Dhul siyaad bare baxshay iydhul dowlad kku meel gaara skhaqo iskuma ahanxamar yaan ku dhashay waxaa 50jeer la gadanayo waa wixii siyaad bare ka dambeyay ee qofkii ka qadanayo u sheeg taas.
$ boos cidla ah 100kun dhismaha marka lagu daro oo laba nu aan u dhiso 80kun total $180kun kirada bishii waxaa isoo galeysa 400 u qeybi 180kun wuxuu kusoo celinayaa 38 sano 38 aano kadib ayaan faaida arkayaa haduu guriga sii taagnaado
boos 20×15 oo ku yaal galmudug waa 60 kun, hadii laba nus laga dhiso oo ku kacaya 60 kun, isugeyn waa 120 kun. $500 hadii lagu kireeyo 20 sano ayey ku so laabaneysaa.
Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
Dhul siyaad bare baxshay iydhul dowlad kku meel gaara skhaqo iskuma ahanxamar yaan ku dhashay waxaa 50jeer la gadanayo waa wixii siyaad bare ka dambeyay ee qofkii ka qadanayo u sheeg taas.
Sory wll siyaad bare waa fican yahay kan hada socda waa dhib badan yahay
Allahuma barik
Masha allah
MADAXWEYNE M. FARMAAJO DHULALKA WU XIRAY, DHULNA LAMA BIXIN, SIDAAS ULA SOCO
$ boos cidla ah 100kun dhismaha marka lagu daro oo laba nu aan u dhiso 80kun total $180kun
kirada bishii waxaa isoo galeysa 400
u qeybi 180kun
wuxuu kusoo celinayaa 38 sano
38 aano kadib ayaan faaida arkayaa haduu guriga sii taagnaado
waa dhibato
boos 20×15 oo ku yaal galmudug waa 60 kun, hadii laba nus laga dhiso oo ku kacaya 60 kun, isugeyn waa 120 kun. $500 hadii lagu kireeyo 20 sano ayey ku so laabaneysaa.
Dhul Dowladii dhexe Ee siyaad bare bixisay iyo mid Dowlad ku meelgaar ah bixisay iskumid Maahan Sorry wlashey Dadka haka gedin Wax kugu solaabanaayo
Labo labo ninki lacag xaraam heysto usheeg waxaas
Maanta dacarta maa nagu kacsan? See wax u jiraan?
SIYAAD BARE ASO QAWAN AYU YIMID DHULKA HAWIYE WUXU KA DHIGEY DHIIG DHAC KUFSI SIDA XAARMAAJO MINGISTE KABAHA QAWARIJIINTA QARAXYADA DHIGA JAHANAMA KU WARA