Taxanaha Qalbidhagax | Qaybtii 3aad ee Waraysigii Halgame Cabdikarim Qalbidhagax.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

КОМЕНТАРІ • 117

  • @zuzuyusuf2120
    @zuzuyusuf2120 4 роки тому +7

    Taxane ayaan ka ahay hadalada qalbi daacad qiimo gaar ah bay iigu fadhiyaan tnks sstv

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +7

    Man sha allah adeero Qaali ah keep going we love u you are sure brave man Abdi karim sheikh muuse Qalbi dahab

    • @maryanahmed4021
      @maryanahmed4021 4 роки тому +1

      Walalayal wixi dhacay xalay kasoqad sidii nabi uasuf waxan rajeynayaa in unoqdo madaxweynaha somaliya inshaa allah samra sadkii helaa maqldame wa ilahay

    • @abdulkadiryuusufabdi7581
      @abdulkadiryuusufabdi7581 4 роки тому

      Indeed

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 4 роки тому +1

    Mujaahid Qalbi Dhagax Hogaamiye Sabar badan ayaa tahay runtii Walaal Qaali ah hore u soco Abti Macaane inta inoo dhiman alle hainoo Fududeeyo dhamaan isha allaah

  • @huntera47.97
    @huntera47.97 4 роки тому +2

    Umadda Somaliyed ee danbe aan u Tashano kuweena hadda hanaqaadey ban La Hadalayaa een Anu kow ka ahey 💪🏼. Never give up 🇸🇴✊🏾

  • @mahamoudaydiid1598
    @mahamoudaydiid1598 4 роки тому +7

    Ninkan wn wata wa halgame🙏🏻

  • @farxaanyuusuf
    @farxaanyuusuf 4 роки тому +3

    ilahay haku gadhsiyo adeer geesi sharaf ilahay siyay guul insha allaah

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit 4 роки тому +1

    Asc... Nuurow walaal kan ookale maad nooga soo duubtid Sheekh Xassan Daahir Aways حفظه الله ورعاه.
    Waa nin da'a ahaan weyn hada misne aan aaminsanahay inuu xog badan iyo khibrad badan oo tanoo kale ah kahayo halganka Soomaaliya.
    Kheyr badan baan adi iyo ehelkaagaba Rabbi subxaanah kaaga baryi...in laguu aqbalaana maadaamoonan kula joogin way ubadantahay. Bal prograamkaa yara fiiriya adi iyo nimankii kale ee barakeysnaa ee kula shaqeynayay.
    Hadaan awoodo maanta buug baan Sheekh Xassan Daahir ka qori lahaa.

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 роки тому +3

    Inshallah free Ogaadeenia inshalah

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 4 роки тому +3

    Halgamaaga Allah ha xafido

  • @cabdiraxmaan_24
    @cabdiraxmaan_24 4 роки тому +3

    Waa Runtii waxaa lagu waayay Halyaayyadii Aan Ummadda ugu jeclayn Eebe Naxariistiisa Janno Haku casuumo

  • @runsheegtv5290
    @runsheegtv5290 4 роки тому +8

    Nuur wariyaha kaliya ee umada soomaaliyeed u iftiimiya arimaha siyaasada iyo horumarka geeska afrika✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому

    Masha allah mujaahid qalbi dhagax wlhi aadbuu ii saameeyay talo wanaagsaneh wuu bixiyay ducadiisane allah ha inoo aqbalo allow somali midey

  • @nuraanishow5850
    @nuraanishow5850 4 роки тому +3

    20:45 waa qodax iyo boog aan kasexan wayey waa hadal qiiro leh aan hilmamayn qalbi dhagax kaxasuusan dona mashaallah

  • @iqramohamedmohamud8087
    @iqramohamedmohamud8087 4 роки тому +2

    QALBI DHAGAX WARAYSI AAD BAAN U JCELAHY WHI ❤❤❤❤❤

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 4 роки тому +2

    Wuxuu kuwaan fiicanahay madaxweynaha somaliya

  • @D-j46
    @D-j46 4 роки тому

    Qalbi dhagax taarikhdiisa inaad sidaan cml wax yaabo kooban ka weydiiso maahane meeshan kuli laguma soo koobi karo
    Somalia will rise again soon insha ALLHA

  • @godeymedia1276
    @godeymedia1276 4 роки тому +1

    Nuurow shaqo adag baad uhaysaa umada somaaliyeed horay usoco huuno halgamaagana alaha noodaayo waa halyeey waxbadan ujoogay

  • @runsheegtv5290
    @runsheegtv5290 4 роки тому +7

    Geesi inaad tahay waan ognahay

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 4 роки тому

    Maasha allaaha

  • @abdifatahibrahim4348
    @abdifatahibrahim4348 4 роки тому +7

    farmajo waa tuug qaain umadii gatay

  • @shukriyaaxmed3656
    @shukriyaaxmed3656 4 роки тому +2

    asc subax wanaagsan 👌👌👌

  • @Abdirahman..Ibrahim
    @Abdirahman..Ibrahim 4 місяці тому

    Tarikhidu wa cajib walhi❤

  • @ahlusunawaljamacachannel9771
    @ahlusunawaljamacachannel9771 4 роки тому +2

    27:15

  • @Daqare10
    @Daqare10 3 місяці тому

    Ilaahoow riyada qalbi dhagax noo dhabeey oo na tus soomaali oo mid ah

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 4 роки тому +1

    Salaam Wariye Nuur iyo Halgame Qalbi Dhagax Ilahay Ha kugu Siimo Xorimada Ogadenia In sha Allahu! 💚💙❤️ Hadii an nahay Shacbiga S Ogadenia waxaan aduunka ugu Jecelahay Ogadenia oo XOROWDO iyo Somalia 🇸🇴 midowdaa Oo noqota Awood leh oo Cadawgeeda kobaad ee Itobia iska ceelisa Ciidamada Qaxotiga ee Amasona Mesha laga Saro! Hal waxan Odhan lahaa Kuwa leh Cabdi Xashii hadalkisi Plz think twice Don’t let anyone to use you to be silly! Somalia this just disaster of Desperate to shake off this scandal, Where was the President of Somalia When the Council of Ministers emergency meeting. To the utter dismay of many who were still hopeful that their government will do what is right, the Council of Ministers made the problem even worse. They accused Qalbi-Dhagax of being a terrorist who "committed serious crimes in Somalia" and who "was in cahoots with al-Shabab to further sabotage the nation". Furthermore, they declared ONLF, which is an internationally recognised liberation movement that has offices throughout the West, Middle East and Africa, a terrorist organisation. So please use ur brain. Thank you Nuur and boys who’s working with them .

  • @abdirahmanviva9539
    @abdirahmanviva9539 4 роки тому +2

    Wllhi nin kan hadal kiisu aad buu u qiima badan yahay wuxuuna aad uga duwan yahay hadalada madaxda soomaalida ee beryahan dambe dhegaha yaga ku batay ee yoo yoo tan ka ku salaysan

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit 4 роки тому +1

    Geesi rijaal ah afkaaga dambar lagu qabay...war ninku wanaagsanaa. Shacabka Ogadenia oo aayaheeda katashanaysa iyo Soomaaliya....intaa waxaan ku dari lahaa Diinta Rabbigeey عز و جل oo sareysa oo ah sharciga lagu kala baxayo ee min mafiiqle ilaa madaxweyne ay ku dhaqmayaan dastuurka wadankana ah.

  • @mohamedjeego2364
    @mohamedjeego2364 4 роки тому +2

    Ogadeniye haxorowdo somaliye haisracdo ayahedena allahe tuso sidi libax unolaaw wasax waxa ag o aminsan gesiyade wadaniyiinte dhashode

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 3 місяці тому

    Mashallah ellhyi waa nin dadkiisa iyo dalkiisa jecel lkn arxanlawayashii fahad iyo farmaajo iyo dawladii markaa jirtay ilaa godkii jilacow maxaa dadku maqa abshir gaarane ayaa geriyoday isagoo dhibane ah igraan tahliil baaba kasoo uraysa😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amiintatikoofficial3329
    @amiintatikoofficial3329 4 роки тому +3

    Wan sugaye qeybta 4aaad

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 4 роки тому +2

    Farmajo ibnu xaraan waye duli been badan weligey ma arak qof ka been badan duli soo dahay waye anaga hadaa nahnay reer muqdisho kan Xishoodki ka dagay waa ina is dhaafina ninki umada somaliyed layay sakariya xaji oo ahay amniyadka all shabab ino umagacabo sir doonka somalia maxa sugna inbu xaraanka ina is dhaafina waye

  • @sonkorsonkor6071
    @sonkorsonkor6071 4 роки тому +1

    Qalbi dhagax dhiibistiisi aad ayaan uga xumaa lkn hadalka abdi xaashi ma beensan karo wax ayaana iiga baxay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому +1

      Maxaa kaga baxay, been baa loo sheegay odayg,a waxana seegtay in uu yidhaadho Qalbi dhagax ii keena aan wareystee, adeer dhexdhaxaad ma tihid, annagu isaga ayaan rumeysanaynaa,

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 4 роки тому

      Sonkor Sonkor parliament ka Somalia kolku afhayeenkisi hore Eng yariso Bananka ka yidhi Maxaa kaga Baxay isaga ! Use ur mind Adeer Cabdi xashii his Covering up .

    • @sonkorsonkor6071
      @sonkorsonkor6071 4 роки тому

      @@sameerahajia4600 abdi xashi ma jiro nin warkiisu ka miisaan badanyahay

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 4 роки тому

    ASC MAANSHA ALLAAH waxaad u tahay umada Soomaaliyeed min mudan KU DAYASHO WAXAAN rajeynayaa taariiq daada inlaga qoro book at caruurta iskuul KU qaataan, aanla ilaawin taariikh daada illaahey ha KU barakeeyo

  • @asmaahmed9927
    @asmaahmed9927 4 роки тому +1

    Gooni isku taaga somlilnd waa muqadis soomli ma rabbno ilaahy ma mideeyo weligeed

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому

      Kkkk wixii aad midnimo iyo soomaalinimo ku waydo ku helimaysid qabiil iyo qabyaalad iyo nacayb.
      Soomaali oo dhan waa hal qoys laakiin ha urumaysanin beenta siyaasiyiinta tuugta ah.

  • @kasimsheikh3536
    @kasimsheikh3536 3 роки тому

    Cajiib askariga wuu hadlay laakin barnaamijka uu ka hadlay muxuu ku saabsan yahay

  • @abdifatahibrahim4348
    @abdifatahibrahim4348 4 роки тому +1

    Ninkaan waa wadani geesi ah

  • @abdiwasaabdirashid5360
    @abdiwasaabdirashid5360 4 роки тому

    War waa nin adag ninkan
    Kolku leyahay kolkaste maha fedaralka inan wax u la tagno waa laga ficanyhy wa inan inaku wax xalinaa

  • @abdulkadiryuusufabdi7581
    @abdulkadiryuusufabdi7581 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkk, maahmaahda ritiga ayaan la dhacay. .....kkkkkkkkk

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 4 роки тому

    Waxaan dhihi la,haa qalbi dhagax wuxuu qalmaa m/ soomaaliya

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 4 роки тому

    Ilaahow geesi u,hiili

  • @hoodomoha2113
    @hoodomoha2113 4 роки тому

    Madaxwayne soomaaliyeed iskusoo sharax adeer waad uqalantaaye geesi weeye

  • @smx111
    @smx111 3 роки тому

    Waxaad moodaa inay Tafsiir Ama Xadiis-
    Aqrinayaan .Qabyaaladda Joojiya Ninkaan -
    Waa jabhad J b Waa Dilaa ,Masaajid miyuu -
    Imaam Ka Ahaa ?Xer Qur,aan Kutubo /
    Raacda Miyuu Ahaa ?Maxaase isku soo Aad
    Shay Xilgaan ii Taxanuhiisa ? Stop Qabyaladda ,

  • @mohamedabdirahman7310
    @mohamedabdirahman7310 4 роки тому

    aawaay qaybta uu kujiro fiqi oo looga jawaabaayo hadalkii madaxa aqalka sare

  • @kaftankaciyaarahaentfilims3523
    @kaftankaciyaarahaentfilims3523 4 роки тому +3

    16:50 onlf waaba midaan ku jeclahay cadowga somalia waa ethopia

  • @muniir3654
    @muniir3654 4 роки тому

    Qeybta afaraad soo daaya

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 4 роки тому +1

    Sheekada qalbi dhagax kama dhargayo waxaan helaan lahaa in aad subaxwalba waraysato

    • @abdrizaakmohamed6506
      @abdrizaakmohamed6506 4 роки тому

      waad la raagtaan so adynta barnamijka

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому

      Qalbidhagax Ethopia wuu garaacay raganimadiisa ayayna u qirtay waxaa na badbaadiyay geesinomadiisa shacabka somaliyeed oo u istaagay iyo ilaahay laakiin madax ku sheega somaliya wey toogteen

    • @ismahanducale7351
      @ismahanducale7351 4 роки тому

      Aaaamiin

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 4 роки тому +2

    Maxaa been lugu hayaa Aloow xaq keen

  • @deeqacabdalle356
    @deeqacabdalle356 4 роки тому

    Adeer dhulka waa la wada degan yahay ee wax aan wada wadaagno waa af la gartay, lakiin adigo nin weyna inaad qabiil kaliya u hadasho waa laga qurxon yahay,ogowse somli galbeed hurdada way ka kaceen,qabiil waba ciidankiisu sameystay,cidna cidna cidkale marti uma aha.

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому

      Kkkk baraarug ama khuuri dhulkan hal taako kuma lihid sababtoo ah haddii aad dhulka leedahay waad u dhiman lahayd.
      Marka adiga oo shalay itoobiyaanka u niikinayay in aad maanta hadasho kuuma banaana.
      Maba hadli kartid.

    • @deeqacabdalle356
      @deeqacabdalle356 4 роки тому

      @@geeljiregeele4053 adiga meel daydayo aad deg to riyadii iyo beentii waa la isaga daba yimid,tan labaad mooryaan dariiq tagan oo Somalidii degan dhaca weeye bal car sheeg hal tuulo ood xoreyseen iyo meeshad amxaar ku dishay.

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому

      Kkk eedo waad u jeedaa cida dhulka iska leh in aan aniga ahay.
      Marka tani waa ogaadeeniya oo ma aha mid adiga iyo inta kula midka ah ee maganta noo ah wax laga waydiinaya. Kkkk
      Tankale youtube dhexdiisa waad ka caytami kartaa laakiin wax kale oo aad samayn kartaa ma jiro kkk.
      Tankale adigu waxaad isir u leedahay dabadhilifnimo iyo gaalo jacayl marka gaalka iyo cida la socata waa isku mid waana lawada dilayaa kkk.
      Marka iska calaacal oo iska caytan laakiin wax kale ma samayn kartid

    • @yasinahmedosman82
      @yasinahmedosman82 4 роки тому

      Walaahi Hilfaha ayaad isku qaadeen Dhulka Soomaali weyn ayaa iska leh mala diidana midaas Laakiin Meel waliba dad ayaa u badan Gobolkana waxaa lagu magacaabaa Gobolka Ogaadeeniya Iyaga ayaa u badan Dhulkaas %80 waa ogaadeen Waxa gobolkaas Degan %20 waa soomaalida kale isku jir ah dir haba u badnaatee iyagana

    • @yasinahmedosman82
      @yasinahmedosman82 4 роки тому

      Dhamaan dad walaalo ayaanu nahay Xaq ayaan isku leenahay Bal tartiiba is dejiya Yaalisku gefin dunidaan waalaga tagayaa Garbaheenna malaaik ayaa saaran alle aanka cabsano isha allaah

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 4 роки тому

    Kan asaga ayaaba #Ethiopian ah hadalkiisa ayaad ka fahmi

  • @sacdiyofooljawe4592
    @sacdiyofooljawe4592 4 роки тому +2

    Urur qabiileedka beesha ogaadeen yaad matashaan ogaadeen ayaad matashaan soomaali waxba idinkama galin jaajuusiin umada kala qeybinaya

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому +1

      Walaal runta ayaad sheegatay oo walaahi ah

    • @gradabdullahi8119
      @gradabdullahi8119 4 роки тому

      Sacdiyo Fooljawe waxaad sheegeysid sax maaha taariikhda dib ubaar

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому

      @@gradabdullahi8119 runta ayaa ku damqasa miyaa nin yahow

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 4 роки тому

      Adiga maxa ku diiday in aad junfadiina matasho.

    • @abdiyounis2389
      @abdiyounis2389 4 роки тому

      Adba waad jeceshahay inaad meteshid beeshaada hhh laakiin halkanba waad ku metali hhh

  • @omaregal164
    @omaregal164 4 роки тому +1

    Qalbidhagax waa labo wajiile onlf iyo Ethiopia 🇪🇹 u wada shaqeeyo. Double agent

    • @mohameddaud68
      @mohameddaud68 4 роки тому

      Hoyada miyaa ku soo sheegtay laba wajiile waa sharabo waynaha aad qabiil ka aad ku difaceyso

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому +1

      Fadaro ibnu xaaraan hadaad maqasho waa adoo kale

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому +1

      Laba wajiile waxaa ah farmaajo wuuna toogtay qalbidhagax laakiin Ethopia ninkii garaaco ayay nin raga u taqaanaa sida siyaad bare qalbidhagax waxaa badbaadiyay geesinimadiisa. Shacabka somaliyeed ee u istaagay iyo ilaahay sadexdaas ayaa badbaadadiisa asal u ah laakiin madax ku sheega somaliya wey toogteen isaga iyo qabiilku ka dhashay markey dhaheen waa argagixiso

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому +1

      Adiga iyo inta dabadhilifiinta ah ayaa laba wajiilayaal ah.
      Habar fadhida lagdini la fudud.
      Ninka kabisiis ayaa ku dhaaba adiga

  • @ahmedabdulkadir3151
    @ahmedabdulkadir3151 4 роки тому +1

    9:45 Wuu Qirsanyahay in Ciidan ahaan iyo Urur ahaanba Ay Ethopia Ka Tirsanyihiin Rajadii Somali Galbeedna Ayagaa Ceel Ku Riday

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 роки тому

      Soomaali gelbeed ku lahaa !!!!
      Daciif xun oo dabadhilif ah oo dabaqoodhi ah.
      Xagaad jirtay 30sano ee raga jihaadayay?
      Soomaali galbeeda aad sheegayso ma tii itoobiyaanka naagaha u ahayd baa mise maad mid maanta dhalatay?
      Tan ragii dhiigooda iyo xoolohooda u huray ayaa leh.
      Waxba lawaydiin maayo dabadhilifiintii shalay itoobiyaanka naagaha u ahaa

  • @ahmedabdulkadir3151
    @ahmedabdulkadir3151 4 роки тому +1

    iiga Dhamaatay Axmaaro Toosay Noqdeen Anagaa Hormuud U Ah Kulahaa 21:37 Awalba Jaajuusiin Dhalinta Duurka Ku Dilay ayaad ahaydeen Visihii La Sheegayana Waxbaa Ka Jiraan is iri

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 4 роки тому

      Caaq aan caqli badan laheyn ayaad tahay wuxuu hiigsanayaa inuu Ethopia xukumo markii ay madaxdii somaliyeed gidigood ay noqdeen jaajuus Ethopia u shaqeeyo ayay ONLF Ethopia la hishiiyeen Ethopia ayay wax laqeybsanayaan si ay u badbaadsadaan shacabkooda onlf waxay ogaatay cadawgeeda inuu yahay madax ku sheega fadhiya somaliya

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 4 роки тому

    Qalbidhagax ha qirto inuu la shaqaynayay tigre damel agency ayuu ahaa

    • @samaanwarsame2886
      @samaanwarsame2886 4 роки тому

      Maxa ku cadaynaysaa inuu jaajuus ahaaa mise dhiibistiisii ayaa ku xalaalaynaysaaa waxaas qiil ma noqoto nabad iyo nolol waa ku fashilmeen falkaas fooosha xumaaa

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 4 роки тому

    Qabli dhagax jaajuus ayuu ahaa soomalina wuu iska horkeenay

    • @kinghindiholish1016
      @kinghindiholish1016 4 роки тому

      Fuck u hooyo daa ayaa jajus ah oo umada Somaliyed isku darya garac Doqon ah ooo qabiil ku shaqysta ayaa tahay ee dhig Qalbi dahab

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому

      @@kinghindiholish1016 qalbi dhagax waa shaqaale itoobiyaan ah la haystaha la haystuhu dhalay

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому

      @@aniwaaye484 xaarmaajo maxaa iga galay la hayste yahow la haystuhu dhalay
      Runtaa ku damqasa miyaa garac yahow garacu dhalay

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому

      @@aniwaaye484 daarood uraya oo ciil la ooyaya baad tahay oo aan sodon sano madaxa ka garaaco baad tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂 xabashi iyo kenyaati uu yeedha itaal kale malihide faqash yahay faqashtu dhashay

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 4 роки тому

      @@abdiabdi9318
      Abaha iyo basterd ku dhalay baa lahestah xarmajo Abaha buu fula

  • @abdiabdi9318
    @abdiabdi9318 4 роки тому +1

    Daaroodow wada shisheeye kalkaal baad tihiin faqash hawiye xabashi iyo kenyaati bay uu soo kiraysateen ogaadeena kenyaati buu u yeedhay deegaanada jubooyinka onlf xabashi bay isku dhiibtay kuwiina dega kenya somali ma aha ee waa somali kenyan ee riwaayadsan somali baanu uu dagaalanaa dadka ka daaya umadu bilaa indho ma aha shisheeye kalkaal foqol shisheeye kalkaal miidhan

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Somali daarood baa walay oo shisheeye kalkaal halkuu kudanbeeyay ciidankii onf waa laqarameeyay

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 4 роки тому

      Waxaa taas ka daran, masjidadii Europe iyo US bay kubadda ku dhex ciyaareen, oo ummadda soomaaliyeed ka qixiyey, Daarood moye.
      Waa Masjidyadii ay dumarka soomaaliyeed dahabkooda ku dhiseen, si ubadkooda uga nabadgelaan gaalnimo, ayey qowlaystayaal Ogadeenka u badanyahiin, kuwooda xun xun, meel ay ka yimaadeen iyagoon la garanayn, ku soo duuleen,sharcigii masjidka si khiyaamo ah, ku beddeleen, companiyaal gaalo ah ka kiraysteen, aduba garo halkay lacagtii la tageen, subhaanallah!
      Culumadii hore ee xaafadaha degnaa ee dumarka la abaabulay iibiska masjidka, markay qawlastayaalkan "ku qabso ku qadi mayside" kula kaceen, ayey qaarkood mar qura faraha ka taageen, oo ay yiraahdeen "aqalka Allah ku murmi mayno" .
      Markaa bal noo warama, sidee midnimo Soomaaliyeed loo helayo??? Markay Daarood (ogaden iyo majerteen, ha u bataan) masjid dhexdii kaga dhawaaqeen 4.5 baa lagu qaybsanayaa, masjidka cibaadada Allah loo dhisay

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 4 роки тому +1

      Abdi Abdi eey eey dhalay sow idin kii Ethiopian onlf wada dhiibayseen tuuga inta aadan tuug ku dhihin ayuu ku dhahaa tuug ogaden sow kii Ethiopian laga wada gadayay ma ahayn garac xaaraami ah ayaad tahay mujrim cuqdad ogaden ka buuxdo

    • @abdiabdi9318
      @abdiabdi9318 4 роки тому

      @@ahmedkahin4838 maxaad la caytamaysaa ma runtaa ku damqasa la hayste yahow la haystuhu dhalay

    • @sonkorsonkor6071
      @sonkorsonkor6071 4 роки тому

      @@ahmedkahin4838 wll caydu ma fiicna iska dhaaf ninkaan been ma sheegin aniga ayaa daarood ah somalia waxay ka gegi ladahay waa daarood iyo hungurigeena