Midbaa yidhi sagaal bay banaan, wada bikaaro ah e Bil middaan la seexdana, markaba waan beddelayaa e Bacdigey ninkii guursadaana, wuu ku ba'ayaa Baabkaana lama geli karoo, baxar buxuur waaye.
Dr M D Aden waxan ka codsanlaha hadad hayso gabaygi dib uheshisiinta noso geli ka ay isku siiqada yihiin gabayga guurka anigu 2008 ayan cajalad ka dhagaystey inta badanna abwaanku cajalad ayu ku duubay ayan umalaynaya kan youtube ka ku jira maaha
Abwaanku wuxuu sheegaa waa Wada run wll qofna gaar uma heysto blse dadka saas u dhaqmo ayuu kahadlaa ayakaana is og koley meesha bugto iyo fartaa is og ayaa ladhahaa
Gabay cajiib ah iyo abwaan cajiib ah illah ha u naxariisto adoon alle iyo abwaan somaliyeed ayuu ahaa 😢❤
Ax ax yaa Wadani iyo Abwaan. Alloow kuu raxmo, Wuxuu ahaa Ninkii Hawiye Ugu tariiqda Fiicnaa👍🙏💙💔
Allow kunaxaristo
Ax yaa abwan abshir bacadle walahay sujudaan kugu duceeyaa alla yarxam
Allow unaxariiso waa Abwaan xasuus mudan J.fardowsa alaha geeyo Aamiin
Alle hakuu naxariisto abwaan xaqa aan waligiis kabayrin rabi janadii fardowso hakugu abaal mariyo,,
Alloow u naxariiso. Qayb wayn buu ka qaatay sidii umada looga badbaadiyey budcadii iyo jahligii
from: 46:58:
SUUFI:
……
Daliil keynso lamadaan sana ah waa dareensadaye
Da’daan joogo diin inaan bardhaa laygu dayi maahe
Dadkiyaa waxay leeyihiin daalumaa tahaye
Abidkey nin diin igu qabsaday waa dukeyn jiraye
Daliil keynso lamadaan sana ah waa dareensadaye
Da’daan joogo diin inaan bardhaa laygu dayi maahe
Daacuun iyo furuq iyo abaar duunyo cirib goyso
Dagaal aan cawo iyo bari gashoo lama ka daawoobin
Iyo dowlo jaa’ir ah inaan idinku sii deeyo
Ama duunyo la’ii keeno oo laygu darajeeyo
Kala doorro lamadaanu waa kama danbeystiiye
ALLAH HA DAYSTO DOWLADAAN DARIIQADEEY LA DUUBATEE
ABSHIR:
Waxba gabayga yuu ila durkina waan dabrahayaaye
Dabbaal iyo midaan duufsatoo diinba war u haynin
Daciif iyo habrooshaa ku heray mowlahii dumaye
In aan duuftantaa waa garoo kuuma diidaniye
Bal inaad dajaal tahay ibliis diinta ha horjeedo
Ma dadkaa dhameyhee hadii walax laguu diiday
Ma daacuun iyo furuqaa dhehee ha’idin dabar gooyo
Ma asmaa ku deyhee hadii walax laguu diiday
Ma deynaa lagaa qabay aasaa lagu damoo waayay
Ma dadaa lagaa dilay aasaa weyday diyadoora
Dabaabaadka aad haysatoo nagu dukeyhee
Diiriyo macsaro iyo bun iyo daangiyo canbuulo
Wan diil-diilan iyo diiq madow ha u dagaalamine
dal amxaaro naga haysatoo daahayaa jiraye
dagaal ba’anna waa nagu hayeen daa’in abidkoore
dahab aan ku siinee ku day haba dareereene
amba inaad daciif tahay qiroo diinta u hogaansan
kala doorro lamadaas waa kama danbeystiiye
........
NIMAY DARIIQA DUUFSADEEN DIINTIISII WAA KA DOORIYEEN.
^^^^^^^^^^^^^^^^^&&&&&&^^^^^^^^^^^^^^^^
Waxaa i cajabiyay qeybtan danbe, waxa ayna ka marag tahay aqoonta uu u lahaa gabayga,
Allah u naxariisto, Abshir Bacadle, dacwadaan ayuu kaalin xoog leh ka soo qaatay.
ALLAYOW JANNADA KA WARAABI, نشهد له بالتوحيد
46:58
Allah ha unaxariisto abwaanka qabrinaga allah ha u wasiciyo wuxu aha nin qiima badan allah darti ayan u jeclaa
Mohamed sheekow ilaahoow Aamiin
Ilaaheyow hau naxariisto janatol firsoowso alle ha geeyo qabrigisana alaha u wasiciyo aamiin yaarabi
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين
Allow Unaxariiso Sheekha Waruntiye
Ilaahey ha unaxariisto abwaanka
Abwaanka caanka ah ee abshir bacadle
Alloow kuu raxmo Bidcadii oo dhan Gododkoodibu Biyo kulul kurusheeyey waana kusugay, Masha'Allah👍💝
Wadadadii cilmiga iyo axkaanti nabartay oo sufiyada ahayd miyaa sidaan logutumanayaa oona been logashegayaa, abwankan iyo inta kuraacsan walee ilaahay ayaa lolabanaayaa xisaabna wajirtaa. Hadii wixi diin ahaa oo intaas oo boqol oo sano sufiyada nasobaresay bidco noqotay Alle ayaa xisaab nalasugayaa .
@@ahmedyassin7702 intaas oo sano hadii jaahil lasoo maray marabtid miyaa inaad jahliga kabaxdo? Subagle yaalshu shirki iyo bidcay meesha kuhayeen. Tankalle danbi kaxun majiro Qof islam ah inloodilo gardaro iyo Qabyaalad. Waana waxay Somaali badani kudhaqmaan kuwaasaana mudan in waxlaga sheego.
Naxariis jano Allah siiyo
Abshir nuur faarax weheliye
Wan kula kulmi lahaa lkn dadki danbaan ahayee
Allaha unaxariisto abwaan bacadle Mahadsanid dr m d aden
Midbaa yidhi sagaal bay banaan, wada bikaaro ah e
Bil middaan la seexdana, markaba waan beddelayaa e
Bacdigey ninkii guursadaana, wuu ku ba'ayaa
Baabkaana lama geli karoo, baxar buxuur waaye.
Yaa daa waanaaya
Geesi afmaal ah ayuu ahaa AUN Abshir Nuur Faarax (Bacadle)
Haaaaa walahi waa runtaa wll
Alow unaxariiso oo janadi firdowso geey aamin🤲🤲🤲🤲
Gabay qiima leh
Abwaan abshir nuur faarax bacadle allaha unaxariisto
Alle ha ku naxaristo
Ilaahay how naxaristo
Wallaahy hiliifaha ayuu uqaaday suufiyada ilahow hoygiisa jannatul firdawsal aclaa ka yeel
Allhuma Aamiin
Aamin aamin aamin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin Aaaaaaamiiiiiin
Walaal janada Alle lagumagalo Ina laaflagaadeyo Ahlul kheerki iyo culimaadii dinta inookentay ooba towxidka nabartay oo "sufiyadii" aheyd
Alle hawnaxariisto
Legend alaha unaxariisto
Shaacirkii islaamka nasiib baan uyeeshay inaan kamid noqdo dadkii uu soo barbaarshay
Allaha unaxariisto
اللهم ارحمه وأدخله الفردوس الأعلى
❤❤❤
Allow unaxaristo aaamiin aamiin
Masha allaah aloow unaxariiso
Mashallah
Dr M D Aden waxan ka codsanlaha hadad hayso gabaygi dib uheshisiinta noso geli ka ay isku siiqada yihiin gabayga guurka anigu 2008 ayan cajalad ka dhagaystey inta badanna abwaanku cajalad ayu ku duubay ayan umalaynaya kan youtube ka ku jira maaha
ilaahaw unaxariiso
abwaanka ilaahay ha u naxriisto
Ilaahow kunaxariiso
Allaha ku naxaristo
ilaahoow kuu naxariso caqiidada saxda ah saad u bildhaamisay
Wadadadii cilmiga iyo axkaanti nabartay oo sufiyada ahayd miyaa sidaan logutumanayaa oona been logashegayaa, abwankan iyo inta kuraacsan walee ilaahay ayaa lolabanaayaa xisaabna wajirtaa. Walee caqiido sax ah munakugneen
Ileyn qof aanan aqoon laheyn abwaan ma noqon Karo
Geesi xaqa difaacay aw ahaa abwaanku
Wadadadii cilmiga iyo axkaanti nabartay oo sufiyada ahayd miyaa sidaan logutumanayaa oona been logashegayaa, abwankan iyo inta kuraacsan walee ilaahay ayaa lolabanaayaa xisaabna wajirtaa
subxaana Allah
I’m going to go
Wadadadii cilmiga iyo axkaanti nabartay oo sufiyada ahayd miyaa sidaan logutumanayaa oona been logashegayaa, abwankan iyo inta kuraacsan walee ilaahay ayaa lolabanaayaa xisaabna wajirtaa
Sxb waxba kuwaan ha isku nashquulin faan iyo iyo ilbaxnimo baa la mooday in dariiqadeeni saxda ahayd laga leexo oo baadi lagu sheego xaqii ay noo gudbiyeen ilaahey rasuulkiisa iyo culamii deeni Mufasiriinta
Abwaanku wuxuu sheegaa waa Wada run wll qofna gaar uma heysto blse dadka saas u dhaqmo ayuu kahadlaa ayakaana is og koley meesha bugto iyo fartaa is og ayaa ladhahaa
Abwaanku dariiqada wadada saxda ah ee ilaahey na faray ku socda ma heysto ee kuwa magacaas uun ku qaraabto ayuu ka hadlayaa.
4
R
Waarun aun
ilaahow unaxarìiso
Bashi Kulmie aaa
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين