"Wiigan waxa inagu soo socda war ka nixin doona cadawga Somaliland" Wasiir Cali Mareexaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 133

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 3 місяці тому +3

    Allaahu Akbar Guul iyo Gobonimo Qaranka Jamhuuriyad Barakaysan ❤❤❤❤

  • @mukz6995
    @mukz6995 3 місяці тому +8

    Its coming home

    • @CaroY551
      @CaroY551 3 місяці тому

      Ahaha, don’t use that phrase. It might not be coming home 😅

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 місяці тому +6

    Masha allah ❤

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 місяці тому +5

    Maanshalaah

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 місяці тому +2

    Allahu akbar Allahu akbar inshaAllah aqonsigi Somaliland ❤️

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Guul guul guul insha allaah❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    Masha Allah Alle Ha idin barakeeyo kulmiye 💚 🧡 💚 wadani Muxu dalka uso kordhiya Ama uu dhaqadhaqaq sameyen

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 3 місяці тому

    Inshaallaahu aamin guuuuuuuul ❤❤somaalilaan cidamada qaranka somaalilaan cadawgiin jab horuu ujabay ❤❤❤❤❤❤❤❤mashaalahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому +4

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂INSHALLAH

  • @AadenYazin
    @AadenYazin 3 місяці тому

    Asc guul iyo gobanimo insha alaahu guuuuuuuuuuuuuul hayska ciyaane haciyaan haciyaaane dad badan ayuu macaan iyo dhiikar kudhacayaa qaarbaa wadnuhu istaagayaa xaasidiinta toodii qudhuntay tukalena ku gudheen MAHABAY NAGA QAADAYAAN HORAANU USOCONAYNAA INSHA ALAAH U CADOWGA SOOMAALILAND HAJABO HA LUUF LUUFO GUUL GUUL SOMAALILAND INSHA ALAAHU

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 3 місяці тому

    ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel 3 місяці тому

    Idam Allah guul somaliland

  • @AadenYazin
    @AadenYazin 3 місяці тому

    Asc mansha alaah guul iyo gobanimo insha alaahu wabilaahi towfiiq

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 3 місяці тому +1

    Cadow ka daran muuse ma jiro iyo kuwa la shaqeeya ee itoobiya yidhaa waa walaal

  • @SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf
    @SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf 3 місяці тому +2

    Machaala vive la république du somaliland ❤️❤️❤️❤️

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 3 місяці тому

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane wasiir qaaliya ilahay hana tuso somaliland oo calankeedu ka babanaayo caalamka

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 3 місяці тому

    Mansha allah ❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому +1

    Maansha allaah guuul kulmiyw❤❤❤❤❤❤❤somaliland❤❤❤

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 3 місяці тому +1

    Inaalilaaah cali marreexaan siduu timaha u madoobaynayuu weji qabxadeed yeeshay, maxaad soo wadaa waa kagu kala dareeray kulmiye , viva wadani

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 місяці тому

      Qac baa ka yeedhay, yaa makhnuud Fooqal Makhnuud , MOU Saxeexayaye bal kaalay aduu futaadad ku difaac

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Adaaba ninka u hamooday khaniisow soodigan daawaday nin nin daawada waa noo koow

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Ma ciro caanyo ayaa soo socda kaa madaxwayne maw qalmaa kkkkkkkkkkk waa cad meel yaal ,e

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiraxmanAxmed-h4c
    @AbdiraxmanAxmed-h4c 3 місяці тому +2

    Sacaadatul wasiir waa inaa tallaabo laga qaadaa televisha cadowgu adeegsanyo beenta iyo buru baadka faa finaaya in tallaabo laga qaadaa

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv 3 місяці тому

      😂😂😂 cadow cadow ayay idinkaga dhagtay waar oromayay oromtu dhashay garxajis hadaad cadow u taqaan maxaad ka qaadi wuu ku wasiye

  • @dhabeelinaali2066
    @dhabeelinaali2066 3 місяці тому

    Maansha Allah tabaarak,ilaahoow nagu sin.🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 3 місяці тому

    Ilaahow ha inoo barakeeyo dalkeena insha Allah

  • @adirie6157
    @adirie6157 3 місяці тому

    Mashahalaa

  • @Somaliwetube
    @Somaliwetube 3 місяці тому

    Bada ayaa la iibinayaa saw maaha

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 3 місяці тому

    Idam allah ❤ guuul somaliland

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 місяці тому

    Maashaa alaah ilahay baa mahadleh

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 місяці тому +1

    Maxaa lagu aqoonsadaa gobolkii sool waa lagaa soo ceyriyey

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 3 місяці тому

      waykala miirantay haday laba soo hadho labadaasaa la ictiraafayaa

    • @Adnan-bc1vk
      @Adnan-bc1vk 3 місяці тому

      Shqadiina qabsada hanagu mashquuline ciidamada shisheeyr ka tashada intaad xagan soo egeysaan ilahay xaasidka ma jecla

    • @Adnan-bc1vk
      @Adnan-bc1vk 3 місяці тому

      SOOMAALIDDII XAGA SOMALILAND AYAY INDHIHII KU DAALEEN WAAR TOLOW MAY TOODA U TASHADAAN WAA YAABE INIGU WAR AY LEEYIHIIN MA DAAWADO IYAGUNA WARAR KEENA IYAGAA COMMENT-GA INAGAGA BADAN

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 3 місяці тому

      Tuuladii Laascaanood doorashada kadib waa laga eryayaa Huwanta dhawrkaa bilood sii niiki

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 3 місяці тому +1

    WAAR SOMALIDII XAGA SOMALILAND SIDAY U EEGAYEEN AYAY INDHIHII KU DAALEEN WAAR TOLOW MAY ARIMAHOODA KU MASHQUULAAN COMMENTIGA IYAGAA INAGAGA BADAN ANIGU MA DAAWADO WARARKOODA MISEE ARINTU WAA " MUDANE JIRA AFKA LAGAMA DHOWRO " ILAAHOW ISHOODA NOOGA SAHAL

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Wad nahay farta ku hayaan Ictiraaf kii bay ka wer wersan yihiin meel walba iyagaa inagaga soo horeeya kkkkkkkkkkkkkk

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 3 місяці тому

      Walahi dad waalan oo ciil qaba iska riyoonaya wax badan oo laga eega majirto oo aan shactiro ahayn 😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      @@farahyusuf9335 shactarana waa maxay kkkkkkkkkkk gudhuu

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 місяці тому

    War wanagsan ma Ethiopia aduunyo iyo reer isla waashey!!!!

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 місяці тому

    Kulmiye cimrigiisii wuu dhamadey

  • @NimcaanBare
    @NimcaanBare 3 місяці тому +1

    Guùl

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 3 місяці тому +1

    Kuwa cadawga ahi waa idinka. . Koox. Maanta inoo horseeday. Bur bur iyo. Gaajo. Kala qaybsanan. Caadaystay. Boobka hantida umada.

    • @suberh8985
      @suberh8985 3 місяці тому

      Wax kale ayaa kaa dhex guuxaya ee sxb waa la yaqaanaa cida Sland kala qaybisay. Waa cida laga soo bilaabo 2017kii tollaayeey yaa garxajisaay ku muussanaabaysaysay. Waa kuwa ilaa maanta aan la kala garanayn siyaasiyiintooda iyo madax dhaqameedkooda. Waa kuwa jabahadaha sameeyey ee ciidankii qaranka laayay waa kuwa cayda iyo qoqobka bulshada ilaa maanta wada ee maalin walba aad maqleyso reer hebel ayaan la shirnay intay dhowr qof qol isugu xareeyaan.

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 3 місяці тому

    Hada ethopia naf niiima hayseee somalidiiina wax la gaybsada

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 місяці тому

    Social media ka wada sacbiya.
    Allahuakbar.

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 місяці тому

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo insha Allah ilahay noo rumee yaa rabi

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 3 місяці тому

    war farxadleh inshalaah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому

    DAMEEER AYAAA QUUUDH UGA BAAAHAN AXMAAARO QUSHAAASH WAA CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 3 місяці тому

    Cadawga Somaliland:
    1. Nafteeda
    2. Wadani
    3. SSC
    4. Awdal
    4. Somalia 🇸🇴
    5. Djibouti 🇩🇯
    6. Cadawga gudaha
    7. Cadawga dibada
    8. Wiilasha buurta Gacan Libaax
    9. Warbaahinta madaxa banaan
    10. Saaxiib ka [Oromada].

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 3 місяці тому

    Geeeesi❤❤❤

  • @mohamedomer9541
    @mohamedomer9541 3 місяці тому

    WAR CID AF XABASHIGA TAQAANA OO WAXAY ETHIOPIA LEEDAHAY UMADA U SHEEGA MIYAA LA WAAYEY ETHIOPIA DHUL IYO BAD AAN LAHAAN JIRNAY AYAA NALASIINAYAA AYAY LEEDAHAY

  • @nobame4777
    @nobame4777 3 місяці тому

    Dadka Brent’s ka daa

  • @kl8650
    @kl8650 3 місяці тому

    Guul guul Somaliland and our people 🎉🎉🎉💚🤍❤️

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 3 місяці тому

    Insha Allah ilahay war fiicN

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 місяці тому

    Wasiirada kale xukuumadu ma Tawaleed baa W Ali uun baa kshacabkiisa hor yimaada why maxay yihiin ma Umullaa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 місяці тому

    Raggii ma adigaa ka jooga wasiir cali mid kalaba ma aragno waa kaligaa why

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 3 місяці тому

    GUUUUUL INSHLH

  • @Haleelofficial
    @Haleelofficial 3 місяці тому

    Cadawga somaliland waa ithopia

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Ethiopa oo xasuuqdey ciidamadii loo direy ayaa war wanagsan ah

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 місяці тому

      Waxaasi waa huu haa waxba kama jiraan

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 3 місяці тому

    Rer cuqdad nafsi somali naceeb allah ni caafiyo

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 3 місяці тому

    Benale illahay ga goday

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Sarqaankani xabagta soo liqey waxa uu ku hadlayo bal arka

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому

    NACAS NACASOW MA CADOWGA SOOMALIYEED EE ITOOBIYA QUSHAAASH AXMAAARO QUSHAAASH AYAAAD IIII FAAANI HADIII MUUSE BIIX AW KA LAA BAN WAA WAAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 AYAAAN KU DHAWAA QABAAAA ZXB WALI YAAA FAQASH AXMAAARO QUSHAAASH AMIIIIN

    • @SalebanJama-i2o
      @SalebanJama-i2o 3 місяці тому

      Hooyadaa iyo Somaliyeedba Was Cadow Aan Somali ahayn Malihin Adiguna Nooma Sheegi Kartid Cida Nasteexa Noo ah iyo Cida Cadowgayaga ah Sidaa Wasiirku Sheegay SL Cadowga ugu Xun ee ay Leedahy Waa Somali Dhibaato Kasta SL Way U qooleen Wayna Ku Fashilmeen 1000 Goor Xabashi baa Ka dhow Somalida iyo Hoyadaba Wase

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому

    🥳🥳🥳🥳🥳🎉🎉🎉🎉💪🏾

  • @FarduusMohomed
    @FarduusMohomed 3 місяці тому

    Cadauwgu waa adiga dabadhilif

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 місяці тому

    Huu haa huu haa

  • @MaxamedJamac-q3i
    @MaxamedJamac-q3i 3 місяці тому

    Waanu sugaynaa insha allaah warkaa

  • @nadiiryusuf-l9o
    @nadiiryusuf-l9o 3 місяці тому

    its coming hommmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 3 місяці тому

    cadowgeenu ha jabo

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 місяці тому

    Marka la leeyahay kulmiye ayaa qabyaalada dadka & dalkaba baray wali way sii wadaan wuxuu ku leeyahay ninka aan casuunay waa xaafadayada . Waa nin wayn oo wasiir sheeganaya .

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 місяці тому

      Reer miyi ayaa tahay waa kaftan aan turxaan lahaayin

    • @NaasirOsmaan
      @NaasirOsmaan 3 місяці тому

      @@ahmad6967 Reermi cay maaha sxb waabay ka dhaqan & asluub fiican yihiin waad I amaantay marks hore mahadsan tahay sxb. Mida 2aad Qabyaaladu ma gasho kaftan waa noocyada Qabyaalada ah ee ay kulmiye dalka ugu kala qaybiyeen . Wax lagu kaftamana maaha sxb lkn waxaad muujisay inaad qaybqaybinta kulmiye dalka keenay aad raali ku tahay.

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 місяці тому

      😂😂😂😂 Adeer reer miyigaa adaa caay uu hayisdaa ee caaye igamaay ahaayin

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 3 місяці тому

    Wasiir cali mareexaan waa ni nka keliy ee huwsnta guduhu xaar ka siidayzo hadladiis aan nina heli karin iyagA wadNi wXay fagaarah keenaan ninkii qawladlad ka xoorin jirY cukuse dhuuniraar cadaani ooyaaye ciro hurdaaye xirsi fircoon ininkii gariiri niray markuu hadlayo xuseen caydiid wadan i kudaaf faqasha huwan nacab waxay la midyihiin gala dagaaL iyo iyagu waa walaalo ilaahay guul idma siiyo ka yaaca fawShta

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 місяці тому

    United nation ayaa waxa aqoonsada usa china russia kuli ma ogola

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 3 місяці тому

      Muxu madaxweynahagu la ciyay oo kabihi uga dhamadeen 😭😭😭 iskadaya xasidka iyo nacaybka reer Somaliland. Allah ha idin caafiyo

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 місяці тому

    Dad baa weli kulmiye hoos fadhiya rejo ka qaba qabyaalad darted oo waashay

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 3 місяці тому

    Odayaal baa ka imaanaya Guraagee samaale ayaan maqlaye ma wax kalaa jira?😂😂😂😂.

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 3 місяці тому

    ILAAHOOW AQLIGA HANAGA QAADIN
    WUXUU LEEYAHAY WAR FARXAD LEH BAA NAGU SOO SOCDAA
    DHULKEEYGI BAAN SIINAYAA XABASHIDA.
    MA TAA BAA WAR FARXAD KUU AH?
    HADAAD AWDAL IIBSATAAN
    REER LAASCAANOOD AY IDIN KA GO DEY
    WAXAAD ISKU SOO HAREEYSAAN SNM TA HARGEEYSA BURCO IYO BER BERA IYO XABASHIDA

    • @AbdihamidYusuf-yo3yj
      @AbdihamidYusuf-yo3yj 3 місяці тому

      Lkn adiga maxaa ka galay ha sadaqeeyo haduu doonaye waxaad leedahay ka hadal

  • @AbdiweliMohumed-op4tn
    @AbdiweliMohumed-op4tn 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wan kasugeyna lkn aman maqalna heshiski waa laga labtay

  • @ahmedjirde6793
    @ahmedjirde6793 3 місяці тому

    Wa ayo cadawga somaliland
    Waxan u maleynaya inaanaad kala aqoon cadawga iyo gacalka
    Waxad u haysatan iney Xabashi gacal tahay.
    Waxan idin odhan laha caqligiinu Wu foraraa

  • @abdisaleban7212
    @abdisaleban7212 3 місяці тому

    Baaac baaaab baaaac
    Kulmiye marba wax haku meeraysto waar dadkii idin nec ee ka hor taga waxba meesha idiinma yaalan

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 3 місяці тому

    30 sano been laga daaalayn ictiraafku xagee buu yaaala

  • @UgbaadMahamed-wo3je
    @UgbaadMahamed-wo3je 3 місяці тому

    Sax masuul😂😂

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 3 місяці тому

    Biixiyow Biden ku days oo is casil😂

  • @ak80i
    @ak80i 3 місяці тому

    Qadaadweynti oohintii ayeey bilaabayn durba comments wax kagama bedeli kartan 😂😂

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 місяці тому +1

    inaanu itoobiyan nahay dee iska dheh

  • @AhmedAli-cv1yt
    @AhmedAli-cv1yt 3 місяці тому

    Isaaq land 😊

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 місяці тому

    Waar beenta dadka ka daaya

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 3 місяці тому

    Cuqdadland waa dhacay gabalkeeda, aqoonsi been ah oo waxmagaratada lagu seexiyo iyo qabiil qabiilada kale gumeysta weeyaan

    • @ak80i
      @ak80i 3 місяці тому

      Adigu somaliland ha ku habsamine orod dumarkina ajanabigu ku dhex kufsanayan casimadada xamar xoorayso

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 3 місяці тому

    Waar maxaad farad noogu sheegaysaa xabashida duulanku ah dalkayaga daalin dalin dhayal oo khaayilul wadan ah walaah kuuma suurto gasho cadawga koowad waa adiga iyo kuwa xika kuu dhiibay

  • @AD-eo9nt
    @AD-eo9nt 3 місяці тому

    33 sano been miyaa dadkeena lagu maaweelin.
    Waar hoy dadka run u sheega

  • @saeedyusuf7329
    @saeedyusuf7329 2 місяці тому

    It was fake news😂😂😂😂

  • @sakimmsaahid891
    @sakimmsaahid891 3 місяці тому

    Beenta maanay idinka dhamaan horta ,war shacabku wuu ka ilbaxay tuugbaad tihiin dhiigyo cabayaal ah

  • @SabaxMire
    @SabaxMire 3 місяці тому

    Allah maxaa cadow massage soqoraaya waa la aqoonsanayaa ama xaar ama dhuus waat xanuunsataan markaad maqashaan aqoonsiga somaliland xaarwayne waad arkii doontan indhahiino shanaa maxaad qaadi sheeg oorodo iska celii argagixisoda qashiinyow

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    FAKE News wax kajira majirto waa fake beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa

  • @HassanHassan-zc7wn
    @HassanHassan-zc7wn 3 місяці тому

    BEENAALE beenta kama xishoodaan

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 3 місяці тому

    CALI FAQASH ( MAREEXAAN ) . Cadow aan idinka ahayn dalku malaha edeb darro iyo jahli ayaad 10 sano dalka ku maamulaysaan . Kolba naagaha jajabanta ah xaflad u qabta rag ayaad ia haysaan waa inoo fagaaraha yaa dayuus

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 місяці тому

    Kana been iyo shiyaali buu dadka caamada ah u sheega baal wuxuu shubayo iidoorku waa dad waalan oo cunfi qaba kkkkkkkkkk

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +1

    Kkkkkkkk
    Cadow ayaaa laga sheekeeyaz 34 sano kkkkkk
    Cadowgu waaa adiga cuna cashuurta masaakiinta...
    Never ever in Ethopiya cag soo dhigto fhulka Awdal.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 місяці тому

    😂😂😂 Beeni raad ma leh waar umadaa idin doratay ka xishooda kulmiyoow, Ethiopia hadii ay maca ina aqoonsato ma mareykan baa iyadiiba gaajonaysa ! Aqoonsi waa ka security council aynu kaga mid noqoneyno ee dawlada Somaliya iyo midowga Africa oo wada socda security council geyaan ee shanta vito ina aqoonsadaan, laakin nin waalan in bad la siiyo taasi waxay sababi dontaaa in Somaliland la waayo Ethiopia iman mayso bad somaliyeed taas ogoow

    • @AbdiHodmane
      @AbdiHodmane 3 місяці тому +2

      Dhuusa Wayne kalay adigu is hirtaag xanuunyahaw walahay ithopia ayaan joogaa saadan qabanqabadii xafladaa scoote 21dalbaa kaqaybgelaya xaflada 18 African yihiin

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 місяці тому

      @@AbdiHodmane car i sheeg maalinta la aqoonsanayo Somaliland iyo maalinta markabka Ethiopia imanayo Saylac iyo goobta, adeer reer Somaliland baan ahay mana ogoli Ethiopian, waliba new generation adis ababa baan kasoo baxay, Xabashi xunoo afqadhmuun oo imika dadkiiisi Hargeysa iyo bosasso khaatiyaan dawaradooda laga joogo, ictiraaf Ethiopia i sheeg in qaramada midoobay aynu member ka noqoneyno

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 місяці тому

      @@AbdiHodmane jaahilyahow beentii ina Kaahin iyo ina biixi baad run mooday, waar Ethiopia cid ka aqbalaysa wadanka jaarka ayaan kala jaraya si ay bad i siiyaan cidna kama caqbalayso,, Ethiopia waxa u fududaan laheyd iyadoon soo hadal qaadin arinta badalasho bad iyo ictiraaf, Ethiopia iyadaa dagaal sokeeye ku jirta

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq 3 місяці тому

      @@AbdiHodmane adeer hadii lawaayayo macal waa uun hantidayadii e qadaad wayn ka ahow maxa ka kalay ma dantayada ayaad naga taqaan!
      Miyaad naga caqli badantahy?
      Hadii itobian naliqo ama naqaato adigu na xaal dhaami maysid oo hada ayeey itobia cashuurta ka qaada dadkaaga oo somali100/100 iyadu maamushaa maalin walbo itobia ha baxdo ciidanku hanaga baxo
      Waar saw itobia gado garbahaarey baydhabo kismaayo maamulkeedu Kama shaqeeyo
      Neefyohow km4 ku xidhan
      Maxaad xalane ugu tegiwaydey oo muqdisho ku taal dawladnimadaada?
      Gafuur culus waa uun dameero
      Nin raba inu kii uu qolka ugu xidhna been u sheego aya tahay?
      Aduunka ma bilaa caqli baad u taqaan?
      Ninkii km4 ciidankiisu kugu ilaalinayeen baad ku leedahy aniga hargaysa ka taliya?
      Bal caqligaagu waa kaas e maxaynu kuwada hadli!
      Miyaanad aarandoofar iyo yamyam iyo qadaadwayn ahayn
      Xooleyohow
      Taada maalinwalbo qarxaysa ee ololaysa u arimi
      Tan walhi yuhuud baanu ku wareejin hadaanu dan u aragnee

    • @AbdiHodmane
      @AbdiHodmane 3 місяці тому

      @@dalaisacgibril5899
      Duli dalkan ina kaahin iyo ina biixi malahan waa kashaqssiyo mantay joogaan berina qaarkalaa imanayaa oo somaliland ah laakiin qof liitaa tahay aannogayn dalkan waxa loosoo maray inkasta oo aan umalaynayo inanad sonalilander ahayn

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

    Isaq land wili godo ronta shego lama arkin kan yar kan weyn cfmd ma jiro lakin dadka dgey snayo xata cfmd ma jiro aqonsi ma jiro etobiya ida yaban xey aqon sata filinka snm wa magac xawasho ma faham yeyn isaq fiyow ma jiro daman wali heso

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 3 місяці тому

      Isaaq land. Somali. oo. Dhan. Ayuu. Kaga. Cabaadiyey.
      Wiigga. Soo. Socdaana. Waa. Geeridiinii. Aa. Godka. Ku. Geleyseen

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 3 місяці тому +1

      Hhhhhhhh Horta af-soomaaliga qoris tiisa uun iska soo hagaaji wixii Kale cay ah iska wado !!!

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Adiga amxaro miya tahay mise oromo isaq jacelay carab dir irirsamale israel oromo amxaro lalfti naga war aniga nasab ban ahay hada tahay isaq bon bon dalay tahay

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 3 місяці тому

      @@AbuukarMohamed-v4t go back to school dib ugu noqo school oo wax soo baro
      Calaacalkaasi waa kuu daaiman sidaa adoo isaaq uga ooyaya uun baad ku god galaysaa danbina kugu sugayaa ka waran hhhhhhhh

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Isaq waa garac isaq waa midgahn isaq madhimam isaq waa tumal isaq amxaro isaq wacelo

  • @Siciidhaybe-m2c
    @Siciidhaybe-m2c 3 місяці тому

    Maan sha alaah

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 3 місяці тому

    cadowgeenu ha jabo