Reer Bani Haashim heesaayaal iyo kuwa niikiyaan maahan . Teedakale sadaqo maqaatan marka........ Isdaji Ani xitaa Daarood ahy lkn ma Aaminsani inaan ahy reer Bani Haashim
Anaga hadaan nahey reer garowe mushakal baa nahay kana qeyb Baan uga siman nahay ..Kan gabadhana qeyb...yaab waaye mushakal reer garowe in ay yihiin yaa igu heystaa ....yaase igu raacsan...🤍🦋
HADAA jaceshay nabiga love saar❤️
❤
❤
SALLALAAHU CALAYHI WA SALLAM
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
❤❤❤❤❤❤ scw scw scw 🎉
me rer burco ismujiya nh 😂👍👍👍
Burcanimo i miss gobolkaygii😪🖤
Burco iyo Djibouti wa isku lahjad from Djibouti 🇩🇯
Hargeysa iyo burco dheh sxp jabuuti way nugu dhawday lakin naga yara duwantahay
Somaaha sxb❤🎉
🏃♀️😂afsoomaaliga inanta midh kama fahmin
Viva reer burco 🏃♀️😂
Team reer bini hashiim reer hargeisa keebgoing
From MuQdiSho gabdha reer marko wee wada saxanthy ✅✅
Joqof madhahno anaga maxa kasa qaldan fargeeta ladhaha
Maanta waa jumce ku saliya nabiga scw scw scw isoo bookho wll hadaan u qalmo mahadzanid
Adke rer burco ah💯
From ceergabo🤞
Afsoomaliga saxda wxa lgaga hdlaa somaliland ❤
Noo kan saxda ah wa koonfur
@@sanchoali2023 Mahan Waa Mudug Af somaliga Saxda Ah Tliyeh
@@motivationalspeaker9626 wll mcn qof weyn waydii ama hooya ama abee keba sax ah dheeh ayada aya runta kushegeysa
@@sanchoali2023 war naga amu oromo laydin moodaba sidaad uhadlaysaan kasaxda waka reer waqooyiga aptow
Waa sax walaashay😎👍
💚★❤️
Wllhi reer boorama ayaan ahay gabadha xabad kama fahmayo wiil si fiican ufahmayaa
Sido kale 😂😂😂
Afsomaliga inanta wxba kma garan 😂from hargeiza 😅❤
Milgacad waa sax
Inankayaga somaliland boy lahjadeena halkedibad dhigtay❤
Guul reer burco from somalilanad❤🤍🖤💚💉🩸💋
af somaliga saxda ugu imoow somaliland 🦋✨🟢▪️🔴from hargaysa ilma binihashim quraysh😅
Reer binihashim waa idin salame from reer khaan😂😭
Reer Bani Haashim heesaayaal iyo kuwa niikiyaan maahan . Teedakale sadaqo maqaatan marka........
Isdaji Ani xitaa Daarood ahy lkn ma Aaminsani inaan ahy reer Bani Haashim
Ilhyow inantan hdn xabad k fahmaya 😓 from burco
Rer burco ❤️ 100%
GABADHAAN REER MARKO AF SOOMAALI LA FAHMAAYO BAY KU HADLAYSAA MA AHA LAHJADII REER MARKO WAY ADAG TAHAY UUS DOONEE ISAGA MA DOONAAYO🌺🌺🌺🌺🌺
Waar asxaaabaY goboLka RaGa idinKa SOO salaamaYaa xaafaDa lagenaDa saylaDa burco😂😂😎
Waan kaa qaadnay anuu burco markaan joogay caqaayada dagnayn😂😘
@@QueenHamda243 anag hada dagan wll qli 🤣😂
@@haboonabdi5218 waan u xiisay wlhie🥺🖤
@@QueenHamda243 hada xgee ka aday na wll qli
@@QueenHamda243 waan qaadnaya k so salmay Burco xfada October
Wilka quruxlow🥺
My pro shaafic cabdi keep going my team burco
From reer binu haashim ❤️🫶
Malgacad ayaa sax ah waayo waxeey ka imaaty macalgo oo soomaliga saxda ah
Waan idinka qaaday from Burco
𝘛𝘦𝘢𝘮 𝘣𝘶𝘳𝘤𝘰☝️
Keep going yahye angu carab nahee somli ma nihinde😂😂❤
Wiilka saxan✅
Yur abayo ma at
Way kan sxb 🎉🎉🎉🎉❤❤ burco
Reer burco ayaan ahay 👍🏿
Isoo bookho alle haku sharfo wll
sɪᴅᴏᴏ ᴋʟᴇ
@@hafsaismailhabdi662 isoo bookho alle haku sharfo wll
Tan wey isyeyela fargeeto ma jaqaf ah😂😂
Waar reer boraman ahay gabadha laba shay uunban ka fahmay ukun iyo darmuus anaku laba shayda waanu unaqana oo falasada shaaha darmuusna wan u naqana midakale beedka digaga ukun iyo bed iyo naalo intaba waanu odhana lkn kalmada naalo rer jabuuti ayaa badanka isticmala marka wiilka reer burco isku lahjad baan nahay lkn kalmada makulal garan maynee bisad iga dhe wll 😂😂😂😂😂
Fargeeto ❤❤❤🎉 waaye sxb
From burco marko cadey midh kamanan fahmin 😂😂😂😂
Waaaw gabadhaan reer marko miyay noo eheed abaayo welcome
Shp yaxyoe Soo baddi❤
Shaaafici nin adag zxp ahaan jirnay hore u soco
FIFA marko cadey minin aw osman ninkii modo munafuq waye✌️
❤❤afsomaliga sahda ah waa marka cadeey minin aw cusman marka wan wataa waraa❤❤❤❤10000
anthore level somaliland ❤😊
Falaasad waa sax
Waa tuwaal ❤❤❤🎉
Burco burco 🎉 waa sax ee kusco waa sexe
af somaliga burco wan kahelaa
Anagu hadan reer puntland nahay middle baan nahay lapada wan fahmeyna 😂😂
Mushakal aa tihiin
@@igatasho1073 saa afafkina qabdarada maanu wadan lahayn qurxey
@@igatasho1073 qabdaroyy afkina oroda nidaam uyeeLa 🔪
Team Marka Cadey ismuujiya dhanka UA-cam Keeyga Caluushe Show thanks
Keeps goings my brothers and sisters another's levels questions 💯💪♥️😆
Wll alle haku xafido isoo bookho
Anaga hadaan nahey reer garowe mushakal baa nahay kana qeyb Baan uga siman nahay ..Kan gabadhana qeyb...yaab waaye mushakal reer garowe in ay yihiin yaa igu heystaa ....yaase igu raacsan...🤍🦋
Horta hadaan nhy reer burco inataa walashaya waxba odhon mayno laakiin waxaan lee nahy kuma fahmyno anagu
Stodio wnaka hya pro
Af soomaliga saxda waa soomaalind ka lagaga hadlo
Kkkkkk kuwataa reer binu haashim markana waan salaamay iyo xamar
shiikh isxaq binu carab😂🤞
hawiye khan😂
Part2 plzzzzz
Keep going my brother
Waraa gabadhaa cabdulaahi akanuu prank kusameeyay🤣
Reer burco 100% 😂💔
Taasi waa sax walaa reer #Burco 100%100 😁👍
Kabadh ❤❤🎉
Reer binu hajim ❤❤❤❤
Keep going legend hunter 😂😂😂😂😂😂😂😂🙏
Reer marka cadey waa idin xiisay🥰🥰
FroM SoMaLiland WalIba Reer Burco Yaxyow CaraBka Inanta Yu Xanuunin
Gabadheey reer hargeeso salaamahaan lagumasalaamo
Aar gabadhaa magaceeda oo sadexan wllaw😃😃
My home maraka cadey 🥺🇸🇴
Nafaddan reer Burco wuxuu ku leeyahay marka horaba xaraabo xaraabo ayaa la idiin sameeyay. 😂😂
team. marka cadeey madaxa noo saran tihiin
ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI ALL
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
Waa xabuub❤🎉
Waa kiniinis from burck
lagender yhye hunter✌️
Wll isoo bookho alle haku sharfo
AniGu InaN kaan faHmaYaa maDama BuRCO JooGo
Le monsieur somalilander il parle bien comme nous les Djiboutien
Marka cadeey baan islanahey my sister waad saxan tahey abyo
Ani waxan u aqana Seda rer purco
Part 2 nio
Reer burco❤
Wiilkaan carab nimadii buu hor cararay😁😁😁😁
Haa reer Djibouti will ka wa saxseyahay
Waa gir gire nio from burao
Anigu Waxaan Raacsanahey Gabadha Reer Marko...1.Qaaddo Waa Cunto Soo Qaaddo...2.Jelemad Waa Sax 3.Tarmuus Waa Sax.Saaxiiboow Gabadhu Waa Kaa,Af Soomali Badantahaye Ka Qallee...Ukun.Waa Sax.Beyd Maxaa Laga Wadaa?
Plz prt 2♥️yaa ila rpa😂👌
Italyano v English aaway somaligii subxanallah 😂😂😂qof kasta waxuu leeyahay anigaa saxsan yaab
Gabadhaa saxan from marka guul 💪❤️❤️🇸🇴 🇸🇴
Sheko qofkasta tisa lasaxan
Hadan Reer Burco Nahney Anagu Marco man Fahmin 😅
Isoo bookho alle haku sharfo wll
Anaa ku fahansiinayo
Waar inantu qurux weynaa masha allaah
Waidin salamay wllhy waxa idinkasosa may burco
Lahjada Caadiga waxa ku hadla reer binu haashim from burco
War gabadh rer burca mxad ugu balamin weydey inanku wu ka xiahonaya naagtan qaylinyse😅
Wey qaylo badan tahy inankii baa ka xishoodayba 😆😆😆
Burcawi boy
Taasa la leeyahay ha is raacdo😂
Form marka cadey 😂
Hargaiza
Inanaka ayan fahmay🥰❤
Burco saxan afsomaliga🥰
Wilka saxan😍😂
soo badi sxb 😂😂😂
Balanbaalis🎉🎉😂😂
Marka cadey 🥰🥰🥰
Flasaad wa English flasks
Part 22
From burco 🫥✨