Maraba inaan niyad jabsho ciidanka xooga mana fiicna in ay dhaqaalaha ka aruursadan umada ay leeyinhin xarumo ay dadka u yeeran shacabka wax jooysa ma lahaha waa ku qasban yihiin lakin dowlada ayaa laga rabaa in ay albaabadas soo xirto marka wax micna ah ma samaynayso in gobolada lagula dagaalamo muqdisho iyo hareeraheedana xarumo ay ku yeeshan marka dowlada waa inay dib isugu noqotaa ay is waydisaa meesha ay waxiska qaban la yihiin qolooyin kiina waxaad ka mid tihiin dowlada waa inaad gudbisan xogaha saxda ah baleemka ama masuuliyada waa idin saaran tahay ee please umada hadii adan wax u qabanayna ha lugoyna waa mahad santahay
Manshaa Allah guuleeyeesta ciidanka xooga dalka somaliyeed 💪 ♥
Masha Allah guul ciidanka qaranka somaliyed wan Soo dhaweyneyna wajiga labaad ee sifeynta dalka
Masha Allah keep going and thank you all 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️
Asc
❤😂❤❤❤❤❤😂❤😂😂❤❤❤❤❤❤
Ilahay guul ha siiyo dowlad deena insha Allah
Masha Allah guul shacbka iyo dulada somaliyeed ✊️
Guuuuul guuuuuul guuuuuul
Somalia
Mashallah
Mashaa Allah Guuleeysta.
Guuulgguul
Xsxar
Guulaamiin
Maansha Allah guul
Ilasha
Alaahs
Beentiina iyo runtiina maxaan kukala garan karnaaa
Qawariijta Allaha tirtiro Allaha jebiyo
❤❤❤❤
Wajiga koowaad markii looga adkaaday oo shataqeey iyo tuure lagu dilay, gorgor iyo danabna cagta lagu Mariyay ayay waxay u wacdeen saliibiyiinta itoobiya
Wajiga labaadna wuxuu ka qasaaro bandnaan doonaa inshaallah, hubkoodana ganiimo ayuu noqon doonaa inshaallah
Diinta ilaah baa leh rabbi subxaanahu watacaalaa ayaa difaacan doona
Asalaamu calaykum walaalayal iyo abaayo yaal Ramadan mubaarak walaaha sntv waxa iga sual ah madaama qawaarigta lala dagaalamayo ma aysun mudnayn si wada jir ah loola dagaalamayo waamaxay ilaa iyo hada ay beerta cali mahdi ay umada ugu baadayan oo ad ogtihiin ilaa iyo hada wax looga qaba la yahay please fadlan waa inaad gud bisaan war bixintan ama sida ay kalaman u sheegen laba shabaab waa wada shaqeeyan
Bisha Ramadaan kadib un in dagaalka dib loo bilaabo ayaa fiicnaan lahayd.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂❤🎉❤🎉❤🌼🌼🌼🎊🎊🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦋💖🦋💐🌟🪷🌻🌟⭐️🌸👍🏼👏👍🏼👏🌹✌️🌷✌️🌷💪💪🌈🤲🌼❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏼🤲🤝🐆🦓🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍄🌺🌷🌸🌹🌼🥀🌻🌺🌺🍏🍌🍉🍇🍐🍊🍊🌶️🎂
SHAQO FIICAN AYAAD WADAAN
Maraba inaan niyad jabsho ciidanka xooga mana fiicna in ay dhaqaalaha ka aruursadan umada ay leeyinhin xarumo ay dadka u yeeran shacabka wax jooysa ma lahaha waa ku qasban yihiin lakin dowlada ayaa laga rabaa in ay albaabadas soo xirto marka wax micna ah ma samaynayso in gobolada lagula dagaalamo muqdisho iyo hareeraheedana xarumo ay ku yeeshan marka dowlada waa inay dib isugu noqotaa ay is waydisaa meesha ay waxiska qaban la yihiin qolooyin kiina waxaad ka mid tihiin dowlada waa inaad gudbisan xogaha saxda ah baleemka ama masuuliyada waa idin saaran tahay ee please umada hadii adan wax u qabanayna ha lugoyna waa mahad santahay
Mashruuc dibadda laga keenay waaye. Qofkii garasho leh naftiisa dheedheel kuma bixinaayo. Dowladda 1000 jeer ayadaa Shabaab ka xun wlh. Meelaha ay kataliso bal fiiri dilalka askarta maalinkasta shacabka/bajaalayda ugaystaan. Askarta inta ugu badan waa mooryaan iyo daroogiistayaal aan damiir lahayn.
Deganadan 4 bilowd kahor ayaa laxoreyay,balse dhabar jabin katimid Villa Somaliya sababay in Gesiyaal badan lagu shirqolo.