Routine subax walbo carurteyda markey iskulka adayan sidan usameyo.......|| Ayaan Bilan Barwaaqo ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 Рік тому +3

    Macaaan saaid caruuur inta la eg subxanallah macaanka badan ilmaha kadhaaaf😢

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman Рік тому +5

    Fariid masha allah tabarakallah alle ha idiin xafido hooyo. Qaali ah ayaa tahay

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 Рік тому +5

    😅😅😅😅😅 mashallh abaayooy ilmaha waxa ay cunaan ha iska sheegsheegin qaaraa intaasbo cunin❤❤❤ Allaha u daaweyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +7

    AYAAN CARUURTEEDA. SOODHACEY. SOODHAWAADA. ILAAH NIXAFIDO. DHAMAANTIIN. BAAYO❤❤❤

  • @shariifohassan1735
    @shariifohassan1735 Рік тому

    Abayo alle haku dayo gabar ilmihida uso sabartay Aya tahay.

  • @SaadoXasan-co1ur
    @SaadoXasan-co1ur Рік тому +1

    Mansha allah mcnto noo soo padi waan jeclahay routine kaaga

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695 Рік тому

    Ayaan walal shukri i shumi miyey dhimantey

  • @sacdiyosiman374
    @sacdiyosiman374 8 місяців тому

    Masham allah

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 Рік тому

    masha allah waxad tahay hooyo wanaagsan I'm fom 🇬🇧 ❤❤ wanku tageraa

  • @ahlukheermohamed7233
    @ahlukheermohamed7233 Рік тому

    Aniga Caruurtayda sokor dhan ma siiyo kuwa yaryar

  • @ruunxaaji7670
    @ruunxaaji7670 Рік тому +2

    M.a abaayo Allah baariyal kaagadhigo

  • @Aminaaa222
    @Aminaaa222 Рік тому

    Asc waa sax in carruurta wax labaro lkn habeenkii waqti hore seexi

  • @FaisaFaisa-h4w
    @FaisaFaisa-h4w Рік тому +1

    Naa malabkii ma iska daysay wad madoo bataye lkn dhaarta beenta iska daa wa laga dayriye intana haka xanajin cafis ❤❤❤

  • @Waano23
    @Waano23 Рік тому

    Caruurta kursi iyo miis u dhig markey cunteenayaan ayago Uniform kooda wataan waayo comfortabel madaremayan marke Uniform wataan dhulka kucuntenayaan

  • @SabrinaYousof-zv1sq
    @SabrinaYousof-zv1sq Рік тому

    Mashaalh hoyo ficn o garati leh atahy sidadokale warijeyana

  • @ahmedmahamud3525
    @ahmedmahamud3525 Рік тому +1

    Fruit ayaa udhama waxas chooclet iyo biyo cad

  • @amiraqurux4742
    @amiraqurux4742 Рік тому

    Ilmaha hasikadilin plz waxan kadaa

  • @fatushworld622
    @fatushworld622 Рік тому

    Mashallah sis ❤

  • @Zakiya-j7f
    @Zakiya-j7f Рік тому

    Thank you abaayo noo soo badi❤

  • @fartunabdi6936
    @fartunabdi6936 11 місяців тому

    Abaya ilmaha kayarey macaanka caafinadka una fiicna macalimntana way isku dhibtonaan oo boodbodkooda aa badanaya ilen macaan ay cuneene

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc Рік тому

    Mansha allaa wll ayan❤❤

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 Рік тому

    MaashaAllah

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 Рік тому

    Mashaallah mashaallah ❤ ❤

  • @AliAbdisalan-s3t
    @AliAbdisalan-s3t Рік тому

    Masha Allah

  • @ZaynabLiki
    @ZaynabLiki Рік тому

    Gabdhaha iyo wiilasha laba qol kala seexi wllo

  • @aishaali9102
    @aishaali9102 Рік тому +1

    Awey ilmahagi kale

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 Рік тому

    M.a❤

  • @AmranLove-r9g
    @AmranLove-r9g Рік тому +1

    Ilmaha intaa dharka u galinin cunada siii mese dharka wey iska haleenayan

  • @nasramohamed1731
    @nasramohamed1731 Рік тому

    Mashallah

  • @DaganYouTube
    @DaganYouTube Рік тому +1

    Macanka saidka kadaa abaa ilmaha 😢

  • @Maido-wz7uu
    @Maido-wz7uu Рік тому

    abyo ilmha maficno mcnka saidka ah wlhiii 😢

  • @maryanmuktar7272
    @maryanmuktar7272 Рік тому

    Gabadhaadi faadumo aawey

  • @Umonan
    @Umonan Рік тому

    Ayaney gorma growe iman

  • @nasteexo2574
    @nasteexo2574 Рік тому

    Ilmihi kale aaway

  • @sabuuxadaauud6862
    @sabuuxadaauud6862 Рік тому

    ❤❤❤

  • @najmahussein8432
    @najmahussein8432 Рік тому

    Malada joji hooyo salaad laga rabo ama ilmo school u.aadaayo maxaa jiifiye xiligaas malada jooji

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Рік тому

    Allaha caafiyo baby

  • @mrnali67
    @mrnali67 Рік тому

    Dukaanka caruurta soomaali nooga fur
    MaashaAllah waa tukaan alaab walba laga helaayo

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 Рік тому

    Willka madxa jug ma uga dhacday

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Рік тому

    Iskoladaa adunkodhan sawta laxiraya keniya maxa kajiraa lama fasaxo miya

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 Рік тому

    Masha Allah

  • @Xafsocabduqadirxafso
    @Xafsocabduqadirxafso Рік тому

    Mash Allah