Riwaayadii Sixirka Part 12 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @waqalmedia3
    @waqalmedia3 Рік тому +268

    Cabsi cabsi waaye wlhi😅😅

  • @suwoanga5445
    @suwoanga5445 Рік тому +464

    Igula saliya rasuulkenni muxamed scw

    • @sacadnelzon7103
      @sacadnelzon7103 Рік тому +4

      Scw

    • @zamzamcabdi8953
      @zamzamcabdi8953 Рік тому +5

      @@sacadnelzon7103 scw

    • @zaraahmedofficial9801
      @zaraahmedofficial9801 Рік тому +3

      Scw❤

    • @MohamedAhmed-zh6nq
      @MohamedAhmed-zh6nq Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ancaamcabdulqadircali4030
      @ancaamcabdulqadircali4030 Рік тому +3

      Scw

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 Рік тому +123

    Dadka Iga danbeye.ee daawan doona like hysaar😌

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 Рік тому +178

    Inta hargaysa ka dawanay sa is muujiya saxipayaal🥰

  • @munamuse2804
    @munamuse2804 Рік тому +67

    The best person ever the most known able most Mohamed {{scw}}

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 Рік тому +369

    Zxbiyal intaan sugaayoba mahan ee la soo dhaqsada my team 1 ilaa 11 inta lasocotay ismuujiyah ismuujiyah we love ❤ my team hobfilms 😁 san ugu xiisay muna oo la zixrey 😁

    • @qadanabdi
      @qadanabdi Рік тому +1

      Wllhi sidaan ula socdo channelka Mar walba waan eega

    • @nasiimcabdilaahi9354
      @nasiimcabdilaahi9354 Рік тому +1

      Wlhi ana kadaran aniba wan u xisay muna 😂

    • @ahmetcodey9715
      @ahmetcodey9715 Рік тому +2

      Wllhi 1 iLaaa 12 la zocdeY❤

    • @hibohuseen4171
      @hibohuseen4171 Рік тому +1

      Kow kahay wlhi kuwa lasocday 1 ila 11 horey usocda wll yal

    • @asmadahir5953
      @asmadahir5953 Рік тому +1

      1 ila 11 cidi iigama horyso xga dawashada

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 Рік тому +173

    Viva Moroco Viva Moroco🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦💪💪🤲🤲🤲💪💪💪,Allow walaalaheen Moroko guuley yaa Rabbi Allow koobkaan ee hantiyaan yaa Rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲, aan u duceyno walaalaheen Moroko, Insha Allah Idim Alle guusha koobkaan Moroko baa leh Idimka Rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedwardi8218
    @mohamedwardi8218 Рік тому +245

    Aaway dadkii nabiga jeclaa (scw)

  • @MrShaacir
    @MrShaacir Рік тому +6

    Magaca shiikha in laga badalo fiican ee sixroole la yiraahdo waayo magaca shiikh waa magac kaalimaha ugu sareeya ka haysta diinta Islaamka

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 Рік тому +4

    Yahye legend pest jiliinkiisa wata weye

  • @abdisamedyusuf1987
    @abdisamedyusuf1987 Рік тому +18

    Anuu najmabaaa kuhaystabaa mashaa gabadhaa najma allee muxuu qurux kudhameyeey sanqaroorka kuyalaa wooooo masha allaah

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Рік тому +5

    Inaba caadiya ma aha filmkani soo badiya

  • @gudonesse9568
    @gudonesse9568 Рік тому +24

    Hargaisa laguma so egayo xata hadi aad 100 camero lamiga dhigato🥰

  • @mahdra-
    @mahdra- Рік тому +5

    Ku saliya nabigeena محمد وصلى الله عليه وسلم

  • @ibraahinsiciid6180
    @ibraahinsiciid6180 Рік тому +4

    Ku saliya nabiga scw scw love hayla dhaafina

  • @sacadxikmaawi3585
    @sacadxikmaawi3585 Рік тому +57

    Yaxye waa liipaax ragga😂😂
    Filimkaba wuu qasay madaxa isku dirka.

  • @suhaybsaleebaan9470
    @suhaybsaleebaan9470 Рік тому +18

    LEGENDS OF YAHYE AND MADAR THE BEST HOP FILMS😛😛😛😛😛💯💯💯💯

  • @hodanali8331
    @hodanali8331 Рік тому +56

    Kusali nabiga salallahau callahim wasalam❤

  • @marworazmi4887
    @marworazmi4887 Рік тому +33

    😂😂😂😂😂 Hud Hud Waa Nin Adag Wlee Kulahaa Miyaa La Adimay Dhulku Miyaa Wareeraya Mise Waa Indhahayga Wllhy Qosol Iguma Hadhin Yaxye Io Hud Hud Rageedii Iga Dhahe 😂😂😂 Keep Going Team Hob Films 👍

  • @mohamedhassan-en5wr
    @mohamedhassan-en5wr Рік тому +92

    Inta sugaysa in madar iyo yaxye saaxibtinimadodu soo noqoto liveta saara .❤️

    • @munassswq313
      @munassswq313 Рік тому +2

      ma live baanu saarna mise love😂😂😂😂😂😂😂😂♥♥😂♥🤍🤍🤍💚💚💚💚

    • @mohamedhassan-en5wr
      @mohamedhassan-en5wr Рік тому +1

      @@munassswq313 mid uun waan qoslay wlhi 😂 😂

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Рік тому +24

    Filmkuba waa yahye waaaw qosolkiiii aduunka wlllhy😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @malikadhowrzan3886
    @malikadhowrzan3886 Рік тому +23

    Naayahe ❤😂❤my favorite person Fimlka dhanba saga Ugu Qosl badan😂

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +12

    Keep wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Рік тому +163

    Part1 ilaa part 11 hadaa la socotay ismuuji ❤️
    Hada ayay riwaadu dab noqotay 👊
    Eng hud hud liicaato muna madar qosolkii o dada😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +9

    Anigu gar iyo gardaraba muna faysal iyo Madar wan isla raba❤🥰

  • @najiipmontana3998
    @najiipmontana3998 Рік тому +46

    Najma best acting funny wlhi🤣

  • @ugaaskareerka8986
    @ugaaskareerka8986 Рік тому +41

    Keep going hop films 🥰

  • @maymuuncabdahi147
    @maymuuncabdahi147 Рік тому +23

    Flimka Yaxye Dartii baan u daawadaa 😂❤
    Yaxyow ❤bn kugu ahay xbb😂❤❤

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 Рік тому +80

    #filmkan wxn ku #diiday wxa la qurxinayaa #sixirka, si dadka qaluubta lagaga ciyaaraa sixir u adeegsadaan dadkii #qalbiga jabiyay, #Allah halaga cabsado sixirku maaha wx lagu #kaftamee, anaguna #Allah ayaan ka magan galnay🙏🏻🙏🏻🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽📿📿📿📿📿📿

    • @maxamedaxmed3270
      @maxamedaxmed3270 Рік тому

      Wllhi wll sidaada oo kale dadka haka dhigo caqli ahaan ficil ahaan maaha waayo waxaad samayso anigu ma ogi

    • @mom-nn5zz
      @mom-nn5zz Рік тому

      Filmka dhamaad kiisa lasoco horta wall

    • @haniabdirahman2196
      @haniabdirahman2196 Рік тому +2

      Isdaji walal dadka fikradooda ha mucaradine waxan waa film uun dadkuna sanadkan film iyo wax lagu yiri ma qaatan oo waa LA ilbaxaye

    • @mom-nn5zz
      @mom-nn5zz Рік тому +1

      @@haniabdirahman2196 qof walpa fikir wuu leeyay lkn qofkii fahan san waxay ila tay ina ay tahay in kuwan wax sixray wax ku dhacayaan ama aakhirks la inaga wacyi galinayo sixirka wall qofkii aflamta wax ka yaqaan wuu fahmaya lkn horta aan dhamaysano qisadu halkay ku danbayso thanks wall

    • @khadarofficial3380
      @khadarofficial3380 Рік тому

      si qaldan baad ufikirtey
      waa wacyi gelin iyo in dadka looga digo

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 Рік тому +3

    Allah nio ani naagtan najma jec ku ahayba

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +87

    Five legends always legends keeps goings madar and licato and yahye and muna and najma another's levels best films actions interests ideals people's i can't wait prt 13 insha allah coming soon 💪💯😍😍

  • @luulaali3000
    @luulaali3000 Рік тому +10

    Dhulkuu mu soconaya misee waa indhahayga🤣🤣🤣🙈🤣🤣🤣 walahi Hudhud illahayow anoon la kulmin ha i dilin, wadankii hadaan imaado Hudhud bn la hor kulmi laha wlhi🤣🤣🤣🙈

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 Рік тому

      Wa xaramad wlhi kayari 😅😅 malin ayan arkay isago uuu uuu uuu da haya 😅😅😅

  • @zaki_yar27
    @zaki_yar27 Рік тому +16

    Keep going hop films 🎥 i can't wait part 13

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Рік тому +4

    Waxaan usheegayaa dhamaan umada muslimiintaa isoocawiya waxaan ahey nin curyaan oo gaajoonayaa

  • @twinklesiyaath12
    @twinklesiyaath12 Рік тому +9

    Sheekada Soo Gaagabiyaa Saacad Labadii qof wada Hadalayaane

  • @faadumoxassan9075
    @faadumoxassan9075 Рік тому +8

    Alla kan yari rufyaansanaa 🤣🤣🤣🤣

  • @nimconalka6886
    @nimconalka6886 Рік тому +28

    Tii kalyaha buurnayd kulahaa funny waayele 🤣🤣🤣🤣

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir Рік тому +26

    Legend Yahya ❤😂

  • @abdirashiitismail814
    @abdirashiitismail814 Рік тому +4

    Wlhi yaxye tayger inthe best🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdiismail8237
    @abdiismail8237 Рік тому +4

    Yahya Djibouti 🇩🇯 ban kansalamey sxb legend legend dhaleyy meshana kougou arkey
    Qofka ugu funny ahh ayad taxeyyy keep going papa

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Рік тому +42

    Walaalaheyga muslimiintaa isoo naxarista ilaahey dartiii

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Рік тому +5

    Wllhida Gob baa is heshay yaxye tiger Io madar maxamed Io muna faysal IO Eng hud hud io liicato waaba wax kale QOSOL IGUMA HADHINEE Allaha hay idin sharfo walaalahayga qalbiga WAN IDIN JECLAHAY HORE U SOCDA 🥰🥰🥰❤❤

  • @mom-nn5zz
    @mom-nn5zz Рік тому +37

    Engineer kii baa is keenaay 🤣🤣😂😂

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Рік тому +1

      Haa nio sidan manta uqoslay xalqadi hore umaqoslin🤣🤣🤣🤣

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Рік тому +80

    Lii caato: bahalkan Typhodkah qapah 😂😭💔
    Hud Hud:War ha iwareejin I dhig 😭💔😂
    Najmah : Naa xagee loo kacayey ma kici karoh tolow kapihi xagaan dhigeyy Manooli 😭💔😂

  • @lathanupdirahman1553
    @lathanupdirahman1553 Рік тому +16

    Filimka cayda ka reeba team hop filims legend all jilayaasha

  • @cajaboofficial2271
    @cajaboofficial2271 Рік тому +4

    Khadar macha allah weeye inankaa waan ka helaaa ❤❤❤❤❤

  • @mom-nn5zz
    @mom-nn5zz Рік тому +37

    Inta part 1 ilaa 12 halmar dhamay satay 👍😏

  • @ssm3933
    @ssm3933 Рік тому +19

    Najma this episode is lit 🔥 walhi 😅🤣🤣🤣

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Рік тому +18

    Waan KHAAKHAYIRAYBA Hadad adoo qayilay daawato bacbaad hor ka qaadaysa
    Filmka YAXYE🦁🦁 wlhi wa tiir dhexaadkisa DOUBLE SPEEDKA NAGA DAAYO😂😂😂😂

  • @samiiramaxamed2417
    @samiiramaxamed2417 Рік тому +16

    Lii caato awalba tiinbay ayuu qaby kulahaa 😂✨️

  • @xavinho8
    @xavinho8 Рік тому +5

    Yahye Legend Ka Filmka ❤️🙏

  • @yashkeyow
    @yashkeyow Рік тому +10

    Cabsi cabsi waaye wlhi 😂😂😂 Hob films 🎥 respect ✊

  • @naduzhabdikarim1274
    @naduzhabdikarim1274 Рік тому +19

    Keep going team Hob films🥰

  • @anishasheikhyusuf3277
    @anishasheikhyusuf3277 Рік тому +3

    Yahye kulhaa war adigba hdii la I oran lahaa sixir wan ku sixri lhaaa 🤣🤣he is so funny wlh

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Рік тому +8

    Isoo cawiya yaa muslimiin wllhi waxba maan cunin sadex cisho

  • @adamhalaazi9761
    @adamhalaazi9761 Рік тому +4

    De haaye malinkaste xalqad soo galiya wixiiba waad nagu cansiriseen ee keep going lkn legend tihiine 👏

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 Рік тому +18

    Hore usocda saaxibayaal😂😂

    • @nasragaabo5142
      @nasragaabo5142 Рік тому +1

      Qayes qeysar walkyga miss you 😘😢

    • @mom-nn5zz
      @mom-nn5zz Рік тому +1

      @@nasragaabo5142 asagii maaha pea

  • @khadarcabdi4193
    @khadarcabdi4193 Рік тому +2

    yahye ayaan wataaa yaaa lii wata

  • @phartuneyyalyyupdi8812
    @phartuneyyalyyupdi8812 Рік тому +28

    Sidii aan UA-camka udhex surnaa waan daaly 😭😁

  • @arkaking3713
    @arkaking3713 Рік тому +2

    The best short film that I ever watch na dhulku muu wareegayaa mise buu yidhi

  • @hanadxiis5935
    @hanadxiis5935 Рік тому +16

    The best director Hamse Kalinle keep going brother
    HOB FILMS AAD BAN IDIIN SOO SALAAMAYA FROM ERIGAVO SOMALILAND DAD HIBADOODA IYO SHAQADA LOO DIRO AAD UGA SOO BAXA MIDH MIDH IDIIN KALA QADI MAAYO DHAMAANTIN👋🏻👏🏻 ALLE WAAJIBADKEENANA HAYNOO MURAAD QUMIYO BALAYADANA HAYNAGA HAYO🤲🏻❤

  • @susanamarket4790
    @susanamarket4790 Рік тому +14

    Alla anagana yaa na sixray oo riwayadan nagu falay wanagan ku waalane 😅🤣

    • @aliamaar8019
      @aliamaar8019 Рік тому +1

      Anu jacayl aan uqabo marba inayr daawadaa waan sixrnhy 😂

    • @ayaanhassan9536
      @ayaanhassan9536 Рік тому

      Kkkkkk,ruunti, ruwaayadaan ku sixranahay.

  • @maxamedcfataax1690
    @maxamedcfataax1690 Рік тому +18

    Inta filinka lahaysata like saara

  • @fadumaahmed9080
    @fadumaahmed9080 Рік тому +5

    😂 I can't wait part 13😂😂😂😂

  • @farahderejo9045
    @farahderejo9045 Рік тому +15

    I can't wait wlhi🤦‍♀️😄

  • @rayanegentille7538
    @rayanegentille7538 Рік тому +13

    I love it 😃

  • @hadiyamaxamed9494
    @hadiyamaxamed9494 Рік тому +11

    Ala hud hud na miya la adimeY😩😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ha i Turin dhagax ma ihiye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hakimaeidle7875
    @hakimaeidle7875 Рік тому +17

    😂😂😂😂 ma hadan hud hud wllhi way ruwayd dhaafthy 😂😂

  • @umalkhayrabdimoha6062
    @umalkhayrabdimoha6062 Рік тому +15

    Ala bagaad hud hud nogu keenteen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naimaaliaadab6934
    @naimaaliaadab6934 Рік тому +22

    Qaldadka Filmka nozo geliyah inta dupeyzan kazah ka fanny zaneh😂😔🤣

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Рік тому +12

    Sii akhriso comment-yada kale, aan soo dhameysto filimke markaas baan wax kasoo dhihiye 😅

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi Рік тому +4

    Najma iyo Yaxye Best actors 👌 👏

  • @abdilahijacaylow7554
    @abdilahijacaylow7554 Рік тому +3

    Dee wLaldayow Filmanta haben walba xilqad so dhiga cidi iguracsanay love isara

  • @amiiraali
    @amiiraali Рік тому +11

    Yaxye waa funny wlhi🤣🤣🤣🤣

  • @moktarahmedaden1830
    @moktarahmedaden1830 Рік тому +5

    Wlh très sympa 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ClwaasacMaxamed
    @ClwaasacMaxamed Рік тому +1

    Walaahi yaxye waan taageeraa

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Рік тому +3

    Oo zhaw anagana way na sixirtay hud hud🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hamsesalaan3714
    @hamsesalaan3714 Рік тому +1

    Yahye wa 10&captanka filmka

  • @sacdiyocabdi2244
    @sacdiyocabdi2244 Рік тому +19

    𝗻𝗮𝗱𝗮𝗿 𝗱𝗮𝗿𝘁𝗶𝗶𝘀 𝗹𝗲𝗲𝗲 𝘂𝗱𝗮𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗮 𝘄𝗹𝗵𝗶 🥰

  • @nuraanichenal1220
    @nuraanichenal1220 Рік тому +1

    Wllahi ninkan yaxye warkiisa uu cadyahay

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 Рік тому +12

    Inta Malin kasta youtube firisa inuu soo dhacay is mujiya 😊😅

  • @CawaaleKayse-bj5ld
    @CawaaleKayse-bj5ld 10 місяців тому +1

    Sixirka mid isoo daraa❤

  • @awofaysal7002
    @awofaysal7002 Рік тому +15

    Yaxyana lacag baa u cad najmana madar baa u cad dadkan yaa isu af garta😂😂

  • @sadaamseerbiya6014
    @sadaamseerbiya6014 Рік тому +6

    Khaayinka filmka yaxye waan wataa😅

  • @nimcuush3497
    @nimcuush3497 Рік тому +10

    Kan cadnaan maaa muna lagu sixro ooy jeclaato filmku qosol noqon lahaa😂

  • @haniabdirahman2196
    @haniabdirahman2196 Рік тому +6

    Ayy engineer hud hud baa meesha yimid daaqadaha xidha na wada khaawisa😂

  • @EngBiixi
    @EngBiixi Рік тому +6

    Ita waitingka ku jirta waan salaamay🖐

    • @peaquruux1822
      @peaquruux1822 Рік тому +1

      Wanka qadnaay huno😂❤️😘

    • @EngBiixi
      @EngBiixi Рік тому

      @@peaquruux1822
      Thanks walaal❤

  • @umalkhayrhassan6396
    @umalkhayrhassan6396 Рік тому +18

    Wlhi Yahye tiger iyo madar wan wata filmkaba maa labadoodo keliya laga dhigo 😂😂😂😂😂😂😂 iztaqfurullah

  • @Khadarahmed03
    @Khadarahmed03 Рік тому +3

    YaHye Taygar Ninka Kaliye Masha Mamulanaya Naa Nadhagayso Kulaja 😂😂😂

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Рік тому +2

    Yaxye waa ninka kaliyaa filimka macaaaneyee kkk

  • @fadumocabdilahi8143
    @fadumocabdilahi8143 Рік тому +5

    Mona faysal cisee dini my best friend❤

  • @madamhasmah2771
    @madamhasmah2771 Рік тому +3

    Hhhhhhh hob films waan idin wataa dhammaanteen hore u socda dayaxna kuso dara dee wllyaal

  • @maxamaddhaajac9
    @maxamaddhaajac9 Рік тому +5

    Nio ani teamkan inaan ku bidhan Rabaa intee u maraa

  • @ladnamohamed1044
    @ladnamohamed1044 Рік тому +6

    Hayaay xaran jecelaa kulahaa hudhud😂😭😂😭

  • @sagalxasan7027
    @sagalxasan7027 Рік тому +5

    Tii kalya buurneed fani weeye yaxye😂😂🤦🏿‍♀️

  • @museali6115
    @museali6115 Рік тому +6

    nanaga jog kulaha hanagu nefzane😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Рік тому +6

    Hayaay dadku xaraan jecelaa 😂😂🙈🙈

  • @hassanalex689
    @hassanalex689 Рік тому +1

    Best film hob films

  • @kawsarfaaruuq3630
    @kawsarfaaruuq3630 Рік тому +6

    Haaye naga soo dhakhsada waad nagu raajisaane😂

  • @mucaadhassan9909
    @mucaadhassan9909 Рік тому +2

    Lajan ibu nu lajan