M aragteen dad badan oo ku maadsada ama u yaqaanna dhiirrinta wax aan nuxur badan lahayn? Dhammaan dadkaasi waa kuwa maqaaxiyaha fadhiya. Nafta in la dhiirriyaa waa astaan weyn. Sababta oo ah, nafteennu waxa ay astaan u leedahay, in ay seexato, in jeclaato in aanay waxba qaban, in aanay waxba baran, in aanay adkaannta nolosha wejihin. Dhalinyaro dedaal, niyad wanaag, iyo in siyaasadda aan lagu daawan kuwa saaqidiinta ah ayaa inoo ballan ah.
ياخي العزيز صاحب نصائح الجيد او صاحب حل الخلافات احب أن أشارك اجتماعات القيمه انا لا أرأيت اعلاماتك ولاكن ريت فيذوياتك فقط واحب مشارك لكن صاحب الفقر لاكن صاحب هِمِ والمستقبل العظيم .. إذن ين أجد اعلاناتك ...
Ma waxa jirta weli dhalintaro soomaaliyeed oo diyaar u ah inay dhagaysaan waxan ma dhalays ka ah Ilmaadeerayaal waxani waa waxaan meel ba gaadhsiisnayn dhalinyaradan Loo curinayo mushkilado aan jirin ee ku xidhan ninkani waan salaamayaa😂 Dhalinta soomaaliyeed ee godka ku jirta waxaan odhan laa salaamada barta sida loo fuulo😅😅😅
Weli dadkan maka jiraan Somalia 🇸🇴 hada kufto garguuro hada dhimato soco ha sexan Ha jiran ha caban alla maxay na dhira geliyen dhiro gelintas aa ku soo moodne 😂
Qur'an online cidii rabto welcome
Ustaadkii I baray kalsonidu waxay tahay guulo baladhan ba ku rajaynayaa 👏👏
Ilahay ha inaga dhigo kuwi dalkoda diintoda iyo dadkisab anfaac 😊❤
Manzha Allah ❤ guulayso umada somaliyed meel ficanbaad ugu jirta 😊
Ustaad maxamed cumar waad ku mahad san tahay sida qurux da badan ee aad noo dhiiri galiso ❤🎉
maasha Allah tabaarakallah usttadkeena ilaahay ha ku daayo
Waxan kudhaha garan maayo ee ♥ aad ayaad umahadsan tahy ❤❤❤
Ustaad Mohamed Omer Thanks ustaad❤
Ustaad kayga moalimuu waxan ka hayaa guushu waa meeja ay fursada iyo diyaar garowgu ku kulmaan❤
Thanks ustaad Mohamed Omer. waxbadanbaan kaa faaidnayustaad halkaa dedaalka kasii wad .
Mâcha Allah Allah jazz'akallahou khyr ❤❤❤
Alle haku barkeeyo kun jeer bn ku duceeyey mnta 😢
Maxamed omar aad baad uga mahadsantahy sida dhalinta udhiirigeliso thanks
Kusali nabi Muhammad ❤❤❤scw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Aad iyo aada umahadsantahy ustaad sida dhalinta aad udhirigalineysid 🎉❤😊
manshallah ilahy amiin adna is amiin ruux walba guul gadhahy meel foog ayu ka yimid
inaad iibsato 10 shay waxa kaaga haboon ado iibsada hal shay oo wakhti fog ku hayn kara
❤❤ le conseil c'est le plus important dans la vie
Massha allah ustaad❤
Mahadsanid Macalinka niyadaha jaban so noleeyo ayatahay❤❤❤❤
Mahadsanid ustaadi🥰👏🏻
First listener &views ❤
Salaam Alayakum masha Allaha thanks qofkii 176 Ee video gan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉🎉😊
Qof ki 70,708 lol
Shukran ustaad❤
Mahadsanid ustaad👏
Masha Allah wll Mohamed
Ustaad Mahadsanid 😘😊
once I heard your voice I felt more confident thank u
I’m i so obsessed reading 📖 these 😂
Hu ka qurux badan aqlaaq ee lagu labisto garan maayoh.
Thnks walhi sxp🙏🙏
Shukran
Macalinkaygii❤
Alx calaa kuli xaal ❤😊
My hero❤
Anuu malintan dhagaysigaga ayad gaadhay guulaha noloshayda❤😊
Dear brother Muhammad Umar ✋️
Great point
I love you ❤ advice ❤
alaha ku xafido macalin 💯
Keeo going 🎉
Guulayso zxp❤❤❤
Thank u 💯
Ye mashalah wll qali
Kama daalo dawshada viedogan mahdsnid ustaaad ..16.Nov.2023 khamiis goobtyda shaqo dhexdeeda
2023ki guul weyn oon gadhey ninki ka daanbeeyey
Noo soo badi hogaamiye video yadan oo kale please
Thanks
Ustaad maalin uun waa rjyn heerkaaga iyo mid ka sareeyaba inaan joogo i.a
M aragteen dad badan oo ku maadsada ama u yaqaanna dhiirrinta wax aan nuxur badan lahayn? Dhammaan dadkaasi waa kuwa maqaaxiyaha fadhiya. Nafta in la dhiirriyaa waa astaan weyn. Sababta oo ah, nafteennu waxa ay astaan u leedahay, in ay seexato, in jeclaato in aanay waxba qaban, in aanay waxba baran, in aanay adkaannta nolosha wejihin.
Dhalinyaro dedaal, niyad wanaag, iyo in siyaasadda aan lagu daawan kuwa saaqidiinta ah ayaa inoo ballan ah.
Shaqsiyad cajiiba
Nin dedaalay baad tahay maxamadoow. Kalsoonida iyo ku dhaca waad bartay
Shaqaiyad cajiiba
mahad sanid wll
Kkkk naku Amu doqonyahow,,horta yada kapilaw markas wah no shegeysa
ياخي العزيز صاحب نصائح الجيد او صاحب حل الخلافات
احب أن أشارك اجتماعات القيمه انا لا أرأيت اعلاماتك ولاكن ريت فيذوياتك فقط واحب مشارك لكن صاحب الفقر لاكن صاحب هِمِ والمستقبل العظيم .. إذن ين أجد اعلاناتك ...
اعرف للغة الصومال لاكن خالفت الناس لكي تري كتابتي ههههه
Love u usdhkeyks❤❤🎉🎉
My motivater🫶
biiyo meel fadhistaay iyo martii ragta labaduba wa so uu ran
Ma waxa jirta weli dhalintaro soomaaliyeed oo diyaar u ah inay dhagaysaan waxan ma dhalays ka ah
Ilmaadeerayaal waxani waa waxaan meel ba gaadhsiisnayn dhalinyaradan Loo curinayo mushkilado aan jirin ee ku xidhan ninkani waan salaamayaa😂
Dhalinta soomaaliyeed ee godka ku jirta waxaan odhan laa salaamada barta sida loo fuulo😅😅😅
Aaaa😂😂😂
140$ by one course
Dadaalkisi badna uu jaray bixi course ka qaado
@@hamdafaarah-jj3rw 😂 wa biibi kartaa
Weli dadkan maka jiraan Somalia 🇸🇴 hada kufto garguuro hada dhimato soco ha sexan Ha jiran ha caban alla maxay na dhira geliyen dhiro gelintas aa ku soo moodne 😂
beenaale umaddda kalatag faata dhugta 😂😂 Tuugyow
Jaahil aan fahansaneyba waxa laga hadlayo