.......ADIGA LAGU AAMINI KARIN ETHIOPIAN..WATO..IYO LABA KAAR. ..WAR CAD KU HADLEY... DAD KA UU SHEEGAYAA KA MID TAHAY ...WARKOODA HA DHAGEYSANINA LA YIRI..
C@@Abdibr876 sxbow ani Xasan shiiq matagero lkn sxb Ethiopia wada hadal maba aysan rebin mana rabto wllhi in la yirahdo waa cadowgeena o wala dagalamaynaa ayey rabtaa Abiina sas ayu raba sxbow si uu tusiyo shicibkisa in Somalia ay thy cadowgeda 1aad ayago og si uu uhelo Ethiopian isku duban,tnkle shaatigaga mahane wxksta lagugu qabsana hadi la arko Inadan awod lahayn. Shimbiri marki is hubsaty haadaa. La iskuma hayo in MD Xasan xaladahan oo kle jihoyinka iskaga darsamen
@@mohamedgutaale9139 Ethiopia inu hashis la gala cid ku qasbaysa male.muqdisho ayabad nabad ka dhigi kariladihin 34 sano maxa mamul gaboled ini hadhisiyay..
Ethiopia dal iyo dad ayey naga haysataa maad ka hadashid oo aad dhahdid madax bannaani hala siiyo kadib ayaan bad iyo meel wax uga soo dagaan ka wada hadlaynaaye ??
@Wanagjecel-w2m wuxuu ku guul dareystay walal, Md Xasan dadkii buu ka ooysiiyay, saqiir iyo kabiir, dhul boob, qandaraasyadii buu cida ku taxay, arimihii dibada ayuu ku guul dareystay, dagaaladii qabiilada ayaa si aad ah u socdo, maamul goboleed ayuu weerar ku qaaday, iyadoo siyaasad iyo af wax lagu xalin karo, soo dhawoow walal
@@sayidaxmed1655 dhul boobka maxa waay dadka dulka dolada dagana 30 sano la ga qaday . Mida kale arimaha dibada shidaalka den cafinta iyo wax walpo wa aragta . Mida 3 hishiska itobiya wa ganacsi mida xigto farmaajo waxoo laha 4 dakad siina wa walalaheen ahmad madobana maanta shabab iyo itobiya mesha ku heesa somali daqaeso lama rabo marka maxa sheekee walalkeygiyo
Madaxweyne Xasan Sh ha loola dhaqmo sidii Xabiib Burqiiba ee ahaa markii la arkay xaaladiisa la isku raacay Sudan. Wax kasta uu madaxweynuhu sheego yaan la qaadan wuxuu yiraahdana yaan la diidin. Taas oo ahayd madaxweynuhu mana miyir qabo mana walba .
the president of somalia mudane Hassan shiikh keep going don't stop one man one voice be like this always and speak strong please all somalia looking at you if you change the election up you will lose your dignity keep goin we are with you
Xasan shiikh isllaamihiisa miyu u sheekeyn mise Somali bu ku qancin shàatigeena in Oromo ey nala gishtaan, hal wax o muhiim ah xali , markaas kuwa Oromo wato dadka wa arkiye,
Maantay doorasho noomamuuqaqto ee anakoon madaxlaheyn cadowga aan iska difaacno x/shiikh Abdullahi Yusuf waxba kuma kala duwna, Abdullahi Yusuf Aaba Qirsanaa in owsan aheyn hadafkiisa in ow wax, wanaajiyo
Wax allaale iyo eray aan ku cambareeyo oo ku fiilan wa ninkan u wayay illahow waad aragtaye mar uun khayr nagu dhaafi waa musiibo somalidu afkeeda ku kasbataye
Somalia halonatoo. Ahmed sheikh I appreciate your work we all love you we hope you will implement the task you have and God will help you. somalia halonatoo 🇸🇴🇸🇴
Ilahay hakaa qabto Soomaliya Cadow aan adiga aheen malahan ee neel fog haka tuurin Siomaliya, Adiga sheegayo afkaga aya marqaati ka ah ind shaatigaga lagugu qabsaday kadibna ogolatay in wada Xaajood aad la gashay
Adeerow wllhi waan ku dhibsanaye na dhaaf hdal jileeca iyo calaaclka kugu nacay wllhi ish plz ado xil doona danbo wejigeena ha imaan ilaahey ku cadaabye
Aniga, waxaa ila habboon lahayd in safarkii uu ku tegay Ankara oo laga yaabi lahaa in siyaasadxumadiisan wax ka beddeli lahayd hadduu madaxiisa timo ku soo beeri lahaa.
Xasan Beenaale si fiican ayaa u garaacdeen! Mooryaanta uu ka keenay deegaankiisii ee ku sheego ciidanka xoogga Somalia, shalayna waxay iska dhiibeen Kenya🤣🤣🤣🤣Car waakaase ha ka hadlo xaqiiqda!!!
Mar dhow Muqdisho iyo Dadka ka yimaado waan ka mabnuuceeysaa meel Jubaland kamid ah in aay safar ama ganacsi u dhex maraan! Jubaland guul. From Baardheere
@@daimentraymi7962 caqliga unaga leh caqli digir wax kale garan maayo an ahayne qabyalade cad,qawan ku taageera adeerka xata haddu ku gubayo kacbada.kii ka dhuukanaya qotiga gacanta ee gacantisa ku boodayaye ee u foofarsanaye ayuu ah bel ii sheeg.ceebta adeerka dhex fadhiyo iyo wuxu faalay baa badan oo darane
horta inaan ku aamino soo kama horayso xasanow
Taasa muhiim ah 😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂@@cartemagan8986
😂😂😂😂
.......ADIGA LAGU AAMINI KARIN ETHIOPIAN..WATO..IYO LABA KAAR. ..WAR CAD KU HADLEY... DAD KA UU SHEEGAYAA KA MID TAHAY ...WARKOODA HA DHAGEYSANINA LA YIRI..
Xasanoow kuma aamini karro!
Waxaad noqotey nin jilicsan oo meel loogu soo hagaago aan laheyn.Meel ayaad uga dhacdey hankii,sharaftii iyo geesinimadii Somaliyed kadib markii aad jilbaha iyo gacmaha ka dhunkatey Abiy iyo ninka shaatigaagii kugu qabsadey!
Inaad hantida qaranka boobto ayaad ku seexataa kuna soo toostaa.Fadlan,waxaagii uruursateye na dhaaf!
SOOMAALIYA ADAA GUMAYSTE GACANTA U GALIYEY
MD XASAN SHEEKH
Oromo aa tahay waana lagu so qqvana
😂😂😂 wa runteh xassan moryan 😂😂😂
@@Queenfatxa1 qabyalad ku heeso
Fulay shaatigaaga luguugu qabsadey wada xaajood maxaad u ogolaatey allow kan na dhaafi waa na wareeriyey waxaan anaga kaliya miyaad noosheegey abiy axmed maxaad ugu sheegi weysey
Waa runta
😂😂😂😂😂
Xasan shiiq wuu saxsanyahay ,Ethiopia maamul goboleedyada dhan.bay dowlada dhaxe ku dirdaa,maanta somali mideysan haduu haysan lahaa Ethiopia lama heshiyeen,lakiin waxaa ii muuqado somali hadeysan qabiilka iska dhaafin waxay noqon doontaa In ay Ethiopia la wareegto oo sonali la baro sida loo cuno hilobka ciiriin
C@@Abdibr876 sxbow ani Xasan shiiq matagero lkn sxb Ethiopia wada hadal maba aysan rebin mana rabto wllhi in la yirahdo waa cadowgeena o wala dagalamaynaa ayey rabtaa Abiina sas ayu raba sxbow si uu tusiyo shicibkisa in Somalia ay thy cadowgeda 1aad ayago og si uu uhelo Ethiopian isku duban,tnkle shaatigaga mahane wxksta lagugu qabsana hadi la arko Inadan awod lahayn. Shimbiri marki is hubsaty haadaa. La iskuma hayo in MD Xasan xaladahan oo kle jihoyinka iskaga darsamen
@@mohamedgutaale9139 Ethiopia inu hashis la gala cid ku qasbaysa male.muqdisho ayabad nabad ka dhigi kariladihin 34 sano maxa mamul gaboled ini hadhisiyay..
Subxaanalaah war xasanow naga hordhaqaQ😢
Ethiopia dal iyo dad ayey naga haysataa maad ka hadashid oo aad dhahdid madax bannaani hala siiyo kadib ayaan bad iyo meel wax uga soo dagaan ka wada hadlaynaaye ??
Wlhi waka niya jaby wadankeyga, ithopia ya baddas ya ka kacina hdy marso fadhiisato? 😢
Meshii u joogay haysta ma isaga ku dhaca wx kale gedo iyo bay way haysta xoog ku haysta kama baxayo Somalia waligeed
Dadka soomaaliyeed Allah bey kaaga dacwoonayaan Allaah Umaddda ha kaa qabto, xasanow diin ma lihid, ballan ma lihid, khiyaanadu Waa dharka aad gashato, xishood ma lihid, xisaab Alle ma rumaysnid, xataa da’daada m aaminsanid, qabri inaad keligaa gelaysid, oo xisaab kaa dambeyso ma rumaysanid miyaa…Gaaladda u gurguurataa, shisheeyaha ayaad isu dullaysaa Soomaalinimaddu sharaf kumana laha, hab dhaqankaagu waa soomaali dhibaateey, waxa
Aad ugu daran tahay Dadka caadimadda ku nool.,ugu dambeyntii, Allaha umadda kaa hor leexiyo. Tarik mugdi ah baad ka tagaysaa..Allaha awooda leh baan umaddu kaaga dacwootay ..
Adiga ma isdhageysataa horta
Adeer waan soo jeednaa hadaan naxay dhalin yarada soomaali
Md Xasan is Cazil, waa guul dareysatay ....
Oromo aa tahay
Maxoo ku gulees diraatay
@Wanagjecel-w2m wuxuu ku guul dareystay walal, Md Xasan dadkii buu ka ooysiiyay, saqiir iyo kabiir, dhul boob, qandaraasyadii buu cida ku taxay, arimihii dibada ayuu ku guul dareystay, dagaaladii qabiilada ayaa si aad ah u socdo, maamul goboleed ayuu weerar ku qaaday, iyadoo siyaasad iyo af wax lagu xalin karo, soo dhawoow walal
@@sayidaxmed1655 dhul boobka maxa waay dadka dulka dolada dagana 30 sano la ga qaday . Mida kale arimaha dibada shidaalka den cafinta iyo wax walpo wa aragta . Mida 3 hishiska itobiya wa ganacsi mida xigto farmaajo waxoo laha 4 dakad siina wa walalaheen ahmad madobana maanta shabab iyo itobiya mesha ku heesa somali daqaeso lama rabo marka maxa sheekee walalkeygiyo
Hassan rabbiyow
Somali ka hor-wareeji.
Allah ninkan siyaasi ma
ahan.
Hassan sheeqow waxaa tahay munaafaq weeyn ee ilaahey dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed ha ku dhaafiyo waxaa musiibo ku tahay dalkeyna somalia iyo shacabka soomaaliyed dan soomaaliyed iyo dalkeyna somalia wax wanaak ah inooma heysid Hassan munaafaqow
Oromo aa tahay
Argagaxisada ayaa doorashada Qof iyo Cod qabanaysa. Waa Xassan Dhiiqo riyadiisa. XASSAN DHIIQOW, HA WALWALiN 17 BILOOD IYO 23 CISHO AYAA KU HARAY IN MADAXWEYNE AAD SOOMAALIYA KA SII AHAATO. Isdaji dagaaladana wadanka dexdiisa aad ka wadina jooji SI AAD NABADGALYO UGA BAXDID WADANKA.
Oromo aa tahay
Weli caqligaga waxa ka guuxaya in Ethiopia bada aad ooga bedeleto in ay kuu soo qabato Axmed Madowe subxanallah ilahay hakaa qabto Soomaliya
Adeer Shaarkaaga Lagama Gorgortamo. Xasbuna Laah Wa Nicma Wakiil. Doorasho! Doorasho! Doorasho!
اللهم احفظ بلادنا من كل شر يارب العالمين اللهم احفظ حبيبي مليان محمد عبدالله فرماجو ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla ninkan benbadana war sow asagii gacmaha kadhunkanaaye abiye Ahmed
Heshiis ayuu aha siiyasaadeed dhibmaalaha waxas
Ma ada arkay aso gacan dhunkanaayo
Adigoon qabiil ku hayn soo daawo sawirka abey oo Taagan ayuu gacmihiisa madaxa ku Hayaa, waana Dulinimo meeshii ugu hoosaysay
" Hayhaata hayhaata hayhaata limaa tuucaduun." Safarkaagu waa sun iyo sariigdarro, socodkaa waa silic iyo sinji xumeyn , siyaasaddaadu waa santaagnimo iyo inay sidaad rabto noqon !!!
Damiirlaawe hunguri kaliya ayaa kushaqeeya ilahay umadda hakaa qabto
Isma maqlo!Waa lagu bartay
0:59 alle kumasooceliyo
FULAY BAD TAHAY MUDANE MADAX WAYNE
Tuug dhiiqo weye xasan
Ordukhaan khudbadiisi kadib MD xasan hadal uma banaan ordukhaan wuxuu yir itoobiyaa faa’iday waan saaxib taariikhiya abiin waa saxib kayga gaarka ah soomaliyan waa dall aan baahi ka caawinay hadalladas waa hadalo ku ah dharbaxo siyaasadeed soomaliya
Somalia ilahay ha ugar gaaro waxa jirtay wakhti aanay cidna so hawaysan karin iska shatty gaaga oo laqabsadee libaxi haduu tagay meeshee dacawaa hada joogta bal walalayaal eega hadal ka madaxwynah somalida waxaan odhan laha qabiil halkuu nadhigay waad arkaysaan meel iska dhiga oo difaaca dalkeena waxa la rabaa in gabi ahaanba dhulkeena la qaato bad kaliya maha sheekadu😢😢😢😢😢❤❤❤❤
Is casil
Waa in lagu soo xiraa
Musuq baahay !
Maalin masar, ethopia meel aan kuu racno maleh
Illaahey amarkiis xasan sheq qalbigo kuqawojiyaa masibana wadanka kajirta laleeyahay yaala aaminaa dowladiina waxmanosheegto manaqan waxaan sameyno sida dhalanyaro unahay somali
Madaxweyne Xasan Sh ha loola dhaqmo sidii Xabiib Burqiiba ee ahaa markii la arkay xaaladiisa la isku raacay Sudan. Wax kasta uu madaxweynuhu sheego yaan la qaadan wuxuu yiraahdana yaan la diidin. Taas oo ahayd madaxweynuhu mana miyir qabo mana walba .
Madaxwayne dadkaaga somaliyeed awood iyo karti u raadso waxba darbiyada madaxa ha la dhicin "u joojin mayno" waata maantay itoobiya intaad u tanaasushay oo la fariisatay walina kugu sii tumanaysa. itoobiya way aragta inaadan dadkaaga wadan ee dadkaaga dib ugu laabo 1Q1C cidina ma diidane bahasha dhulka dhig oo sal mugiis u fariiso
Waad fashilantahay umada ka hor dhaqaaq alla haku dhowro
🎉🎉🎉🎉🎉🎉xafudu Laaha dalaxoreye guuleyeso mudane 🎉🎉🎉🎉🎉
War ninyahow afkaaga lee naga aamus hadalkaa badan waa nacay dalkii adaa xaraashee xaar weyne😢
Somalia waa xor ku lahaa😂 hadalka hada ku hadlesid ba xalane ayaa lagaaga soo diyaariyay ! Qof lootaliyo Ayaa tahay walagusoo ijaartay dalkena waad iibisay 😢 dadkena na gaajo iyo kax ayaad ku ridi tuug💯
Illahay idamkii Soomaaliya way guulaysan doontaa. Kuwa doonaya inay joojiyaan horumarka ummadda Soomaaliyeed waxay noqon doonaan kuwa khasaaray Insha Allaahu. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mar Dambe Hadaan Hadalkaaga Aamino Anigaaba Majnuun Ah Adeerow Damahaaga Iska Fulo Inta Kuu Dhiman
Dastuurka anaa Leh qof Iyo cod aan ku shibto baan Rabaa
29/12/24
Ayaan Hassan Shiikh maxamud la Ogaan doonaa Wajiga rasmiga ah Ee gacan Ku dhiigle Hassan Shiikh
Maasha Allah Dal Xoreeye Sidaas ku Wad markan cidna loo joojin maayo 👍👍👏🏼👏🏼👏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allah Haku jebiyo dhiig yacab aamiin yaa rabi
@ War kaaga cadee Yaad Habaaraysaa ?
Uf dalxoreeye kulahaa nin Jutland socayrisey ma mulhoboled karaysay
dalxooreeye guuleso garabkadan taganahay guul soomaaliya cadawgeda hajabo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Madax weyne waan kaa horjeednaa Ehtopia heshiidka ka bax mudane dhab in nagu haysaa Ethopia
Tuugaan Qaa'inul Wadanka ah Warkaan in uu soo wado wan iska ogaa, Umadaan Allaha Ka Hor Leexiyo Tuugyow
Good news 👍👍 💙🎉🎉
masha allah aabaha somalia mw ad adag oo goaan leh rag iga dheh
Waraa nagatag ee dalka nooga bax hadaa alle taqaanid hadii kle waa mudaharaad wallahi djagax ayaa filled lagaaga bixinaa
the president of somalia mudane Hassan shiikh keep going don't stop one man one voice be like this always and speak strong please all somalia looking at you if you change the election up you will lose your dignity keep goin we are with you
What a hypocrite
Nin waalan nadhaaf illaahay khaatumo hakuu hagaajiyo.
Xasan shiikh isllaamihiisa miyu u sheekeyn mise Somali bu ku qancin shàatigeena in Oromo ey nala gishtaan, hal wax o muhiim ah xali , markaas kuwa Oromo wato dadka wa arkiye,
kaani waa jiliec
Xasanow shaatidee laheed talow sowka xiidhan odeygeygu 😢😢😢😢
Ilaahayhow Somali hogaan daacaad ah u sahal. Ilaahayow adigaa awood leh, Somali bad baadi.
Maantay doorasho noomamuuqaqto ee anakoon madaxlaheyn cadowga aan iska difaacno x/shiikh Abdullahi Yusuf waxba kuma kala duwna, Abdullahi Yusuf Aaba Qirsanaa in owsan aheyn hadafkiisa in ow wax, wanaajiyo
Inta sugaysa hadalka labaad ee hasan sheeikh remember
Shebelle TV waxan ka codisana waxan oo kala an hore kaani hadi illah taqeenid
MADAXWEYNE SOO UMA MUUQATO DANTAADA SHAKHSIGAA INAAD KA HORMARISO DANTA GUUD
We are heading to One Man One Vote that’s our goals and we can’t negotiate anything lesser than that….!
Allah hanakadafiyoo maxaaa kalaa hajoniii
Nacasa 😢😢😢😢 ayaataha shataadaa isakaga celiya
Xassan gurgurte imisa aya lagu siyey dalka iyo dadku way ku naceen ka hortag Xassan dhiqoooo
Madaxweyne Xassan hadii dadka commentiyada soo qoray keliya aqriyo siyaasada uu dalka ku hagaya wuu bedeli lahaa.
Wax allaale iyo eray aan ku cambareeyo oo ku fiilan wa ninkan u wayay illahow waad aragtaye mar uun khayr nagu dhaafi waa musiibo somalidu afkeeda ku kasbataye
Xayiwan munafaq ah allah umada somaliyed haka qabto tuugba tahay qofki ku amino usheg
Inteen kuu raacnaa!!waan wareerney meel II noo jeheey!!
Madaxweyne!!
waxa maqli jiray doqon nabi muuse habaaray
Somalia halonatoo. Ahmed sheikh I appreciate your work we all love you we hope you will implement the task you have and God will help you. somalia halonatoo 🇸🇴🇸🇴
Keep going
Kkkkkkk 😂benta daa tuug baatahay
Somaliya Oo Heshiis Ah Dunidana La Heshiis Ah Weedhaas Intey Ku Dambeysay Horta 😅
Tuug Tuug dhalay Gaal usujuude Badii Somalia 🇸🇴 Ethiopia siyey
maxaad umada u barakicisa ilaahey haku soo hadeeyo kuma habaari karne
Ilaahay ku aamusi naga aamus waad bahdishiy qabtii iyo soomaliyed qarankiina adaaqaybiyaye madalbaa jiro xagedka qabaneysaa doorashada
Horta Aya ku aaminaya xasan dhiiqoy
Ilahay hakaa qabto Soomaliya Cadow aan adiga aheen malahan ee neel fog haka tuurin Siomaliya, Adiga sheegayo afkaga aya marqaati ka ah ind shaatigaga lagugu qabsaday kadibna ogolatay in wada Xaajood aad la gashay
Doorashadaa Doonto Qabo oo Jileecan iyo hanyaridan kamuqata naga dhaaf duco qabe
Ilahay haku dhafiyo somaliya, masibo iyo mucjiso rabani ayaad tahay
Waxaan kuweydini dorashadan aad ku qafiitaay maxay ahyd away dadkii lagu layay shacabka doolow maad ka hadashid Ethiopian layay shacabka dorashale ayaa aqli kadhigatay
xasan dhiiqo waa NINKII Addis Ababa Inta tagay yiri Somali dhul lagama haysto dhulka Ethiopia ayaa Leh hadana badii u saxiixay Ethiopia
FARMAAJO WAAB MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH KUWII LAHAA OO MIUNAAFUQ QABIILESTE TUUG XASAN SHIID HORKACAAYEY SOO MATIHIIN..ADEER OOHINTA IYO CALAACALKA DAAFA ILMO BILILIQOOY
🇸🇴🇸🇴Dowlada ha qaqabato dadka cadowga somaaliya ushaqeeyo madaxwayne hurdada katoos 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashallah guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤ Allah ku xaafido Dalxoreeye
Oo hada aan ku so,aale maxuu qabtay oo aad UGA hambaliyeynaysa
Horta ma isaga waaalan mise dadkuu moodaya inay xoolo yihiin allaha ka qabto umada
Dulli ilaahay ku bad, wadanka dulli baad badday !
Adeerow wllhi waan ku dhibsanaye na dhaaf hdal jileeca iyo calaaclka kugu nacay wllhi ish plz ado xil doona danbo wejigeena ha imaan ilaahey ku cadaabye
Benaale Alle ka furtay ayaa tahay Garguurte Baddii Somalia waad bixisay
Subxanallah soo maxishooda
Tuug baa tahay ee yaa hadalkaaga aaminaayo
Tuug calool wayn oo madhar gaah oo caqli iyo diin toona lahayn illaahay dalka hakaa qabto
Shaatiga adigu maad lahayne somaliland ayaa leh. Adiga weeye ka shaatiga cidkale raba inuu ku qabsado.
Odeygaan asaasaqay cantarabaqashhkeesa umada halaga xiro axadkaan allow nadhafi mid kale oo dhaama
Hadalkaga iyo ficilkaga ha is yeshan😂😂 gurgurte😂
Aniga, waxaa ila habboon lahayd in safarkii uu ku tegay Ankara oo laga yaabi lahaa in siyaasadxumadiisan wax ka beddeli lahayd hadduu madaxiisa timo ku soo beeri lahaa.
Illahay iskadaayo orodoo Aby u sujuud oo massajidka kasoo huruuf
Fulay 70 jir ah😂😂miskiin 😂😂,will 47 jir ah ayaa doonaya badda iyo dhulka adiguna halkan naga ooyaysaa nacas 😂😂😂
Cadee hadalka , haku meereysanin SHAATINEENAA NALAGU QABSADAY. Sheeg maxaa kusoo xalisay , sheeg danahaaga????
Allah kan munaafaq weyn muxu yahay
War iska amus
Hadalada aya isku tookaneysa
OGAADA WAAN DHIMANKARAA MA AHANEE KAMATAGAAYO KURSIGAAN WARKU WAA CADYAHEY
Saas ma dihin
Dal iyo dad iyo dhulba gate
Wax Dan ah oo aan kaleenahay ma jirto ee O'Day xasano waa buray wixi Ankara ito ka soo siisaye iska ilow
Kan waa Dijaal Soomaaliya u gooni ah oo aay Soomaalida ku kasbatay dulmigii aay gashay!!! From Baardheere /Jubaland
Ahmed tuug aa dijaal Ethiopian eh. Ethiopianka dulmiga ee ka wadaan wadankeena waa laga masaxi doona inshallah
Xasan Beenaale si fiican ayaa u garaacdeen! Mooryaanta uu ka keenay deegaankiisii ee ku sheego ciidanka xoogga Somalia, shalayna waxay iska dhiibeen Kenya🤣🤣🤣🤣Car waakaase ha ka hadlo xaqiiqda!!!
Mar dhow Muqdisho iyo Dadka ka yimaado waan ka mabnuuceeysaa meel Jubaland kamid ah in aay safar ama ganacsi u dhex maraan! Jubaland guul. From Baardheere
@@daimentraymi7962 caqliga unaga leh caqli digir wax kale garan maayo an ahayne qabyalade cad,qawan ku taageera adeerka xata haddu ku gubayo kacbada.kii ka dhuukanaya qotiga gacanta ee gacantisa ku boodayaye ee u foofarsanaye ayuu ah bel ii sheeg.ceebta adeerka dhex fadhiyo iyo wuxu faalay baa badan oo darane
Necbiyaaa araggiisa walaahi😮😮
Shaatiga aad sheegee oo nala ku qabsaday soo Ankara kuma soo siibin
oo masiin Ethiopia kii nagu haystey?
Shaley itoobiya maanta masar turkida waa KUGU wareereen somali waa KUGU wareereen xasan Laguna fahmaayo asxaabtaada Kaa yaaban hada.