Natijada dorashada oo si hordhac ah loo helay iyo dadka itobiyanka ah somali joga oo qaburihi qodayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лис 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

КОМЕНТАРІ • 70

  • @hanmaalmedia5057
    @hanmaalmedia5057  День тому

    Fursad ganacsi matahay shaqo doon ama ganacsi xur ah lacago xed dhaah ahna ka sameynkarto
    chat.whatsapp.com/GmLHw9yBEWaGeeqbWKvvit

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l День тому +1

    Hawiyoow Adigu doorasho waxaad qabsan 30 sano kadib Daaroodna ka tashan maysid

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n День тому +4

    Guul wadani rajada shacabka soomaaliland ❤❤

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 23 години тому

    Masha Allah Faride Nolow wallalo.

  • @samybourhan6476
    @samybourhan6476 23 години тому

    Guul wadani Masha.Allah

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 День тому +1

    Maxaa kaa galay Somaliland shisheeye ayaad tahaye

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk День тому

    HAMBALYOOOOO
    WADANI ❤

  • @khadramusse6216
    @khadramusse6216 День тому +1

    Muse muyu ku ciil

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 День тому +1

    KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH BEEN BADANAA WARYAA ADEERKAA XASAN GURGUURTE BULDAANANAA AYAA MEYDKII QABUURAHA CAGAFCAGAF KUXAAQAY MARKASAAD RABTAA INAAD MASAAKIIN SCRAB ARUURSATAY SIDAY NOLOL MAALMEEDKOODA UGU MAREEYAAN NAGA DHAADHICINEYSAA YA MOORYAAN CAQLI HAWIYE WAA KAAS INDHO ADAKAA OO RAQIISANAA NACALATULLAH

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому +1

    DAL KU WAA. SOMALIA 🇸🇴 DADD KA KU NOOL WAA QABIILO??? QABIIL KASTAANA WAR KIISA WAANU HAYNAA

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 День тому +1

    🗣️🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰

  • @cabdixakiinmaxamed1136
    @cabdixakiinmaxamed1136 День тому +1

    Muuse aftaag bye bye welcome dr abdirahman cirro

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o День тому +1

    abwaan itobiya wii ahatay bay bay

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому +1

    IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 TELL ME WHO IS THE LAND???? TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOONO MUUNOQODO

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 День тому

      Come and we shall show you what is the land or check in the dictionary own home.every body knows his home. 😮

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 День тому

    Qolada HAWIYE horta maxay ula ordaan waxaysan hubin
    Ama ahba wax aan waxba ka jirin
    Waxaan la yaabi jirey kuwo jooga Sland ama ahba Isaaq
    Oo wax walba been ka sheegi jirey
    JUUDAAN ma jiro qof Somali ah oo ku jecel
    Dhibaatada uu geysto
    Dalka uu siinayo Ethiopia
    Cadowga oo uu walaleysto
    Wadani nimada oo ku yar
    Balse dadka uma sheegi karo
    Been cad oo iska muuqata
    Been dhibaato keeni karta
    Been xisaabta ku geleysa

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 День тому +1

    Guul wadani shacabka somaliland❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому +1

    YAAD. U SHEEGI KARTAA. SHEEKO RAQIISA

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 День тому

    Oo maxaad ka sheegi maad iska celisaan subxaanalah adinku intaad ethopia tagtaan ma ka sameyen kartaan waxa ay somalia ka sameynayan war isla yaba oo wadankiina difacda ishiis laga arke ayaa ushiisa lagu tumaa baa la yiri

  • @AboudiM
    @AboudiM День тому +1

    Guul iyo Gobnimo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    SHACABKA KONFUR WA INEY U DARERAAN WOOD OY KA BAXAAN IN KURSIGODA LAGU GATO TENDHO O DEGAMADODA LO SO HORKACO BAHALO TUUGO LEYSA DHACDA CANSHURTODA

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f День тому

    Ciro guul guul inshaa allaah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День тому

    Itopia hala yaabin hassan sheekh baa weli safiirkoodii muqdisho u dhex joogaa ,jooji sheeko baralayda

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 День тому

    Soomaliya miyaan doorasho ka dhicin...sland teedu waa u gaar .natiijadana guddi baa laga sugayaa,afka wasaqda ka tiro,beentu waa wasaq...

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День тому

    ADUNKA WAXA KA JIRA WOODKA SHACABKA IN XAFAD KASTO LA DHIGO SANTUQ CODEYN O SHACABKU KU DORTAAN QOFKEY RABAAN

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 День тому

    ADEER ABGAALKA IS DHAMEEYAY KA SHAQEE SIDII AY U KALA BADBAADI LAHAYEEN MIDA KALE MA WAXAAD UMOODAY SOMALI INAAD UGU SHEEKEYN KARTO WAXAAD RABTO AMA LAGUSOO DHIIBAY XISHOOD KOLBA MOORYAAN AYAAD TAHAY OO MA XISHOONEYSID.😊😊😊

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 День тому

    WAAR WAXAA DAMEER CIYAYA OO QADAADWEYN KA AHOOW 😂😂😂😂

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur День тому

    Guul. Somaliln. Xamarna. Darod katag. Xarka Bay. Cuninwan laheshinkhatumo. Dadwil. Iyo abtigisa. BalayahY. Marhadidarodmaydki hawiye ukahulelay. Xamariyodadki. Baqtigi35 Sanodabadakawaday walalayalsomali. Idinka. Dad. Iyodhul iyobad. Ugu. Wayn. Shifaysta. Dhulkina somali. Hawiye. Badilay. Oasay. Idinkuna. Somalinimo. Ayalaga. Racay. Darod

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День тому

    Sadex habrood oo isaq ah ayaa is dooranayo, inta kalena waa daawadayaal 😂

  • @MaxamedCabdi-oo2nk
    @MaxamedCabdi-oo2nk День тому +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo ❤

  • @ilhan687
    @ilhan687 День тому

    Sanaag maxaa kaladhiimaye waar dhulka soo baro marka hore ma dadkan waashaye ee beenta faafiinaya baad ruun mooyade sanaag waa somaliland ee hadii aanad aqoon anaag kuu geeynayna ee hadalkaas mardanbe a yaanu kaaso bixiin.

  • @saleebanAadan-e7o
    @saleebanAadan-e7o День тому

    Afqadhuune maxaa kaa quseeya

  • @HassanBulale
    @HassanBulale День тому

    Qabyylad looma baahna ee somali ha tashoto

  • @HiboAbdiahmed-q6q
    @HiboAbdiahmed-q6q День тому

    Somaliya wad waladeyn waxan shagadina ha hayn ayad gu dasheen

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu День тому

    Waar kani canbuuladii buu ku waashaye miyaa lagu waashaa canbuulada kkkkkkkkk

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk День тому

    G. 3. 6. HAMBAYOOOOO

  • @Ahmedbouraleh-su3rm
    @Ahmedbouraleh-su3rm День тому

    Sheeko raqiisle
    Yaad ka dhaadhicin waa 3 gobol iyo badh kuwa riyoodaad ka mid tahay

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 День тому

    Waryaa, arimihiina ku mashquula.
    Kii soo baxo ba MOU da waa la saxiixey aa . Taas ku seexda.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому

    ISAAQA. XAMAR JOOGA MAXAY KU FADHIYAA. AMA. YAY. KURAASTA. KU MATALAAN BAL. NOO SOO CADEE. SHEEKO RAQIISA CID LAGA YEELAYO MA JIRTO

  • @sahramuse837
    @sahramuse837 День тому

    Arsaaqadkale raadso sidaad rabtay maaha

  • @DeeqXasan-c7s
    @DeeqXasan-c7s День тому

    Maxaa kaa lilaahiya!😊

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 День тому

    DAMEER BAA CIYAYA

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому

    MACNEHEEDU. WAA. XAMAR. DAWLAD KAMA JIRTO.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому

    ADEER. XAMAR. ISAAQ. JOOGA MAXAY KU JOOGAAN KURAASTA. AY. KU DHIYAANA. MAGAC. U BIXI

  • @abkowabullaahi3655
    @abkowabullaahi3655 День тому

    Soodhow aabo ciro❤

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому

    XASAN. SHEEKH MAXAMUUD. KURSI KU MAFADHIYO.

  • @DeeqXasan-c7s
    @DeeqXasan-c7s День тому

    Hubsimo halbaa la sistaa musiga iyo codkaa idilay

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 День тому

    Viva wadani

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 День тому

    caaaaaaac maxaaa kagalay somaliland doqon

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz День тому

    XAMAR CAASIMAD. MAAHA EE. WAA. LAGU. MURAN SAN YAHAY

  • @maxamedcade5137
    @maxamedcade5137 День тому

    Dadku mawada ahandabaal ee kajoog waryaah

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 День тому

    Gobolka awdan miyuu leyahay mise anaa mooday

  • @BilaalRashiidDaawwid
    @BilaalRashiidDaawwid День тому

    SAQAJAAN SAJAAN DHALEY

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 День тому

    Shaqadha.siyadha.aa.argagno.

  • @AliHassanAli-xr6sq
    @AliHassanAli-xr6sq День тому

    Laaxada

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 День тому

    Ax muuse ayaa xaday

  • @Hannamzq
    @Hannamzq День тому

    Biirahaa adigu maruursatidad maxaa kareebay biruho

  • @marwaapdi
    @marwaapdi День тому

    maxaa lagu dhagaystaa maynagaa isku luqad ku hadlaynaba walaahay midh kama fahmin

  • @sahramuse837
    @sahramuse837 День тому

    Waxkaa galay baa iskayar

  • @CasdaCarap
    @CasdaCarap День тому

    B

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 День тому

    Beenaalewadaniwuudhacay

  • @Ahmedbouraleh-su3rm
    @Ahmedbouraleh-su3rm День тому

    Sheeko raqiisle
    Yaad ka dhaadhicin waa 3 gobol iyo badh kuwa riyoodaad ka mid tahay

  • @Ahmedbouraleh-su3rm
    @Ahmedbouraleh-su3rm День тому

    Sheeko raqiisle
    Yaad ka dhaadhicin waa 3 gobol iyo badh kuwa riyoodaad ka mid tahay

  • @Ahmedbouraleh-su3rm
    @Ahmedbouraleh-su3rm День тому

    Sheeko raqiisle
    Yaad ka dhaadhicin waa 3 gobol iyo badh kuwa riyoodaad ka mid tahay