Xaalad adag oo kajirta gudaha israil,Kudhawaad kun Sarkaal oo israiliyiin ah oo shaqada katagaya iyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • Xaalad adag oo kajirta gudaha israaiil,Kudhawaad kun Sarkaal oo israaiiliyiin ah ayaa lasheegay inay shaqada ciidamada katagayaan,Alyaasiin walaga qeyliyay, iyo warbixino kale

КОМЕНТАРІ • 206

  • @aaladiini8270
    @aaladiini8270 8 днів тому +3

    jecliyaa yahuud jabkeeda❤❤❤ alaahu akbar

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 8 днів тому +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr 8 днів тому +8

    Kusaliya nabiqeena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 8 днів тому +2

    Allah ha ku riido yuhuuda tafaraaroq iyo kala carara iyo jaab allah ha isku diiro dhaxdooda yuhuuda allah cabsi iyo argakax allah haku tuuro qalbigooda yuhuuda aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 8 днів тому +2

    Allow guulee oo guusha sii reer Falastiin 🇵🇸🇵🇸🤲🏼🤲🏼🇵🇸🤲🏼🤲🏼🇵🇸

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi 8 днів тому +15

    Nasrigi Allah ayaan araga wale wanlaqbalay ducadi islamka odhan

  • @Nuur107
    @Nuur107 8 днів тому +20

    Ya Allah ya rabi kaalo WA is biirsataye allow adan gar gaar iyo kaalmaba no eh no gar gaar yahuuda xasidiinta ah ya rabi guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 iyo musliminta dhanba no gurmo ya Allah ya rabi

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 8 днів тому +4

    Allaha ugargaro walalahen Palestinian Allaha xifdiyo dhamantod 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️✌️✌️✌️

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 8 днів тому +5

    Ilahaw mareykanka iyo xulufadiisa iyo madxda carabta jabi, Ilahaw u hiili Falastin Ya Rabbi

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 8 днів тому +9

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 8 днів тому +10

    Allow ugargaar walaalaha falastiin iyo xuutiyiinta

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 8 днів тому +4

    Walalow iyo walwal iyo wadna xanuun aaan dhamad lahayn alle haku rido yuhuud iyo inta la socota jaba yuhuudeey. Aaamiiiiiin

    • @Beingme541
      @Beingme541 8 днів тому +1

      Ameen hospitalada Allah Ku salido 24/7

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud 8 днів тому +20

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر.
    لا اله الا الله وحده، صدق وعده، ونصر عبده، وأعز جنده، وهزم الاحزاب وحده.

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 8 днів тому +3

    Alxamdu lilaahi rabi caalamin tani nasrigii Allah ee reer falastiin ugu gargaarayey

  • @Terza56
    @Terza56 9 днів тому +6

    Thanks Nadaara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 8 днів тому +4

    Maashaa allaah guul iyo gobanimo Palestinians guul

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 8 днів тому +18

    Xalada Allah ku adkeeyo yahuuda oo ciirii aduun Allah galiyo Ilaahey qalbigooda cabsi iyo argagax haku tuuro amin yaa Allah

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 8 днів тому +2

      Asc.akhii kariim alla ha jebiyo yuhuuda si deg deg ah hana guulaydiyo walaalaha falastiin allaahumma aamiin aamiin aamiin

    • @user-hk2uo5so9r
      @user-hk2uo5so9r 8 днів тому +1

      Alaahu ma amiiin yaarabi ilaahayoow cabsi iyo argagax ku rid amiinta sobadiya

    • @FadumoZahra-wj3pm
      @FadumoZahra-wj3pm 8 днів тому

      M alalaatu malguudhay kadaraan waa carab

    • @FadumoZahra-wj3pm
      @FadumoZahra-wj3pm 8 днів тому

      Hadii uu jiirilahaa daad badaadleh khaza albaabka janadaa kafuraan

    • @Zalmaanhussein
      @Zalmaanhussein 8 днів тому

      aamiin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 8 днів тому +5

    Ilaahay haku rido xaalad adag

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 8 днів тому +3

    Allahu akbar yuhuuda ja keeda ayaa la joogaa israsciya inta hattay guul xammas

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 8 днів тому

    Allah ayaa garabkooda ah muqawamada dhuulkooda xoreysanaayo yuhudan alle ayaa indhaha Katira allah indhaah ha kaariido aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi

  • @dahirahmed9689
    @dahirahmed9689 8 днів тому +1

    Aamiin Yaa Rabbi Allow cidhiidhi cabsiba ku rid

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 8 днів тому +1

    Manshallaah tabarakallaah allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 8 днів тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 8 днів тому +3

    Allahu akbar ❤

  • @abukarjama5115
    @abukarjama5115 8 днів тому +32

    Muslimiinta guul, guul falastiin allahayow u gargaar .

  • @aden3425
    @aden3425 8 днів тому

    Cabsii iyo argagax siyada ah baan Allee uga barinay in u kuridoi. yahuda et xilufadoda amiin ya rabii.

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 8 днів тому +1

    Allahuma ansur falastin

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 8 днів тому +2

    Insha Allah gargaar Allah ayaa laga sugaa

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 8 днів тому +2

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 8 днів тому +1

    Alle ha jabiyo yuhuuda alle ha isku kiciyo

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 8 днів тому

    Alhamdulillah Rabil alamin wa shukrihi الله اكبر اللهم قوى اخوننا المسلمىن فى الفلسطين

  • @user-hi6ez8ko3h
    @user-hi6ez8ko3h 8 днів тому +5

    allhu akbaar❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 8 днів тому +1

    Wcs allaha isku diro oo kala carar ku rido gaalada yahuudaa iyo xulufadooda xuuthi iyo muqaawamada beelkastooy joogta allaha guuleeyo aamiin duco maahee dankale maheyno allaha u kaalmeeyo rergaza xamaas

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 днів тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 8 днів тому +1

    Inkar Allah kurida

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 8 днів тому

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 8 днів тому +1

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @YaasiinMacalinAbdikadir
    @YaasiinMacalinAbdikadir 8 днів тому

    اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في فلسطين

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 8 днів тому

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 8 днів тому

    Alhamdulilah rabaw isku dir oobkala jabi nacdal haki dhacdee.
    Yaa raxiim sii nasrigaaga iyo naxariistada goonida reer falastiin amiin

  • @maxamedwali7711
    @maxamedwali7711 8 днів тому

    Ilaahayaw uhiili falastiin

  • @Mr.course10
    @Mr.course10 8 днів тому +3

    Waaa salaad subax weeye Mogadishu

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 8 днів тому

    Munafaqiin falastiin ah ayaa laa shaqeeyo yuhuuda ee umada reer falastiin allah ha badbaadiyo aaamiiiiiin Aaamiiiiiin Aaamiiiiiin

  • @deqa868
    @deqa868 8 днів тому

    Mashalahaa guul ayaan ilaha ugu bareena Palestine

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 8 днів тому +2

    الهم انصراخواننافاسطين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 8 днів тому +1

    Ilaahay hajabiyo dhamaan hub iyo askariba

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 8 днів тому +1

    Allaah ha isku diro gumeystaha

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 8 днів тому

    Asc Nadaara waa jabay Macalin ka weeyn haduuba soo dhaafi waayaye Xaaji Xuuti illaaheey ha Xafido Xaaji Xuuti iyo Reer Falastiin Aamiin Aamiin iin shaa alaah Qeeyr Cadaga Yahuud, macalin weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Qeeyr Falastiin.

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 8 днів тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 8 днів тому +2

    alah yuhuud hakusii adkeeyo raboow jilbaha dhulka ugu dhufo yuhuud iyo xulufadooda

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 8 днів тому

    Alx Alx ilaaheey mahadaleh. Tafaraaruq ilaaheey hagaliyo

  • @user-lg1hp7gb1q
    @user-lg1hp7gb1q 8 днів тому

    ALAAHU AKBAR waxaan aad udaneynayaa yaxya saciir oo kale in uu masar Ka soo BiXI doonto Insha Allah falastiin guul

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c 8 днів тому

    Allow xifidi walalidkaa dhintay oon carurta dhalina 😢 wan la cajbay wanaagaas

  • @maima4ever2
    @maima4ever2 8 днів тому

    Anaga ka Muslim ahaan mala yaabeeno oo ilaahay aa quraanka noogu sheegay
    وجعلنا من بين أيديهم سدا ومن خلفهم سدا فأغشيناهم فهم لا يبصرون . [ يس: 9]
    وَإِذَا قَرَأْتَ ٱلْقُرْءَانَ جَعَلْنَا بَيْنَكَ وَبَيْنَ ٱلَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ بِٱلْءَاخِرَةِ حِجَابًا مَّسْتُورًا (الإسراء - 45)

  • @user-iu2vz2gy1t
    @user-iu2vz2gy1t 9 днів тому +2

    الله اكبر بشرك الله بمايسرك

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 8 днів тому

    Allaah akbar❤❤❤❤❤❤❤guul falastiin isha allaah

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 8 днів тому

    Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 8 днів тому

    Alla ku mahadsan cudayada dhulka madhici doota insha allah ☝️🇵🇸🇸🇴🤲🤲🤲🤲🏃

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 8 днів тому

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Isreal. Ciidankeeda. Dhamaantood. Tirtirmeyn.

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 8 днів тому +1

    Guul Bithin’Allah

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 8 днів тому

    Asc Nadaarow waa fadli Allah iney gadoodaan ciidamadooda, Alle ha xoojiyo muqaawamada

  • @sahidaarush
    @sahidaarush 8 днів тому +2

    More love ❤️ Yahaya. Saric.❤ Yemen 🇾🇪 ❤.....guul إن شاء الله

  • @nuraxasanxusen2256
    @nuraxasanxusen2256 8 днів тому +1

    Rabbi cis iyo sharaf ha siiyo dadka falastin

  • @hawal1287
    @hawal1287 8 днів тому

    Cabbaas boombalo ALLAH ha dhaafiyo Falastin

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 8 днів тому

    nadara adeer alah hakuxifdiyo❤❤

  • @abdifatahyare8352
    @abdifatahyare8352 8 днів тому

    Macalinka weyn Wa ku salameyaa

  • @hassanmuhamud
    @hassanmuhamud 8 днів тому

    Sidaan kuu sugeyey waan seexanaa fadalan horey u soo sii daa

  • @Abdirahman83
    @Abdirahman83 9 днів тому +3

    First comment

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 8 днів тому

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 8 днів тому +7

    Bil haduu dagaalka sii socda Israel danbe la maqli maayo

  • @user-lg4qn6dx8p
    @user-lg4qn6dx8p 8 днів тому +1

    M.a❤❤❤

  • @hodanahmed8637
    @hodanahmed8637 8 днів тому

    Wcs jab iyo kala haad allaha u keeno

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 8 днів тому

    Inshaa allaah waxaa socota qaabki reer israa iil dhulalka carabta eey uga wada guuri lahaayeen waa soo afxirantsy

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 8 днів тому

    War farxad leh❤❤❤

  • @user-tq2lk8pd3n
    @user-tq2lk8pd3n 8 днів тому +1

    Wsm ww
    Allaahu akbar alxamdulillahi walcizzatu lil islam❤
    Kuffarta allaha uziyadiyo imisa mu.minin aya allaah baryayo allaah wuxu balanqaday marwalbo inu micigodayahay muttaqinta mujahidinta allaha raxmanka macoda ah intansurullaha yansurkum wayuthabit aqdamakum❤❤❤kaliya aamantubillahi thummastaqim❤masha allaah mujahidinta wexey haystan balanqadka allaah alxamdulillah allaha raxmanka naleh intansurullaha yansurkum wayuthabit aqdamakum❤❤wallahi waxano go domina wa dhabar jab allaah uu larabo calamka kuffarta iyo inti waxmodo daloka bi annallaha mowlalladina aamanu wa annalkaafiriina laa mowlaa lahum❤❤
    Kuffarta allaha kadhigo sibi abraha iyo marodigisa kacasfin ma.kuulin❤❤❤
    Allahummasali wasalim cala nabiyina muxammad scm❤❤❤

  • @XasanXeyle-sb8xg
    @XasanXeyle-sb8xg 8 днів тому

    Allaahu akbar

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 8 днів тому

    Nadaara Nakta
    Salaan sare walaal ❤❤❤

  • @user-gf7wk3dy7l
    @user-gf7wk3dy7l 8 днів тому +2

    maan shaa allaah kkkkkkk

  • @nasramurad-qq1xf
    @nasramurad-qq1xf 8 днів тому

    Ilahay dam ha ka siiyo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Gantaalada garbaha leh oo yaqaano cruise ee ay adeegsadeen hanbalyo guul ayaan leehay geesiyada geesiyada dhaafay ee xuitiga

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤ masha Allah

  • @cabdiladhiifmaxamed1944
    @cabdiladhiifmaxamed1944 8 днів тому

    Allahayow uziyaadi khilaafkooda dhexdooda yahuuda kala shaki

  • @mohaabdikadir153
    @mohaabdikadir153 8 днів тому

    allah usiyadiyo burburka iyo walahowga insha allh

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 8 днів тому

    Guul reer falastiin

  • @nuurofarah
    @nuurofarah 8 днів тому

    Alxamdullilah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-dy3xl9pe9p
    @user-dy3xl9pe9p 8 днів тому

    Nadaara waaku slmy m.a muqdisho kaa soo salaamenaa waxaa kaaka mahad cilanaa Saad wararka nooku soogudbinayso islaamka Allhaa ukarkaaro mamidaysno ilhy hamideeyo dhaxdooda 😢🤲🤲

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 8 днів тому

    Mashaa alah

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 8 днів тому

    Masha allaah

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 8 днів тому +1

    Guul Dufan Al aqsa 🤲👊💪✌️❤️🇪🇭

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 8 днів тому

    Machaallah

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 8 днів тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 8 днів тому

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty 8 днів тому +1

    لا نقول إلا كما دعا رسول الله من قبل🥹
    آواكم الله🇵🇸
    ثبتكم الله🇵🇸
    نصركم الله🇵🇸
    أيّدكم الله.🇵🇸
    اللهم بردا وسلاما علي غزه💔
    نبكيكم ونبكي قلة حيلتنا😭 والله..‏اللهم أرسل جندًا من جنودك وملائكة من ملائكتك تدافع عن غزة ، اللهم سخر لهم ملائكة السماء وجنود الارض ومن عليها ، اللهُم كُن لأهل فلسطين عونًا ونصيرًا، وبدّل خوفهم أمنًا ، اللهم احرس أهل فلسطين بعينك التي لا تنام ، اللهم انصر أهل فلسطين وثبت أقدامهم.
    اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين.🤲🇵🇸🕊️✌️

  • @idirisadan5456
    @idirisadan5456 8 днів тому

    Asc nadaara ziyaarada soo badi

  • @nasramurad-qq1xf
    @nasramurad-qq1xf 8 днів тому

    Allahu Akabar

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 8 днів тому

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 8 днів тому +3

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 8 днів тому

    Waa daawanay

  • @hawal1287
    @hawal1287 8 днів тому

    dekeda wa tii mucawino ayaan wadna intey dhehen ilmo iyo wayeelo ku dhameeyeen

  • @hnasriinahmed8586
    @hnasriinahmed8586 8 днів тому

    Alxamdulillah Israel wey jabtay ilaahey hau siyaadiyo🤲🏻