A. madobe oo u Quus Goyay Xasan & Xamze waxa Haysatan Hal Janis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 години тому +3

    Viva ❤❤❤Ahmed islaan

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 4 години тому +12

    Mudane madaxweyne sayid Ahmed daacad guuleeyaso guul guul guul ❤️🌹💪🔥💪🌹❤️🌹💪🔥💪🌹❤️❤️

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 3 години тому +7

    Sayid axmad guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 4 години тому +6

    Subxanallah bal Eega wxaa uu xasan dhiiqo ciidan iyo dowlad inoo ka dhigayo😂
    After xasan dhiiqo pefore xasan bilibili 😂😂😂

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 4 години тому +9

    JUBBALAND FII QULUUBINAA 💪💪🔥🔥❤️❤️❤️❤️💪💪💪🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 4 години тому +7

    Xasan sheekh ciidamada uu keenay ee bac ka siida ah hana dul qaad hadii uu ilaahay nabad ka doonaayo

  • @seed3966
    @seed3966 Годину тому +1

    Asc war. Indho cade warka soodaa 🌎😎😎😎

  • @abdimire893
    @abdimire893 3 години тому +7

    hambalyo axmed madoobe from hargeysa

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Годину тому

      Mmaxaa kagaaley konfuur .waa faadull😮

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 3 години тому +4

    Axmed madobe aya ka fican xasan shakh

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 години тому +2

    Xamse waa marxuun. Waxuu kala Ogyahayna ma jirto. Xasan dhiiqo iyo USC. Ayaa. Ku adeeganaya. Wax jirana maaha. Laakiin MW Axmed islaam. Wuu Ogyahay. Cidda ku soo Duushey waana Dagaal Oogaha. USC. XASAN DHIIQO. WAANA LA KARBAASHAYAA. WUUNA KU JABAYAA Xasan dhiiqo. Duulaanka. Uu. Soo Humayo. Idankaallaah

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 2 години тому +1

    Jupaland guul

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 години тому +1

    Haloo fiirsado waxa ay ku heshiiyeen Kenya iyo Ethiopia markii Xamze iyo Xasan oo kabatay kadibna wax loo balaanqaday muhiimad leh inla siiyo Somalia, maxaay noqoon karo?

  • @seed3966
    @seed3966 Годину тому +1

    Taas odeyga axmad beenbuu ku sheegay farmaajo yaa nin itoopiyana lacak siiyey weli naceebkii yaa ku jira odeyga how 😎✅✅✅

  • @daadiro278
    @daadiro278 3 години тому +1

    Waxaan soo xasuustay markii indha cadee Ethiopia u qabtay todoba maalmood!!!!!!
    Kadibna Saudi u dhoofay!!!

  • @diamondtruckingdte9510
    @diamondtruckingdte9510 3 години тому +2

    Asc waxaan hambalyo hambalyo leeyahay Madaxweyne Ahmed Madoobe guusha uu ka soo hooyay Doorashadii.

  • @ahmedalin
    @ahmedalin Годину тому +1

    WAAR NIMAN YAHOW HA KU DAALINA AXMED MADOOBE, WAQTIGAA HAYE.
    MARKII UU KIBRAY AYAA WIIL ADEER U YAHAY ILAAH KU SALADAY. HALKAAS KU DHAMATAY SALDANADIISII.
    WAA SUNADA ALLAH. WAX WALBA DHAMAAD AYEY LEEYIHIIN. WAQITIGAA HAYA SH. AXMED.

    • @snappywild
      @snappywild Годину тому

      Axmed we u dhamatay case closed

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 3 години тому +1

    Daaroodoow Hawiye Ismaaciil omar geele ayaa Cusbo dabad ka geliya oo Hassan waa tijaabadii labaad ee Daarood lagu dayay (1) in Khaatumo lagu hayo Isaaq waxa walba waa sameeyeen laakiin waa u dhici wayday Puntland ayuu Hassan miskiid dhexdii Jimco yidhi 24 ayay dhisnayd 24 Saacdood ayaan ku baabi,in kuwii Lacagta ku soo qaatay inay Caruurtood Hawiye Qixiyo weli way nool yihiin Ina Diyaan waa Rag la diran karo laakiin mar hadii hawn soo gali karin dhul Daarood degan yahay Hawiye ha u shaqeeyo.

  • @aadanxadiisXuseen
    @aadanxadiisXuseen 4 години тому +1

    adigu wararkaagu jaho hayeeshaan saadaal lahaw mabda cad lahaw cidna adoon taageerin hadana 2 codlaynta iskadaa takale jubbland ilaahay mooyee aadamo loogama walbahaarsana axmedna loowalaacimaayee waalagawada cabsan

  • @mohamedaliafrah7717
    @mohamedaliafrah7717 2 години тому

    Umadeena waalagu dhexjiraaye allah cadowga ka qabto

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 3 години тому

    Xasan iyo xamse midbaa laga takhalsayaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 години тому

    Jama galad asc walaal

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 4 години тому +1

    😂😂😂😂
    Kkkkk
    Maqaayadaada yputube ka shido😂😂😂😂

  • @Umo580
    @Umo580 4 години тому +1

    Wayabanahay maxa amusiiyey ninman kii lagajogiwayey dorashadi xasan

  • @oromtichaoromia1265
    @oromtichaoromia1265 41 хвилина тому

    Morgan abgal Mogdishu driglee lo si diremo😂

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 4 години тому

    Berigii caydid iyo cali mahdi xamar isku dilayeen bay isticmaali jireen jirrida labada dhinac kiniinka bili-bili

  • @alimussaali3959
    @alimussaali3959 13 хвилин тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂maangaabyo aan aqoon halka lo socdo ayaatihiine qaaq ma socaneyso ee hadal yuu idinka tegin

  • @HouceinSheikh
    @HouceinSheikh 3 години тому

    Waxaan kuqeemenina xamza natijiida aiyelata asagaa leh laxweliba daaqali is saardo ya luwaqala

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 години тому

    ❤❤❤❤❤viva juba land

  • @DaadirabuukarShariif
    @DaadirabuukarShariif 3 години тому

    War jaamacow sida aadjeceshahy
    Miyaad dooneysaa in aankaadhegeysano adeerow bajalaaluqa nagadaa hadadan aqoon bilibigu waa futada axmad madoobe iyo mida jamac galad

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 4 години тому +1

    Kkkkkkkk axmad wa la so xirah galadow insha Allah

    • @CcasiisAadan-wq4mp
      @CcasiisAadan-wq4mp 4 години тому +4

      Habar maxiri kardid ee meel fariiso jaasaajid cali guduud iyo gondhob lama hayee

    • @sunduscabdi-et7ow
      @sunduscabdi-et7ow 4 години тому

      Kuducayso inlasoxiro

  • @ShooBaro
    @ShooBaro 4 години тому +1

    Jaamac.nin.qabiil.ayaad.noqotay.waxan.ku.modnay.nin.somali.ah

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 години тому +2

      Meel kii madaxweynaha somaliya lagu sheegay in dhiig soomaaliyeed daadiyo rabo oo qabyaalada aad sheegeyso waxaan ahaynba ka shaqayn maxaad cid kale u qabsan. Ninkan jaamac galad xil somali uma dhiiban maxaa afkiisa loo haystaa.

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 4 години тому +1

    Ilaahow na dhaafi madoowe asakkisa arsenal bu ahaa wiilasheena dagaal uma ogolin shisheeye bu intaa u shaqeynayay Hal degmo uu xureyaynii sheeg Mel bu iska fadhiistay iska dhuuqaya Dhaka intee a dagaal uma rabno hadanahay ogaden🙏💯

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 4 години тому +1

    Ma dowlad bu iska dhicin karaa wa hogaamiye kooxeed madoowe Hamza na xukuma raisul wazaraheena amarkisa qaado ka deg ciidamada lankeenay wa soomali muxu rabay

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 години тому +1

    Jaamac qabyaali waxaa rabtaa in jubbaland oo aad ka tahay 20% ay kuu afduubnaato...
    Waa dhul Cawrmale Samaale, Ajuuraan, gaaljecel, shiikhaal, baajuun, jareer, Mirifle Samaale iwm

    • @seed3966
      @seed3966 Годину тому +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adigu is cadee waxba dad kale dusha ha iska saarin miskiinyahoow

  • @SaidMusse-y2j
    @SaidMusse-y2j 4 години тому

    Wala sooqabanayaa Ahmed madoobe dhawan

  • @abukar6
    @abukar6 4 години тому

    Amus Axmed madobe wa in uu umadda ka hor wareegaan wuu duleyey jubaland

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 4 години тому

    Isla hel wadksad wiilashrena u saadaleynaysid oo cudur aan dawo laheyn Allah kuhu tid xaasido.

  • @diamondtruckingdte9510
    @diamondtruckingdte9510 3 години тому

    Madaxweyne Ahmed kugu maalay.Ahmedaw waxaad ogaata oo la yidhi maalinba Awr baa dhaamiya.waxaan uuga jeedaa magaca Daarood aduu ku Caleema saaray.Seyidii ku Caleema saaraye horuu soco.

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 3 години тому

    Jamacow maleshiyaadkii xasan xabaalo qote uu keene raaskamboni way go doon ssnyihin 4 ta gees baa ciidanka geesiyada jubbaland ee kajogaan waala harereeye ooxitaa qoriga shacabka ayas qaate oo niman carari karayo xitaa ma aha oo diyaarad raashiin ukeente na majirto aad baa uga xumahe wiilal somaliyeed uu xasan munafuq uu laayo

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 3 години тому

    Sayid axmad guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤