NETAN-YAHU OO CAAWA AFKA FURTAY + DAGAALAMAYAAASHAA QASA OO DARDAR LA SOO BAXAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • NETAN-YAHU OO CAAWA AFKA FURTAY + DAGAALAMAYAAASHAA QASA OO DARDAR LA SOO BAXAY
    #SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

КОМЕНТАРІ • 91

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  2 години тому +22

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 години тому +1

      Difaacii maraykanku keenay EE cusbaa miyay qabanwaday Mise waa beelkafog halkaa

  • @AragzanCarte
    @AragzanCarte 2 години тому +11

    Allah xafidoo dhamaanteen iyo xamaas

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 2 години тому +4

    اللهم انصر اخواننا في غزه فلسطين في اللبنان في اليمن اللهم انصر اخواننا يا رب العالمين

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x Годину тому +3

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid Годину тому +2

    Ilaahoguulee falastiin iyoxulufadeeda ilaahowguulee hbn

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 години тому +4

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA
    AAMIIN YAA RABBI

  • @musayusuuf8798
    @musayusuuf8798 2 години тому +2

    Guushu waxay Raacaysaa xaqqa Halgankuna mid xizbullaah kaliya kukooban maahee waa Qadiyad Islaami ah Dagaalkani Alloow Garabkooda istaag muslimiinta dulman Allahu ma Aaaamiiin 🤲🤲

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid Годину тому +1

    Guul.falastiin

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 години тому +1

    Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamed.cade..dhamaan.HBN

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 2 години тому +4

    Sedexdii casho ee marxumka mujaahidka geeridiisa laga ganacsanayey maan soo galin. Aad baan uga naxay geeridisa maanta hadad dhaafteen .asc

  • @SamiiraSaleebaan-o7o
    @SamiiraSaleebaan-o7o 2 години тому +1

    ❤❤❤❤guul insha alaah dhiiga shuhadadu ❤ ma khasaari ❤doono❤insha allaah❤❤❤❤❤❤

  • @AragzanCarte
    @AragzanCarte 2 години тому +4

    Allah nolosha ku iqaabo natanyaahu

  • @cismaansiyaad.guudhu.waxayraac
    @cismaansiyaad.guudhu.waxayraac Годину тому

    Halawaayo.yuhuuda.amiin.amiin.insha.alaah

  • @GarbaciiseTV
    @GarbaciiseTV Годину тому +1

    Asc HBN Online TV

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 2 години тому +1

    Ilaahay ayaa u maqan falastiin wayna guulaysan doontaa xikmad ilaahay ayaaku jirta meesha quraankana ilaahay noogu sheegay waa xanuun iyo niyad jab

  • @LuulAliWehelie
    @LuulAliWehelie Годину тому

    Mahadsanidin walaalehey jisakallaahu kheyr updateka aad nagadhigteen wararkii u danbeeyay dagaalka gubta dhamaantiin yuhuud guul dhamaan xaq u dirirka xamaas,xisbulaah iyo iiraan

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Годину тому +1

    INSHAA'ALLAH ILAAHAY BA LA JIRA REER PALESTINE MALIN TI GUUSHA WA SOOOO DHOW DQHAY ILAAHAY YAHUUD HA JABI HA KASHIFO

  • @waberijama8636
    @waberijama8636 2 години тому +1

    Thank you for your update

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Годину тому

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 години тому +1

    Ilaahoow Walaalaheen u gar gaar

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 35 хвилин тому

    Guul iyo gobanimo waarta walaaladen reer Falastiin inshAllah weey guulesan Sacuudiga iyo yahuud munaafaqiinta odhan Allah ha qabto waa geesiyal garab waayey ❤️🇵🇸🇵🇸❤️💪🏾

  • @Cabdiradaq
    @Cabdiradaq 2 години тому +1

    Asc hbn awey muqalka netinyahu maa laa huba inu badqabo arinta xogteda no soo xaqijiya wll

  • @sumisorry6078
    @sumisorry6078 2 години тому

    الله معكم 🎉

  • @FardowsoCalinuur-o4n
    @FardowsoCalinuur-o4n 2 години тому +1

    Asc

  • @CabdirabiicMaxamuuud
    @CabdirabiicMaxamuuud 2 години тому

    In shaa allaah xams iyo xisbulh guul guul

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 13 хвилин тому

    Guul.guul.guul falastin iyo lugnaan yamen iraan Allah.haguuleyo ,,Allah.hajabiyo hanaguul dareeyo.cadawga sahnooniyada ah guul isha allahu falastiin,lugnaan iiraan❤❤❤❤

  • @kolomeymohamed2745
    @kolomeymohamed2745 5 хвилин тому

    Allah unaxariso yaxaye

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Годину тому

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dayibfanaxfanax3800
    @dayibfanaxfanax3800 8 хвилин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 Годину тому

    illaahay yuhuud ha qabto qabasho adag insha alla dhakhso ah

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Годину тому +1

    Shaytaniayu wa nin walan o fulay fulay dhalay

  • @AbdiimusaSamoode
    @AbdiimusaSamoode 2 години тому

    Soodhawada

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Годину тому

    kufarka nataniyahu maanta in uu baxsado ma ahayn waana la begsan doonaa wuuna baqtiyo doonaa insha alaah ma waa lagu dayn ayuu lahaa isagoo xasuuqaya kumanaan caruur iyo shacab ah reer falastin iyo reer lubnaan kufarka in aan la daynaynin ha loo shego iiran iyo awlaadeedaba waa baabiinayaan kufarta maraykan iyo yuhudba wayna guulaysanayaan gasa iyo alaqsana waa la xorayn insha alaah baidmilaah

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 25 хвилин тому

    Reer falastin haduu xassan sheekh haduu hugaamin lahaa mar hore ayey is dhiibi lahaayen

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 Годину тому

    Ilahow ugar gaar reer qazza waa dad la dulmiyay ya rabi ugar gaar

  • @Saadaahmed-o2e
    @Saadaahmed-o2e Годину тому

    Israel way baaaba'aysa INSHA ALLAH

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 2 години тому

    Ilaahay waxaan waydiisanaynaa in uu ku baxo gacanta falastiin inshaa allah

    • @AnjcabdiSiciid
      @AnjcabdiSiciid Годину тому

      Natayaahu sixun ayuu u bakhtiyi gav.falstin

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 18 хвилин тому

      Amin inshaAlaah manta dhan baan habarayey inu dhinto Netanyahu Ilaahow silic udil Netanyahu iyo binqafiir Ilaahow Cadowga baabi i yarabi Amin

  • @XayibaliiHeydar
    @XayibaliiHeydar Годину тому

    Muslimintaa alahu ugargaro

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 Годину тому

    Isha Allah maalin dhow baa madaxa laga Toogan doonaa Netanyahu iyo hooyadiiba😂😂😂

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Годину тому

    :لا مفر لكم الزمن و الآفات سوق تقضي عليكم

  • @Ayubkarlo-q1u
    @Ayubkarlo-q1u 35 хвилин тому

    Guul musilimita i.a

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 2 години тому

    Nitenyaahu waa uu dhintey waayo muxuu uso Hadli waayey ilaa Haatan Haduu nolyahay ❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 години тому +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇮🇷🇵🇸🇮🇷🇵🇸🔻🔻♥️

  • @JaamachassanRodol
    @JaamachassanRodol 2 години тому

    Waad ku mhadsantahy akhbaarta aad nasoo gaarsiinayso waa qyb kamid ah jihaadka, oo ah gaalo nacaybka,& Muslim jacylka ad ku betrays dadra slmka ah ee ad gaarsiinyso, insha alah waad jihaadaysa,

  • @Adancali-u8p
    @Adancali-u8p Годину тому

    Wasaab

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Годину тому +1

    Bal ka waran haddii maalin dhaw la baahiyo inuu yaxye sinwaar nool yahay
    Faalooyinka ay samaynayaan qaar ka mida UA-cam rada masaarida

  • @HaddiDima
    @HaddiDima 2 години тому

    👍✌✌✌✌✌

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud Годину тому

    Gaalo alle haisku kiinjabiyo iraan weytagereysa iskabaaciinta intey guuleysanayaan guul waarta rabi hasiiyo galo dhani waxey .indhaha kadawanayaannxasuuqa qaza ka socda

  • @MariamMoussa-d7t
    @MariamMoussa-d7t 2 години тому

    No comment

  • @AbshirNuur259
    @AbshirNuur259 2 години тому

    Acm Abshir Anshahoe wajeer

  • @hassanKenedid
    @hassanKenedid 40 хвилин тому

    Allah yaramoux aux martyrs Palestine occupée et libanais et iranien et houtis et Syrien et irakien

  • @cismaansiyaad.guudhu.waxayraac
    @cismaansiyaad.guudhu.waxayraac Годину тому +1

    Haa.tan.okale.waxayutalaa.muslimiinta.dhamaan.dagaal
    Iyo.ducoba.diyaarnoqda

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 2 години тому

    Israeli waxay cagta saaray wadadi burburka
    Dawladihii Carabtu way daawanayaa dhinacood bal eega waxay ku dambeyso waayaha

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 години тому

    Caawa barnaamijku wuu soo daahay see camal hee asxaabta

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 2 години тому

    AAHEEY AAH MAKALA OODAY ISLAAMKA MAXAA IYAGUUN ISKU MUUJAY INUU ISKU HIISHO UDIIDAY?

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 55 хвилин тому

    G7 wa wadamada donfara ah
    Ma arkan miyaa waxa Gaza kasocda

  • @MaxamadDubadtaqal-sk5qr
    @MaxamadDubadtaqal-sk5qr Годину тому

    Ialaahay waaxan ka baryayaa in uu yahuuda uu halaago

  • @cismaansiyaad.guudhu.waxayraac
    @cismaansiyaad.guudhu.waxayraac Годину тому

    Cismaan.siyaad.guushu.haraacdo.muslimka

  • @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c
    @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c 2 години тому

    asc

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Годину тому

    Nataniyaahu waa mooryaan lagu janno tegi karo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Годину тому

    Nataniyaahu usheega inuu maraayo meeshi uu marsiiyey madaxdi wadamada uu dhulkooda heeysto

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Годину тому

    mareykan dagaslka iyo xasuuqa caruurta yaman iyo falasin lubnaan

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e Годину тому +1

    Waxaan idin waydiiyay HBN anigoo og in naf waliba saacada allah u qadaray ay dhimanayso sida fudud ee Yahya Sinwar uu u geeriyooday ? iyadoo aanay la socon ciidan xoog leh oo difaaci kara , xataa waxa cajiib ah in uu dhintay maalintii Arbacada oo uu habeenkaa ku mayd baryay gurigii lagu dilay taasi oo muqaawimaduna aanay waxba ka ogayn . Maxaan ku fasiri karnaa arintaa ?

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Годину тому

    Doqon iska hadlay dheh doofaarka netelyahu"

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 Годину тому

    Xaa diidaa in la dilo dhiigyacabka

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 16 хвилин тому

    Baasto iyo bariis u xayisiya dadka somaliyed ee ay datada kaga dhamaatey daawashadiina laxo ayaa tahiin

  • @AliDiiriye-j8b
    @AliDiiriye-j8b Годину тому

    Waxaa layaab ah natanyahu ma qof waalanbaa markuu leeyahay waa khalad wayn in la duqeeyo gurigayga isma oga miyaa mise waa is yeel yeel

  • @XamedAbiib
    @XamedAbiib Годину тому

    Waka

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 Годину тому

    G7 ma sasabey cadalada uu yaqanan Anigan San raban yeli Adigana ha dhaqaqiin dadka dhan ma doqoma modan waa la iska kiin cellin

  • @CabdimaMuxumedhayywuuwh
    @CabdimaMuxumedhayywuuwh Годину тому

    ARINTODU WAA ::--
    AF--NOOLI WUU HADLAA EEY--NA WUU CIYAA .
    REER GALBEDKU ISMA OGA IN CALANKODI DHACAY
    MALMIHI AY CALAMKA WAX U YEEDHIN JIREN LAMA JOOGO MAANTA CID WAX KA MAQLAYSANA MA JIRTO
    DHEGO DALOLABA NAGUMA YAALANE HA XIIQINA .

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Годину тому

    ERDOGAAN WAA BEENAWAAS ISTUSTUS AH EE OGAADA....!!!!

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 33 хвилини тому

    ASC.diyaradaha.ee.wax.werera.waxa jirta marki bambooyn culus ay saaranyahin isrogrogida way ku adagtahay maxa kudhacay difaaca cirka dalka lebnaan

  • @Kpp505
    @Kpp505 2 години тому

    🇵🇸🇱🇧🇾🇪🇮🇷🇱🇧🤲🇵🇸🫶🏻☝🏻👍🤲

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Годину тому

    RUN MIYAA DUQAYNTA GURIGA N.Y? YAASE DUQEEYEY? CIDI MA SHEEGATAY? ARMAY TAHAY BEEN CID LOOLA JEEDO??? WARARKU WAA WADA SIYAASAD EE SHAANDHEEYA OO HUBIYA JAALAYAAL.!!!

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Годину тому

    SUCUUDIGA IMARAADKA BAXRAYN URDUN IYO SIISI WAA WAHAABIYIIN CADOW AH EE FAHMA..!!!!!

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 58 хвилин тому

    ey ey dhashay oo kufarta ah caruurta gasa may ka hadlan xaarantu. nacalatulaa calal kaafiriin

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 години тому +1

    Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamed.cade..dhamaan.HBN

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 2 години тому

    Asc

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Годину тому

    Bal ka waran haddii maalin dhaw la baahiyo inuu yaxye sinwaar nool yahay
    Faalooyinka ay samaynayaan qaar ka mida UA-cam rada masaarida