NACIMO BRINK OO CAWA KUGULEYSATAY CALAFDOON 40RIIJ IYO 20RIIR…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @sahraa.rahman405
    @sahraa.rahman405 3 місяці тому +1

    Masha allah illahay hasu barakeeyo khaliif waa nin qimaynaya dadnimada iyo gabdhaha somaliyeed

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +6

    Khalif iyo gabadha soo dalbatay aniguna halkaan baan uga duceeynaya anigoo ah hooyo Somaliyed oo wadaad ah Allha isku kiin kheyro saad isu calmateen👍🙏🙏🙏🌹🌹🌹

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 11 місяців тому +1

      Allaahumma aamiin. Jazaakallaahu khayra Qaaliyeey

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 11 місяців тому +2

    Mashaa Allaah Khaliif iyo Ugaaso arintooda Ilmaa iga Timid. Aad baan oogu farxay mashaa Allaah. Khaliif ..NIN SHARAF LEH WAAYE . Runtii Magaca Khaliif ah baanba sidiisa ujeclaa markaan yarkan Dabeecadiisa arkayna mashaa Allaah waan sii farxay. Baarakallaahu fiikum. Ugaaso waa Caqlileey danteed aqoon ah, mashaa Allaah Quruxeey.

    • @user-qw7xb9ju6j
      @user-qw7xb9ju6j 4 місяці тому

      Qalid anaagabar. Carab kusinayaa isojawab

  • @xoriyawasuge9198
    @xoriyawasuge9198 Рік тому

    Kkkk Naciimo Quruxleye Ninkaan Naago badanoo soo maraye madarenteen aniga ahaantayeda❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatemahaabdy5322
    @fatemahaabdy5322 7 місяців тому

    Maansha allaah wlaahay waa jantal maan ale haisu barakeeyo❤❤❤

  • @sahraa.rahman405
    @sahraa.rahman405 3 місяці тому

    Ugaso waa gabadh sharafle

  • @SurprisedPolarBear-zz7vg
    @SurprisedPolarBear-zz7vg 4 місяці тому

    Minkani wuu fiicanyahay

  • @bowlaxmusse8184
    @bowlaxmusse8184 11 місяців тому +1

    Baryada badan kada

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 6 місяців тому

    Yaa 40 ah nonka yabadhana ma 20 miyaa hahahahaha saan ma 20 lagu yahay ahahahhahahaa meeshan waa qosol

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Рік тому

    Khaaliif wA awoowahey awoowe waaku slmey❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @HamaadaIbra
    @HamaadaIbra Рік тому +1

    War ninka maxaa u burisay aniga iyu wareeji 😂😂

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r 3 місяці тому

    Naagtaan kama yaro 30 labatan veel deh

  • @RoodaMaxamed-z5p
    @RoodaMaxamed-z5p 6 місяців тому

    Inantu waa 30 jir

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j 4 місяці тому +1

    Away qalif

  • @sahroamir
    @sahroamir 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q 5 місяців тому

    Wa doqon iska dhaaf

  • @bowlaxmusse8184
    @bowlaxmusse8184 11 місяців тому +1

    Kobabku wawayona

  • @CabdiwaalMuuseaxmed
    @CabdiwaalMuuseaxmed 5 місяців тому +1

    Hello

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Рік тому

    Waa ka helay kulaha bal maxa ka heshay hhhhh awal waa ku jeclahay meel looga dhacay hadana waa ka helay qof waligiis la arag cajiib hahahahaha

  • @mahadhassan8920
    @mahadhassan8920 Рік тому

    Aslm clykm was waxa fiican lakiin you noqonarintafiican

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Subxaanalaah ma tanaa 20 jir ah

  • @hodanali285
    @hodanali285 Рік тому

    Anima inasdeero tele kasha 3 years ban ku waydiinayee may soon kartas

  • @habibaahmef6003
    @habibaahmef6003 Рік тому

    Mahmed. Ka. Jarmalka. Jooga. Marataa. Gabar. Maraykan. Jooga. Nacii ma. See layfka. Loo. Soo. Galaa. Nacii ma. I. Soo wac

  • @muatafehassan
    @muatafehassan 7 місяців тому

    Khalif wa inan qalbi Duran wlhi lkn wxn gabadha u shegay calaf nesha kaga qoran majirto wana runtay khalif oo kalena helimaysit waa xaqiiq eraygas
    Waxa kale oo kushegaya khalif Dib hadad uu codasatid ma amisani inad helidotiid sababto aah gabdho badan aya firsanayey shashada Isla markiba 100 gabdhod aya luqa uu gashay by

  • @user-pw8pn2vj5w
    @user-pw8pn2vj5w 7 місяців тому

    ❤❤asc wll

  • @husseinomarbood1959
    @husseinomarbood1959 Рік тому

    ❤❤❤❤ wali waku sugaaya

  • @mahaddaahir2897
    @mahaddaahir2897 4 місяці тому

    Tan waaba sarqaamad waji bolol wayba is macneysay

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j 4 місяці тому

    Alo

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 11 місяців тому +1

    naagtan nin cadan rabtaa hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @user-pw8pn2vj5w
    @user-pw8pn2vj5w 7 місяців тому

    😂😅kkkkk

  • @user-mi8tu9pj5h
    @user-mi8tu9pj5h 11 місяців тому

    Ayada ma soo ku ftay weydii

  • @bowlaxmusse8184
    @bowlaxmusse8184 11 місяців тому

    Iskudabanahay

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Рік тому

    Naciimo live se lo so galaa naso dhig

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 11 місяців тому

    Nicimo sln gobaad

  • @user-pr9gk2ye1b
    @user-pr9gk2ye1b Рік тому

    Baranaamijka iishega intee laga galaa aan istuuree

  • @mohammedadawe6634
    @mohammedadawe6634 Рік тому

    Waar iska dhaaf

  • @farhiyaWarsame
    @farhiyaWarsame Рік тому

    F😊😢😢🎉😢😢😮 11:03 11:06

  • @user-cd8xt3jx4j
    @user-cd8xt3jx4j Рік тому

    ISOOQABO NICIIMA

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j 4 місяці тому

    Away qalif