки тому

    Fanan qaran nimcaan lgnd

  • @cabdirisaaqcabdirisaaq5605
    @cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 роки тому

    Muusiga inta hore
    Waxan ku xasuustay
    Faarax murtile yaa ila arkay
    Dhayga markaad niyo
    U hayso waa sidan oo kale
    Nimcaan heesta wuu kudul ooyay
    Furinle way diiya
    Cuudkaagu haduu adiga
    Cimidh yahay
    Tiriyo cadadmale sabool caydhihi

  • @moulidbishaar190
    @moulidbishaar190 3 роки тому

    Tiri io Cadad maleh sabool caydii anugu sabool BN ahy lkn wqtiga Ayan sugana i.a🥰

  • @thetheatreofdreans
    @thetheatreofdreans 3 роки тому +1

    Keep going legend ❤

  • @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
    @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 3 роки тому

    Hees ka hadleyso nolosha iyo qaabkeeda walee waa sax markastoo adi ladantahay qof kaa liitaa jiro noloshaaba saas ah axsan hees