Haa Ani ahaan majeerteen ama puntland marka hore meel halasaaro Ani xitaa waan ahay majeerteen lkn hormarka dalka waxaan caqabad ku ah majeerteen ee Dani meel halasaaro
Madaxweyne Hassan Sheekh Madaxweyne ka fiican ma jirto waqtigaan ee xukunka ha si haayo intii noloshiisa oo yuusan u dayicin maamul Goboleedyadaan Ethiopianka taageersan dalka.
@@NourAmarehBidar Madaxweyne Hassan waaba kii ka saari lahaa xaalada xun maanta dalka iyo dadka oo waa kii ka xoreeyay Qawaariijta argagixisada gobalka banaadir iyo gobalo kale oo maanta adeeg bulsho helay oo dadkoodana ay cabsidii argagixisada ku haaysay ay ka Baxeen oo nabadgalyo ay ku nool yihiin.
Itoobiya isagaa Daajinaya MW Xassan Dayuuradooda Dhaqaalaha kasoo gala oo ka go a ayaa jab ugu filnaan lahaa ma Xaasaskiisa Share ku leh muxu u jari la yahay...❗❗❗
Adiga maka jawaabi kartaa sababta dayaaradaha Itoobia aay uga shaqeeyaan Soomaaliya iyo qaadka Itopia uu u soo gaaraa Soomaaliya. Ma dhihi karna Mdaxweyaha waa daneyste? waxa uu sameeynaayo idil waa dan isagu leeyahay ee dan waddan aan ahayn!!!!!
Madaxweynaha wuw kusaxanyahay inuw hub sodagsado Sababto ah wadanka Ethiopia aya kusomaqan Hadadan hub soìsanin Ethiopia mausexaneysa Anu qaladka dhan waxan saraya Mamulgoboledyada o indhaha iskatiraya Dulankan aya Ethiopia kusoqaday Somalia Marka xalada Tagantahay External attack Any state has to participate and defend the county
Xasan sh.intuu dhameeyey iibkii muqdisha ayu u gudbay safaaradihii caalamka midba maalin inu iibsado hada wx miiska saran tii mreykanka wx loo jooga 900milyan oo $ marku iibsanayo maal Abuu wlhi maalinta yoomal qiyame xasra ayey ku noqoneysa,safaradahas dowladii 30sano la caynayey aya iibisay xoogeda galisay,ileen ceeb looma dhinto,Ala yahdii xasan wa jameecato ilahy hadyn hadu u qorin ilahy umada ha ka qabto wa bas.
Madaxweyne xasan shiikh kama saarayo dalka xaaladuu ku sugan yahay waayo wuxuu kala garan la.yahay itoobiya iyo maamulada dalka waxaase muuqda itoobiya iyo maamulada waxaa UGA daran siduu ugu soo noqan lahaà kursiga waayo ciidamadu dhistay ee kaligii hoos tagaya taasi waxay cadeyn u tahay halkuu duqu ku socdo hadii sharcigii lawaayo xasan shiikh waa nin abgaal ah oo wacaysle ka ah nin kastoo madaxweyne maamul ahna wa sidoo kale oo beel Buu kasoo jeedaa Marka xasan shiikh ma ahan meeshuu ku socdo meeshii loo doortay ama loo dirsaday oo loogu dhaariyey ma jiro qof iyo qoys uu ka adag yahay isagana ku Jira aqal wada murayad ah waxaan kula talinayaa nin dalkllsa hagaagaday ayaa ku hamin Kara kursi
Asc. Sulfaanka. Tv. Xasan. Shiikh. Somaliya. Dan. Uma. Ah
Maya xasan sh either kama saari ksri dalka Bosha iyo godka dheer ee ku ridey. Ilaahey umaddaha ka qabto
Haa Ani ahaan majeerteen ama puntland marka hore meel halasaaro Ani xitaa waan ahay majeerteen lkn hormarka dalka waxaan caqabad ku ah majeerteen ee Dani meel halasaaro
iitopia iyomucaaradka waaisku mid hogaamiyaasha wariye
Waa runtaa, Ethiopia waxaa ka Horeeya Alshabaab+ Maamul goboleedyada, Soomaliweyn aa lagu wahihi karaa Ethiopia xitaa ha awoodyaraadaan, 😊
Mayya
Alle etobiya uu ficaanaa dhuulka somaliida inay masar kula dagaalantoo viva
Adaa meenlaw Ah
Xasan waa dameer, maaha qof wax hogaamin kara.
Maya xasans hiikh.marxalada hadda taagan.kama bixin karro
Huka duuga ah dowlada latimaadey waxa ladoonaya in lagu xasuuqa dad weynaha somaliyeed siiba baydhabo iyo garoobe wa araktadeyda xun iyo lagu taagero Boqortooyada Hsan sh❤❤😂😂🎉😢😢😮😅😅😊
Madaxweynaha Xasan Sheikh ayaa ka Masuul ah Dhibta Dalka ka taagan. Maya, Xasan Sh. Kama bixi karo marxaladda maanta
Daciif qalbi jiis ah baad tahay mana ogid waxa Ethiopia ka socda iyo tabar yarida maamulka abii
Madaxweyne Hassan Sheekh Madaxweyne ka fiican ma jirto waqtigaan ee xukunka ha si haayo intii noloshiisa oo yuusan u dayicin maamul Goboleedyadaan Ethiopianka taageersan dalka.
Anaa kula qba
Hassan kamasari karo xalada
Maanta dalku tagan yahay
@@NourAmarehBidar Madaxweyne Hassan waaba kii ka saari lahaa xaalada xun maanta dalka iyo dadka oo waa kii ka xoreeyay Qawaariijta argagixisada gobalka banaadir iyo gobalo kale oo maanta adeeg bulsho helay oo dadkoodana ay cabsidii argagixisada ku haaysay ay ka Baxeen oo nabadgalyo ay ku nool yihiin.
Waa talo wanaagsan
Xasan sh.iyo ithopia dagaal kamdhaxeeyo xaqiiqa hadaad doonayso
caqabad joogtaa yaa naga damiinanaya maamuladaan
Nin Qaadwale ah dalka ha ku aaminin
Madaxwayne Xasan hawl fiican buu hayaa wuuna ku guulaysan doonaa, insha Allah.
Xassan loogama baahna Puntland Somaliyana aduunkay ufurantahay ,kursi kumuu fadhiyi karo xassan sheikh siduu uhaysto,xassan wax qabashadiisa xamar bay nooga dhantahay iyo beeshiisa dayacan
Xasan sheekh dagaalka soomaalida ayuu isku diyaarinayaa
Waxay isu diyaarineysaa labadaba in mucaaradka oo ay ku jiraan hogaamiye goboleedyada iyo weliba ethiopia iyo AS
Waa in maamul-goboleedyada tallaabo adag laga qaado.
Xassan Sheekh Maxamuud waa kadare Soomaliya gacantiisa bay ku Baaba,aysaa
Dani sidee dalka soomaaliya sidee looga aaminayaa asagoo shisheeyo kalkaal ah
To.waxaan anigu qabaa in hubka laga keenly Masar wuxuu xasan hubkaas u rabaa inuu ku qabsado somaaliya oo dhan una rumeeyo riyadiisii uu kula taliyey saaxiibkiis geele,runtu waa sidaas.
Kolley dowlad oo dowlad kale la dagaallameyso kama jirto Somalia dhexdeeda ,cidna cid kale ka guuleeysaneysa ma jirto , laakiin nasiib darro guusha ugu ween libinteeda , Allah ayaa mahadda iska leh ,waxaa gaari doona IBLIIS .
War shiikhow wadaadku Faanweyne.
Bisiq Sarmaan
Itoobiya isagaa Daajinaya MW Xassan Dayuuradooda Dhaqaalaha kasoo gala oo ka go a ayaa jab ugu filnaan lahaa ma Xaasaskiisa Share ku leh muxu u jari la yahay...❗❗❗
Mayaa
Laakiin meesha ma soo gali karto war iska aamus
Thank you War sugan,MaashaAllaah.
Wiilyahow yari kajoogso sirahan aad faahfaahinheyso
Fila.soomaaliya.itoobiya.uma.socoto.waxay.usocotaa.maamul.goboleedyadda.wayna.cadahay.inuu.dhisayo.ciidan.qoyskiisa.ah
Adiga maka jawaabi kartaa sababta dayaaradaha Itoobia aay uga shaqeeyaan Soomaaliya iyo qaadka Itopia uu u soo gaaraa Soomaaliya. Ma dhihi karna Mdaxweyaha waa daneyste? waxa uu sameeynaayo idil waa dan isagu leeyahay ee dan waddan aan ahayn!!!!!
Kama saari Karo saxan cambuulo ah wax kabadan ma arko wuuna hayaa
Madaxweynaha wuw kusaxanyahay inuw hub sodagsado
Sababto ah wadanka
Ethiopia aya kusomaqan
Hadadan hub soìsanin Ethiopia mausexaneysa
Anu qaladka dhan waxan saraya
Mamulgoboledyada o indhaha iskatiraya
Dulankan aya Ethiopia kusoqaday Somalia
Marka xalada
Tagantahay External attack
Any state has to participate and defend the county
Xasan Kamana saarikaro umana Jeedo in uukasaaro ee Wuxuu ujeedaa sidii kursiga ku joogilahaa
Xasan waamadaxwayne aadhacay ama halgnaxo amayaan laga nixin dagaal buuka xigaa
Xasn. Dadki. Wukaladiray
Dhabalifyada amxaaro injireey
Illhaaya umaadd aha qabato
Sinaba looga fili maayo in X. Sh .xal keeni karo waayo talaabo qaadkiisii hore iyo inuu well isu qabo mucaarad inuu yahsy ,kutumashada dastuur, keligii teliye xitaa lama dhihi Kareem,waxaa xaqiiqa ah inuusan umsdax bannaanayn isuna qabin inuu yahay madaxweynihii Soomaaliyeed ee uu ka Amar qaato dawlado shisheeye.iwm.
Ciidanka Ethopia in hada laga soo gudbiyo xuudadaha sida Puntland, Somaliland iyo koonfur galbeedba waynu ka garab dagaalamaynaa Ethopia
Waxay isdiyaarinaysaa maamul gobaleedada
kkkk farmaajo waa mareexaan aynu aragno hadii xoog lugu joogaayo maxaa siyaad barre loo eedaay
Xamar marti ayaa kutahay sxb 😂
Adu dadka maxaad isugudiri wll
atagtidaada hanugu shubin e naga yareey
Xasan sh.intuu dhameeyey iibkii muqdisha ayu u gudbay safaaradihii caalamka midba maalin inu iibsado hada wx miiska saran tii mreykanka wx loo jooga 900milyan oo $ marku iibsanayo maal Abuu wlhi maalinta yoomal qiyame xasra ayey ku noqoneysa,safaradahas dowladii 30sano la caynayey aya iibisay xoogeda galisay,ileen ceeb looma dhinto,Ala yahdii xasan wa jameecato ilahy hadyn hadu u qorin ilahy umada ha ka qabto wa bas.
waxaan u arkaa in aad tahay jaajuus Ethiopian
Xasan tugu
Maya
Siraha soomaaliya ayaad dhulka soodhigtey
Wuu kasaari karaa
Madaxweyne xasan shiikh kama saarayo dalka xaaladuu ku sugan yahay waayo wuxuu kala garan la.yahay itoobiya iyo maamulada dalka waxaase muuqda itoobiya iyo maamulada waxaa UGA daran siduu ugu soo noqan lahaà kursiga waayo ciidamadu dhistay ee kaligii hoos tagaya taasi waxay cadeyn u tahay halkuu duqu ku socdo hadii sharcigii lawaayo xasan shiikh waa nin abgaal ah oo wacaysle ka ah nin kastoo madaxweyne maamul ahna wa sidoo kale oo beel Buu kasoo jeedaa Marka xasan shiikh ma ahan meeshuu ku socdo meeshii loo doortay ama loo dirsaday oo loogu dhaariyey ma jiro qof iyo qoys uu ka adag yahay isagana ku Jira aqal wada murayad ah waxaan kula talinayaa nin dalkllsa hagaagaday ayaa ku hamin Kara kursi
war adaa walaac qaba e beenta daay qaa in yahow
Asc. No. No
Kama daati karo
Ninkaan hadalkiisa sidaas uma xuma, wax badan aa ku raacsanahay, inta kalena waa iska m😊cquul
XASAN SHEEKH HUBKA WUXUU KULA DAGAALAMAYAA MAAMUL GOBOLEEDYADA .XASAN SHEEKH ETHIOPIA HESHIIS AYUU LA YAHAY ( XASAN TUUG )
Xasan wax colaad ah kalama dhaxayso ethiopia waxay isku haystaan xaqii qalamkii badda. Xasan waxaa uu dagaal ku haya maamul goboleedyada midda ugu horayso waa la wareegida shabeelada hoose waxayna hub si hoose u gaynaysaa baraawe, bakool, iyo mucaaradka sida shariif iyo khayre khasaare ujeedada ugu wayne waa in uu xukunka sii joogo.
Wadanka ma samata bixin karo waayo Waa Family Goverment waa yar tahay Hogaamiye Darajadiisa ku Gaaray Kursiga uu Fadhiyo waa Qabiilka MW Xassan iyo SXB.........sorry.........🤫🤫🤫
Maya maya maya
NINKAAN HADALKIISA WAA LABALABO LAMA DHAGEESAN KARO WAA HAWIYE
Adigu waxaas itoobiyan ayaa ka tahay qaxooti ah😂😂
@@AR-cx5yf OOHINTA JOOJI ANIGA WAXAAN AHAY ISKA DHAL DAAROOD IYO HAWIYE WAXAAN KU DHASHAY XERADA AFISIYOONI KA DIB XAAFADA HODAN AYAAN KU SOO KORAY BAR CAYNU SHAMSI ADIGANA ADIGOO FEERO QAAWAN OO KABA LA "AAN AH OO QORI LA ORDAYA AYAAD MUQDISHO SOO GASHAY ( URAAYE )
Warxumada kuuji mawadin maha
H0gaamiyaashamucaaradkwaa.it00biyaan.ayaga.ayaa.laga.bilaabayaa
Beenlow
Ruufiyaan Ethiopian in aad tahay ayaad cadaysay