KING CEYDA OO MASEER DARTIIS U XANAQAAY😡

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 січ 2023

КОМЕНТАРІ • 384

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +125

    Aan ku sallino nabiga scw

  • @kaltuumosh.cusmaan2625
    @kaltuumosh.cusmaan2625 Рік тому +35

    Ana kusalino rasuulka scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +101

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan❤❤❤

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +35

    🤣🤣🤣 aniga bari hore kakicilahaa meesha ceyda samir badan 🤣🤣🤣👍 qofkale kusameeya 🤣🤣🤣🤣🖐👍

  • @prettyrihaam3252
    @prettyrihaam3252 Рік тому +47

    Abaa Horta wiilkan maba Ku qabee saan mxaa wye wah waxan qosl ma ahene Alle Ka baqa😢

  • @kniivh7416
    @kniivh7416 Рік тому +12

    They’re not even married 😢 they are touch like that 😢

  • @liigoodoofficial6558
    @liigoodoofficial6558 Рік тому +75

    King ceyda young wye under 19 wye wlhi

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +22

    King ceyda waa funyy😂😂😂ifraax dhib midhan tahy 😂👋

  • @salaadoabuukarcali624
    @salaadoabuukarcali624 Рік тому +10

    Ceeda 20 sano waa wallaahi m.a waan idinjeclahay💯💯💯💯

  • @maryanmaryanruun7828
    @maryanmaryanruun7828 Рік тому +52

    Cayda funny waaye walaahi qof kale keen kulahaa🤣🤣🤣😂😂😝🤗

  • @muzaiboabdi806
    @muzaiboabdi806 Рік тому +7

    Keep going my sister 🥰😂😂💓

  • @fartunbilan3130
    @fartunbilan3130 Рік тому +9

    I love muufo iyo macsaro anoo ab ehen 😂❤️

  • @kerai195
    @kerai195 Рік тому +6

    Mashaallah you guys are soo funny my question is when are guys going to get marry please answer my question

  • @azmaaapdirihmaan2746
    @azmaaapdirihmaan2746 Рік тому +7

    Cayda funny waaye wllhi🤣🤣❤

  • @maxameddeeq7032
    @maxameddeeq7032 Рік тому +5

    Ar ceyda funny waye wllhi 😂yaa isoo siyey😃😂😂😂😂

  • @nasteexoaxmed8765
    @nasteexoaxmed8765 Рік тому +7

    Suuraha day ceyd funny wllhi😆😁

  • @hayatabdinasir1607
    @hayatabdinasir1607 Рік тому +9

    Cayda so funny🤣🤣🤣🤣🤣💚

  • @fatushmaalim598
    @fatushmaalim598 Рік тому +1

    Keep going dear sister

  • @Octformanud
    @Octformanud Рік тому +2

    Keep going my sister

  • @fathimahamed5353
    @fathimahamed5353 Рік тому +5

    Ilahyow hana waalin kulha amiin ❤️🤣

  • @fadumoyousuf-wj9kz
    @fadumoyousuf-wj9kz Рік тому +6

    Ceydwo waxaba ha mseerin waankusoosocda❤❤

  • @azmaaapdirihmaan2746
    @azmaaapdirihmaan2746 Рік тому +3

    Ifraah horay usoco qaali❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +3

    19sano jir waaaye sxip 😂🙌❤

  • @najaxmohamoud9214
    @najaxmohamoud9214 Рік тому +9

    Ceyda dulqaad badana jah 😂😂😂😂😂

  • @Maymun1221
    @Maymun1221 Рік тому +51

    Ceyda is so funny 😂😂😂❤

  • @xamdixuseenmaxamuud-mr8jg
    @xamdixuseenmaxamuud-mr8jg Рік тому +2

    Mashaa aallh ceydaa ilaah haa ku xifiyo dulqaad ayaa lee tahy

  • @aaminaosman7733
    @aaminaosman7733 Рік тому +5

    Kklk thnks hpty wax badan bn sugeyy inad king ceyda prank ku sameysid l love u ifrax

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Рік тому +4

    Ilaaa iyo hada wuu wadaaa fiiri kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ceyda legend

  • @ahmedmuhumed1810
    @ahmedmuhumed1810 Рік тому +2

    Ceyda waa lagend de🥰

  • @raxmacabdisalaan1918
    @raxmacabdisalaan1918 Рік тому +5

    Samirkii oo qof ah king cayda🤣

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Рік тому +10

    Wlhi caadiyaa leyskaga waalooyaa kulahaa ar ceyda waa funny waa dulqaadkii oo qof ah🤣😂

    • @miskisheikh4294
      @miskisheikh4294 Рік тому +1

      😂😂ceyda qoslka igudilay suraha day kulaha😂

  • @ayannitaayanfarah6873
    @ayannitaayanfarah6873 Рік тому +3

    Vraiment tu es très drôle ceyda allah ha kuxafido

  • @jamacxaashi2978
    @jamacxaashi2978 Рік тому +4

    King ceyda funny man

  • @dhibleyy4478
    @dhibleyy4478 Рік тому +2

    Waa fuuray cwa ee asad soo qabo ifraaxey😍😍

  • @sabirinyasin4135
    @sabirinyasin4135 Рік тому +9

    Ceyda madaxaa ka gasheen ifraax iyo muuse😂😂😂🤣

  • @sumayamohamed3274
    @sumayamohamed3274 Рік тому +15

    😂😂😂😂😂Fuuray ani cml waa dilan idin kugu dari lahaa😢😫

  • @adnaxuseen8644
    @adnaxuseen8644 Рік тому +6

    Waruntii qofkle hala keeno Astaqfirulah 😅🤣😂😂😂

  • @aaminaabdikaadir583
    @aaminaabdikaadir583 Рік тому +4

    illahow ha nawaalin buuba ka bixi la'a yahay ceyda legend wllhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adno3704
    @adno3704 Рік тому

    King ceyda you wye under wye wlhi🥰🥰

  • @sumishdiriye
    @sumishdiriye Рік тому +4

    Cayda so funny 🤣🤣🤣

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +1

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 Рік тому +16

    Anigu Walahi waxan aad u la yaabay dadka Hada Jooga goorme caadi noqotay wiil Iyo Gabadh aan isqabin in ay istaatabtaan Oo walipa qosol ka dayaan aaway dhaqankeni Iyo diinteeni suubanayd anu waxan Idin dhaho garan maaye alle ha Idin soo hanuuniyo sigaar ah na Waxa ulahdlaya Waa Nin kaa waar xizhoo xayada alle kaa qaadye hablo waad la dhalatee

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

      ninka kaliya maaha gabadhu way kuraacsantahay allaha soo hanuuniyo wll

  • @khadrayusufmuhumed5523
    @khadrayusufmuhumed5523 Рік тому +8

    Sxipey cayda waad kufogateen😊

  • @kerai195
    @kerai195 Рік тому +2

    Muse and ifraax please get marry if your love is true

  • @ikraanaxmed4784
    @ikraanaxmed4784 Рік тому +1

    King ceeyda 👨‍✈️🥰

  • @aluulashire9245
    @aluulashire9245 Рік тому +4

    Wlhi saa u qoslayey waa ilmeyey ifraah kulahaa intaa maa so baxdey haa jilec waaye ceyda kulahaa tanah fiiri adeg waaye wiilka intuu gacanta ku taagey😂😂😂😂

  • @japoutipoi
    @japoutipoi Рік тому +12

    Wixiina prank wey dhaafeen wrank ayay marayaan 😂😁😂😂😂

  • @tayosiirdaacad3309
    @tayosiirdaacad3309 Рік тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣king ceyda walhi sxb waad ciilbu kax noqoday qosalka iga dhameeyay

  • @ayanfarax6357
    @ayanfarax6357 Рік тому +4

    إنا لله وإنا اليه راجعون انا لله وانا اليه راجعون ifrax waxa samiysin wa zino

  • @hafsaabdikadir9639
    @hafsaabdikadir9639 Рік тому +1

    Subxaanalah 😢

  • @dayaxphones4602
    @dayaxphones4602 Рік тому +3

    😂😂😂 cayda funny waye

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 Рік тому

    11:56 wlhi waa fuure ceyda imtixan waaye hhhhhhh

  • @NajmamukhtaNajmamukhtar-fy6xg
    @NajmamukhtaNajmamukhtar-fy6xg Рік тому +2

    Scw scw scw scw

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE Рік тому +1

    😂😂😂😂😂. Maskiin. 😊

  • @idilabdosikieh6375
    @idilabdosikieh6375 Рік тому +2

    Waa funny walahi ceeda

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +6

    idinkiinii ayaa biyaha isasiinaya anakad meesha nagu qalajiseen kulahaa 😂😂😂 aar cayda uu iga qosliyey wllhi kkkkkkkk

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Рік тому

    Waa ka yaryahy cayda 21 ❤❤

  • @ayanfarax6357
    @ayanfarax6357 Рік тому +5

    Narta qiyaamaha o lagarin ba Narta adunka kugirtin wlhi 😭😭

    • @zalmazahal130
      @zalmazahal130 Рік тому

      Walley allah adunka naguma cadabin danbi hagaline salaad tuko tasbiixso

  • @basmadeggan5925
    @basmadeggan5925 Рік тому

    hhh legend cayda😂😂❤️

  • @asmohassan4460
    @asmohassan4460 Рік тому +1

    ❤❤❤❤

  • @yusrowarfaayusrobintuwarfa3632

    Ceyda sorry 🙏 huno

  • @anfacahmedmohamed7919
    @anfacahmedmohamed7919 Рік тому +12

    Ceyda qosolka ayuu iga dhamiiyay😂😂😂

  • @saynabmohamud3160
    @saynabmohamud3160 Рік тому +1

    Waryaa wryaa macaan waye

  • @abdulahiabdiahmed-jx8wb
    @abdulahiabdiahmed-jx8wb Рік тому

    War hammaseerinee Awey gabdhihiii qurquruxda badnaa ood isla Caweyni jirteen Affar Xabba kasoo qabso legend Asad Teamkiiisa Kasoo Xulo

  • @talaashaxmed6245
    @talaashaxmed6245 Рік тому +1

    Hhhhh wllhi aad bu iiga qosliyey ceyda miskiin 😁😁😁😁😁qof kle hala keno kulahaa

  • @fartunbirimo9263
    @fartunbirimo9263 Рік тому +1

    Anaa midigtaada ah xubi ha u bixin ❤️

  • @xamsecsalam3666
    @xamsecsalam3666 Рік тому +2

    Ceyda waa 20 jir ka adag bir funny

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 Рік тому +1

    Hhhhhhh muuse iyo ceyda qosol socdo waaye

  • @CabdiHakim-ds3qk
    @CabdiHakim-ds3qk Рік тому +1

    Kiinka cayda iintuu jiro 14❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 Рік тому +3

    Hhhhhh Ceyda Funny WYe...Qof kale Mesha halakeno kulaha

  • @siciidfarhanpuyol1834
    @siciidfarhanpuyol1834 Рік тому +1

    Next asad hagio

  • @JamiiloCqaadir-fp4jg
    @JamiiloCqaadir-fp4jg 10 місяців тому

    Naa wiilka kaleexo adaa 40 jir eh uf 21 inuu kayar yahayaan umaleyna❤❤❤❤❤❤

  • @safiya5554
    @safiya5554 Рік тому

    Ceyda is young siz ok

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 Рік тому +1

    ifraaxey sxb ceyde igu salaan ani wax aya barta saase tahay ma ihi daadka social media ha uma badne yacne ma fiirsaado pleas and pleas kin ceyde igusaalan abayo

  • @abdirahmannur2270
    @abdirahmannur2270 Рік тому +1

    Wllhi miskiinka Ceyda ahaa Daymaa kasoo hartay 😂😂😂😂😂

  • @ahmednuux3464
    @ahmednuux3464 Рік тому +1

    king ceyda waa 18 jir

  • @zahraibrahim7600
    @zahraibrahim7600 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂sorry walalkeyga ceydaa

  • @beeso7594
    @beeso7594 Рік тому +1

    Jarjar waaye

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 4 місяці тому

    Cayda is so funny😂😂😂❤🎉

  • @cadowisxaaqmaxamed7667
    @cadowisxaaqmaxamed7667 Рік тому +1

    Aa kusalino nabigeena s c w

  • @xamdifarxaanciise3710
    @xamdifarxaanciise3710 Рік тому +4

    21 wu uqalma 😇

  • @zuepsmond
    @zuepsmond Рік тому +1

    Adi ma pranklee taqaanaa 100 prank oo taxane ah waaku sidee

  • @sacdiyoccabdullahi9988
    @sacdiyoccabdullahi9988 Рік тому +1

    Scw scw scw

  • @saabirin690
    @saabirin690 Рік тому

    😇😇😇

  • @ifrahibrahim1804
    @ifrahibrahim1804 Рік тому +3

    Naayahe miyaanu waalid ka danbeen marku ninkan aanku qabin ku salsalaxayo Alleh ku abuurtay ka baq

  • @souhaybmizan3437
    @souhaybmizan3437 Рік тому +2

    😂😂😂😂

  • @Abdikariimsheikhali2333
    @Abdikariimsheikhali2333 Рік тому +2

    from glkcyo waw wl qalkya

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Рік тому +3

    Asad iyo ifraax mxaa ku dhacy 😫😥

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 Рік тому +1

    😂😂😂😂 wlhi ceeyda uqdad ayakudishee ifraxe kaday singlada cayarta

  • @user-sr4so4lr7o
    @user-sr4so4lr7o 4 місяці тому

    Cayda qurux❤❤❤❤❤❤

  • @aamincabdiraxmaan6930
    @aamincabdiraxmaan6930 10 місяців тому

    MansAlllh ♥️♥️🖤🖤🖤🧡❤️❤️❤️

  • @fardowsoabdullahi4553
    @fardowsoabdullahi4553 Рік тому

    Wllhi ceyda jclka hdaa ogan lahed😀😀😀

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 Рік тому +2

    Ifraax ayaamahan maxaa kugu dhacay wlhi waan kuu xiisey

  • @quen9239
    @quen9239 Рік тому +2

    Ceyda wu yaban yahay manoli😂😂

  • @user-yy1kp3qr2u
    @user-yy1kp3qr2u 11 місяців тому

    Ceyda is so funny😅😅😅😅

  • @zuuzaanmacalin5729
    @zuuzaanmacalin5729 Рік тому

    Ilaaahow hana walin ceyda wa wataa

  • @faanoolexuseen4644
    @faanoolexuseen4644 Рік тому

    King ceyda

  • @Xildibancade
    @Xildibancade 6 місяців тому

    King ceyda young waye

  • @apdidhoof1676
    @apdidhoof1676 Рік тому

    Waa sax

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259

    King ceyda probably he is 20 years old 🤔.
    Yaa igu raacsan ✊🏻?