Calaamadahan ruuxii aad ku aragto waa xaasid ee iska jir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 42

  • @saafiladan5499
    @saafiladan5499 2 роки тому +6

    Asc dhaman walalaha muslimka ah mida kale illahay ha barakeyo sheikh iyo ehelkiisa inshaa Allah
    Illahay ha naga qabto cudurka xasidka inshaa Allah aamiin aamiin

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +9

    M.a Allow Naga llaali Subxaana Allah Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому +10

    Cudurka xasadka ilaahayow naga ilaali waa xanuun laakiin waa inqofwaliba iska ilaaliyo oo marka qof ilaahay unimceeyey aragto maa.shaa allaah haloo yidhaahd wayo nimcadu gacanta ilaahay ayay kujirtaa dee waydiiso maxad cidkale waxay haystaan ugaxumaani from hargeisa

  • @shuwaykar4053
    @shuwaykar4053 2 роки тому +6

    ilahow adanu kaaa magan galnaY xasadka alahuma najayna Amin amin

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 роки тому +1

    Jasaakallaahu khayr shiikh illaahay haku barakeeyo oo haku xifdiyo anagana illaahay hanagu anfaco allaahumma aamiiiiiiiin yaarabbi

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 роки тому +2

    Masha Allah jizakalah walalayal 👏
    Insha Allah DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin.🌍🔑

  • @bashman345
    @bashman345 2 роки тому

    Waa wacdi wanaagsan oo ictidaal ka muuqdo
    Baarakalaahu fiika yaa sheykhanaa

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا وأ حسن الله إليك معلمي وشيخ شيخي

  • @osmaanaweys3082
    @osmaanaweys3082 2 роки тому +4

    جزاك الله خيرا

    • @saidohersi8163
      @saidohersi8163 2 роки тому

      Yy66i5undersecretary 6dunsfold croft Aston B6 4uj I pop over the phone about cleaning urcg

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 роки тому +2

    شيخ ومعلم مهد عبد نور

  • @bashj7379
    @bashj7379 2 роки тому +2

    Masha Allah Sheikh waa cashar aad loogu baahnaa in wax laga ogaado

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 2 роки тому

    MashaAllah Allah hakuxifdiyo fidunya wal aqira sheikhuna

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 роки тому +1

    Marna marabo in aad horumar gaarto illaah hanaga qabto ku waas

  • @منيشيخ-ز4ن
    @منيشيخ-ز4ن 2 роки тому

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @yasmiinayaanlecali3127
    @yasmiinayaanlecali3127 Рік тому

    ❤❤❤allahu akbar😢
    🎉🎉🤲🏻🤲🏻😍🤩😊

  • @umyusuf5466
    @umyusuf5466 2 роки тому +1

    Allahuma Najina Allow Adigan kaa Magan Galney

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 2 роки тому

    MASHA ALLAH JEZAAKA ALLAHU KHERY SHEIKH

  • @Adam-ig9sb
    @Adam-ig9sb 2 роки тому

    Alle swt hanaga qabto inta xasidka ah

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 2 роки тому +1

    Asc
    Maa shaa allaah

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 9 місяців тому

    Kan saddexaad wuu fiicanyahay, waa tartan

  • @user-jw3is1br2m
    @user-jw3is1br2m 2 роки тому

    بارك الله فيك

  • @xamdacabdi3288
    @xamdacabdi3288 2 роки тому

    Mnsh allh ale haku barakeeyo

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 роки тому

    Xasadku waa cudur aad uxun una daran kasamaynaya iyo kalagu samaynayba aan ufiicnayn ilaahaw naguba ogid xasad Aamiin

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 роки тому

    Subxanalah allow naga qabo xasadka

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 роки тому

    Manshlah sheikh brother

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 2 роки тому +1

    Ilaah ha naga koriyo cudurkaan

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 роки тому +2

    Sxaa.

  • @ahmedmukhtarabdullahi4949
    @ahmedmukhtarabdullahi4949 2 роки тому

    Ma sha Allah

  • @deeqaali4536
    @deeqaali4536 2 роки тому

    جزاك اللهُ‎

  • @umyusuf5466
    @umyusuf5466 2 роки тому +1

    Xaasidnimo

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 роки тому

    Mansha allah

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 2 роки тому +1

    Illahow adigaan kaa magangalnay xaasidnimo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 роки тому

    Yaah allaah

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Subxana Allah

  • @aluusiqaarimahamud2814
    @aluusiqaarimahamud2814 2 роки тому

    Asc walaale koofiyad ayaa kaa dhiman

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Thanks

  • @ZakariyeAhmed
    @ZakariyeAhmed 2 роки тому

    Sheikh part 2 nosamey

  • @ahmadnuurxaji3497
    @ahmadnuurxaji3497 2 роки тому

    Ku: Salafmedia
    Waxan ubahanahay inad iifasirtaan..cowaankan
    ""Calaamadahan ruuxii aad ku aragtaan waa xaadide iska jira""
    Wali a ninkii qoray iyo Kii tifaftiray aa rabaa inay fasiraan..

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Kkkkkkk