Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Maamulgobaleedyada iyo DFS iyo waxyaabaha la isku afgartay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 39

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 4 місяці тому +1

    Insha. Allah. Xasan garguurte. Ilaahay. Baa. Ku. Filan

  • @alisha33.
    @alisha33. 4 місяці тому +1

    Waa runtaa madax daacada ma jirto lamana rabo insi cadaalad wax looqabto

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 місяці тому +1

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Iyo Ciidamadeena 😭👮🏻🇸🇴🙏

  • @yarka4574
    @yarka4574 4 місяці тому

    Xasan Dhiiqo 😆 Madoobe Dhiiqo 😆 Laftagaren Dhiiqo 😆. Habartii Khaatumo Naasa-Dheer 😆 tuulada Lascaanod Muuse Biixi ayaaba usoosocda. 😆🤦

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому +1

    cidamadah somaliyed waxaa u shegayah inay ugu galan viladah xasan Qabureh Qoteh

  • @teatime6853
    @teatime6853 4 місяці тому

    Wiilkasto Hoyadiis Haceshato Xassan Sheikh Wiilashiisa Furanta Haku Dilo 🙏🇸🇴

  • @SahalAli-x5n
    @SahalAli-x5n 4 місяці тому +1

    Hassan dhiiko waaaa tuqtuq dhalay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 місяці тому

    MD Hassan sheikh faaidada igu Jirto leynta Ciidamada Xooga Dalka Maxey Tahay yaab Anagaa Aragnay

  • @teatime6853
    @teatime6853 4 місяці тому

    James Xassan Codada Ayuu Kaduubey Sir Badan Ayaa Laga Hayaa Guurguurte 🙈👀

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 4 місяці тому

    Waxaa xaqiiq in Xasan Sheikh doonayo in uu dawladnimada bur buriyo balse aanu rabin in uu dawladnimada dhiso

  • @NurRoble
    @NurRoble 4 місяці тому

    Ilaa91 todobo madaxweeyne ayaa wadanka soo martay gidigood mudulood ayee ka dhikeen duqamagaalada marka heeysku daalin yaa xamar leh 1 maxaakiintii 2 xisbulislaan 3 alshabaab seddaxdooda waxeey ka dhiktiin mudulood dadka dagaanka xaqooda ayee siiyeen gidigood waan u mahad celineeynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 місяці тому

    Xasan gurguurte dadka caaqiibo kasugaya ayaa kawaalan. Xasan waa axmaq . Wuxuu ladagaalamay majirto askartii buu baabi’iyey calaashaan Farmaajo ayaa dhisay.

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s 4 місяці тому

    Tendhada iyo Al Dhalinyaro wa Mashruuc markuu dhamado ay Somaliya u dhamaan.

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 4 місяці тому

    3&9 yaa daaroodkaa noo roon. Igaar keeniii maxamed farmaajo. 💯 kiiba 💯 taageeeynaa.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 місяці тому

    MUDO KORORSI AYUUN BAA MUUQDA EE WAX KLE MA JIRAAN WUXUUNA KU QARINAYAA FASHILKIISA

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 4 місяці тому

    Waa shimbirayohoy heesa hees wanaagsan heesa

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 4 місяці тому

    Waxba kama soo bixin shirka dawlad goboleedyada iyo dawlada waa fadhi kaga kac doorashooyinkii lagama hadlin

  • @galbedsiyadtanad3197
    @galbedsiyadtanad3197 4 місяці тому

    Farmaajo ayaad leedahay waxa uu dadka u leexiyay qaran waxa uuna ka leexiyay qabiiil ma iloow mawaadinkii uu gacanta u geliyey cadowga iyo dadkii uu kabaha ku aasey

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому

    😢dhib Nagu dhacay.15mey black day

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 4 місяці тому

    Xasan Sheikh Hanti Qaran buu haystaa taas ayuuna difaacanayaa oo uu dantii Qaranka ka doortay

  • @adonallah
    @adonallah 4 місяці тому

    Alle maxaan ogaa inuu been wado adiguna aad si indhala,aan ah aad u Taagereysay ciidanka halaga badbaadiyo xasan shekh

  • @AminaMahamud-nu4fy
    @AminaMahamud-nu4fy 4 місяці тому

    Abri runsheg batahay♥️♥️

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 4 місяці тому

    Shirka kasocda xamar ma aha mid lagaga hadlayo danta guud

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому

    😢😢😢masakiin muxuu ka rabaa ciidamada

  • @sghjh346
    @sghjh346 4 місяці тому

    Maashaa.alaah.waad.asiibtry

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 4 місяці тому

    XASAN YAA SOO DIRSADAY EE CIIDAMADAAN IN LABAABI,IYO DOOONAYO ARINTAAN KOLEY WAA LASOO DIRSADAYE

  • @galbedsiyadtanad3197
    @galbedsiyadtanad3197 4 місяці тому

    Waxaa thy qabyaaladiiiste axmaq ah

  • @abdishidgelle1761
    @abdishidgelle1761 4 місяці тому

    Wariye cadaalada adaa kadjira

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому

    Habo waa ila meereyso

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому

    Sax habo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому

    Sax

  • @sghjh346
    @sghjh346 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 4 місяці тому

    😝👎

  • @xakiimocabdulle6683
    @xakiimocabdulle6683 4 місяці тому

    Masha alaah 💖 ♥️ ❤️

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому

    Abdirisaaq kabayare habaryar ❤️ asc jimca wanaagsan

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 місяці тому

    Jimca Mubarak abdirazaaq sidoo kale.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 місяці тому

    Jumca mubaarak abwaan

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 4 місяці тому

    Mahadsanid!