DEGDEG: Shacabka Somaliland iyo Somaliya oo Midoobay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 28

  • @khaalidmahad6298
    @khaalidmahad6298 20 днів тому +1

    Farid farid dha shay❤❤❤❤

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 20 днів тому +1

    Dee naag aan waxdhalay malaha joogin maxaa keenay sharafta dawladnimada in sidan loo fudaydsado codxumo waxaa udgeer ahbalnimo😢😢😢😢😢😢😢

  • @CkhaaliqAxmedaadan
    @CkhaaliqAxmedaadan 20 днів тому +1

    Naagtan mala xidho qaran dumis waye wllh in aad linta jaqidonto hadad SOMALILND afka kadhigi waydid

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 20 днів тому +1

    Naa meesha caqli kuma hayside midnimo waxaa la dhahaa laba dawladood ama laba shacab oo isku raacey in ay hal dawlad sameystaan markaa abaayo ha isku khaldan laba fikradood oo ay dawladooda ku saxayaan 😂😂😂😂😂😂😂 walahi abaayo waan kula yaabey.

  • @nasriofficial7561
    @nasriofficial7561 20 днів тому +1

    Miskiintan yar horyal tv wlhi jarbay uga talaabsanayan huno liin in lagu qooshay raba hodaneey is ilaali hooy 🤣🤣🤣

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 20 днів тому

    Wah wxn 🤔ma midaw ah😂😂😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 20 днів тому

    Boliska Somaaliland waxay moodayaan mushaharka ay qaataan inuu siiyo Ehlunaar Muuse biixi miyayna ogayn in shacabku bixiyo mushaharkooda?

  • @Mshaami
    @Mshaami 20 днів тому

    Tababar ku saabsan xirfada aad Ku hadlayso soo qaado, Waxa aad meesha Ku soo qortay iyo waxa aad ka hadlaysaa isma Laha'e.

  • @asxaabi
    @asxaabi 20 днів тому

    Kkkk Arrin Wayn inay soo waddo ayaan mood ayey, wariyayashenu waxay af mishar ku yin eedaynta qaranka iyo madaxda iyo waxyalahena hoose iyakoon waxba hubsan

  • @burjilibax
    @burjilibax 20 днів тому

    Dulmi ha urursadan xadhiga rag baloo sameyey

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 20 днів тому

    Maxaad runta u sheegtay?
    Waa inuu yidhaa qaranku hore ayuuu maray kkkkk
    Waa in la aamusaa
    Runta waa in la waàyo.

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 20 днів тому

    Wxisbiga wadani ayaa meelwalba ku dhexjira oo mid cayda xukuumada lasoofadhiista tamale waa shaqaale dawladeed oo ku shaqeeya siyaasada dawlada afkiisu eeday

  • @sh.mohamedhassan1093
    @sh.mohamedhassan1093 20 днів тому

    Adigana mawducaa ayaa lagu xidhi Hadii waayo midaw mawduuca ma ah Adiga lafitigaaga ayaa lagu xidhi hadii alla idmo

  • @user-yj8xt4vb8w
    @user-yj8xt4vb8w 20 днів тому

    Bila aqli foqol bila aqli war ma la waayay. Wx naga xidha tv ku sheegaN kalapka

  • @user-rf2ir3yv1l
    @user-rf2ir3yv1l 20 днів тому

    Guul guul guul guul guul guul guul somaliya

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 17 днів тому

    😂😂 labada shacab marwalba waa mid ee waxa dhextaagan cabsi ay xukuumadahooda ka baqayaan & kuwa yar oo iyagu qabyaaladda biya-dhigtey oo ku faraxsan odey reerkeenna ah baa meeshaa madax ka ah, laakiin ma jiro farqi kale oo shacabka u dhexeeya, xittaa adigan qormada sheegaya baa cabsi badan kaa muuqataa adigoo isticmalaya ( waa sidey hadalka u dhigeene iyo wax lamid ah😂 )

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 20 днів тому

    Waxan xadhig ahayeen muse iyo inaa kahin maa yaqanaan

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 20 днів тому

    Bal wasakhadan halkay shicibku ku hadleen naa filim kalaad wadaa in lagu xidhasd istashishaa

  • @mohammedhassanaidiid3213
    @mohammedhassanaidiid3213 20 днів тому

    Horyal tv
    SOMALILND .. Dr geel hadalkiso tuhoon wasirka iyo madax waynaha shakhsiyan ku socda markas oo kale cadayn aya laga raba
    SOMALIA .. samafale xalad malinti 1julay oo wadanko fasax ku jiray xalad tagnayd marka oo kaa xuma ayo aragti dhibtay
    Marka tuhon iyo argti maa isko mid ba waa maya marka SOMALILAND IS NOT SOMALIA

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 20 днів тому

    M.a runtaawayey wlashey
    somali wa walaalo itobiyan iyo qabiil iyo waxa lamida isku diraayo

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 20 днів тому

    LIINTA. AYAA. KUU. DIYAARA

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 20 днів тому

    Maanta waa ka badbadisey liin maa rabtaa adna

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 20 днів тому

    Buunbuuninta cillado sahlan ooay duruuf saxideeda la wado, wA wa x looga jeedo niyad- dilka umada . Xorriyatulqawlku maaha in dameeraha dabada iyo afkaba la fsaxo.

  • @wacanamedia24
    @wacanamedia24 20 днів тому

    Tan tababar ayay ubaahantahay
    Mataqaano sida loo hadlo
    Waayo waxay tidhi dhaliyaro midoobay

    • @wacanamedia24
      @wacanamedia24 20 днів тому

      Maxaa midoobay ee aadnoo sheegtay soo baro saxaafada
      Taadan yari malaa qabiil baad ku timi 📺 tv

    • @wacanamedia24
      @wacanamedia24 20 днів тому

      📺 TV ma waxaad mooday. tiktok
      Samcada haka dilin 📺 TV
      agoon ta laga biilo