waxaa $11kun oo doolar gaarsiinay wllkeen abshir haddii aadan gurmadka horay uga qayb qaadan hada ka

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 40

  • @sahlahassan4159
    @sahlahassan4159 2 місяці тому +8

    Farxan dirac waxan modayay inu ku fiicanyahay xaga Qosolka laakin xaga sama falka facal khayri kana wa ku fiicanyahay ilahay wiilka jiran caafimad deg dega ha siiyo insha alaahu tacaalah

  • @Cabdisamed_maxamed
    @Cabdisamed_maxamed 2 місяці тому +2

    Waa walalkeen oo xanuunsan hadii aan heli karno wax aan ku caawino aan uwada dirno hadi kalena walalkeen aan uducayno inuu ilahay caafiyo
    Amiin yaa rapi 🤲🤲

  • @YahyeOmar-ck
    @YahyeOmar-ck 2 місяці тому +1

    Ilahay haku barakeeyo adunka intasa layskugu yahay walaal

  • @foozia426
    @foozia426 2 місяці тому

    Ilahay caafimaad degdega hasiiyo insha allaah ninkaa ❤

  • @mohamettabdirazhaq5394
    @mohamettabdirazhaq5394 2 місяці тому +1

    ilaahay hacafiyo anuu waxba uma awoodee

  • @alibashkax5187
    @alibashkax5187 2 місяці тому

    mnsha Allah wll Alle haku barakeeyo Wiilkana Alle ha caafiyo

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 2 місяці тому

    Guleyaso walal farxan keep going

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 місяці тому

    farxaan diraac guuleyso abti

  • @aliahmed-cz8uo
    @aliahmed-cz8uo 2 місяці тому

    Alaha caafiyo Abshir

  • @alijamalroble7488
    @alijamalroble7488 2 місяці тому +1

    Bulsha qurunte ayeynu kunoolne, muqalada basadir aad baa loo daawada ,lkn wlalken xanunsan 2.2k only😢😢😢

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 2 місяці тому

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Mufakir12
    @Mufakir12 2 місяці тому

    Ilaahay ha cafiyo

  • @FaraxAxmed-of3xi
    @FaraxAxmed-of3xi 2 місяці тому

    Alaha hacaafiyo abshir farxaan diraac sxb alaha ajar hakaasiiyo

  • @BARKHADABDIQADIRABDIQADIR
    @BARKHADABDIQADIRABDIQADIR 2 місяці тому

    Alle ha caafiyo

  • @DagaancadeDagaancade
    @DagaancadeDagaancade 2 місяці тому

    Alaha cafiyo

  • @dunidahorizons5082
    @dunidahorizons5082 2 місяці тому

    Ilaahay hakaa abaalmarayo walaal legend baatahay adiga iyo qofkasta oo ka qayb qaatayba , walaalkaasna ilaahay caafimaad taam ah haku atzaaqo❤

  • @user-qx7me2gj7r
    @user-qx7me2gj7r 2 місяці тому

    Allah ha ku barakeeyo Diraac

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 2 місяці тому

    Mashaa Allah shaqa qurux badan

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 місяці тому

    ilaahay ha caafiyo

  • @ju4965
    @ju4965 2 місяці тому

    Masha Allah caafimaad taam ah alaha siiyo

  • @mahamudali2655
    @mahamudali2655 2 місяці тому

    Alla ha caafiyo aammiin yaa rabbi aammiin

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 2 місяці тому

    Allah ha cafiyo

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 місяці тому

    Allaha caafiya aamiin

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 2 місяці тому

    Soomalida damiir xuma basadiir waxay ku daawadaan 500k vewis ah halkan wiilkaa somaliga ah 10k xataa anay dawanayn😢😢😢 umad wanagii oo dhan kaga qariyay baan nahay

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 місяці тому

    Aamiin allaha caafiyo

  • @MOhaan__22
    @MOhaan__22 2 місяці тому

    M.a sxb
    Alle meel kale hakaa siiyo

  • @abdisaidahmed573
    @abdisaidahmed573 2 місяці тому

    M.A

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 2 місяці тому

    Wllo alle hku cafiyo yarabi

  • @GaraadJaabur-je3ig
    @GaraadJaabur-je3ig 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤ Maan shaa allah

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 2 місяці тому

    👍

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 2 місяці тому

    M.a

  • @yaasiincsamed4056
    @yaasiincsamed4056 2 місяці тому

    Alle how fududeeyo caafimadna ha siiyo

  • @GakpoPoi
    @GakpoPoi 24 дні тому

    ❤❤❤😢

  • @user-sv4ke2qx6n
    @user-sv4ke2qx6n 2 місяці тому

    063

  • @Cabdikarimismail
    @Cabdikarimismail 2 місяці тому

    Ale havafiyo 😢

  • @hanadjaamaccali6394
    @hanadjaamaccali6394 2 місяці тому +1

    Caafimaad taam ah rabi ha siiyo

  • @sharmakecabdi-lb5dp
    @sharmakecabdi-lb5dp 2 місяці тому

    wata gun gob wax sinaysa maxa kaso dubtay hada zinayso

    • @Mufakir12
      @Mufakir12 2 місяці тому

      Hadaan lasoo duubin lacagtan xita ma heleen

    • @bahjo4011
      @bahjo4011 2 місяці тому

      Walaalkeey dadkii dibadaha joogey ma aaminayaan dadka soomaaliya joogo cadeyn ahaan in ay lacagtaas gaartey waayeh.....iyo in bulshada ku dhiiradaan in ay iscaawiyeen.

  • @DagaancadeDagaancade
    @DagaancadeDagaancade 2 місяці тому

    Alaha cafiyo