QIIMAHA GURYAHA UDHAW JUBBA MUQAALKA WUU KABILABANAYA NASIIB BUUNTO MAANABOLYO SAFARADA TALYANIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @sahalhusseinsahal6957
    @sahalhusseinsahal6957 2 роки тому +2

    ANIIGA WAA.SAHAL WAA XAAN. JOOGA. 🇩🇯. DJIBOUTI.LA KIIN.INSHA ALLAH. WAN.ARKII
    DOONA

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 2 роки тому +3

    Anoo Yar Aan Ku Lugeeyn Jiray meeshaan wadooyin Qurux Badan Hada Weey Baabaeen Wallahi Safaarada Talyaaniga 1992 Aloow dalkeena Nabad Nooga Dhig

  • @awaysissa5919
    @awaysissa5919 2 роки тому +3

    isgoyska mana bolyo ayad ka soo jiireysey kadib waxad kas leexatey baar gambar dhinaca safaarada talyaaniga ayad uso leexatey xaafadaha ad soo dhexmartey waa wasaarada bosto iyo isgaarsiinta gadaasheeda iyo wasaaradii arimaha gudaha xaafadahan cadaanka dalka joogey aya dagenaan jirey soomaalidu wey ku yareyd safaarada kaliya ee ku tiil waa tii talyaaniga oo laamiga ku taal degmo ahaana waa boondheere.

  • @suadshire6755
    @suadshire6755 2 роки тому +1

    ASC WR WB GAABO INDHAHA NOONUURI KHEYR ALLAHA KUSIIYO SHAH XASUUS IYO XAMAR CADEY ❤❤❤❤🌷👌

  • @ima6291
    @ima6291 2 роки тому +2

    Biladsharafbaad mudantahay

  • @husseind7942
    @husseind7942 2 роки тому +1

    Masha àllah
    .

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 2 роки тому

    Masha Allaah keep going

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 роки тому

    Aawayhee dhulkaa wuxuu dhisnaa ilaa dhowr qarni kun sano ilaa sagaal bowol oo san cidaad rabto weydii weliba dadka ku noolaa dowladii dhex waa dhul taariikhi ah xbbt saas u ogow dhegeyso marka laga sheekeynaayo taariikhda cabarweyen shangaani boondheere cabar jajab ansalooti

  • @qurandream7359
    @qurandream7359 2 роки тому

    Waa guryo aysan laheyn subhanallah

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 роки тому

    deegaamada aad maraysid dadka kudhiiri geli iney nafaada xil iska saaraan

  • @akw7252
    @akw7252 Рік тому

    Love from micro pro🌻❤️❤️ to my - "🐱😼😽"

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 роки тому +2

    Ma guriga sida uu eeg bay $500 bish rabaan🤣, SubxanAllah reer Mogadishu waxa ba ku ma noola, gobolada iiska taaga oo guuriyo iiska dhista,

  • @mdeeqow4923
    @mdeeqow4923 2 роки тому +4

    Abaayo please no so doob video ka. schoolka mogadisho primary school ila hotel jubba & ilaa afar irdoodka. Aga garaarka Bar Fiat/ baar fiyaat ila school Polizio. Many thanks abaayo

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 2 роки тому +1

    Waxaan dhigan jiray dugsi sare saqaawadiin. Meeshaan waan Mari jiray. Waxaa kutaalay safaarada talyaaniga iyo iskool culture de italia

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому +1

    Ilaahow itus Magaalada XAMAR oo sidaan dhaanto

  • @jebrealsaid7507
    @jebrealsaid7507 2 роки тому +2

    Banaaka waxaa loo diiday inay aqoonsadaan dadkii lahaa milkiilayaasha ahaa

    • @BARIXI207
      @BARIXI207 2 роки тому +1

      Kk wa iga qoslisay walhi isku aragti ya nahay

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 роки тому +2

    wadanka waaladhisay laakiin waxaa maqan hay,adahiii dawlada shacabka waadadaaleen dawlada barnaamijyadeda ayaa maqan wasaaradaheda iskoladeda barnaamij dawlad leedahay ayaa kamaqan caasimada gobolada dadkaa isku tashaday oodhisay sida caasimad shacabku udhiten eemesha dawlad a hose dawlada dhexe intaas ayaamaqan abaayo khayr hakutusee

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому +3

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 роки тому +1

    Kasocarar guri kamirada lodidayo ya isku aminayo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому +1

    Wax walba waxaa u horeeyo Amniga
    Nabi Ibraahiim Caleyhi salaam markii uu Mako u duceynayey wuxuu yiri Rabbijcal hadaa baladan aaminan
    Meel aan Nabad oolin Qof habeyn seexan Karo ma jiro meel gashi iskaba daa

  • @ima6291
    @ima6291 2 роки тому +2

    Masha alaah maamo taloyinkaga waakuu wadandhis iyo marina waad ka heleysaa tariqduna wey kuxusidoontaa ogow

  • @zahraabdillahi6705
    @zahraabdillahi6705 2 роки тому +2

    Walal Halkeeba lagala hiriri kara maa isiin karta gaybta guryaha ijaarta mahadsanid

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 роки тому +2

    Masha alah lama huraan waa cowska jilaal dhulkaas ayaa ah dhaxalka abayaasheen iyo awoowayaasheena dhulkaan aan joogno anaga ma living intay nafta igu jiro waa riyadayda inaan ku soo noqdo insha alah waad magadsan tahay

  • @xaliimogaarane4050
    @xaliimogaarane4050 2 роки тому +2

    Yaa allaah jingadahaan wey iga danbeeyeen laami ayaa jingad laga dhaxdhistey anigoo yaris ah ayaa ku dhax lugen jiray hal ciida malaheen qurux kaliya ayey aheed yaa allaah ma saanaa u dan beysey

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 роки тому +1

    Nasiib buundo wuxuu ahaa halgamaa soomaaliyeed oo naftiisa u huray dalķiisa, wadadaa yar ee ciriiriga ah ayuu loogu magac daray, inkastoo ay jiraan kuwo aan xitaa magacooda lasoo qaadin oo dalkaan naftooda u huray, cadaaladii kacaanka ayaa sidaa aheyd habar talyaani u shaqeyn jirtayna halgamaa ayey nooga dhigeen, halgamayaashii runta ahaana taariikhdoodii ayaa la lumiyay.

  • @deqoahmad8579
    @deqoahmad8579 2 роки тому +2

    Haa sax

  • @abdiyowmohamed5016
    @abdiyowmohamed5016 2 роки тому

    Asc
    Sadiyo
    Haddii aan kaaga hadlo safaraddi Talyaaniga dhul weyn ayey kufadhisay.
    Qonsaliyadda Talyaaniga waxaa ay taalay Hotel Shabeele agtiisa, dhul kale oo weyn Talyaaniga deggan Muqdishu isuga immaan jireen waxaa la oran jiray"cassa Italiya.
    Sacdiya ii soo weydii xamar?
    Uu soonoqon doono. Muddo ka bacdi.

  • @japouz77
    @japouz77 2 роки тому

    Abaayo safarada talyaniga waaba meesha jiingadaha obasiibka ku yaaleen

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 роки тому

    GURYAHAAN OBOSIIBADAA AWAY GURYIHII KADHISNAA DHULKA SAFAARADAHA IYO DOWLADAA UBADNAYD

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 роки тому

    GURIYIHII XASAN BARE TOXOOW XAAFADA DHANBUU KU LAHAA HALKAAS ALLAHAW RAXMEE

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 роки тому

    Iyo cabdi casiis was taariikh fog oo soomasli deedahay

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 роки тому

    Mawadadii jubba ayaa caynkaas ueg ilaahoow noo gargaar amin

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 2 роки тому +2

    WOOOOW MashaAllah Boondheere aad ayaad u mahadsantahay. 💗💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚💗

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 роки тому +1

    Masha Allah walaal

  • @Khalidabdi2826
    @Khalidabdi2826 2 роки тому

    Ilahay kheyar haynooga wadenkeena

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 2 роки тому +2

    Masha Allah

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 2 роки тому +1

    Aljamah,walaley,wadankah
    wAxa,dhisah,shacabkah
    Oo,kusamayah,iskah,wax,u
    Khabsoh,bah,lagudhiasah
    ee,away,dogmoyinkih,ku
    Dhisijiray,neey,nadifiyan
    Wadoyinkah,kuyalah,dagmah,kastah,iyo,xafad,kastah
    wAxa,nadifin,jiray,hooyo,
    Yinkah,iyo,dhalin,yaradah
    Dagan,dagmadah,oo,kaguri
    Jiray,cidah,iyo,khashinkah
    Talah,wadah,dhinacyadedah
    Markah,malah,hilmamay
    Bilicdah,wadankah,oowaa
    Loguh,nadifin,jiray,iskah
    wAxa,khabsoh,
    Markah,shacabkuh,maraban
    Ineey,nadifiyan,wadoyinkah
    Buray,ooy,kakhadan,cidah,
    Iyo,khashinkah,
    Markah,dad,waa,dadkih,
    Horeh,,markah,hadeyan,
    Shacabkuh,kashekhen,wadankudah,amah,ey,nadifin
    Wadoyinkah,,yah,unadifin
    Wadayikah,
    Markah,shacabkuh,hakah
    Kacan,horsadah,ee,hanadif
    Sadan,wadankudah,iyo
    Wadoyinkah,hanah,kusamayah,isxil,kham,amah,sikah
    Wax,ukhasoh,oo,hasoceliyan,bilicdah,magaladah,xamar
    Iyo,khorixdedih,
    Markah,somaliya,hanolatoh
    Amiin

  • @hannanahmed9849
    @hannanahmed9849 Рік тому

    Waa xafiisyadii dawladda

  • @aldowsary1968
    @aldowsary1968 2 роки тому

    Haye ii waran

  • @ahmedawilo96
    @ahmedawilo96 2 роки тому +1

    MashaAllaah tabarakalaah Alle swc ha inoo qurxiyo wadanka
    AMIIN AAMIIN AMIIN

  • @deqoahmad8579
    @deqoahmad8579 2 роки тому +1

    Masha Allah abyo ramadan kariim insha Allah waan imaana sanadkan insha Allah mahadsanid abyo

  • @scarface7196
    @scarface7196 2 роки тому +2

    احدي عشر كوكبا 11=11

  • @shukri0
    @shukri0 2 роки тому +1

    Amiin ya allaah ha ka madobeyo 💯