Waa haben ay sabti soo galayso waxa aanu si kadisa isku baranay inan aad u qurux badan diin , akhlaaq iyo xishoodba slle swt siiyay Xidhiidh hore oo aan sameeyay kuma aanan guulaysan oo inantii hore calafka, ayaa nakala kaxeeyay oo hadda waa hooyo caruur leh taariikhdu wa 01/011/2024 qofka fariintaydan arka iigu ducee in aanu inantaa iscalmano oo uu alle calaf iigu darro ❤🎉
Date=19/1)2023 Place=Mogadishu Somalia 🇸🇴 Day=Thursday Time=12:31 100 sanno kadib laga yaaba shaqsi idinka mid ah oo jiilka naga dambeeya ah inuu soo raadiyo heestan waxan idin leeyahy farxad ku noolaada waxana idiin rajaynaynaa nolol ka qurux badan tan aan hada ku noolnahay ayada oo dhan waa wada dagaalo aafo faqri iyo rafaad aduun waxan idiin rajynyaa inaad aragtan oo nasiib u yeelataan nabada aan hada raadinayno anagu anagana noosoo duceeya i.a Qofkasta oo iga dambeya like saar si aan uso xasusuto inta aan noolahay🙌😘
Walale nin dhalinyara ba tahay saan qoraalkaga ka arko sxb mcn balwad waxay tahay ana so arkay wakhti badan bay iga dhumisay ragii facay ahaa wagan waxbarasha ka harayay ayagu wasii wateen manta wa shaqaystan ana waagii ba igu baryay markas ban hababa io orod bilabay markay ubad ku sugayan oo biil Laga rabo wa howl aduun maalinki hadan wax baran lahaa ay waridkay idaba ordayeen manta waxban qabsan laha marku warid wax ku Tara aadan haysan mar aad cidlo tagan tahay mar adiga io xiniyahaga aad is aragtaan aabihi wax ku siin jiray manta garabkaga usa tagnayn hooyana aysan waxba haysan baa aduun kugu yaranaya ogow sxb nimca kasta way suulaysa aabe io hooyo saa umasii joogayan cimri bay leeyihiin way dhiman karaan ama gabow ba haleelaya oo ayaga wax noloshoda kafala qaada ubahan sxb cid qaraabo kale ah oo wax ku taraysa ma leh intay waridkaa jogan bay kuu qoslayaan mar hadii waridkaa meesha ka baxo kan kugu dhow baa cadow kugu ah sxiib anigu balwad nooc ay tahay oo aanan arkin ma jirto noloshan wa iska dhohananaysa muddo marka khadka ka maqan tahay ba Malin aduunku kugu Soo forarsanaya sxb guur io hawl ba kusugaysa Soo inad ilmo dhashid ma rabtid ilmahaas mustaqbal bay ka rabaan inay balwad bartaan uma ogalid so khasab waxa ah ina waxbartid oo wax barasho gaysid hadaba aduunki oo dhan lacag buu noqday iskool ba dhahdaye dugsi qur'aan wa lacag ayadana ciyaar ciyaar Kuma imanayso oo qof hada qof kale bilaash wax ku siiya maleh ma inad xamaali noqotid ba rabtaa dhowr sano ama toban sano xata kama shaqayn Karti oo wa dhimasho Saxiib xirfad baro computer wax uun dhowr xirfadood baro sideeda nin waxa Jira ree laascaano ah oo la dhoho ina jabutawi yacni qabiil io waxa wax igama galin e wa nin millioner ah balwad buu waligii lahaa ninkas balwadiisa la fiirin maaye reer kiisa wuxuu uyahay kii lasoo diray maxa keenaya wa lacagta ma xaaran ba io ma xalalba kama hadlayo ee waxan ka wada mar hadii ad hanti leedahay waxa rabtid ahow balwada rabtid cun dadka ada utaliya horta balwada qofkii ay mamusho ayada ka raysa ee hadaa adi aad mamushid ada ka raynaya sideed qofku haduu balwad leeyahay hormarkuu rabo hagaaro wax ba ka dhiman yacni iin buu leyahay xag diin io xag aduunyo awoowe warka wa kugu dhereye hadal io dhamantiis ADUUNKAN HANTI KA QABSO WARIDKAA kADUCAYSO ALLE RAALI GALI ISo ducee sxb Ana wakuso ducaynaa Ani Waka waynahay saan umalayn 28 jiraa 2ilmo ijooga galkacyo Jooga alx hada washaqaysta ❤
Habayn arbacaa 9:10 pm 26/4/2023 sariirtayda dusheeda baan ku dhegaysanayaa boosaaso anoo single nimo ku waynaaday calafkayga iyo waayahaygii wacnaa waan sugayaa❤ old is gold very nice song😊
WAXAN DHAGAYSANAYAA ANOO NIYAD JABSAN OO JACAYLKAYGII QUUS KATAGAN SIDA KII HORE AAN UGA QUUSTAY MIYAA UGA QUSTAA tolow dalkii markan joogay waan isu farax saneyn lkn markan usoo hajiray Italy 🇮🇹 ban calosha Kala xirana Hal talo iireb plz hadad jcl waxka garanayso😭😭😭
heestan wexey ii celisa qof aan mudo yar aqoon u lahaa lkn sameyn weyn igu reebay ma arkin shaqsi ka adkeysi iyo dulqad badan u maleyn mayo qofka naxaris badan inan baran doono YAARIN ABDIRAHMAN waxan rajeynaya inee nolosha markale ikaa tusto 💎🤍😔
old is gold markaa fanka hada murti kawaayo aan xasuusihii dadkii hore inooga tagen iska dhageestaa si an fanka hada usoo dhaliiilo ✌️2️⃣8️⃣/1️⃣0️⃣/2️⃣0️⃣2️⃣2️⃣🎧🎸🎷🎻🥁🎺
28/7/2012 subax qimiisa sacadu 11:47 heestaan ani inay iga hadlayso soomada mar walba qisadayda sideyda ka hadle😭💔🙏 qof walbo mucashaqa oo la qiyamahay qalbiga Allha uu qabo jiyo oo ani kow ka ahay😢 inan soo boqdo heestan kama daalo
Waxa jirto gabar rahmo la yiraahdo o aan aad u jeclahay taas o igu abuurtay jaceyl xad dhaaf ah ayada iyo aniga ba waxa isla soconaa 1sano iyo 8bil allow ii dhowr rahmo waa naxariistii o qof ah waligey sida u jeclaaday uma jeclaan gabar kale 😭😭
12/April/2023 22:13pm ramadaan ay thy waa nacas kalgacalkuyee 💔 uma qalmin inaa sidaan ila dhaqanto lkn qalpigaa ku raacay adna dambi malihid ana ma lihi
Ifka tobanka nuuc aho nabsi baa adeege waxad nabad hurudaba nabar lama filan iyo naxdin daris ma noqoteen nasiipka nasiipkq ma kulan teen anna ma iska noolahay wax daraney 😢😢😢😢😢😢
Waa markii 20aad ee aan habeen kaliya dhagaysto taariikhdu waa 01.07.2022. Saxabaday oo labba habeen ka hor ila jogtay, ayaan meherkeedii FB ku arkay.😪😪😪😪
Alh waxaanku xasuustaa gabar aanisku barany safar dabeeto aaanu tagy hapeen hargaisa dabeeto roob soo daaty aheey xaliimo kuusey ku aaway iso noqo ku baryaa
Waa habeen axad ah malinta naguso aadan ay tahy ciidul carafa sanadka 2024 june-16.Aniga iyo sxbtey Rukio ayaa hal fadhi kuwada dhageyseyno anago nagusoo maaxanayaan xasuuso hore😢💔. Comment gaan waan xusi doona I.A🥰
Waxa is baranay gabar lagu macagabo neyrus waxa is nanaqana kudhawad lex bilood si xad dhaafa aan ujecalahy waa qofki ugu horeyay aan xarir jacel lasameyo. Waa gabar dulqad badan alllaha iidayo waxa rajeyna inaa nolol wadagno insha allah nasoo duceya inaa calaf isku yelano ❤
Allaha kugu daro calaf.
Amiin yarabi
Aamiin
Allow isku kiin calaf
Sxp hada ma wada jogtaan ayada
2022 hadaad soo booqtey walinaa heesta aad jeceshahey like Hala dhaafin legendnow Allow sahal Amuuraha, Shey mire dacar allaha u naxariisto 🤩😔🤲
2023 😢 ilaa hada kama daalo
Waa haben ay sabti soo galayso waxa aanu si kadisa isku baranay inan aad u qurux badan diin , akhlaaq iyo xishoodba slle swt siiyay
Xidhiidh hore oo aan sameeyay kuma aanan guulaysan oo inantii hore calafka, ayaa nakala kaxeeyay oo hadda waa hooyo caruur leh taariikhdu wa 01/011/2024 qofka fariintaydan arka iigu ducee in aanu inantaa iscalmano oo uu alle calaf iigu darro ❤🎉
Waa nacas kalgacalkuye muxuu igu nagaashaday!!! Aduunyada ayaaba iska Imtixaan ah runtii. Allow kuu naxariiso Shay Mire Dacar.
jaabirow nabad majirtaa😊
gaadhari
Date=19/1)2023
Place=Mogadishu Somalia 🇸🇴
Day=Thursday
Time=12:31
100 sanno kadib laga yaaba shaqsi idinka mid ah oo jiilka naga dambeeya ah inuu soo raadiyo heestan waxan idin leeyahy farxad ku noolaada waxana idiin rajaynaynaa nolol ka qurux badan tan aan hada ku noolnahay ayada oo dhan waa wada dagaalo aafo faqri iyo rafaad aduun waxan idiin rajynyaa inaad aragtan oo nasiib u yeelataan nabada aan hada raadinayno anagu anagana noosoo duceeya i.a
Qofkasta oo iga dambeya like saar si aan uso xasusuto inta aan noolahay🙌😘
100sano kadib aa youtube inuu jirayo yaa og😂😂
@@abdullahibulla UA-cam ha dhihine dunida dheh sbbto ah dunida haday jirto UA-cam wuu jira
𝗥𝗮𝗴𝗲𝗲𝗱𝗶 🥺👊✊
Ameen noso duceya jilka naga dambeyooo
Nabad hadaana hada anaga sii raadin oona diyaarin ma arkayan ee aan wada nabada usii xaarno ubadka soo socdo ❤
Xasuus anago group ah ayaa hestan ku qayili jirnay habeen walbo kampala hada. Nin walbo waqtiga ayaa meel ka tuuray mana isla joogno asxabteyda
daroogo Al fanan jeazy Boy alfanan Abdi samax. Iyo legendki wayna wll anshax waa idin xisay sxbyal🥺❤️
alle haku naxaristo shey mire amiin amiin amiin
Jeazy boy ma qayilaa
Emsga❤❤❤dk
Muxuu nabarka caashaqu iigaystay naafada 😭😭❤ war maxaa samaysay ina dacar.
Heestan wakhti aad igu adka dhagaysan jiray sanado ka hoor cawa dib uso xasustay 7/9/2022 7:50pm hadad iga danbayso ilahy nabaradad ha dhayo
Hestaan waxa dhageysanaysa anoo mirqaamaya walahi hawada ku jiraa 2024/5 17 like sar zhp ❤
Walale nin dhalinyara ba tahay saan qoraalkaga ka arko sxb mcn balwad waxay tahay ana so arkay wakhti badan bay iga dhumisay ragii facay ahaa wagan waxbarasha ka harayay ayagu wasii wateen manta wa shaqaystan ana waagii ba igu baryay markas ban hababa io orod bilabay markay ubad ku sugayan oo biil Laga rabo wa howl aduun maalinki hadan wax baran lahaa ay waridkay idaba ordayeen manta waxban qabsan laha marku warid wax ku Tara aadan haysan mar aad cidlo tagan tahay mar adiga io xiniyahaga aad is aragtaan aabihi wax ku siin jiray manta garabkaga usa tagnayn hooyana aysan waxba haysan baa aduun kugu yaranaya ogow sxb nimca kasta way suulaysa aabe io hooyo saa umasii joogayan cimri bay leeyihiin way dhiman karaan ama gabow ba haleelaya oo ayaga wax noloshoda kafala qaada ubahan sxb cid qaraabo kale ah oo wax ku taraysa ma leh intay waridkaa jogan bay kuu qoslayaan mar hadii waridkaa meesha ka baxo kan kugu dhow baa cadow kugu ah sxiib anigu balwad nooc ay tahay oo aanan arkin ma jirto noloshan wa iska dhohananaysa muddo marka khadka ka maqan tahay ba Malin aduunku kugu Soo forarsanaya sxb guur io hawl ba kusugaysa Soo inad ilmo dhashid ma rabtid ilmahaas mustaqbal bay ka rabaan inay balwad bartaan uma ogalid so khasab waxa ah ina waxbartid oo wax barasho gaysid hadaba aduunki oo dhan lacag buu noqday iskool ba dhahdaye dugsi qur'aan wa lacag ayadana ciyaar ciyaar Kuma imanayso oo qof hada qof kale bilaash wax ku siiya maleh ma inad xamaali noqotid ba rabtaa dhowr sano ama toban sano xata kama shaqayn Karti oo wa dhimasho
Saxiib xirfad baro computer wax uun dhowr xirfadood baro sideeda nin waxa Jira ree laascaano ah oo la dhoho ina jabutawi yacni qabiil io waxa wax igama galin e wa nin millioner ah balwad buu waligii lahaa ninkas balwadiisa la fiirin maaye reer kiisa wuxuu uyahay kii lasoo diray maxa keenaya wa lacagta ma xaaran ba io ma xalalba kama hadlayo ee waxan ka wada mar hadii ad hanti leedahay waxa rabtid ahow balwada rabtid cun dadka ada utaliya horta balwada qofkii ay mamusho ayada ka raysa ee hadaa adi aad mamushid ada ka raynaya sideed qofku haduu balwad leeyahay hormarkuu rabo hagaaro wax ba ka dhiman yacni iin buu leyahay xag diin io xag aduunyo
awoowe warka wa kugu dhereye hadal io dhamantiis
ADUUNKAN HANTI KA QABSO WARIDKAA
kADUCAYSO ALLE RAALI GALI
ISo ducee sxb Ana wakuso ducaynaa
Ani Waka waynahay saan umalayn
28 jiraa 2ilmo ijooga galkacyo
Jooga alx hada washaqaysta
❤
Cusbitalka shey mire dacar qeybta ICU da 😢
Waa Nacas Kalgacalkuye Muxuu Igu Nagaa Shaley 😭
Alow kuu Naxariiso 🙏
Muxu ahaa Fanaan❤️😢
waxaan dawanaya Heestana 1/30/2023
u Duce shaymire
Ilaahy inuu naxariisti jano ka waraabiyo ilaahy u soo barya wllyal 2022 june jijiga
Asxan hees inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤
heestan aniga bay igu socoda ban mooday 😢😢😢 jacel waa Nacas walhi daadka kama xiishodo 7 sano qof aan jacel baa maanta Gacantayda ka baxay lkn aduunka intaa saranahy jacel dambe ma jiiro 😢😢😢 khery baay ku dhamanaysa s insha allha 😢😢😢😢😢😢😢😢 3:19 4:32
Sorry 😢
Waryaa nacas yahow, Rabi ayaad leedahay oo Qani ah. Maad kabaridid mid kafiican oo boogta kaa dhaydo. Fiiri walal, Rabigeyn wuu ku jecelyahay waxaad kabaridid oo qeyr ah na wuu kusiin.
Zhp nolasha way iska adagtay niin raga ah buu Allha ka dhigay horey usoco hadu allha idmo gushada wad gaaraysa hadu allha idmo nasiib wacan ku rajenaya pro❤❤❤❤
the baste hees mahamed saleeban tubeec Lagend
fanaanintu shay mire dacar oo kale na wuu ku jiraa such a lovely voice Allow ku naxariiso♥️
16/11/2022 5:52pm baan daawayanaa❤️
Ax Heestan aabahay ayaa dhegesan jiray markii isaga iyo hooyo laysku diray ay ka tagty isagoo jecel 😭😭😭
@@aasiyacabdisalaan6075 Allah ha u soo celiyo baayo qalbiga na allah hakuu qaboojiyo
Sen ugu shegaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺❣️
😭😭😭😭😭😭usheeg
shey mira dacar ilahay janno hakuku bishaareeyo 😪😔
xasan cod shey mire alle haku naxaridto amin amin amin
Heestan waxan Dhagaysan habeen chumca Ah saacdu waa 1:21 tarikhdu waa 3/11/2023 Halkana waxan isoo galay inan Akhristo mucashaqiinta yuotubka had iga dabayso like Saar 😭💔AHU shaymire dacar
11/08/2022 yaa jooga??
“Nabsi baa adeege , waxaad nabad hurudaba , nabar lama filaaniyo naxdin daris ma noqoteen, nasiibkaa nasiibkaa ma kulanteen ana mayska noolahay inantaay”
28/12/2022 nabsi baa adeegee
2024 yaa dhagysanaya😂❤
Ani😂
10/4/2024 kwarama
16 may 2024
Ani😂😂
Yaa ima dhageysanaya sanadna cusub 11/1/2023 malin arbacaa ay khamiis sogaleyso Big respect 🙏
2024 yaa ila jecel heestan❤❤
Habayn arbacaa 9:10 pm 26/4/2023 sariirtayda dusheeda baan ku dhegaysanayaa boosaaso anoo single nimo ku waynaaday calafkayga iyo waayahaygii wacnaa waan sugayaa❤ old is gold very nice song😊
Wlle ilahy haku dilo dhimasho kliya ku dhimane 😂😂
😂😂😂😂😂
In Saigon 2024 ❤ Allah riyooyinka noo rumeeyo
WAXAN DHAGAYSANAYAA ANOO NIYAD JABSAN OO JACAYLKAYGII QUUS KATAGAN SIDA KII HORE AAN UGA QUUSTAY MIYAA UGA QUSTAA tolow dalkii markan joogay waan isu farax saneyn lkn markan usoo hajiray Italy 🇮🇹 ban calosha Kala xirana Hal talo iireb plz hadad jcl waxka garanayso😭😭😭
Xᴀɴᴜɴᴋᴀ ᴀᴀᴅ ᴍᴀʀᴀʏsᴏH Aɴʙᴀ ᴡᴀɴ ᴋᴜ ᴊɪʀᴀᴀᴀ ᴡʟsʜᴇʏʏʏ 💔😔ᴡᴀʏɴᴜ ᴋᴀ ʙɪxɪɴ ɪɴsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ🖤
@@adnanali-rn4jv inshaAllah abowe mahad sanid
ilow wixii Tageyyyyy💔.... plze ha iLowin casharkii aad ka baratayyyyy. !! ✌
Muxuu Nadinka Haaruhu Nadi Aniga Ila Dhacay Dhacayeey
Miyey marrysaa wll❤❤❤❤❤
Abyo mcn xanuunka jcylku waa mid yaableh jcyl quuus laga joogo.rajo malehee noloshaada dhiso waad helysaaa qof ku jecel ana isoo duceeya in alle isu keen soo dhaweeyo qof wax jecel baan ahye😶🙄
I’m Oromo from Canada 🇨🇦 and I can’t understand the meaning of the song
But I can’t stop crying 😭 😭
I love my Neghbour Somali people ♥️
We love you back bro it is a very emotional song based on love which seems one sided
@@atocareh7066 Thanks bro
Akam bultee
We love u bro 👊🥲😍
Oromo are somali
Hesstan waxaan bartay markii iigu horeysay 2019 hees la mid ah waligey ma dhageysan shey mire dacar A.u.n cod dahabi ah
heestan wexey ii celisa qof aan mudo yar aqoon u lahaa lkn sameyn weyn igu reebay ma arkin shaqsi ka adkeysi iyo dulqad badan u maleyn mayo qofka naxaris badan inan baran doono YAARIN ABDIRAHMAN waxan rajeynaya inee nolosha markale ikaa tusto 💎🤍😔
2024 ayn dhageysanayaa qalbiga i jaban😓💔❤️🔥
Sabar
14/7/2024
Habeen axad soo galaysa
Wadanka turkey
Magalada Istanbul
Xasuus
Nasiibka ma kulanteen anaa ma iska noolaha ❤
Hbn Axad ah saacadu waa 1:32 hargiesa ayaan ku dhegaysanayaa aniga iyo laba nin oo aanu zhp nahay cagtu way yarthy oo Dadka badankii waa hurdaan taarikhtu waa 6/3/2022
old is gold markaa fanka hada murti kawaayo aan xasuusihii dadkii hore inooga tagen iska dhageestaa si an fanka hada usoo dhaliiilo ✌️2️⃣8️⃣/1️⃣0️⃣/2️⃣0️⃣2️⃣2️⃣🎧🎸🎷🎻🥁🎺
shey mire dacr alle hau naxaristo amiin😢
Jacylow abahaa la was muxuu igu ilkystay 😮
😂
28/7/2012 subax qimiisa sacadu 11:47 heestaan ani inay iga hadlayso soomada mar walba qisadayda sideyda ka hadle😭💔🙏 qof walbo mucashaqa oo la qiyamahay qalbiga Allha uu qabo jiyo oo ani kow ka ahay😢 inan soo boqdo heestan kama daalo
Rabi qalbiga hakuu qaboojiyo walaal waxwalba aad weysana u qaado ineysan kheyr kuu eheyn oo wax ka qurux badan rabiga kuu qorsheynaayo insha allah 💔😭
Aamiin wll thnks🥰🙏🙏
Waxa jirto gabar rahmo la yiraahdo o aan aad u jeclahay taas o igu abuurtay jaceyl xad dhaaf ah ayada iyo aniga ba waxa isla soconaa 1sano iyo 8bil allow ii dhowr rahmo waa naxariistii o qof ah waligey sida u jeclaaday uma jeclaan gabar kale 😭😭
Ax😢Jaceylow her waxad igar sisay inan waheshado qaraamiga 😢💔😭
Illaahoow u naxariiso , Sheey Mire Dacar. Aamiin
Waan ku nolan fina xasustada dhaxal haan wxd iga tagtay aya ah xasuus malin waxa iman donta adigo hortayda tagan anan ku aqoonzan doniin kumana cafiin nolosha ayad igu cishay alle kuma cafiyo dilmigad ibaday wad heli dheftiza😭😰😥
Iska cafi waa nacas kalgacalkuye huno
Sorry😓
Apayo iska cafi😭
Jacaylku xoog maaha, ee habaarka ninka ka daaa, samraaa sadkii heleee
xasan cod shey mire alle ha ku naxaristo amiin amiin amiin
Naxdin daris manoqoteen
Nasiibkaa ma KULANTEEN.
Waxaaan jeclahay wiil xl ah oo laagu magacaaabo aashito boy xidiga xaafadda suuqa xoolaha 2024 waa dhamaadd waxxaan rabaa inaaa arooso 2025 insha allaah
Date 4/3/2024
Place=Nairobi
Day=Tuesday
Time=12:32
I will never follow my soul 😭😭 💔💔
2024 heestaa ifka logu jeclahay ❤😢
Alfanan shey mire dacar waa iskaga daga mana niyad jabsani wlhi lkin xaqiiqo miran weye ninkaan heesihiisu❤ naxaris warta
Aad iyo aad ❤
Dear future generations, don't let this masterpiece die🙏
xasan cod shey mire markan maqlo waxaan darema wayo waxi somari runti alle haku naxaristo
old is gold homie 👌
@@theworldbeautifull6627 qà
❤🙏
@@yamyamofficialcrb85159
Wa nacas Kalgacalkuye muxu igu nagaa shalay 😭😭😭Alle haku naxariisto wllo🥺😭🤲
Aaamiin yaa rabbi
Amiin yaa raabi
Beste fanaaan Al fanaan sheey mira dacar allow kuuu naxariiso
Xilliyada danbe qisooyinka mucaashaqiinta dhanka faallada ayaan akhristaa
11:04 2023/5 0ct
12/April/2023 22:13pm ramadaan ay thy waa nacas kalgacalkuyee 💔 uma qalmin inaa sidaan ila dhaqanto lkn qalpigaa ku raacay adna dambi malihid ana ma lihi
Qalbiga ka reebo byo uma qalmo hduusan ku ilaashan karine
1@@shaakilxaraf5692
Mxu Nadinka haaruhu
Nadi aniga ila dhacy
O nudubta haruhu
Tartarda ii nujeen
Wa nacs galgacalkuye
Muxu igu nagashady shadayeyyy😢🎵😔
020/08/2021(Saturdey) Wxaan Dhagaysanyaa Maalinta Heart Broken Day😁RMM😔👸Bqorad an Hilmami Donin😔🙏
Ifka tobanka nuuc aho nabsi baa adeege waxad nabad hurudaba nabar lama filan iyo naxdin daris ma noqoteen nasiipka nasiipkq ma kulan teen anna ma iska noolahay wax daraney 😢😢😢😢😢😢
Nasiibkaa ma kulanteen anna mayska noolahah
Ilaahay naxariistiisa haka waraabiyo 2022 /9/27
😭💔
When i'm wataching this song i am not boring this song is amazing
Thanks a lot shey mira dacar
Yaa dhageysanaya 2022 walahi wuxuu badalay tubeec marku dhintay waxa noqday poqorka codka shey mire dacar isgaana waxa badalay cawale adan sida waxa yidhi xasan adan samatar alle haa uuwada naxristo inti dhimatay fanki wale wuu idin racaay 😔
Heestan waxaan dhagay sanayaa malin isniin goor casar gaaba sanadka 2023 hadaad iga dan baysid like iisar😊
23/2/2023 thursday dalxiis kampala anoo ku jiro dhageesanaa daal ma ku dareemon alle ha u naxariiso fanankeena🥺🤲
Ay kala fogin marka 😢
Raaag waakii hoooreee haadaalaa waa intuu dhaahaay
12/10/2024 bn dhagysanyaa
❤
Who is listening 🎶 2024/10/19
10/November/2024 😢 Hess AA aad ujeclhu 🥺
@@AbdirahmanAhmed-mk7itNovember/15🥹🥹😓😓
Waa markii 20aad ee aan habeen kaliya dhagaysto taariikhdu waa 01.07.2022. Saxabaday oo labba habeen ka hor ila jogtay, ayaan meherkeedii FB ku arkay.😪😪😪😪
Iska samir wllo
Sorry wll adnkaba noca iska ah iskasamir
Sorry sxp samir ku dhaaf I.n
waa dadkii fanka laga sogari shey mare alle hau naxaristo amiin amiin amiin
Raxmanku Haku naxariisto adeer😭😭🤲🤲🤲
20/6/2023 june
Date 9:09😊
Hwen talado ah 😢
Waxn jeclady nin xasle ah
Inn is helno igu so duceya😢
the best song of somalia shay mire allah yaa rahma
10/12/2020 isoo martay xaalad adag kadib heestan dhagaysan jiray old is gold
April/23/2023. Time 9:28pm
Haben isniin soo galayso
Dadka qalbi jabay ee heestan wakhtiga isku dhaafiyo mid an idin irahdo wlhy calacal waxba idinma qabanayo way ku qornayd wax walbo kugu dhaca is badal same noloshada ha niyad jabin qof adag iska dhig istiqfarta badso qalbiga ku dagaya danbi dhaafna waad ku helaysa badal kheyr qaban idin wada leeyahay qof walba oo qof uu jecla wakhtiga iyo waayuhu kala fogeeyen
1/9/2023 ban dhagysanaya waxana jooga nairobi rabi dhipka ihesta haigadulqado fanankan shaymire dacarna hau naxariisto😢 inta iga danbysa like isaara 🥰😭🤴
Amiin alla hkaa duqaado wllo
Alaha u naxariisto lajan buu ahaa
Nacalaa jaceyl kuyaal 😂🤕😫💔
Ustaad shay mire dacar AHN
Hben axad 24 june 2023 still watching my faviurite song😢😢
Shay mire dacar alle haku naxariisto
Allah HUN dhammaan fananiinta intii dhimatay alla maxay fan dhaxal gal ah nooga tageen 3/010/2024
Am still listening 🎶 this song very heart touching for sure☹💔
2024 still favourite song 🥹🎧🥰
🙌🏽🙌🏽
just❤
🎉
😮😮qq¹qq@@MaxmedCwali-xs8nd
Waa habeen jimca so galayo 30/5/2024 waxan ku dhagaysanaya Hargeisa waxan rajaynaya in qof walba ilahay wuxu. Rabo siyo
Heestan waxan dhagesanayy 2023-- 1 bissha bisha 12 -- 2023 by bay 😢😢
Who stiil watching 2024😊
Same❤🎉
You and me 😅
Heestan 😭❤
😂
17/10/2024 ❤
Waleba haben nimo magalada muqdisho❤💙
Allah naxariisto
Still 2024 my fav song Allah kuu naxariisto alfanaan shey mire dacr😮😊
Allah ha unaxariisto
2024 saqdhexe sacadu waa 2:00 still heestan waaa dhageysanya😢😮❤
the baste hees mahamed saleeban tubeec Lagend
Axyaa fanaan habbeen talada aha 24/10/23 bay ibaxaysaaa. Xasuus baann ku galay cawa Aduunoow xalka baa
Alh waxaanku xasuustaa gabar aanisku barany safar dabeeto aaanu tagy hapeen hargaisa dabeeto roob soo daaty aheey xaliimo kuusey ku aaway iso noqo ku baryaa
Heestan. Waa jecel ahay markan cidlo dareemo. Baa dhagaystaa 😢😢 galabta 4:31 October 21 intaa dhagaystay
Allh ha kuu naxariisto 😭
Still my fav song 🥺❤️
My favourite song 🎵 ❤
Zve wye wllhi😊
ilaaheey ha ha u naxariisto
2024 still watching
2022 still am listening this song. What a song and what a singer it's absolutely amazing.
Ejekjoslg
Nigel Pearson woeif2
😊🤩😇
mansha allh alle ha ku naxarisyo amin amin amin
Hestan maxan idhiin paadan kuu qayiile 😢😢
2024❤❤❤❤❤
2025❤❤❤❤