WinMend | Software kuu qarinaya Folder-ada iyo File-asha computerkaaga |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Muuqaalkan waxaad ku daawan doontaa sida loola dego iyo sida loogu shubto Software-ka WinMend oo Free ah kaasoo aad ku qarsan karto Folderada iyo Dhammaan Xog kasta oo kuugu jirta computerkaaga, sida sawirrada, muuqaallada, qoraallada i.w.m.
    Subscribe, Like, Share & Comment . waxaad awoodo ha naga hagran Please.
    - Hanweyn: / @hanweynmedia
    - Facebook Follow : www.facebook.c...
    WindMend halkan kala deg: filehippo.com/...
    Afeef !
    Kanaalkani ma dhiirrigeliyo wax dhaqdhaqaaqyo sharci darro ah. Dhammaan waxa ku jira kanaalkan waxaa loogu talagalay ujeeddo waxbarasho oo keliya.
    _____________________________________________________________________
    _____________________________________________________________________
    Disclaimer !
    This channel does not promote or encourage any illegal activities. all contents provided by this channel is meant for educational purpose only.
    #subscribe #like #share #comment #WindMend #File #folder #files #folders #tips #tipsandtrick #tipsandtricks

КОМЕНТАРІ • 9