IIDAADI OO KARBAASHAY FANAANIIN CAAN AH MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • IIDAADI OO KARBAASHAY FANAANIIN CAAN AH MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAA

КОМЕНТАРІ • 477

  • @farahmurtiile4555
    @farahmurtiile4555 5 років тому +24

    idaadi eeg xushmada uu dumerka u Hayo kulha abayo raali ahow intu gacmaha labta sarey wlhi qofki ila arka like isaro

  • @mukhtaarkroos9682
    @mukhtaarkroos9682 6 років тому +98

    Player kasta keena Hawada ku cuanaynaa wllhi viva Idaadi😂😂

  • @rayanppe7384
    @rayanppe7384 6 років тому +729

    ilkaha idaadi in laka hadlo intii ka xun like isaaa

  • @abdalayouzuv2942
    @abdalayouzuv2942 6 років тому +5

    Iidaadi madaxaad iisaaran tahay shactiradada waxay igaadhsisay heer marka aan keli noqdo xasuusto hadaladisa fasalkaan ku dhex qoslaa layga yaabaa respect from hargeisa hore usoco

  • @sihaambbe9544
    @sihaambbe9544 5 років тому +91

    Idaadi shiikhaal my tolkeyga ii dhaaaf yaaah adaaa cadow nogu noqotey 😂😂😂😂😂😂😂 aaan kaaa amaal helno

  • @wallaldalaawarsiinmaxamuud9862
    @wallaldalaawarsiinmaxamuud9862 6 років тому +14

    Balwadada tubaako waye kulaha😅😅😅 like iisara tageraha iidaadi👍

  • @hassanelmi8118
    @hassanelmi8118 6 років тому +49

    Hadaa jeclaan laheed ii daadi in uu yeesho acount youtube like saar this comment

  • @nasramohamedmohamud3650
    @nasramohamedmohamud3650 6 років тому +104

    Horta aad ayaan idinsalamaya. Baryahanba waaan idin raadinayay. Dee walaalo. Markaad guuraysaan dadka waa lasoo ogaysiiya bal aaniga maanta iidnsoo helay

  • @muhammadzarazara
    @muhammadzarazara 5 років тому +7

    "Il bax matihid mesha mushakal ka cabilaheyd sisiinaa cabtaa"🤣🤣🤣 wlh ninkan kaftankiisa wa dabiici

  • @Abdullahiiscotube
    @Abdullahiiscotube 4 роки тому +11

    Short clipkan wlhi kama daalo hadii ila mid tahay 2020 dawanoosi like dhac igu siiya

  • @subeerhamze4037
    @subeerhamze4037 6 років тому +3

    Wlh iiidadi wax kale weeye dadkan afkiisa
    ayay ka dhaman la yihiin libaax iidadi huray usoco 😂😂😂😂😂😂

  • @maanow1278
    @maanow1278 6 років тому +80

    Mudey iyo najib UA-cam walba Iidaadi ku shida
    Inta ila aragtay __________________

    • @saaxyuusuf1560
      @saaxyuusuf1560 5 років тому

      adiga yaa thy.....................................

  • @caatoyare7917
    @caatoyare7917 5 років тому +11

    Hees walba Qaad marabo naag🤣🤣🤣😂😂😂
    Qoftaan Naasaha haloo duro
    Ama liin dhanaantaan naga astura
    Sallah allah nabi

  • @abdirahmanjile5741
    @abdirahmanjile5741 6 років тому +59

    Nacallaa sheydan kuyale ninka madama shacabka somaliyed ka qosliyo waa inan ilka u gelinna ee nambargisa soo shega kuwa ilgihisa ku cel celinayo wa yabi donan wexey ku cayan wey donane

    • @osmk7203
      @osmk7203 6 років тому +1

      Nabad & Nolol Talo fiican aan bilowno arintan haloo furo page aan ku taageerno.

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 6 років тому +1

      Yaahuu warkuwan doqomahaa ilahahayow Somali maryoley ino haogu yeliin miid kasto ilko ayay kaga dagtaay yahuu

  • @abbassaddiq1743
    @abbassaddiq1743 6 років тому +4

    iidle war iga sii kulahaa Waa layska dabaaliyey markii la arkay xariifkan inay iidle uga dhagantahay ku yeh Waraa ma nuurayside naku kala wad wax qasan iidaadi Waa legend wlhi

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 6 років тому +1

    Tol hadii la yahay iidaadi Olli haloo geliyo. Waa inta mid walba u ku caynayo. Waa best comedian

  • @hanadibnuwarfa2499
    @hanadibnuwarfa2499 6 років тому +53

    Lacala ii daadi
    Hadii ilko gashado
    Maxay kula tartami doonaan
    😃😀☺ mid walbe dhihi ilko

  • @ahmedkunciilofficial2520
    @ahmedkunciilofficial2520 6 років тому +8

    Legend iidadi wllhi nin celin kro maleh

  • @iskaxaaji6319
    @iskaxaaji6319 6 років тому +5

    Najiib nd muudeey iyo fanaaniinta kale horay usocda

  • @ibraahinkeynan5909
    @ibraahinkeynan5909 6 років тому +6

    😂😂😂 wlyh idaadi nin uwayey dhibcaha ayu ka tirsady mudey 2:25 ila fiiriya😂😂😂😂

  • @monicashru9517
    @monicashru9517 6 років тому +2

    Uuuf War willkaa xanunsan xishmeyaa ilkihisa leee mr walbaa hakuu hyninee idadi isli nogu so lboo hlkasa lgaa xiishmeyayeee

  • @ahmedcadaweofficial6686
    @ahmedcadaweofficial6686 6 років тому +27

    Ano an fanaan somaliyed umada kunool muqdisho casimada soomaliya ninka iidaadi ladhaho waa NinkA kaliya aan dawado ilahow noo xafid meel aaan kle xariiro ii sheega lcg ayaa udiraya

    • @cabdalleboos763
      @cabdalleboos763 6 років тому

      Awale AdaN cawaale zxp ninkaasi anaa kuu keenin numberkiisa eee wax soo dir

    • @sharmaakecali2413
      @sharmaakecali2413 6 років тому

      Awale AdaN halooo sheego fananka meel idadi laga xariro idaadi hala cawiyo

    • @omarrefugee7932
      @omarrefugee7932 6 років тому

      Awale AdaN aniga ayaa kuu hayo telkisa

    • @ahmedcadaweofficial6686
      @ahmedcadaweofficial6686 6 років тому

      @@omarrefugee7932 ii Soo dir wax saxa raba ciyarta iga dhaafa

    • @ahmedcadaweofficial6686
      @ahmedcadaweofficial6686 6 років тому

      @@cabdalleboos763 wax Soo dir hooyada ima dhalin secml

  • @ahmedadam9397
    @ahmedadam9397 6 років тому +4

    Iidaadi nin culus -- full support 😂😂

  • @legend_04_37
    @legend_04_37 6 років тому +10

    Wlhi fananka mesha waka orodyay iidadi wx lagama qaban karo keep goinG pro✌✌👊

  • @hamzaabdirahman3003
    @hamzaabdirahman3003 6 років тому +2

    idaadi xariif waye walahi,siyasad hanagalinina kulaha hhhhh,viva idadi

  • @kuncilhassan2728
    @kuncilhassan2728 6 років тому +4

    6 ceel iyo 3 dameer kushaqeyan kulalha😂😂😂😂

  • @hafsasheikhabdille4541
    @hafsasheikhabdille4541 6 років тому +1

    Idaadi ad bn utagera lkin dadkan caay an afkisa ahen mahayn miya brya ayey iga taganti ninkan ilkaha ha lo hagajiyo plz

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 років тому +6

    Alaa Dhintay 😂😂😂
    Idaadi Fan like me

  • @mohamedabdigeedi7182
    @mohamedabdigeedi7182 6 років тому +2

    Idaadi dartis hadad inta utimaday like

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 років тому +5

    Rer muqdisho maalin walbo channel cusub miyaa furesan gacana niidagay

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 років тому +1

    Plz isheega marku leyhy Waa ku dila Todabacisho olysa tiktok ban ka so arke plz isheega

  • @abdallakamilyussufabdallak4115
    @abdallakamilyussufabdallak4115 6 років тому +3

    Idaadi waa shactiroole wangaranayee lkn Aniga wxankahelay najiib qaaabkuu uqoslayo dhabtii hhhhh

  • @hammuktarramadan519
    @hammuktarramadan519 6 років тому +8

    Hees walba qaad aniga naag ma rapo ku lahaa wlhi iidaadiyaa gacanaa kuu taagay kapo

  • @alinhomukhtarmhd1839
    @alinhomukhtarmhd1839 6 років тому +6

    Baradar manuresid nagu kala wad dhulka jiifa 😂😂

  • @julia-bb4mm
    @julia-bb4mm 5 років тому +2

    Wllhi oo billaaahi oo tallaahi waa kashagiyey ninkaan iidadi nin waalan oo huuraala ciyalka xafada dhihi jiren buu uegyhay wla yabe hadlkisa wligey ma arag lkn isku muuq yaa horey uyaqaanay iidadi🤔

  • @nawasahmed5449
    @nawasahmed5449 5 років тому +1

    Naaag in ay is qawiso ma ahani naf kali ma hayso miyaa

  • @drsaishaabdirahman5928
    @drsaishaabdirahman5928 6 років тому +3

    idaadi wlh funny weye😂😂😂

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 6 років тому +6

    IIDAADI 😂😂😂😂😂😂👑👑👑

  • @bulshaawimedia9711
    @bulshaawimedia9711 6 років тому +64

    Hadoo Kaa Qosliyay
    Like Ii Saar

  • @abdiosman7431
    @abdiosman7431 6 років тому +4

    Aligaan caadi maacaaxaan caawoo dhaan qooslaayeey it's so fun you guys are entertained keep going

  • @fartunabdishire6085
    @fartunabdishire6085 6 років тому +8

    Dadkan ad meesha isugu kenten cayda ilka haka dayan sababto ah waxu alla Ku qoroy in qof lagu caayo waa Ayan daro idaadina waa ninka kaliya o ajakis lala matali karo kaftabkisa dadna kuma caayo awuurka alle

  • @zakkywadani2467
    @zakkywadani2467 6 років тому +2

    Ilpax matihid meshaa mushakal cabi leeyd sisinaa cabtaa kulahaa.
    Idaadi walaguxiise solaabo 😂😂

  • @zakiabdiibrahim8856
    @zakiabdiibrahim8856 5 років тому +2

    Wlhi waa Raftay😂😂😂 6 damerba Ledahay kuye kkkkkkkkk

  • @durranofficial8320
    @durranofficial8320 5 років тому +2

    Idaadi waxa kadaran kuwa wareystey 👆😂😂

  • @humbledemumtaz4936
    @humbledemumtaz4936 5 років тому

    Gabdha mesha fadhiso umu shariif uegtahe allaha unaxariste

  • @adeco4491
    @adeco4491 6 років тому +5

    Wlh ma noli ar shaafto dhib badana 😂😂

  • @LiiTeesmo
    @LiiTeesmo 5 років тому +2

    Inta iidaadi tageerto subscribe iisaara plse

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 6 років тому +6

    Gabdhaan. Dhar ma qabto Miyaa meeqo mar ayaa ku arko yaa. Hal kaan Dirac Hadan. Ma xishooto Miyaa. Taas ayaa bay

    • @saaxyuusuf1560
      @saaxyuusuf1560 5 років тому

      wey qaraabada, Muqdisho gabdhahaas cml aa caan ka eh

  • @kayd5054
    @kayd5054 4 роки тому +1

    Ninkan shaaftada uun baa la fogaatee wuu ka wada caqli badanyahay dhamaan

  • @abdulkaadirhasaan5289
    @abdulkaadirhasaan5289 6 років тому +7

    Wuukushity wunakacararr kkkkkk😂😂😂😂😂

  • @maxamedhalooyeelo1134
    @maxamedhalooyeelo1134 Рік тому +1

    Ajakis Allh unaxaristo🤲

  • @princeabdisalan642
    @princeabdisalan642 6 років тому +2

    Plse like isaara ana aan idin saare

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 6 років тому

    Wlhi ninkaa waa tageraa idaadi hore u soco bruh

  • @zur5181
    @zur5181 5 років тому

    Iidadi wa qosol lkn su'aalaha la weydiyo kama jawabayo oo ka bodaya isaga oo ka dhacaya

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 6 років тому +1

    Lix Ceel Oo biya aa kuu shaqeeya Iyo saddex Dameer kulahaa hhhh
    Iidaadi Gacan Baan u taagay wlhi

  • @alfanaanyareeymalaguhayaa8640
    @alfanaanyareeymalaguhayaa8640 6 років тому +5

    Idaadi Wali waxkabadsho walawaay

  • @diamondboy2543
    @diamondboy2543 6 років тому +6

    Idaadi offisde ayu galay 4:05

  • @maalintaada7731
    @maalintaada7731 6 років тому +1

    Idaadi yaa moduuca kabxy waxkle kahadlay..😊👌💪🔥

  • @aliyareabdihassan8590
    @aliyareabdihassan8590 6 років тому +5

    Idaadi vs ajakis

  • @altalyrics1196
    @altalyrics1196 5 років тому +1

    Hhhh aawey ilkihi

  • @عبدالعزيزعسيري-ف6ت5ن
    @عبدالعزيزعسيري-ف6ت5ن 5 років тому +1

    asc asxbt qli ga ah wn idiin salamay dhamantiin

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial4626 4 роки тому +1

    Keep Going

  • @cjabarhassan482
    @cjabarhassan482 6 років тому +6

    Kkkk qosol paadan iidaadii

    • @yusuufbadarbadar4461
      @yusuufbadarbadar4461 5 років тому

      Walhi idadi ninka kaliye ee rer xamarka igaa qosliya waye horawu uu soco

  • @alidahirgedi1381
    @alidahirgedi1381 5 років тому +1

    Wlh sheekadaan kama daalo garneetadii aaway wad gadatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia6534 6 років тому +1

    Wa ra idadi manta Buhoodle wa ku duntaye

  • @iskaxaaji6319
    @iskaxaaji6319 6 років тому +7

    Qosol iguma harin runti iidaadi gacan iyo lug ayaan isugu kadaray abti

  • @abdirahmanbarre5749
    @abdirahmanbarre5749 5 років тому +2

    Kkkkkkkk inta iidaadi intaa daawaday qeytaan aa ugu shactaro badan maba ka daalo dawashada qeybtan kkkkkkkkkkkkk qosolka adunka waye

  • @stohlengegestohlen168
    @stohlengegestohlen168 6 років тому +1

    NIN WEYN AA II IMAADA OO BEDAAR QAWO IIDAADI KKKKKKKKKKKK

  • @abdilatif7577
    @abdilatif7577 5 років тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣idaddi❤

  • @abdixasan5322
    @abdixasan5322 5 років тому +4

    Ninkan xanaaq dardis feer inuu dhufto xadaa wee kahesaa

  • @yoonisjuba9073
    @yoonisjuba9073 6 років тому +5

    Wlh waa lagalay maskiin kaan 😂😂

  • @Haraareofficial
    @Haraareofficial 6 років тому +1

    ar iidaadi umadena mahan😅😅😅

  • @umulkheirhaji3647
    @umulkheirhaji3647 6 років тому +1

    IIDaadii so fanyyyyy

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 4 роки тому +1

    Hada 2020 daawaneysid farta taag

  • @abdullahyaxye3278
    @abdullahyaxye3278 6 років тому +4

    iidadi inta tageerto lakta isara

  • @farxaandahircalifasu275
    @farxaandahircalifasu275 5 років тому

    hhhhhhhhhh idaadi waxkle wlhi hal xabo wiif taa iga dhacdey aa dhahdey kulahaa idaadi niyow lama joojiye waaye

  • @suldanyare163
    @suldanyare163 5 років тому

    Fanaanka iidaadi Haye uu kadaba dhahaa cml kkkkkkkkk

  • @noorjimale684
    @noorjimale684 4 роки тому

    Dhukuarkaan madowga badan hadal ma yaqaan waa runtis iidaadi Iidle iiga waran ayay kaga dhegtay iyo ilkihii halkeed geysay hhh

  • @apdihakemomer2084
    @apdihakemomer2084 6 років тому +1

    Dhimirka ayu ka buka miskiinku markasay ruwayad ka dhiganayan bukaan socodkan

  • @issegeedi3246
    @issegeedi3246 6 років тому +1

    Ayeydey golo aa u egtahay kulaha iidaadi lph🤣🤣🤣

  • @hammuktarramadan519
    @hammuktarramadan519 6 років тому +1

    4:04 yaa ila arkay iidaadi xariif shaxaari Isha ayuu ku xaday 😂

  • @mohaaboy9075
    @mohaaboy9075 6 років тому +2

    Aqyarta channel kan leh ninka ilko ugaliya ama fans kisa ugalinaye mel kala xarirno naso siya
    Idaadi waxkale waye edo xwo jis ada ka wayn🤣🤣🤣🤣😜 xarifka wu xanaqay😂😂😂😂

  • @inteesannoqoncaan3928
    @inteesannoqoncaan3928 6 років тому +1

    Heees hada rabto qaaad kulaha ani naag marabo kulaha adee kutala

  • @aadanaadan5706
    @aadanaadan5706 5 років тому +1

    Waw

  • @husseinbashirsalad9316
    @husseinbashirsalad9316 6 років тому +4

    Like iisaar

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 6 років тому +1

    Adi qarashka aan ku siin lahaa ilko maan ku kishto kulahaa😂😂😂

  • @tutayow9206
    @tutayow9206 6 років тому +1

    Idaadi lenkii yurub maka qrxy 😀😁😂

  • @najmabashir5920
    @najmabashir5920 6 років тому

    Midaan dirac kale mahaysato miyaa waayabe pLz is astur dear sist🙏🙏🙏

  • @ismaileditz7223
    @ismaileditz7223 6 років тому

    Magaca iga Qabta marwalba vedo daawado zakariye sakaraat Lee Ku hayaa idaaadi dulu😂😂

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 років тому +1

    4:02 wlahi iidaadi waa rijaal markuu gacanta u dhaweeyay aad ayuu uga raali geliyay lkn reer xamarka muuse biixi ayay kaga dhagtay

  • @abdiqanilyrics9793
    @abdiqanilyrics9793 3 роки тому

    Idadi waa miskiin kulaha rali ahow waa nin wanagsan wlhi

  • @amiinullaahpasha1866
    @amiinullaahpasha1866 6 років тому

    Shekhaal hadey kaari leheed weyku dhacan leheed dameer yaw afka ebarka leh

  • @yaxyeyasin772
    @yaxyeyasin772 6 років тому

    Hayoy Muuse biixi 😁

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 5 років тому

    Muuse afka la Baxa xaaryahoow

  • @ismailhusseinshismail7378
    @ismailhusseinshismail7378 3 роки тому

    prother ma nuureysid nagu kalawad kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aosmanegal6651
    @aosmanegal6651 5 років тому +1

    Hhhhhhhhhhh walahi Wa qosaly

  • @husseinololhashi2269
    @husseinololhashi2269 5 років тому

    Masha allah gabadha quruxbadabaa

  • @Abdirizakmx
    @Abdirizakmx 5 років тому +1

    Iidaadi jini waaye
    Hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh

  • @swaggerhanadchannel3951
    @swaggerhanadchannel3951 6 років тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣garac weeyaan kaasi wlhi

  • @احمدنورعبد
    @احمدنورعبد 5 років тому

    wlh waxan ka xumahay in ilkahisa lashego ina Adeer idaadi