Shambooyinka Iyo Toobishampo Noocaana UFiican Tinta Iyo Kareem Jirka | Amenabeauty

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Hey JabiibaZ! Welcome Back To Amenabeauty Channel!
    Shambooyinka Iyo Toobishampo Noocaana UFiican Tinta Iyo Kareem Jirka
    Always Stay Jabiiba!😘
    Always Stay Beautiful!😘
    💰 DISCOUNT CODE 💰
    • www.sudio.com (Amazing Headphones)
    • 15% off: amenabeauty
    • Shop Microfiber Sponge here:
    www.goo.gl/NSkdbP
    Discount Code Jabiiba 10% OFF
    • www.aylabeauty...
    Discount Code Amenabeauty 15% OFF
    • www.teamiblend...
    Discount Code Amina20 10% OFF
    • skindeva.com/
    • Discount Code Amenabeauty 10% OFF
    • www.ellafredao...
    • Discount Code BH89F8GE 15% OFF
    D I S C L A I M E R :
    This video is not sponsored at all. Some of the above LINKS are affiliated LINKS which means I can earn some commission. You don’t have to use my links but if you do, it would REALLY help my CHANNEL .All opinions stated in this video is from and by me, Amenabeauty This video may not be re-uploaded onto any other channel or platform without my consent.
    Follow Me Somali Makeup Artist
    #amenabeauty
    www.amenabeauty.com
    / amenabeauty
    / amenabeauty
    / amenabeauty1
    Snapchat amina507

КОМЕНТАРІ • 247

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 4 роки тому +8

    Asc maasha Allaah
    Walaal xinaha madowga ah
    Noo sheeg sidad u samaysay
    Adigoo raali ah

  • @shaymaamohamed5960
    @shaymaamohamed5960 4 роки тому +5

    Abaayo mcn noo soo Gali marka tinta dhaqatid oo hagajised saliidee marsataan I soo jawab Allah ku xifdiyo

  • @fardowsakhaliif5306
    @fardowsakhaliif5306 4 роки тому +25

    somaliya wey tala alxd 6sana isticmala wana kahelay tresomy iyo nafaqadeda somalia tukamada xfdaha lagu gada

    • @nasriinnasriinmohmed281
      @nasriinnasriinmohmed281 4 роки тому +2

      Saxiix walhi dukaan agteeda ayaa lgu gadaa 🤣🤣🤣🤣🤣 lcgta xitaa wa iska raqiis 😜😜😜

    • @fardowsamuxumad6450
      @fardowsamuxumad6450 4 роки тому

      @@nasriinnasriinmohmed281 walaal labada shampo oo dhamays tiran i soqor insha allaah Holland aan karad sadee walaal.

    • @fatmachanel6654
      @fatmachanel6654 3 роки тому

      Abayo igawarn mashaambo fiicn baa

    • @nasrofeysalsalimnasrofeysa2080
      @nasrofeysalsalimnasrofeysa2080 3 роки тому

      @@fardowsamuxumad6450 abyo aniga istecmala mashaa allah waye shanbo iyo Karen waye

    • @nujuumonelovem1123
      @nujuumonelovem1123 3 роки тому

      Abyo tressrme wlhi taas timaha dadinesa

  • @reemmohamed6004
    @reemmohamed6004 4 роки тому +2

    تريسي مي افضل شامبو صراحه اسدخدمه اكثر من كم سنه 👌ومرره حلو 💛💛

  • @cabdiladiifahmed474
    @cabdiladiifahmed474 4 роки тому +2

    Walashey markaa hore wad mahadsantahay walhi tobic aan raabey kahadahsye jazakallah khayr insha allah kuwi wax itaaraa iilahay hakadhigo

  • @sahraabubaker1579
    @sahraabubaker1579 4 роки тому

    Super Derek's ayaa laga hela cream ka aad ayuu u ficanyahay Summer and winter waad is ticmali karta wajiga dadka 2 giwil ka naqda xitaa wuu cawina 😍

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 2 роки тому

    Shampada iyo vasiline rapair wan isticmala the best waaye masha alah

  • @mirandadadiriyeh9389
    @mirandadadiriyeh9389 4 роки тому +2

    Wan isticmala manchallah! Aad buu ufiican yahay.

  • @asiosicid6435
    @asiosicid6435 4 роки тому +11

    Mnshlh waanba isticmala intaba shmooga iyo doobi shmadisa lagama sheken kro cajiip

    • @lurcaashaq3332
      @lurcaashaq3332 4 роки тому

      Asio Sicid wll xageed joogtaa waan ubaahanay markaa hargaysaan joogaaye malaga helayaa taloow

    • @asiosicid6435
      @asiosicid6435 4 роки тому

      @@lurcaashaq3332 wllo garowe ban degnahy hadaa rabto wan kuso dhibayq

    • @maryandahir6556
      @maryandahir6556 3 роки тому

      @@lurcaashaq3332 mel walba aya laga hela

  • @najuulovemom459
    @najuulovemom459 4 роки тому

    Adee ufacantahay shanbadan iyo dobi shamadeda tanle isticmala mashalllah 😍👍♥️

  • @najmahaji6636
    @najmahaji6636 4 роки тому +2

    Maasha Allah mcnto Aniga timahayga waa qaleel waadna mahadsantahay 😍😘💋

  • @faadmaadde789
    @faadmaadde789 4 роки тому +10

    Alla abaayo agool ayaa idilay wlhi wax ufiican loo isticmaalo iisheega😭😭

    • @sadioabdi
      @sadioabdi 4 роки тому

      Shampoo antidanroof a ufiican

    • @uwaysmhmd8816
      @uwaysmhmd8816 3 роки тому

      Abyo agoolka xulbad baaudaawaa

  • @wishescometrue3360
    @wishescometrue3360 4 роки тому +1

    كتير بحب قناتك حبيبتي عن جد محتوى تبعك مفيد جدا جزاكي الله خيرا

  • @manaalmohamed8053
    @manaalmohamed8053 4 роки тому +1

    Thnks wll saad nola wadagtay horta ani wan istismaalay shanbodan iyo dobi shanbodaba ila sanad kudhawaad anoo isticmaalayey oo ay iga yaraysay timihi iga goayey ban kawareegay oo uwareegay shanboda faati natural wax ay itartay malaha timihibayba iga goysay marka hada waxan ku noqon insha alaaa shanbodan iyo dobishanbodan ad iyo ad bay ufiicnayd wlhy

    • @sumayazuzu5486
      @sumayazuzu5486 4 роки тому +1

      manaal Mohamed abayo faatii waba la ii amanay waxanba rabay inaan gato xayeesinteda iga badatay mida kale aniga hada tan Ayan isticmala oo Amina shegyso way iitala wax kale maba gato

  • @hannahappy539
    @hannahappy539 4 роки тому +3

    Thank you dear sister

  • @mandeeqabdi6985
    @mandeeqabdi6985 4 роки тому

    Kareemka wajiga ma marsa karaa misa jirka only waaye amina habibty

  • @samiroabdi4742
    @samiroabdi4742 4 роки тому +2

    Mahadsanid walaal qaali amina mal walbo waa lagahelaa 👑👑👌👈

  • @xamdicismaan4943
    @xamdicismaan4943 4 роки тому +2

    Asc aamino abaayo shaambada madow iyo doobiyo shambada sawirkooda meesha soo saar sifiican ha loo arkee runtii wan raadiyay balse waxan arkay kuwo badan oo copy ah please sawir fiican kasoo qaad

  • @hannahahmed6920
    @hannahahmed6920 4 роки тому +1

    Masha allah shambadan wan isticmalaaa beeeelo

  • @safiyosacad7852
    @safiyosacad7852 4 роки тому +1

    Qali Allah ku xafido jasaakallu khayare ♥️♥️♥️♥️

  • @sagalabdiadan5911
    @sagalabdiadan5911 4 роки тому

    Mansha Allah abyo waa isticmaala shaabadaa iyo dooba shaan badeeda

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 4 роки тому

    Masha alalah I have Dry hair I use it sametimes

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому +1

    Maasha alaah Abaayo

  • @souadsaban3855
    @souadsaban3855 4 роки тому +2

    Wlhi aniga aya isticmala Shampoo and conditioner aad ayan u jeclahay wayo aad ayu ku cawinaya mash allah

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 роки тому +1

    maasha Allah sister

  • @najmaomarchannel
    @najmaomarchannel 4 роки тому +1

    Waleikum salaam Ameen masha Allah shugran xbbti 🌺🌺🥰😍😘

  • @maryanruunmmi9214
    @maryanruunmmi9214 4 роки тому

    Thank you abaayo macaan Jazaakillahu kheyr ukhtii

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 4 роки тому

    Shukran qaliy

  • @shaqlana8894
    @shaqlana8894 4 роки тому +1

    Waa run waa shaabo fiican, anigana waan isticmaala.

  • @safiyosacad7852
    @safiyosacad7852 4 роки тому +2

    Wcs Maashaa Allah

  • @munalizamaanka7745
    @munalizamaanka7745 4 роки тому +3

    Tres semmeka aad ayuu u fcnyahay waan isticmaalaa aad ayee ii caawisay runtii

    • @munalizamaanka7745
      @munalizamaanka7745 4 роки тому

      Muqdisho waayaalaa

    • @ifkanolosha9106
      @ifkanolosha9106 4 роки тому

      Birimadisa se u ekthy abayo caana mise biyo cml waaye

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 4 роки тому

      Munaliza maanka abayo plz no sheg originalka sey u egtahay

    • @umusaara6789
      @umusaara6789 4 роки тому

      Originalka wa sida canaha camal mida sida biyaha u ek wa fake sida ula socda qaliyayal

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 4 роки тому

      @@umusaara6789 shukran abayo

  • @qamarahmed529
    @qamarahmed529 4 роки тому

    Thanks abaayo jazakallahu qeyr

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 роки тому

    masha Allah tawarakaAllah thanks sweet❤❤

  • @swalehhassan3907
    @swalehhassan3907 4 роки тому +1

    shambadhan mombasa malaghadha

  • @anabh9257
    @anabh9257 4 роки тому

    Thanks qaali

  • @salmahassan1720
    @salmahassan1720 4 роки тому

    Mashaalah shukran

  • @happyhooyo7490
    @happyhooyo7490 4 роки тому +1

    Masha Allah abayo keep going 🥰

  • @hodangaydh2371
    @hodangaydh2371 4 роки тому +2

    🥰💋💖👌🏻👏🏻 thanks sister Aamina

  • @maryamocadey9475
    @maryamocadey9475 4 роки тому +3

    Meel kasta waalaga helaa abaayo

  • @samsammohamed2822
    @samsammohamed2822 4 роки тому

    Jazakalahu kheyran abayo

  • @hodanabdirahman5915
    @hodanabdirahman5915 4 роки тому +1

    Wlhi warunta anoka dalay shanbo ayaan adada isticmalay belo waye muqdisho ayanaka hela kawar hee👍

    • @luulnuur1596
      @luulnuur1596 3 роки тому

      Abyo shambadan side lagu gartaa ine original tahay

  • @imanhassan8255
    @imanhassan8255 4 роки тому

    mash'allah abayo shambooyinka iyo doposhabo waa cajib

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 4 роки тому

    Masha Allah tabarka Allah il xun kuma aragto abayo

  • @a.rabdullahi6182
    @a.rabdullahi6182 4 роки тому

    Masha Allah aBaayo shabandaan Aad jeclahay Masha runta waaye Aad ufiican tahay tresssme daarin maaha

    • @IbtisamMAddow
      @IbtisamMAddow 2 роки тому

      Inetaa laga hiraa yurub ma laga hilaa

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 роки тому

    Masha allah abayo dad badana ka fa'didono

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 4 роки тому +2

    Wacallekum wasalam sister masha Allah ♥️🙏

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 4 роки тому +7

    Walaga helaya abyo somalia meel weliba wuyala somalia ka mid ah angaba 2yrs isticmalayaa wana kahaly wa shampo aad uwngsna thanks

  • @riyadaadaruume6928
    @riyadaadaruume6928 4 роки тому +1

    Tresemed shampoo

  • @ashaabdi8864
    @ashaabdi8864 4 роки тому +1

    Mahadsanid abaayo wlhi shambo ayaan 80euro ka soo baxsada lakiin tan waan soo baroobeyna inshaa allah sis qurux

    • @hamdahaaji8257
      @hamdahaaji8257 4 роки тому +2

      Best wayee mid kle ma isticmaali doontid.

    • @ashaabdi8864
      @ashaabdi8864 4 роки тому +2

      Haa waa igu og tahay quruxey ❤️

    • @ronnyzeder
      @ronnyzeder 4 роки тому

      @@hamdahaaji8257 magaceeda so sheeg wll

  • @shoobeeyexassan5715
    @shoobeeyexassan5715 2 роки тому

    shukran abayo noso gali wajiga

  • @safiyosiidcali1758
    @safiyosiidcali1758 4 роки тому +7

    Abaayo cilaanka kuu saaran madoowoyso miyaa mise cilaan caadi nala wadaag

    • @saciidamuxsin5339
      @saciidamuxsin5339 4 роки тому +1

      i think inoo yahy ciln sudaani asagaa sidaan madow u noqdo

  • @halimaabukar4871
    @halimaabukar4871 4 роки тому

    Mashallah so nice

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 4 роки тому +4

    Amena wllo cilaanka nala so share gare

  • @ayaanah2501
    @ayaanah2501 4 роки тому

    Masha Allah anaa is ticmaalay kaalay arag waye timaha ayey u ficantahay

  • @aaminobarreaamiinbarre4679
    @aaminobarreaamiinbarre4679 3 роки тому

    Abaayo Kareem ka ugu fiican no soo dir

  • @maryanmohammed2414
    @maryanmohammed2414 4 роки тому

    Mashallaah jzk kheer abaayo❤️❤️❤️👍

  • @ducaysanbintb5464
    @ducaysanbintb5464 4 роки тому

    Maasha Allah tabarakallah 💜💜

  • @hawacookingchannel0
    @hawacookingchannel0 4 роки тому

    Masha Allah xabibti caadi ma aha aniga xitaa waan istimaala

  • @samiroabdi4742
    @samiroabdi4742 4 роки тому +1

    Masha allaah 😍 👌 👌

  • @farhioyusuf2643
    @farhioyusuf2643 4 роки тому +1

    Saliidahah timaha so gali amina

  • @nadifoxikma461
    @nadifoxikma461 4 роки тому +1

    Amino abayo tinta way iga jajabtaa maxa u fiican oo ja jabka ka ilalinayo

  • @fatimaaayabdlla8749
    @fatimaaayabdlla8749 4 роки тому

    Thank ziz💋💋💋

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 4 роки тому

    asc ilahaya Kheyer ha kusiyo aaamiin. macaanto saliid timaah marsad noosookali

  • @queensafaa6153
    @queensafaa6153 4 роки тому

    Argon Moroccan oil anaa isticmaalo masha allah super waaye really

    • @Dhool2016
      @Dhool2016 4 роки тому

      SAFA MARWA ani xitaa waan kahelay

    • @hamdahaaji8257
      @hamdahaaji8257 4 роки тому

      Timaha ma dheereysaa saliidaaas safaa

    • @umuhafsa6628
      @umuhafsa6628 4 роки тому

      salida ka waran timaha maxay u tarta argan oil bal no faide walal

    • @queensafaa6153
      @queensafaa6153 4 роки тому

      Hamda haaji haa abyo waxayna ka dhigtaa jileec

    • @queensafaa6153
      @queensafaa6153 4 роки тому

      @@umuhafsa6628 argon oil wuxu leyahay shampoo conditioner iyo salid wa belo timaha ayeey jileec ka dhigtaa nafaqona weey siisaa tinta

  • @umuayman757
    @umuayman757 4 роки тому +1

    Cilaanka kuu saaran quxur wow

  • @abshirocabdicasis616
    @abshirocabdicasis616 4 роки тому +1

    Asc abaayo wad mahadsantahay magacyaha shampada hoos noogu soo qor

    • @raqad4642
      @raqad4642 4 роки тому

      TRESemme shampoo and TRESemme conditioner wa is dhinac yaalaan shampoo caaaga madow doobi shaambadana caaga cad bay kujirta sidan filayo walaalo

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 4 роки тому +1

    Masha allah 💕💕🙏🙏

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 роки тому

    Imika caro cream lighting isticmaala inaa is cadets mooda jidhka luga iyo ganca cedceeda mooye ka yara rasiin sanasnay iyane waa la shaqeeya

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 4 роки тому

    Shukran hppti aniga waxan isticmalaya 2015 ilaa 2020 oon hd kujirno aad ii anfacday wlh

  • @nadiroahmed1858
    @nadiroahmed1858 4 роки тому

    Cream face ka aaad isticmashana noosoogali insha allh abayo Wana gabar waxa kula hadlaya

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 роки тому

    Vaislin cream best cream 2012 isticmaali miray ilaa 2013 meel walba waa laga helaya xxbti

  • @laylaismacil3701
    @laylaismacil3701 4 роки тому

    Labada kareem ee gaagaaban magacooda so qor

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 роки тому

    Good shampoo and conditioner ilove amina beauty hora usticmaalay wuu fiican yahay but waxa loo isticmaala kalarka timuhuu u ilaalina midabka waxa ku isticmaalay 2013 Emirates kadib kabadalay penten shampoo conditioner and oil isticmaalo jiray hada dhoof isticmaala waan ka badalaya

  • @xaawojannaay1068
    @xaawojannaay1068 4 роки тому +1

    Waa shampoo fiican anaaba isticmaala

    • @alihussein9494
      @alihussein9494 4 роки тому

      Abaayo ii sheeg ma dukaanka ta taalaa mase waa mid orgaanig ah

  • @aaminojaylaani5279
    @aaminojaylaani5279 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @maimoonmohamoud2529
    @maimoonmohamoud2529 4 роки тому

    Cilankaga noo sheeg wllo mashallah waan jeclady

  • @ifkanolosha9106
    @ifkanolosha9106 4 роки тому

    Msha allh abayo tan orginalka UK mida mise midkle waaye

  • @abdihalimkamil504
    @abdihalimkamil504 4 роки тому

    Waan isticmala xbbtii lkn aniga kaan isticmaalo guduud waaye. Adina wa buluug

  • @qadiijoaxmadey9811
    @qadiijoaxmadey9811 4 роки тому

    Maasha Allah

  • @hadiyadegen3978
    @hadiyadegen3978 4 роки тому

    Thanks honey

  • @mohamedmohamud2411
    @mohamedmohamud2411 4 роки тому +3

    masha allah abayo ana isticmalo wana belo

    • @ayaanmaal8816
      @ayaanmaal8816 4 роки тому

      Abaayo intee ku noshahy ee ka gadatay

    • @falastiinibraahim102
      @falastiinibraahim102 4 роки тому

      @@ayaanmaal8816 adi halke joogtaa

    • @ayaanmaal8816
      @ayaanmaal8816 4 роки тому

      @@falastiinibraahim102 hargaysa adna

    • @falastiinibraahim102
      @falastiinibraahim102 4 роки тому

      @@ayaanmaal8816 abaayo shambadan baydhabo xita weytala uma maleynayo hergesa inad ka wayneyso

    • @ayaanmaal8816
      @ayaanmaal8816 4 роки тому

      @@falastiinibraahim102 thanks qali kolay way taal adi ma isticmasha

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 4 роки тому +1

    3 yeas ayaan intecmakay

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 4 роки тому

    Mahadsanid abayo amina sidad no caawiso

  • @raxmacabdiraxmaan3184
    @raxmacabdiraxmaan3184 4 роки тому +1

    Habo sida timaha loo foneyo nosogali plz adigo mahad san

  • @anabh9257
    @anabh9257 4 роки тому

    Abaayo shaanbadan waa isticmalaa wax badan hada dad badan igu dhaheen tinta uma fiicna iska badal islahaa hada noo imaatay wan sii wadanayaan

  • @abaxmire453
    @abaxmire453 4 роки тому

    Manshalah abyo

  • @aaminacali8966
    @aaminacali8966 6 місяців тому

    Wll iyago jumlada mahelaya

  • @Aliyahnoor
    @Aliyahnoor 4 роки тому

    Asc abaayo amina link aad ka iibsatay maxaad noogu soo galin weysay boqol baan halkan ku arkee mid 29 Euro ah iyo mid 24 ah ee kuwa Originalka ah meesha laga helo noosoo gali please abaayo fadlan adigoo raali ah 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aaminojaylaani5279
    @aaminojaylaani5279 4 роки тому

    Horay usoco abayo

  • @ayanollal7099
    @ayanollal7099 4 роки тому

    shampoo dan original keda iyo fakeda maba kalakarto lkn way fcnthy 3years aya isticmaloya

  • @dollsahal3053
    @dollsahal3053 4 роки тому

    Masha Allah abayo

  • @maidaabdirahim4590
    @maidaabdirahim4590 4 роки тому

    Abayo creamkas anaa isticmalo waa belo waxa nosogalisa cream indhaha hostoda aad marsato

  • @sannaaa2780
    @sannaaa2780 4 роки тому

    Sax wye mash Allah

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 4 роки тому +1

    Asalamualikum warahmatullahi Wabarakatahu

  • @iqlasali5162
    @iqlasali5162 4 роки тому +1

    Shampadaan anaa istacmaalay wax xun ayaa kujuro

  • @foos4126
    @foos4126 4 роки тому

    Maansha allaah beentaa maaha anaboo 8sano isticmaalayo show tijaabiyey ima.snficin

  • @shaybaaristehabiba2029
    @shaybaaristehabiba2029 4 роки тому

    Somalia iyo kenyaba wayalan shampooga iyo conditionka

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 4 роки тому

    Wcs masha allah

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 роки тому

    Tnks xbbti

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 4 роки тому

    Asc abaayo mansha'allah