On n'a marre de attendre les mendiants et pirates qui ont vendus aussi ils ont détruit le pays soit il mondit ce gens là, amine amine amine yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲😱😱😱😪😪🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭⚠️⚠️⚠️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War reer Banaadiroow, imisa nin oo Soomaali ah baa ku maqan dagaaladii Maxakiimta iyo Itoobiya. War reer Banaadiroow, biliqda iyo 💰 yaynan idin indho sarcaadin. War Banaadiroow, nabada iyo biliqda Muqdisho qadar Eebe iyo baarlamaan SOOMAALI bay ku timi. War reer Banaadiroow, taariikhdu way is qoraysaa.
Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kusali nabiga scw ❤
Allahu ma sale wa baraak ala mohamed s.aw ❤
Ethobia madaahirsanto waxeyna naga heysataa dhul balaaran ( Soomali Galbey ) Ethiopia waa in il gaara la isaga eego waxa eey rabto maahan dekad
Waa in laga wada hadlaa Soomali galbeed
On n'a marre de attendre les mendiants et pirates qui ont vendus aussi ils ont détruit le pays soit il mondit ce gens là, amine amine amine yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲😱😱😱😪😪🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭⚠️⚠️⚠️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Suldan maxamed abdullahi abdiraxman oo kalalabtey kasonidha madaxweyna xasan sheekh maxamed kasonidi Somalia ay uheysey lumiyey
Madaxwayne xasan shiikh wuxuu noqday yes man sababta keentay waa sir laga hayo.
😂😂 Ethiopia base weyn baa Somaliland laga siinaya dowlada federalka ayaa ogolatay waanu soo dhawaynaynaa 🎉
Waxaas waa afka bas wax heshiislayiraa majiraan
HSAN SHEEKH UMA QALMO IN SOMALIA MAMULO
Axmed madowde iga qabo nin yaho
Waxagan meel saar
Miiska ii saar waxaga dadku ha iska hadlee
Akaankara maa baadaayaada baay naalaaleedaahaay waadaan waadaan baad aama duul siiyaah maajiirooh ee Xaasaan shiikh maxaamuud Etopiiye inlaagu diilaah baa fiiciinaad.
Xasan shekh wadankaagag aa taktaay itoobiiyaa waa waadankaa
War reer Banaadiroow, imisa nin oo Soomaali ah baa ku maqan dagaaladii Maxakiimta iyo Itoobiya. War reer Banaadiroow, biliqda iyo 💰 yaynan idin indho sarcaadin. War Banaadiroow, nabada iyo biliqda Muqdisho qadar Eebe iyo baarlamaan SOOMAALI bay ku timi. War reer Banaadiroow, taariikhdu way is qoraysaa.
Weligiiba markuu wadan shisheeye tago madaxuu hoos udhigaa bal iminkaba eega waarakooc weyne duli alaw nagaqabo
Aanee waadaan keeygaa waa Soomaaliiya waa inana diifaacaa waajiib ii saaraan waayee
Ahmed madoobe wuxuu billaabay afduub .?
14:28 Etoobiya soo dhawaw. Dadka waa walaal. Xasan waxa xaniin yaha heysta mucaarad ku sheegay.
Xasan nabee waa Geesi.
Dani, wir hayiraahdo xasan etoobiyo ayuu aaday, waayo, waxaa uu mar hore iskudhiibay etoobia. Somaalida aad ayay isku baratay.
Somaali hadeyno nahay waa iska huhaa.. 16:21
Ethiopia way idinka adkaatey
Ilyees Badal maxaa ka yeersiiyay madax weeynaan ahay haduusan tol difaaco lahaayn qunyar socodku ma xuma hadaadan qabiil awoodleh ka dhalan