Omaar barbar oo Sara laga dulqaadey xariif sheikh ah ayaa gabadha la kacey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 січ 2024
  • #subscribe #like #share
    Kusoo dhowaada Nabaad Official.
    Nagu soo biir adigoo rukumanaayo ama subscribe saaraayo kanaalkaan.
    Walaal fadlan muuqaalkan like saare, share-tana inoo taabo
    Waxaad naga heleysaa muuqaalo tayo leh oo kolba aan kusoo qaadan doono mowduucyada xiisaha leh ee ay bulshada soomaaliyeed xiiseeneyso, ayadoo la tifaftiraayo lana ilaalinaayo xuquuq kasto oo quseeya muuqaalada.
    Waxaan nagala soo xiriiri kartaa
    Email: nabaadofficial@gmail.com
    Facebook:
    Instagram:
    Tiktok: tiktok.com/@nabaadofficial

КОМЕНТАРІ • 6

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p 6 місяців тому +4

    Yes
    Sheekhow hadaad diinta wax ka taqaan ma banaana naag u doonan walaalkaa oo muslin ah in aad doonato

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 6 місяців тому +1

    Isagoo ujiifa barbar Ayuu dhinac orday dhaqso hhhhhh foostada gubatay iska hanweynaa

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 6 місяців тому +3

    Waa ceeb gabadh nin la socoto inaad daba cararto ilaahay gabdhaha ayuu badiyay ee suuqa galay nin yahoow. Teeda kale ninkan kalena muxuu iskuduleenayaa oo qoftan marba nin la sheekaysanayso ugu sii dhagan yahay; Walaahi waa yaab!

  • @user-rk9zg6qr7s
    @user-rk9zg6qr7s 5 місяців тому +1

    😂😂😂ee

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 6 місяців тому +2

    ma banaana dad wada socda inaad xataa soo dhex gasho

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 6 місяців тому +1

    Way qoslaysaa cirid xun