Xogo Kasoo Kordhay UK Ictiraafka Somaliland, Loolanka Madaxweyne Biixi & Arrimaha Doorashooyinka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Xogo Kasoo Kordhay UK Ictiraafka Somaliland, Loolanka Madaxweyne Biixi & Arrimaha Doorashooyinka
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 34

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 3 місяці тому +2

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 3 місяці тому +5

    Ninkaas la waraystay waa geesi aqoon iyo caqli leh👏

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 3 місяці тому +8

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 ❤❤❤❤

  • @drs.yusrabile6023
    @drs.yusrabile6023 3 місяці тому +5

    Madaxweyne muuse biixi waa halyey geesi qaran adaa guusha maanta ku suntan aqoonsiga sland noo keenay mar labadana waan dooranaya ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉hambalyo aqoonsiga 🎉🎉🎉🎉

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 3 місяці тому +2

    Maansha Allaahu Weriye Ruug Cadaaya Oo Aqoonteediina Leh WERIYENIMO WADANIYAD-NIMO Ay Ku Dheehan Tahay Weriye SICIID Guuleyso Isha Allaahu

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +3

    Guuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +1

    W s w w ❤❤❤❤❤

  • @mahdiwarsame6567
    @mahdiwarsame6567 3 місяці тому +5

    Guul iyo Gobanimo somaliland ❤

  • @Kw58437
    @Kw58437 3 місяці тому +4

    Ciidanka qaranku guul inshallaha

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 місяці тому +2

    💚Soomoaliland 🤍Alloow dhoowr ❤️

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 місяці тому +1

    Somalland kama shaqayso qofka la bedelo maxaa yeelay dadkoodhamiba waxay ku noolyihiin laaluush iyo dulmi gurikasta oo ka dhisan Somalland.

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 місяці тому +1

    Ninkani Waa Nin Aqoon Sare leh ! Qodobo mühima ayuu ka hadlay wax na laga baran karo Masha allah well done

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 3 місяці тому +1

    80% waad fiicantay 20% muuse
    Amaan aanay u haynin 6miyan ee somaliland ayaad adigu donaysaa

  • @nuuraabdulaahi6104
    @nuuraabdulaahi6104 3 місяці тому +1

    Waar ninkan waa xuseen kurdi malaha codkisi weye

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 3 місяці тому +1

    Well said weriye Siciid Ciise ileeye muwaadin dhab ah

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 3 місяці тому +1

    Alay cisag nooloow siciidoow

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 3 місяці тому +1

    Maasha Allah wuu asiibay 😂

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 3 місяці тому +1

    Well said siciid.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому +1

    Waa dhib in dawladnimadii iyo sharcigii oo laga biqiwaayay

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 місяці тому +1

    masha allah guul iyo goobanimo somaliland wariye agoon yahahan galiga iyo agoonta fiicaan ilahay haa ku siiyadiyo siicid ciise illeye guulayso adiga iyo wadankuba masha allah guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 3 місяці тому +1

    ❤🌷❤️✅👍💚

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 місяці тому

    Isbadal jabuuti elatare intee joogta iney itobiya lageyo sidas aaminsanyihin inmar laqabto jabuti dhulkey itobiya kaibsatay kuqabsaneysa qalas fursad figra adamiya figra cilmiya cidi kuheyseysay bidaqadey ogafaideynayeen basabor badal siyasad itobiyo jabuti balayadi ugureysa

  • @abdelleahmed5165
    @abdelleahmed5165 3 місяці тому

    Arabsiyo whatsapp group ku bedel magacaaga.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому

    MADAXWADEH AA LOO AQ-OONSAN YAHAY MUUSEH BIIXI CABDI

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 3 місяці тому

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDERS.

  • @Osob_5
    @Osob_5 3 місяці тому +1

    Ha biqlayso waa Qabyaaladii oo Qaawan waxba hays xiijin inaadeer 😂😂😂😂😂😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +1

    Kkkkkkkk
    Ictiraafkii kkk
    33 sano oo khuraafaad lagu jiro.
    26 juun ayaad noo sheegteen.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому

    Madaxweyne ma naqaanno!!!

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 місяці тому +2

    Beenta umadda reer somaliland ka daaya oo runta u sheega

  • @KhadraJoseph
    @KhadraJoseph 3 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉😅

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 3 місяці тому

    WAA TUUGTA MUUSE KA HOOS SHAQAYSA SIDA MAXKAMADDA DEGMADA CEERIGAABO OO KALE TUUG WEEYE DADKA MUUSE KA HOOSEEYA .