Group 5 Update..Maxaan Kala Soo Kulmay Kulankii Aan Shalay Ka Qeyb Galay..DAAWO.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 62

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia  10 днів тому +22

    WAA KAN LINK-GA MUUQAALKA Oo Dhameystiran.
    ua-cam.com/video/v6lMcvQxGTU/v-deo.htmlsi=TgcpN2dN7Fy-v74D

    • @AbdirashidNor-l3m
      @AbdirashidNor-l3m 10 днів тому

      Raafka iyo tarxiilka inaad war naga siidid ayaan kaa rabnaa imbow qaxootigu waa badan yahee group 5 kaliya maaha ee war nasoo sii.

    • @IsmailOmar-hr5mf
      @IsmailOmar-hr5mf 10 днів тому

      @@ElmiWareMedia wa mahadsan tahay sxb lkn yaa fahmayo hee gadomiye

    • @OmerMahdiG36
      @OmerMahdiG36 10 днів тому +2

      My Dear Brother/Mr Waare.
      Do you have any information about people who came to the USA on a tourist visa with a Somali passport and have hired a lawyer to be granted asylum? They are still waiting for the process.
      Thank You.

  • @sumayacadani
    @sumayacadani 9 днів тому +4

    wlhi cilmi wuxu mudanyahy 1M in an garsiyo wa qof ad u wngsn illhy haku xafido wll horay u soco

  • @habsayusuf4009
    @habsayusuf4009 9 днів тому +1

    Thanks for the update I lost my TikTok. Plz keep doing this ❤❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 10 днів тому +3

    Masha Allah Warbixinta Wax Tarka uleh Qoxootiga Maadama Aad Adiga Sifiican Ula Socotid Mahadsanid Elmi Ware

  • @LibanSalat-v5o
    @LibanSalat-v5o 9 днів тому +1

    Mahasanit walaal❤

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 10 днів тому +2

    Jazakallahu kheyr walaal for updating us.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 10 днів тому +2

    Kharka illahay ha nala kulmuyo sharta duqas illahay ha ina xijabo insha Allah

  • @Xadiyocabdi-d1q
    @Xadiyocabdi-d1q 10 днів тому +1

    Alla haku xfido akhiro iyo adunba wllo wad mahasnthy

  • @abdulibakale545
    @abdulibakale545 10 днів тому +1

    Mahadsanid ugaas

  • @DrmuhyadinAbdilahi89
    @DrmuhyadinAbdilahi89 10 днів тому +5

    Thanks for the update

  • @AmirUpdi
    @AmirUpdi 10 днів тому +1

    Mahadsanid cilmi

  • @MAHMOUDMohammad-uy6vc
    @MAHMOUDMohammad-uy6vc 10 днів тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @aishaguuleed2581
    @aishaguuleed2581 10 днів тому +2

    Mahadsanid sidaad noogu soo gudbisau warbixintan iyo waqtiga and galisay thank you.

  • @MohamedAbdiahmed-g6c
    @MohamedAbdiahmed-g6c 10 днів тому +1

    Thanks Mr waare

  • @hooyoruqiyo1143
    @hooyoruqiyo1143 9 днів тому +2

    Wcs

  • @ilyaasHassan-e5o
    @ilyaasHassan-e5o 10 днів тому +1

    thanks mr elmi waare

  • @yahyahassananshur3705
    @yahyahassananshur3705 10 днів тому +1

    Sawabtu ah Anaga Dadka Kaxooriga ah, waa maskiin Haquuqdooda

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 10 днів тому +1

    الله وكيل

  • @IsmailOmar-hr5mf
    @IsmailOmar-hr5mf 10 днів тому +4

    Mala is dhihi kara dawadayashada ugu horeyo uguna tagerida badan ayan ahay wayo markad wx so dhigtaba qofka ugu horeyo ayan ahay

  • @yahyahassananshur3705
    @yahyahassananshur3705 10 днів тому +1

    Allah Joojiyo Garuub 5 ,Marabno

  • @AbdinajibHACHIMDAYIB
    @AbdinajibHACHIMDAYIB 9 днів тому +1

    Wll link ayaan u bahanahy ee welcome cors please and please elmi ware ❤

  • @sahranur1642
    @sahranur1642 10 днів тому +1

    ASC CILMI
    JAZAKALLAH KHAYR

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 10 днів тому +1

    Thanks for update

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 9 днів тому +1

    Lottery kwran wariye waare asna mala xirey?

  • @OsmanAwale
    @OsmanAwale 10 днів тому +1

    Asc Elmi ware walaal dadka visa ha haysta iyo kuwa prosesku u socdo ma maxaa ka quseeya arinkan

  • @analovely6906
    @analovely6906 10 днів тому +2

    Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AliMoose-kj1yf
    @AliMoose-kj1yf 9 днів тому +1

    Loterry Mala joojiyay

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 10 днів тому +1

    Xildhibaanadu waxba kuuma qaban karaan sida aan soo aragnay xilligii hore ee uu xilka hayay. Sheekadu waa ilka abeeso hooseey ka xiriirsan yihiin.

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 10 днів тому +1

    Wcs wanuku dhawnahy walalkey cilmi

  • @Aadane1
    @Aadane1 10 днів тому +1

    Waa ku mahadsantahay wararka waxtarka leh aa noosoo dayso

  • @cfataaxosman6634
    @cfataaxosman6634 10 днів тому +1

    Adigoo mahadsan

  • @Somali_in_south_africa
    @Somali_in_south_africa 10 днів тому +5

    Ticket suga yaasha ila midkaa waa salamay 😂😂
    Wax walbaa uu kuu qoran waa helaysaaa wixii aan kuu qornayna ma helaysid waxaan waa qadar Alle calaf baa la Cunaaa

  • @cfataaxosman6634
    @cfataaxosman6634 10 днів тому +4

    Lottery ma joojiyay trump isoo jawaab waarow

    • @DrmuhyadinAbdilahi89
      @DrmuhyadinAbdilahi89 10 днів тому +3

      Termgi hore ee trump joogay hal qof kuma tagin DV lottery from fact sources

  • @muuseabdi9810
    @muuseabdi9810 10 днів тому +1

    Asc elmi waare inder hal suaal ,diilayidhi bisha 27 baalajoojinayaa,hadana dadbaa airport lagaceliyay maxaykawadaan

  • @FaAGTe_FaAGTe
    @FaAGTe_FaAGTe 10 днів тому +1

    Wcs masuul sare

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 днів тому +2

    kawaran lotariga malajoojiyey bal war waafiya nagasii badalka somaliyedow

  • @travelers6531
    @travelers6531 10 днів тому +3

    Markaa wax soo gudbineeysid waxaa fiicnaan leheed sawirkaaga inaa meesha ka qaadid, markaa hadleesid waa caadi lkn video ama qoraal kale aad soo qaadaneeysid waxaa rabi leheen si loo arko inaa wajigaaga ka leexisid mahadsanid

  • @mustafefaarah3285
    @mustafefaarah3285 10 днів тому +1

    Lottery mxd ugahadli wayday cilmaw

  • @abdihakimmayow3552
    @abdihakimmayow3552 10 днів тому +1

    Maanta dhan group 5 lee ka hadashaa waxyaalo kale oo dadka meeshan joogaan ay ka Sugaayan aya jiro naga Group 5 warkiisa ayaba nacay

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 10 днів тому +2

    90 cisho hakad la geliyay. Runta hadaan isku sheegno intuu trump xafiiska joogo programyadan rajo malaha in la soo celiyo. Qofkii application u socdo rasaqa ilaah baa hayee tasho and find other alternatives.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 10 днів тому +1

    Hadaan la approved xildhimaan malaxiriirikaraa?

  • @abdulahigacal4909
    @abdulahigacal4909 10 днів тому +2

    Qofkii ardaynimo kusocday maxaa laga shegay

  • @muuseabdi9810
    @muuseabdi9810 10 днів тому +1

    Elmi bal ice na ishakuhay yay noo hoosgelina

  • @mahamedahmedamir7278
    @mahamedahmedamir7278 10 днів тому +1

    Asc bro qofkii xisto warqa qaxooti oo viso logu dawcanoyo ka waran

  • @seed3966
    @seed3966 10 днів тому +2

    Asc

  • @YesIsmo
    @YesIsmo 10 днів тому +1

    Ninka xaas kiisii in loo keeno rabay ee udacwonayay ka waran

  • @khalidyare1927
    @khalidyare1927 10 днів тому +1

    Markasta saas noola socdii update ka ❤

  • @SulekhaMohamedAmin
    @SulekhaMohamedAmin 10 днів тому +1

    Asc wll elmi Australia side lagu tagi kara

  • @MohamedabdiAhmed-s9k
    @MohamedabdiAhmed-s9k 10 днів тому +1

    Sxb lottery nh hakaad miyaa lagaliye nh madama aan nahay lottery winner 2025 asaga nh 90 days miyaaa nh madama uuu yahay waqtii ila September 31 uu kueeg yahay sanadkii baa 90days haduu daho waqtiga ayaa nagadaamani bee yccc😢😢😢😢

  • @MuunaKayf
    @MuunaKayf 10 днів тому +1

    Asc wll dv lotar mala jojiyey

  • @abdihakimmayow3552
    @abdihakimmayow3552 10 днів тому +1

    Meeshooda iney joogaan ayey kheyr u tahay meeshaan maxaa yaalo ,dadkan niyad dhiska ka daa sxb Trump warkiisa wa cadyahay

  • @IsmailOmar-hr5mf
    @IsmailOmar-hr5mf 10 днів тому +1

    Sxb dacwada familiyada maxa kaso kordhay

  • @AbdirashidNor-l3m
    @AbdirashidNor-l3m 10 днів тому +1

    War ninyahow dad imaan doona annagaa ka darane irinta raafka iyo tarxiilka kawaran,
    Maalin walba group 5 unbaad ka hadashaa annagii mareykan joognay ee tarxiilka arintiisa kaa sugeynayna wax akhbaar ah kaama hayno!!

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 10 днів тому +1

      Hadaad marykan joogtid newska wadanka daawo ama dhagayso, maxaad qofkle kasugasaa mise luuqada ayaad kudhibqabtaa?😂😂

    • @AbdirashidNor-l3m
      @AbdirashidNor-l3m 10 днів тому

      @@Degmodeqa wariyuhu intaad ogaan kartid ka badan ayuu heli karaa,
      Dad shaqeysto oo aan waqti hayn ayaana nahay, luqadana aniga ayaaba macalin ah oo Online ku bixiyo wll.

    • @ShukriSharif-lm5hk
      @ShukriSharif-lm5hk 10 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂❤