Ina adeer muuqaalkaagii ugu horreyey een daawado wuxuu ahaa “Dagaalka erey bixinta m“ markaan barnaamijyadaada raac raacayna waamba ilduufsanaa ee mar hore inaan ku bartaa igu wacneyd. Hadda ilaahey dartiis baan kuu jeclahay Dembigaaga Allaha dhaafo walaal qaaliya.
Masha allah Wll,aniga io wilkan isku caqli banu nahay waayo wn necbahay inan naxwe ama grammar barto kabarto luqad ,wayo hadhow qof uma jawabi kartid sentences iskuma xiri kartid wad isku khajilysa 😭 Hader ani 3luqadod bn isku barta (English,Arabic iyo chinese) xoga italiano nana wn jclhay inan barto,I don’t why English ka waanku qasbanahay inaan brto wayo waxban ku barta,Arabicana wa I muhim,Chinese kna waan kunolhaya, talyanigana wan jeclahay 🥰 So hadad rabatid inad luqado barato Italiano (learning Italian with Italian class101) Chinese (learning Chinese with Italian class101) English (learning English with English class 101) Arabic (learning Arabic with Arabic 101) Luqad waliba aad rabtid sas caml u type garee Anina iimahad celi🤪 多亏了我 喝 谢谢你 and you aden 给我赞👍🏼
Xaqiiq waye dadka somaliyed ee aqonta iyo xikmada ku aqano wa dad af carabiga yaqaano mel dher haka donin fiiri somali UA-cam's ka mowducyada waxtarka leh so gudbiya
حييت يا لغة الإسلام والعرب * وهل يفيك ثناء الشعر والأدب. لولا سناؤك ماكان الثناء ولا * صغت القوافي من شجو ومن طرب. أم اللغات ونبض القلب منطقها * في حسنها فتنت كل امرئ وصبي. والقران سرت في الكون شهرتها * وزادها شرفا نطق النبي العربي افتخر بأنني أتكلم اللغة العربية ☝️☝️ وهي لغتي الأول، والثانية هي الصومالية. Luuqadaha kan lagu ceeshayo ee carada haysta Ingiriiska ruuxii cugtaba lagu ceeshayo Faransiiska soo caambaxay ee coofka lala taago Talyaaniga wax laguu caayayee lagu cambaareenayo Cirifyada aduunyada waxa codod ka yeeraaya Haddii aad caqliga kaashata caayn walba u eegto Kuma jiro mid carabi udhigma ama cageeyaaye.☝️
Ina adeer muuqaalkaagii ugu horreyey een daawado wuxuu ahaa “Dagaalka erey bixinta m“ markaan barnaamijyadaada raac raacayna waamba ilduufsanaa ee mar hore inaan ku bartaa igu wacneyd. Hadda ilaahey dartiis baan kuu jeclahay Dembigaaga Allaha dhaafo walaal qaaliya.
Barnamijyadaada 70% waaan soo dhamaystay shukran zxb wax muhim ah uun sidaa uwad
أهل العربيّة جنّ الإنس؛ يبصرون ما لا يبصر غيرهم.
#إمامنا_الشافعي.
Aad bay u yaryihiiin inta Sidaada oo Kle ah Aduunkan aynu joogno gaar ahaan Gayiga somalida walal aden, allah hakula garab galo Hawsha aad u Hayso Bulshadaada❤
Aadanow anigu waxaan idhaahdo ma garanayo walahi nin aqoonyahan iyo indheergarad ayaa tahy ilaahay somalida aad u Soo baxayso hakuu daayo
Anigu wxn garanayaa
Af carabi
Af english
Af axmarina in fiicn
Io afkayga somali
alhamdulilaah
Maasha allah
@@ednaaden1774 Ani wxaan aqaanaa
1.soomali
2.Amharic
3.English
4.kiswahili
5.Arabic
Maxaa carabiga ugu hoosmarisay ma ogid miyaa inay iyadu usarayso caalamka oo dhan???
@@SenseQuran Anigu waxaan garanayaa
1-Carabi
2-Soomaali
3-Ingiriisi
Aniga wxaan aqaan
Soomaali
Arabic
English
Italian
Alxm
wa sax zxp waa luuqad murti iyo xigmad ka buuxdo
DIB U SIXID:
Nus milyan maahe wuxuu ula jeeda Nus Bilyan qof balse Milyanku afku ka xaday sidaan fillayo.
Wallahi billahi tallahi nabigu wuxuu garanayay luuqad waliba culimada oo dhan ayaana garanaya xitee markii xabashida ay saxaabadu kasoo laabatay gabar yar ayuu maro siiyay maalin isaga oo af xabashi ku dhahay waa qurux
Mahadsanid wllken si fiican baad noo fahamsiisay muhiimada afkani noo leeyahay annagoon ka haajirin keena
Af-carabigu waaka ugu qanisan afafka aduunka waana af-ka ilaahay aakhiro adoomihiisa kula hadli doono
Mahadsanid macalin
Shukran akhi Adam
Saxiboow waxm Rabaa sida ugu fudud ee aan u baran karo luuqda carabiga
Walaal .aadan .adoo mahadsan .dalka falastiin .barnaamij kasoodiyaari iyo yuhuuda mahadsanid
Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo
Allow kusiyadii aqontada cimrigaga alaha dereyo walal ADAN 💗💗💗💗💗💝💝💝💖💝💝💝💝💝💝
Ustaad Aadan Sahan aad baad U mahadsantahay 100%
MASHA ALLAH Aden Isxaq big bro,
Long Life 4ever,
Gentleman👍👌👏👈
Masha Allah allah ha nagu anfaco aqoontada hn khayrkeedana allah ha ku siiyo
Maansha Allah nebigeena scw scw scw scw suubanaheena ayaaa ku hadali jiray carabiga midkalena quraankeena kariimka ah ku soo degay carabiga maansha Allah af dhamays ah ilahay ayaaa mahad iska leh
KEEP going brother
Maasha allaah jzkallaahu khayr sxb
Masha allah jazakumulahu khayr wall
ua-cam.com/video/vud1erQzk8s/v-deo.html
Inaad nagu soo biirta waxay noo tahay dhirigelin.
Ma awooda inaad si sharaf le noogu soo biirto.
masha allh mahadsanid wall aadan
Masha Allah
Aadan qadar waan ku salamay walall
Af carabigu wuu balaaranyahay
#sixid
1:43
Nus bilyan
Sixid uma baahna....sababtoo dadkaan aan ku dhalanin ee yaqaanna luqda carabiga ayuu ka hadlaayey...total carbtu waa 400milyan...
@@c.raxmancali6250
Nus milyan 500,000 waaye
Markaan yaraa luqada Arabic
Waan aqaaney lkn hadeer waan ilaabey lkn Hadda kadib si ficn baan u baranayaa insha Allah
Mnhadzanid wll
Allah cilmiga iyo caqligaba hakuu siyaadiyo
Thank you sxb Adan sahan
Thanks brother
Thanks zhp qli
Markaas ayay leeyihiin waan necbnahay carbta kinaal walba oo carbeed waxaa lagaga hadli cunsuriyada iyo cuqdada ay soomalidu uqabto carabta iska dhaafa waxaas akhasta ah waa walalheen diin dhaqan jaar urur aan wadaagno 🙌❤🇩🇯
Alle dambigaaga & ka waalidkaagaba ha dhaafo wll qaaliya #Aadan_khadar_cali_Rooble
The legend of the earth (the legend of the Muslims).
M.allh
Ilhay haa kuu xafdiyo walky adan
Walal waxan rabaa inaan barto carabiga ma igu caawin kartaa🙏🙏
mahadsanid wll adam
Mash allh aamin yaa rabi Scw scs Scw
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll
Thanks wll
ua-cam.com/video/vud1erQzk8s/v-deo.html
Inaad nagu soo biirta waxay noo tahay dhirigelin.
Ma awooda inaad si sharaf le noogu soo biirto.
Mancha Allah brother keep going
Mahadsanid
Tafsiirka baro carabiga waa kuufududaahaa
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Thanks SX. Nin school-kii tuulada beer layidhaahdo dhigan jirey, ardeydaasina luqada English-ka wey ku wacnayeen wuxuu igu yidhi, OFTEN waa iska ALWAYS, OTHERWISE ninkaan baran wey ku yara adkaataa, isagoo tilmaamaya in luqada English-ku yahay luqad hodan ah, waxanu weydiiney kelmada UDGOON waxa English-ka lagu yidhaahdo, aad ayuu u qosley, inkastoo aanu xili dambe helney kelmad ku dhow, oo suuqdi ah.
Mahadsanid macalin 🥰
Aad ayaad u mhdsan tahay adan khadar ali noo soo turjun buugaagta carabiga ah ee fcn intaad awoodo insha allah waanu ka faa'idesan doonaa.
Mnshallh mhdsanid brother
Asc waa kusalaami aadan khadar cali allaahay haku xifdiyo buugaagta goorma ayee soo baxayaan mala turjumay buuga antikhristoos iyo buuga ardu saafiliin
Msha allah zxp aad ayaan kaga faa iid nay wax badan oo dahu naga saarna
Msha alah wll ala yabark
ua-cam.com/video/vud1erQzk8s/v-deo.html
Inaad nagu soo biirta waxay noo tahay dhirigelin.
Ma awooda inaad si sharaf le noogu soo biirto.
Maansha allah walalka hadal xikmadeysan
Arabic is the first and best language of the world
Maasha'allah
Keep going wll qali
Mashaallah
Masha allah Wll,aniga io wilkan isku caqli banu nahay waayo wn necbahay inan naxwe ama grammar barto kabarto luqad ,wayo hadhow qof uma jawabi kartid sentences iskuma xiri kartid wad isku khajilysa 😭
Hader ani 3luqadod bn isku barta (English,Arabic iyo chinese) xoga italiano nana wn jclhay inan barto,I don’t why
English ka waanku qasbanahay inaan brto wayo waxban ku barta,Arabicana wa I muhim,Chinese kna waan kunolhaya, talyanigana wan jeclahay 🥰
So hadad rabatid inad luqado barato
Italiano (learning Italian with Italian class101)
Chinese (learning Chinese with Italian class101)
English (learning English with English class 101)
Arabic (learning Arabic with Arabic 101)
Luqad waliba aad rabtid sas caml u type garee
Anina iimahad celi🤪
多亏了我 喝
谢谢你 and you aden 给我赞👍🏼
Waa luuqada aduunka iyo aakhiraba waxanan odhan.kara Waa luuqada rasmiga ah ee luuqadaha,sheekaduna carab kaliya maaha ee waxa nusuusta rasuulku inoo shegay in macal Kannada lagaaga hadlayo bal hadana dib u milicso akhi
@Sahanka Xogaha, maxaad ku qiyasaysa inta erey uu af soomaaligu ka koobanyahay?
Mansh allah
ua-cam.com/video/vud1erQzk8s/v-deo.html
Inaad nagu soo biirta waxay noo tahay dhirigelin.
Ma awooda inaad si sharaf le noogu soo biirto.
Cilmu luqa wa
Naxwa
Sarfi
Balaqa
Mandiq
Adhab
Caruud
Iyo kuwa kale oo badan
ua-cam.com/video/vud1erQzk8s/v-deo.html
Inaad nagu soo biirta waxay noo tahay dhirigelin.
Ma awooda inaad si sharaf le noogu soo biirto.
Baraka allaah sxb
masha allah
Mansha allaah
Horey usoco wll adam
200k is Coming
Waad mahad Santahay wll qlih aaadanow waad iga qoslise
ua-cam.com/video/vud1erQzk8s/v-deo.html
Inaad nagu soo biirta waxay noo tahay dhirigelin.
Ma awooda inaad si sharaf le noogu soo biirto.
aadanow saxip wanjcly luuqadeda hoooyo lins sxip ilaahda waalahy bugaagta aad sooturjnty muhiiimna waana u
hy waxana joga xamar iisheg meel aan kaheli kro mahsanid
afkeenuna kama liito wllo xaga murtida inkastoo wax badan oo ereyo ah inaga lumeen dadkoduna dayaceen
Mahadsanid aadan maanta xili hore ayaan imi kanaalka
الله
MnzHa alh
Inankaliya ayakabartY carabiga waYka razizantahy kuwakale ee anAqan adan zahan geezi halkaa kawad walaal wali kuman arag zhp lakin burco Ayan Imanyaa fazah jamacada hrageYza zhp nolaw
أصحاب العربية جن الإنس يبصرون مالا يبصرون غيرهم.
Afkii Murtida iyo Xikmada
Afkii qur aaan keena weeeye😎
Asxaabta ugu horeesa ayaa kmid noqday❤️🙈💪🤸🤸
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
aniga 4luuqadood ayaan kuhadlaa
1:luqadayda hooyo, afsomali dabcan.
2:Luqatul quran waa carabiyee.
3:English
4:kiswahili maadaamoon Kenya kukoray oon wali kunoolahay.
Run sheeg?
@@abdihakimmohamud9373 waa runtay wll maxay been iitaraysaa oon kafaaiidi!!!
Aadan sahan Nin Aan Aad u Taageero wlloh waxaad iga soo jawaap taa suaalo yar yar micnohooda saxdaa
1. Falsafad 2. Faylasoof 3. Lapadaa kalmadood kee sii sarreeya.
1. Qoto dheer iyo xeel dheer waad mahadsanty wlloh 🙏🙏🙏
falsafad waa barashada dabeecadda iyo xaqiiqada ama jiritaanka ibnu aadamka, faylasuufkuna waa qofka barta fikradahaas ama aragtiyahaas
@@muhyadindahir3188 wlloh Aad ayaad u mahad santy lkn waan jeclaa inaad kuwa hadhyna iigu Darto thankz wlloh👜👜
Af-carabiga waxaa kamudan afkeenna hooyo barshadiisa waa in lahorumariyaa
Afkeenna siwayn aad iyo aad.
Waana in meel walba lagu dhigo.
ماشالله
Mashll Mashll aqooN YahaN
Walaal keeb goaan pro
Masha allah sxb hore usoco
Wll horay u soco
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeena booqato xaasinimada mafiicno walaal ama abaayo
Waa run Arabic waa muhiim in aad barata Waxyaabo badan way iga cawisay markan dalka ka baxy
Aadan saxib hakan fidin ka soo hadal
Thank you so much 🤍💛❤🧡💚💙💜🤎🖤💖💗💘
Ilaahow aqoon yahanada now dhawr
Mhdsanid walal
Xaqiiq waye dadka somaliyed ee aqonta iyo xikmada ku aqano wa dad af carabiga yaqaano mel dher haka donin fiiri somali UA-cam's ka mowducyada waxtarka leh so gudbiya
Naxwe
Sarfi
Balaaqo
Mandiq
Aniga intaas baan ka bartay
Ana waxaan ka baryatay
Naxwe
Sarfi
Balaaqo
Wcm wllo adan
Scw scw scw 🌿🌿🍀
Keep going zxp🙏🙏🙏
ua-cam.com/video/vud1erQzk8s/v-deo.html
Inaad nagu soo biirta waxay noo tahay dhirigelin.
Ma awooda inaad si sharaf le noogu soo biirto.
Kᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ᴍᴀᴄᴀʟɪɴ
✊✊😍😍
حييت يا لغة الإسلام والعرب * وهل يفيك ثناء الشعر والأدب.
لولا سناؤك ماكان الثناء ولا * صغت القوافي من شجو ومن طرب.
أم اللغات ونبض القلب منطقها * في حسنها فتنت كل امرئ وصبي.
والقران سرت في الكون شهرتها * وزادها شرفا نطق النبي العربي
افتخر بأنني أتكلم اللغة العربية ☝️☝️
وهي لغتي الأول، والثانية هي الصومالية.
Luuqadaha kan lagu ceeshayo ee carada haysta
Ingiriiska ruuxii cugtaba lagu ceeshayo
Faransiiska soo caambaxay ee coofka lala taago
Talyaaniga wax laguu caayayee lagu cambaareenayo
Cirifyada aduunyada waxa codod ka yeeraaya
Haddii aad caqliga kaashata caayn walba u eegto
Kuma jiro mid carabi udhigma ama cageeyaaye.☝️
حضرتك 🤔🤔
وااو
Horrey uzoco wllo