wiilkaas yar dayax miskiin waaye, misana dadkeena isaga iyo xaaskiisa aya lagu diray, what a lovely family maashalah. saas camal u ahow familkaga iga dheh
Ismadhanto wan idin salamay hadaad aqrisaan qoraalkayga waxaan haya fikiro ruwayado ah marka sxb yal sidan inigu so gudbiin kara waliba dor wacyi galin ah iyo kuwo jacayl ahba asc
Lkn Ismadhaanto wlhi blhi wxsi wa qalad iyo dhaqan xumo. Ka dhaafa dadka arimaha familyga ha dhex galine. Hada ninkaas waxyaabo bdn uuna rabin inu shego ayaad kaso saarteen. Ninks wa ku dheesheen waxa laga yaabaa waxyaabaha o ragu dumarkodu ka qarsadaan iny idin shegan o ku kala tagaan. Waliba waxyaabaha qaar xata maso jaraysaan dhamaan wadso wada galinaysaan yaaab!!
Naaa dayax ma ceeb u sameyaay waa boqor waa kii soomaalida ku jiray illahow dayax oo kale isii duco qabahan wlhi lama helo farhia allaha u barakeeyo xajigeda
Wllhi dayax waa geesi lipaxana si walbo u geesisan yahay xaga naagtisa wuu ka fuleysan iyo kaga naxariis badan yahay wana dayax cml marka dayax waligaa queen👑 tiisa xagiisa haka so marin
Nin dayaxoo kale aha naagtii hesho boqol nin ayee heshay saas cml qof oo dacad ii eh isahal hadaa ku meshan ku jirtid comantiga igala soo xariir hhhhhb
Big bro wllhi wa nin Naxaris badan intaa ilaa argte like dac igu sii
Insha Allah sxb
DARUUR OFFICIAL TV iii
Haa wlh waa nin naxaris leeh xita kaafi wuu xishamad badanyahe
Fakaa
DayaX DaLnuurshe Landheere aan Tageero weeye wlH O qalbi nadiif aH😭🌏
Dayax waa runti qofka haduu qof jecelyahay meel kale ma egayo 😭❤️
Dayax nin wangsan weye dabecd ah iyo dhaqan ahnba waaa ody keep going sxb dayx
Ragga somalida ah oo dhan ilaahay haka wada dhigo dayax dalnurshe oo kale.
Ninka ragga ah wuxu nin yahay markuu xaaskisa kufaano jacaylna siiyo.
Dayax dalnuurshe sharaf sharaf 100%niman ka somaliyeed wanagii laga raby oo dhan dayax ayaa qaatay 99.5%
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Orod isaga usheegde hakugu labeeyee😠
@@albushrainstitute6608 هههههههه
@@albushrainstitute6608 maseer lee maa qaraarkan ka keenoyo dayax nin u dhigmo majiro 😂🙏
@@cayuushhassan2739 dayax nin mabaa ahee nin iscadeye
Waraa isku xishooda Dadka lamaanaha dhaafa wlh dayax dalnuurshe waa Nin rageed iyo legend xaaskiisa jcl
Dayax nin rageed ❤❤allow ragoo soomaliyed oo dhan dayax kwada dhig
kadhig💓👑❤
Frxiyoy adaa nin rageed hantiyey👑❤
Legefn wye Dayax wlhi. Wa nin wanagsan o xaaskisa jecel o caawiya msha Allah.
Nin nagtisa cadeysey nin ma aha
@@jakohussein2458 kkk
Nin is.cadeeyay nin ma aha
@@jakohussein2458 Maxaa kagalee adhigabo waad is cadeysaa
@@sharma-hi3op Nagtisa yaa kujcl saas e kadhamow
Wwww Masha allh Dayax Nin Rageed Nin xaaskiiza saaas u daryeelaayo Illhy Hakuu daystoo Xaaskaaga wlll mcn❤❤❤
I SO happy becouse I am first person
Dayax Waa niin Qalbi Wngsan Hadalkiisa Daadka Calosha ka xuriinayo😭❤
Zamzam wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf
ua-cam.com/video/5BMPA1NPxSI/v-deo.html
Isoo booqo wll
Hhhhhh
Dayax wuu iiga sii hormaray sida aan xaaskeygayga mustaqbalka u samayn rabo oo u jeclaan doono😊
😄😄😄😄😄
Been ku dhiigle
@@canabmohammed3146 kkkk blhi beenteey maahan walashey xaaskeyga waxkasta waa u samayn lahaa
@@canabmohammed3146 naa isooqabo anaa saas ka fican ku noqonayo
First comment waaa aniga aaway hee like teyda 🇸🇴🇸🇴
Ahmed Ali Mohamed Sheikh like maxa kafa idii doqon batahy
Dayah dalnuurshe oo kale ilaahoow raga soomaaliyeed nooga wada dhig ilaahoow malaayiin Dayah oo kala na sii soomaalida jacaylka waxay u yaqaanaan sixir ninkii xaaskiisa u roon doqon waa umad yaableh
Amiin yarabi abyo
Calacal Yaa rawo
wlh dayax aniga cml waaa aniga kama kaftamo gbdha sxbteey ah kama dheelo😏
Amiiiin Yarabi
Ninkaas wax loo arkayo
Waa caan inaga wanageen
Yaa arkaye wlh dayax iyo kasiifiican weey jooganee
masha Allah Dayax waaaa wiil wanga badan oo qalbi furan masha Allah Allah waxan kaga baryaa cafimd iyo farxad adi iyo walashey farxiyaa
Dayax dalnuurshe boqortooyo Raganimadiisu buuxdo Allah haysku kiin daayo💕🥰
Lamane aan aad ujclhy dayax io farxiyo allah is ku kiin dayo family qurux badan oo aan aad ujclhy❤❤❤♥️❤
Dayax daacad nin adag 😍😍😍 horey usoco keep going😍😍
Ragasomaliyed hadeysan ahaan lahayeen sida dayax okale masha alaah% waataageeraa
Dayax dalnuurshe waa maskiin ileen😂😂😂😂😂
Nin dhan oo habeen laga keenay malin lakeenay baad kaxanajisen caku idhinkaa🤭😂😂😂😂🚶♂️
Waryadha suldan serar kaleexdha🙆♀️
Doqon wlhy naaa naag wlba ninkeda iyadaa ka dhigta uuuuf
Ahhhh
Love you ISMADHANTO dhamaan ❤
Dalnuurshe boqor waaye wllhi ❣❣❣
Ismadhanto dadka kalii youtupe iigu haayo.....Big bro, Kaafi, abwan ceyn, cameranka Kaafi Deere iyo dareen salama kal iyo lab Bila caleyk
Dayax nin fcn waye wllhi nagtisa jecely m a bro dayax keep going
idin jecliyaa markaad is ag fadhidaan
my kings🙏💖
Dayax dalnuurshe 2016 ayaanu meel ku kulanay waa wiil aad u qalbi fiican runtii
Frist commnet keeping ismdhnto
Dayax kkkkkk kaftankii xataa laga gooyay wlh farxiyo naag nool👏👍🌹lkn mafiicna ninkaaga inaad raga kadhexsaarto😀
Abayo qofwalba wa dabcigiisa qof qof ma badalo mrka hdaad tahay qof kaftan bdan malaga goyn karo
Kaftan waaa cadi lkn qalad wye ina ninkada misa naagtada misa family kudhaly ina laga maray
uf nayaa......iska aamus
Dayax waa lajan wlhy ilahay haku xifdiyo adiga iyo farxiya ❤❤❤❤🥰🥰🥰
masha allh Dayax waa geesi geesi dhalay wuu ku faana xaaskiisa illhow isku daa Dayax iyo farxiyo nimanka somaliyed dhamaatood allha ka dhigo Dayax oo kal🤣🤣🤣👏
Wllhi been maha nin ragga waa kan xaaskiisa ku faana oo difaaca marxalad kasta 👑
Aaaammiin Ammiin Qali
Amiiiiiiiiiiiin ya rabi Amiiiiiiiiiiiin
Ayagna ilahay haa isku dayo
Deee walal aniguba xaaskayga wnkufaana
Arman you tube furta si aaad halkas noogalasicotan😁
Gabdhahana illaahoow Farxiyo cml ka dhig😁😁
Waad iwalaysaa abowe
Dayax kulahaa 😂😂💥💕💫💯
Ismadhanta waxaan idin ahy tageera lkn waxaa rabaa hl figrad inaa idn kudarsada waayo dad badn ayaa idnku xiran mrkay saas thy barmamishkaan waa barmamish xiisa gaar leh mrka qfba maalin ayaa kusamenynaa hadaa dhahdaan fashil ayy noqonee dadka waa ay isku shag shegayaan mrka sida astaan cml kadhiga ismadhanta
Dayax d waa nin daacad u ah xaaskiisa farxiya M a Allah isku daayo d iyo f
Qofka 1aad ahy hadad ISMADHAANTO jeceshahay subscribe iisaar ❤
Subs igu sharaf wll
@@rinaadofficial7365 igu sharaf ana wannkugu sharfa subsicarb
Isar ana wan ku sara
@@ruumichannel ok isar waku saaraye
@@ruumichannel ok
Farxiya ada nin gobeed hantiyay illahey haisku kiin dayo masha allah rago wilkan yar dhaqankisa fiiriye u dhaqma allow isku kiin daaay dayax iyo farxiya
Mnsh alalh dyax wuu jeclhy xazkiiza ale hyzku daayoh💏💑
wiilkaas yar dayax miskiin waaye, misana dadkeena isaga iyo xaaskiisa aya lagu diray, what a lovely family maashalah. saas camal u ahow familkaga iga dheh
Dayax nin rage iga deeeh keep going walala😥😥🙏🙏🙏
Allah ani jaceylkeega ilaahbaan kudhaartayee anoo qabin ayaan wlhi sida xaaskeega cml uladhaqmijiray alow calaf iigadhig
Sorry wlky dayax dalnuurshe
Prnk kadaayah😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
MuniTa Ahmed
Niimanka Somaliyed Daan Allah siidi Dayax haaka dhiigo😭🙏
Zamzam kajal abayo nimanka somaliyed dhaman waay wadaa fcnyihiin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@abdirizackshire3570 wixii fican wey yaryiin
kkkkkk mise ayadaaa iska gad gadeesaa aaaa kkkkkk dayax mas kiin waaye wllhi kawaree jiya
Illahow dayax oo kale i sahal wlhi waa nin karmeed boqor ah kii soomaalida ku jiree farhia heshay wlhi illahow u barakeeey ishane kahaay reerkaas dayax oo kale hada hello wlhi raliya noqo lahaay
Ayaan Hussein Amiin Abayo waay buxeen dayax oo kale
Kal & law laab ayaad uduceysatay Ee Alle Hakuu Aqbalo Ducada.
igu qabo anba ka ficaan
Ismadhanto waan idin salmy dhamantiina ❤❤❤❤❤❤
next naciimo joker on the table 😂😂
bal isku daya inaad keentaan
Kkkkkkkk
First ahy🤣👋
Big bro zhp one minute miyaa tahy mse waqti badan baad qaadan kartaa tii iigu qoslka badnayd ee aan Abid kaa daawado 🤣🤣🤣
Fooxiso actarada ismadhaanto abaal mRin gormee lasiinaa
Isgaaad gaaad maa kuheeysaa 😂😂😂😂
Ar comtiga ilahow raga dayax noga dhig kulaha war raga waanay caan aheen ee kuwo kawanag san jiraan inta igu raacsan like dhac igusiya
🤣🤣🤣🤣🤣 dayax wuxuu yidhi maanta maad isoo cabteen oo wilashan cabtooy miyaa 🙉
Wllhi wa wiil fcn.dayax aboowe horumar wcn
Ninka raga ah waa kii kufaano xaaskisa dayax waa nin boqortoya ❣❣❣allaha kubarakeya rerkaga
My fanan antageroo waye dayax keep going walal
Caloosha ayaaa ixanuntay inta ila aragtay leksar ila shaqeysta
HhhhhhKkkk
Anaa ugu horeyo waan ku jeeda kabo la aan ayaa dawaneso like dhac kusii
Wlhi waa iga qosliseen dad qof dhibaayo hadana unaxariisanaayo ogna qimaha iyo ixtiramka qofka adinkaan idinka arkay legend men wan idin taageersanahay👌👏
Ismadhanto wan idin salamay hadaad aqrisaan qoraalkayga waxaan haya fikiro ruwayado ah marka sxb yal sidan inigu so gudbiin kara waliba dor wacyi galin ah iyo kuwo jacayl ahba asc
Dayax dalnurshe legend👌
Jija wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah ua-cam.com/video/5BMPA1NPxSI/v-deo.html
Igu sharaf
Dayaaaaaax wan jeclahy ixtiraaamkiisaaa masha alllah
Dayax nin rgeed weye wlhi illahy nimnka somlyed san allha kwda dhigo❤
Inta dayax jecel like saar
Big pro ma aragtan 😂😂 jacayl bu wax kayaqana ninku
Hhhhhhh miyaad iiso cabteen kulahaa hhhhhhh wuu iga Qosliyay walhi dayax
Aniga ugu horeya
war iniga waa kusoo booqanaa idigane isoo booqo wll aan is caawino
Adna isoo booqo subscripe isaar waa kuu saaray
Isobaqo
@@mohamedamin9081 waan kusaarey sxp
@@HaramcadMedia123 waan kusaarey sxp
Hhhhhhhh dayax maansha alah nin nin dhaafay oo isku kalsoon👍👏lkn mafiicna joh walba iyo meelwalba inaad isku dhagdhagtaan wixii idiin qaasa gurigiisa ku ekeetaan🤭taasaa fcn🌹👍
Masha Allah dayax very good ❤❤🔥💋
Dayax dalnuushe waaw nin rageed❤🙏
You 2 guys have to respect family and try to make money different way
Its not good
Suldaan Serar So Qapta Azxptda 👍🏼👍🏼👍🏼
😭😭😭😭😭😭maashaa allaah sharaf iyo karaamuu leeya dayax allaha isu kubarakeeyo asaga iyo reerkiisa karaamadii iyo sharaftii awoow yaasheen buu sidaa
Ana uhoroyo manta liketa hailadafina
Subs igu sharaf wll
Bigbro iyo kafi abdi dadki iska daaa salan sare igu salam abwan cayn
Msha Allah bigbro wlhi waa rux naxariis badan tankale dayax dalnuurshe waa wiil wanag iyo qiimo badan raga Somali hadey sidan ahaan la haayen wlhi dunida gabadhaha ugu farxada badan ahan laheyn
Dayax somalida wa caysaa waa naanistaa lkn masha allah waa inan wanaagsan oo dhigiisa dhaafsan markaasey uquri wayeen noloshisa kuwa naaga badan oo blaa ixtiraama ka sugayaan nin walba naagtisa hormar gaarsiisa
Allow nin dayax oo kle iziii❤😭😭
Lkn Ismadhaanto wlhi blhi wxsi wa qalad iyo dhaqan xumo. Ka dhaafa dadka arimaha familyga ha dhex galine.
Hada ninkaas waxyaabo bdn uuna rabin inu shego ayaad kaso saarteen.
Ninks wa ku dheesheen waxa laga yaabaa waxyaabaha o ragu dumarkodu ka qarsadaan iny idin shegan o ku kala tagaan.
Waliba waxyaabaha qaar xata maso jaraysaan dhamaan wadso wada galinaysaan yaaab!!
Naaa dayax ma ceeb u sameyaay waa boqor waa kii soomaalida ku jiray illahow dayax oo kale isii duco qabahan wlhi lama helo farhia allaha u barakeeyo xajigeda
@@ayaanhussein1081 abaayo adigoo xumaan iifahmeynin dayax oookale hadhihin waayo nuciisa ookale inaadan ifahmikarin oo adiga ku wngsneen ayaa macquul ah mrka waxaa dhahdaa mid iidamqada,iinaxariista,idhowra,idarteela,igufaana,I ixtiraama oo aan dunidiisa ahay allahayoow iisahal dheh wllshy waa igatalo xumaan haiifahmin
@@abdullahi9609 mash alah abowe tal ficn ayad sesey walahi
Haa walhi waa qalad
Daxay Legend waaye , Dayax Al ways Dayax💪💪💪
Wllhi dayax waa geesi lipaxana si walbo u geesisan yahay xaga naagtisa wuu ka fuleysan iyo kaga naxariis badan yahay wana dayax cml marka dayax waligaa queen👑 tiisa xagiisa haka so marin
ABOOWE DAY FIIRI🤪😜
🙏🙏🙏🙏fanaan adag dayax💞💞❣💞💞❣💞❣💞❣💞❣💞❣💞❣💞💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏💓💓💞💞💓🙏💓🙏💓💓🙏💓🙏🙏💓🙏💓🙏💓🙏💓🙏🙏💓
Dayax Miskiin waye Wllh Qalbi wanagsan 😰🤣🤣
8 minnit 1k wow sxbadey kp going
Dayax inta kaa djiman allaha kuu dhameystiro
Kkkkk wlhii big bro waa qof naxriis badan oo naxaayo
Dayax reerkiiisa inuusan ogolaaan in lagala kaftamo aniga xitaaa waaku tagrrsanahay ninka raga ah waaa inuuu ka dhintaaa xaskiiisa si kastaba marka dadkaaan caaytamaayo waaa noocyada naaagaha buuudka kula tunto🤮
Keep rocking always
WAAN IN SALAMAYA DHAMANTIN INTA IDAWANYSA SUBSICARAB ISAR PLZ
Masha Allah what a great husband
Aad bn ujclhy dayax nin wangsn oo ixtiramleh waye xaaskisa uroon raga somalidu hadey sidas ubadnan lahyen wax is fura lma helen iyo gbar garoba tona
Really Walhi
Kkkkk dayax xanaaq se waxasi waa ceeb nin inaad rerkiisa kal hadashan
Dayax waa geesi geesi Dhalay wllhi sida looga marikara gabadhisa ma nacasba wan watta wllhi qoyskas isku faraxsan Masha Allah alle haysu kiin daayo walaaladay farxiya iyo dayax❤❤❤
Msha alh alha idn xfido geep going ❤👌👌❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Big Bro kahelaa Nio sidu isyelaayo
War waxaan ma xishoonaayaan war saan irsaaqad malagu raadiyo waa ceeb in xaga dumarka la iska soo maro dhaqan lawayaal ayaa tihiin
Nin dayaxoo kale aha naagtii hesho boqol nin ayee heshay saas cml qof oo dacad ii eh isahal hadaa ku meshan ku jirtid comantiga igala soo xariir hhhhhb
Aniga dacad oo miskin iska ah oo diyar wax wolbo u ah
Waaaan ku Duceesta Dayax Oo kleh🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Kkkkk
Kkkkkkkkkkkk naaaaak farxiyo kale hada thy hos igula so hadal
Passport American mahaysata diyar wad heliyee
Prank farsamaysan iga dheh saanoo kle prank haloo jilo hadii kle bom!!😁😁
Love ii saar ples
Ugandan muzik
HaYaY dayax Laguma soo dagdago Wlhi Nin Ragga ogaranaYa qiimaha xaskisa Raggo dhan maxa saa udiideY