ugu Dambayn Amaal soo noqotay waatan Qaliinka isbitalka waxa ay ku Aragtay naxdin farxad noqotay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • ugu Dambayn Amaal soo noqotay waatan Qaliinka isbitalka waxa ay ku Aragtay naxdin farxad noqotay

КОМЕНТАРІ • 440

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 роки тому +24

    Masha alah amaal qurux wax badan kuu duceeyay xitaa sab baladwayne laga qabo waalagaga soo duceeyay alxamdulilaah

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 2 роки тому +6

      B/weeyn allahayoow balaayada hareer mari

    • @fatimamahamed1972
      @fatimamahamed1972 2 роки тому

      Maasha Allah shiqoow Amaal Lamaaney Alle isu doortey baa tihiin be oo ugu qalma Maasha Allah Alaae ifin barakeyo

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 2 роки тому +5

    Wa kusoo boqan lhaay hda ogaan lahaa inaa digfeer kujirtid ,Amaal quruxey Allh cafimadka hakuu ziyadiyo ❤️❤️🤲🤲

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac7291 2 роки тому +14

    😭😭😭Alx rabil caalamiin ilaahow adigaa mahad iska leh ilaahow adaa caafiyee usiyaadi masha Allah

  • @imanhusseinali5005
    @imanhusseinali5005 2 роки тому +20

    Mansha Allah qofka Allah imtaxano Wa qof Allah jacal yahy wayna ku gulesaty imtaxanka Allahna uu cafiyay intas iyo in ka badan oo wanag iyo cafimadna way so socota walalka oo jacal wanagaga ahy

  • @andyhuska5086
    @andyhuska5086 2 роки тому +12

    MashaAllah MashaAllah our Lord is the most merciful one Alhamdulillah

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 роки тому +4

    Allha caafiyo Aniga gabar iyo wiilbaa baa saas IGa noqday waana la qalay way ii fiicnaadeen alxm

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    inshaALaah.Habaryar.iLaahay.ha.ku.Caafiyo.dhamaan.jir.kaaga.oo.dhan.AmiiN

  • @khadraahmed1623
    @khadraahmed1623 2 роки тому +2

    Inay cafimaday wan ku farxsanhy ilahy ha ugu wado😍

  • @mowlidnoor1716
    @mowlidnoor1716 2 роки тому +1

    Masha allah alxmdulilh cafimadka muhim aah

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 роки тому +2

    Ma Muqdisho ayaa lagu Qalay Mashallah, Allow Dalkayga Nabad nooga Dhig.

  • @xayadmaxamuud2955
    @xayadmaxamuud2955 2 роки тому +1

    Msha Allah masha allah

  • @nimcomaxamuud7409
    @nimcomaxamuud7409 2 роки тому

    Ufura alle ayaa khayr ugadhiye alle ayaa lajira iyo shekh badbaado oo garabkeeda tagyn

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    HaLoo.ugu.Laado.Codsigeeda

  • @haboonadan
    @haboonadan 2 роки тому +1

    Masha Allaah tabarakallaah. Alhamdulillaah Alle ayaay mahad oo dhan uu sugnatay. Alle cafimadka ha kusiyadiyo wallo. Aabe iyo Hooyo Alle ha ku xifdiyo🤲🤲🤲

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 Рік тому

    Masha Allah tabaraka Allah 😍 ❤❤❤

  • @mhodan5183
    @mhodan5183 2 роки тому

    Alxamdulillaah Alxamdulillaah Alle hkugu wado cafimaadka habo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +1

    Allahu Akbar❤️❤️❤️
    Alxamdullillah yaa Rabbi
    Walashay Amal ilaahay cafimadka hakuu siyaadiyo iyo intii Muslim ah, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @sahraosman5125
    @sahraosman5125 2 роки тому

    Maashaa allaah illaah ha idin xafido

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 2 роки тому

    Mash allaah tabaarka xadi macal salaami

  • @qayaadiina2394
    @qayaadiina2394 2 роки тому +4

    Masha allh tabarakallh jasakallah sheikh badbaado iyo amaal zhp UA-cam ka go,aanka kaso baxa incha allh wxan rjaynaya wx fiican hn mrna zhp 💯💯

  • @mulkicali9963
    @mulkicali9963 2 роки тому

    Shiikh badbaado iyo amal geber iyo aabedaa

  • @macalinibraahim6741
    @macalinibraahim6741 2 роки тому

    Alx allah baa mahad iskaleh

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +2

    Mashaa Allah 😍🤲🤲🤲

  • @sahraosman5125
    @sahraosman5125 2 роки тому

    Qof illaah ku xiran tahey maa shaa allaah sharta illaah niiga badbaadiyeey Maashaa allaah ❤️❤️❤️❤️🌹🌹

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 2 роки тому +3

    Masha,Allah Allaha kuu siyaadiyo habaryar

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 2 роки тому +1

    Waxan islahaa dibadey aadey ilen muqdisho ad adey waa iga geesisantahay runtii hadaaba meshaas dhaqtar u aadey alaha kuu cafiyo yutupe kaga no sheg aan subscription kuu sarnee I liked saad noogu bufisay barafuunka like u Chanel

  • @nawalsaid9421
    @nawalsaid9421 2 роки тому

    maansha allah gabadhu hooyadeed u egaa

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 2 роки тому +8

    Masha Allaah
    Ilaahey ha idin barakeeyo
    Caafi maad taam ah
    Insha Allaah🌹❤🌹

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 2 роки тому +2

    Manshaballah waa adeer ficn allah ha isku kin dayo

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 2 роки тому

    Manshaa alah shikh badbado iyo gabdhiisi amaal manshaa alah ilahay ayaa mahad leh kusooguuleeyay ayadoo cafimaad qabta soceshay

  • @ayaandeeqaayaandeeqa1694
    @ayaandeeqaayaandeeqa1694 2 роки тому +3

    Dheekh badbado waa aabo wanagsan 🥰🥰🥰🥰👍👑

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    ALXamduLaah

  • @saarasabriye2106
    @saarasabriye2106 2 роки тому +2

    Alx Amaal Waan Sugaayay Soo Caafimad Noqoshadeeda Fadlan Mudane UA-cam Ufur Amaal Waan Jecelnahay Anagana Waxaa Rabnaa Inan Waqtiyadeda Qaar Kamid Ah La’Qaadano Amaal🥰Wllsheyn Mcn Waa Gabar Qalbi Wanagsan

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 роки тому +1

    Mashallah wallahi wanuducey Amal Allah wunaga aqbaley ducada mashallah.

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 2 роки тому +1

    Mashallah Mashallah Mashallah alhamoudillahi Allah bless your daughter amin yaa Allah

  • @faduminoabdi4407
    @faduminoabdi4407 2 роки тому +1

    Mnshalah shiiq cumar faruuq ilahay haku dhowro adiga iyo famligada walhi gob ayaa tahy raga qaar sas maha adeer fiican ayaa tahy manshalah tabarakalaah

  • @muunadaahir4000
    @muunadaahir4000 2 роки тому

    Manshallh ilaheybaa mahadaas iska leh

  • @HafsaHassan-kn4vj
    @HafsaHassan-kn4vj 20 днів тому

    Mansha Allah ❤❤

  • @bkstudio77
    @bkstudio77 2 роки тому +4

    Masha Allah Masha Allah Runtii Waa Farxad Weyn Masha allah Waxan Xasuusta idin Idiin So duceyn jiray maantana farxada idin la dabaal dagayna Masha Allah Allah Idin barakeeyo Guuleysta .

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 18 днів тому

    Asc alhumd Allahu Akbar

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 2 роки тому +1

    Mansha Allah ilahow cafimad degdeg kusii Amiin yarabi

  • @fadumohassan6511
    @fadumohassan6511 2 роки тому

    Maaasha aallah aabe kuu dayasha muudan baa tahay nin saas uu jacel ilmah xaaskisah dhashay waa yar yahay aalle haaiidin barkeeyo

  • @sumayoismacil5199
    @sumayoismacil5199 2 роки тому +1

    Wll asc m.a alha cafiyo

  • @deeqocaliyow70
    @deeqocaliyow70 2 роки тому +1

    Alx rabi tawarak watacalaaa ayaa mahada leh wax walba asika ayaa awooda leh

  • @leyloali6767
    @leyloali6767 2 роки тому +13

    ha loo furo UA-cam amal qurux waan soo dhaweeyneenaa heee👑

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 2 роки тому

    Alxmdulillah masha Allah hambalyo illahoow usiyaadi rabiyoow cafimaad buuxa na sii rabiyoow

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 2 роки тому +8

    Alxmdulillaah is ilaali gaar ahaan mobile phone ka iyo foorarka allaah ha kuu ziyaadiyo caafimaadkaaga Aamiin yaarabi

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 роки тому +2

    Habo madaxa ilaali Ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo

  • @bellasharif9247
    @bellasharif9247 2 роки тому +1

    Hooyadeed u ekaa maasha allah

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 2 роки тому +1

    Ax wlhi waa qiiroday alxamdulilaah wll ilahy caafimaadka ha inoo siyaadiyo dhamanten iyo dhmnteenba❤️❤️❤️❤️

  • @samsamabdi7526
    @samsamabdi7526 2 роки тому

    Masha Allah masha Allah tabarakallah illahaay ha idiin xaafido aaaamiiiin aaaaaamiiiiin yaa Allah

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 2 роки тому

    She is beautiful Masha allah. Aniga xitaa dhegta midigta ayaa la iga qalay laakiin maqalka iima soo laabanin oo waxay idheheen maqalkaada laga mayaabo inuu kuusoo laabto, maxaayeelay xuubka maqalka gudbinaayay ayaa baaba'ay meeshana waan ka saarnay. Markasta hooyadeey ayaa waxay iigu ducaysaa in dhegtaydakale ilaahay iiga dhigo labo dheg. Alxamdullilah waxaan dareemaa in caafimaadkayga dhameestiranyahay. Markasta waxaan xasuustaa dadka labada dhegood wax kamaqlin. Marka ilaahay wuu ii hiiliyay maxaa yeelay hal dheg ayuu ii reebay inaan wax kamaqlo.

  • @Aya_ahmed369
    @Aya_ahmed369 2 роки тому +5

    Masha Allah alle hawgu wado cafimadka alx ❤💯

  • @amaalartan3844
    @amaalartan3844 2 роки тому

    Alx amaal qurux haduu alle kuu saqiray aad aan ugu farxay cfimdkaaga alx cadey 😍

  • @sunduscabdilaahi6837
    @sunduscabdilaahi6837 2 роки тому

    Mansha Allaàaah tabaaraka laaah ha usiyaaadsho

  • @shamsomuse4708
    @shamsomuse4708 2 роки тому +1

    Maansha allaah Ilaahey ha kuu siyaadiyo caafimaadka haberyar

  • @sahra5940
    @sahra5940 2 роки тому +1

    War gabdha yar u dheh mashaa Allah tabaarak
    Mashaa Allah tabaarak
    Mashaa Allah tabaarak

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 2 роки тому

    Manshalah alaha mahad leh

  • @ayaanahmed3356
    @ayaanahmed3356 2 роки тому +2

    Maasha Allah rabi cafimaad taama alle haku siiyo

  • @cabdiwaaxid1237
    @cabdiwaaxid1237 2 роки тому +2

    shiiqow horta masha allah allah kuligena hana caafiyo mida labaad doonada lambarkeeda iiga soo qaad nooh

  • @talisoduubane8415
    @talisoduubane8415 2 роки тому

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @addontialle4787
    @addontialle4787 2 роки тому

    Maasha ALLAAH ILLAAHOOW CAFIMADKEEDA KUUGU SIYADI AABE QIIMI BADAN AYAD TAHAY AJAR ALLAHA WEEYN HA KU SIIYO

  • @zahraahmed2319
    @zahraahmed2319 2 роки тому +2

    Yaa allaah caafimaad aan cudurka dambeyn kusii amaal quruxeey

  • @fadumonuunow8050
    @fadumonuunow8050 2 роки тому +1

    Alxamdulilaah nicmatu rabi waa ye

  • @zalmahassan982
    @zalmahassan982 2 роки тому +3

    Maansha allh tabarka Rabbi haydin xafido ♥️ caafimadkana ha idinKU wado🤲🤲🤲

  • @ibrahimjamac7133
    @ibrahimjamac7133 2 роки тому

    Alxamdulilaah ilaahay ayaamahad oodhami usugnaatay ilaahay cafimadka hakuu siyadiyo

  • @katraquen6684
    @katraquen6684 2 роки тому +2

    Allahu akbar❤
    Alxamdulilah🤲
    Wlhi wan ilmeyey dhamadkana wan farxay😭😭😭😭

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 роки тому +1

    Masha allah alxamdulilah rabi haini dhowro🤲❤🥰

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 2 роки тому

    Masha Allah Tabarakallah Alxamdulilah gabdha yar wanba kafikirayey meshey kudambeysey Allah subxanahu watacala cafimad tam hasiyo gabdha yar Allahuma Amin Yaa Allah

  • @qertowarsame4996
    @qertowarsame4996 2 роки тому

    Sheekhoow haliqin anba lamid baa ahaa Allah aayana ibadbaadiyyay dhagta dhanbaa canka la soo aarayaa Allahu akbar

  • @nasraaliahmed1497
    @nasraaliahmed1497 2 роки тому +1

    Maasha allah ilaahey hakuubarakeeyo

  • @fartuunxalwo7028
    @fartuunxalwo7028 2 роки тому

    Alxamdu li laah

  • @sacdiyacalawash2354
    @sacdiyacalawash2354 2 роки тому

    Illahy ayuu mahad oodhan usugnaatay ku badbaadiyey wll amal

  • @munacadeey8001
    @munacadeey8001 2 роки тому

    Maasha allah illaahay hakuu siyaadsho intii mulima ah oo sidaada halis ugu jirtana illaahay hau gargaaro

  • @sacdionuralasow6881
    @sacdionuralasow6881 2 роки тому

    Maasha alaah tabaaraka laah ilaaheey aayaa mahad leh

  • @zamzamyuusuf6150
    @zamzamyuusuf6150 2 роки тому +1

    Allxamdulillah allaahu akbar ilaahay ha usiyaadiyo cafimaadka wlshy

  • @jgoifhxfjjf4300
    @jgoifhxfjjf4300 2 роки тому +1

    Alxamdulilaah walaahay waan ilmayyay

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 2 роки тому

    Masha Allah tabarikallah. Wa inu dhakhtarku u kula socoda oo dhegta bìlihiiba maar laso nadifiiyo

  • @fadumafaduma796
    @fadumafaduma796 2 роки тому +2

    ماشاالله تبارك الله مبروك

  • @mowlidnoor1716
    @mowlidnoor1716 2 роки тому +1

    M a tii wanag u istimasho allaha kadhigo

  • @amran2010
    @amran2010 2 роки тому

    Masha Allah tabarakallah ♥️😍

  • @salmaanyare8799
    @salmaanyare8799 2 роки тому

    masha allah waa ilaheey mahaddi

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 2 роки тому +1

    Masha allh shekh ilaahay ajar hakasito

  • @zahraabisye7937
    @zahraabisye7937 2 роки тому +1

    Asc illaha caafiyay baa mahad leh alhamdullilah maashaallaah

  • @Istarlinmarketing
    @Istarlinmarketing 2 роки тому

    Masha Allah Alhamdulilah Alhamdulilah .

  • @umuzodra2521
    @umuzodra2521 2 роки тому

    Mashah allha wllqaali

  • @قناةبهجةالحياة-س9خ
    @قناةبهجةالحياة-س9خ 2 роки тому +1

    الله لطيف

  • @safiaabdullahi692
    @safiaabdullahi692 2 роки тому

    Alhamdulilah she is fine ❤️

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 2 роки тому

    Mansh Alaah habo Amal alxdulilaah. Hadii aad ficantahay.

  • @Bintuabdala
    @Bintuabdala 2 роки тому

    Alxmduliliah walheyr Allah kusiyadiyo

  • @jgoifhxfjjf4300
    @jgoifhxfjjf4300 2 роки тому +2

    Masha allaah wax badan ayaa idiinkala faa idaa waxaatihiin family qurux badan ilfis caqli iyo daganaan isku darsaty ayaa dhashay

  • @ifrahmuruud1970
    @ifrahmuruud1970 2 роки тому

    Shekh mashalah sifiican uga hadashay taash ka cad e gabdhaha aroos ka gashadaan mayna dhaqan gaal ahayn, dharka hereriyinta ayya gashatay heririyuntu wa muslim dhab ah tahnks

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 роки тому

    Mashaa Allaah

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 роки тому

    Masha Allah tabaraka Allah ilhaya ha ku xifadiyo

  • @Yayaofficial25
    @Yayaofficial25 2 роки тому +1

    Masha Allah ilahay haku caafiyo aamiin aamin

  • @mariishbeautycooking4442
    @mariishbeautycooking4442 2 роки тому

    Maashaalah alh

  • @farhiacumarcumar9478
    @farhiacumarcumar9478 2 роки тому

    Msh alh alh ha idin barakey

  • @amlahqueenqueen857
    @amlahqueenqueen857 2 роки тому

    maasha allah alxm alle ha usiyaadiyo

  • @sundusqueen1350
    @sundusqueen1350 2 роки тому +1

    Mnsha allaah mnsha allaah alx alle ayaa mahad oo dhan iska leh farxadana alle haydiin ziyaadsho family badbaado

  • @asmamohamud4306
    @asmamohamud4306 2 роки тому

    Alxmdulillah ale hakugu wado cafimaadka abaayo muslimka inta xanusanaysana ale ha caafiyo