Maxay is dhanta haday datka udhaw waxba heysanin datka datkisa aho ka dher inay wax dhiban maxa farqito udhaxeya marida hayo walis cawiya waxa la dirayane qabil koma qorna matalan wax ba sadaqesaneysa ma waxa ledahay ano qabil hebal ah bay sadaqo itahay la way qaldan thy somalinah maha hal iyo labo intaso lacak ladieay ya og magacyafoda hadan se dat cawihayo lasim miya inana magacayga qabilkeyga meshan jogo shrgo la ma ficna wax yabaha qar
Abaayo kheyr Allah ha idin siiyo dhamaan Soomaali inta sadaqada la baxday, Rabina kama lumiyo ajarkooda laakiin gabadhaan way khaldan tahaye yaan xanaaq dartii caruurta loo xumayn. Adiga Naciima ahaana waxaad tahay qof aan jeclahahay sidaad mowduuda u cabirto una cadayso. Adiga iyo reerkaagaba Rabi ha idin barakeeyo caruurtana ha idiin xifdiyo. Aamiin ya Rabi.
Wcs shukran Aamiin jizakallaah qeer waan idin salaaney, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto janada Allah ha ugu bishaareeyo Aamiin, sanadkaan sanad wanaagsan Allah ha nooga dhigo Aamiin, bisha Rajab dadaka ka faaiideyto Allah ha naga dhigo Ramadaanka nabad Allah ha nugu gaarsiiyo Aamiin ya rabbi mahadsanid !
Somali waa somali cunsurinimo maa wangsan waxii qaldan ee familka ah baniadam nahay waa ina si goni lo xaliya caruurta iyo dadka walaalh ah yaan qalbiga laga xumeynin Nacima khayr Allah haa ku siyo wacaiglinta Allah xaqa haa nagu suga anga iyo inta muslim ah
Isladaaaya Masakiiinta wa Qof Manta Cawim ubahann Lagayabo In Familka Hose Ineyy Isku Xunyihiin oy Rabtayy in Ey sowacan lamurugodan ayey Rabtayy Iyaguna Eynan Wicinn
Nacima way dhacda ka soco ciyalka sokoroyo waxas ko shubesa markan wax dhibayo ama sadaqesanayo lasim miya inana af tirsado ama qabilkeyga shego maxa ka xon dat dhan marka dulmiso qardhi tay qar nol qar kojedin ya ka grrsinaya cafis ilen godow kojira yaka gersinayo cafi laga yabo inoba so shiyal mediyo jogi iyo wax lamit ah ba way mahad san yahin somalia weno dhan nacima iska da garat keda ba sas noqade hada afarata kon datka sirabo u aftirsada ila odiga ugu dabeyo qabilka tahay aqas sasay rabta halo yelo salam nacima cadey❤
naciimay horta Wanag ban ku haya lkn inantu hady tidhi aderod iyo edoyinkod goni wx igu may so dirino ilamay so hadal mxd ku haysta ma runtad ku haysata inanta
Asc abayo gabdhan ma aqan lkn adan ku aqan abayo 2 ayaa usabab ah 1 madama ay ilmaha jifafoda waxay ahayd in si goni ah uguso diran iayago tusya in ay kasocdan ilmaha agoda 2 haday dhacdana ma ahayn in say tirahdo haday dhacdo xata maraka ha laysku dulqato dedka isku mid maha inalaha maca sabirin
ua-cam.com/video/gP2iN_P4XM4/v-deo.html
ASXAABTEYDA KAFAAIDEESTA CHANNELKA CAAFIMAADKA AAN UGA HADLO, SUBSCRIBE-KANA IISAARA SHARE IYO LIKE-TANE HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!
Habo maamadaan jareerwayne kama hadlin ee wiilka qoys kiisa iyo adeeradiis iyo eedooyinkiis iyo inta dhiigiisa leh bay ka hadlaysaa sida hadalkeeda ku cad dadka aad ka mid thay ummadaas baad ula siman tihiin .
Hadaad qoyska ka mid tahay inaad gaar ula xiirtaan bay ahayd wixi aad taraysaanna idinkoo qoyska wiilka ah aad tartaan
Sax wlhi
Maxay is dhanta haday datka udhaw waxba heysanin datka datkisa aho ka dher inay wax dhiban maxa farqito udhaxeya marida hayo walis cawiya waxa la dirayane qabil koma qorna matalan wax ba sadaqesaneysa ma waxa ledahay ano qabil hebal ah bay sadaqo itahay la way qaldan thy somalinah maha hal iyo labo intaso lacak ladieay ya og magacyafoda hadan se dat cawihayo lasim miya inana magacayga qabilkeyga meshan jogo shrgo la ma ficna wax yabaha qar
Abaayo kheyr Allah ha idin siiyo dhamaan Soomaali inta sadaqada la baxday, Rabina kama lumiyo ajarkooda laakiin gabadhaan way khaldan tahaye yaan xanaaq dartii caruurta loo xumayn. Adiga Naciima ahaana waxaad tahay qof aan jeclahahay sidaad mowduuda u cabirto una cadayso. Adiga iyo reerkaagaba Rabi ha idin barakeeyo caruurtana ha idiin xifdiyo. Aamiin ya Rabi.
Naciimaay wllo iska cafiya inta wiilka laga soo dayn , Allah ha udhib yareeyo, oo xoriyadiisa hasiiyo 🤲🏾
Walaal soo qald ma,ahan jisaarnimo intaas laeg!
@ Waa qalad wayn in la is xaqiro ! Waliba meel fagaare ah oo dadku badi attention qabyaalada iyo xumaanta siinayaan .
Inshaah allaah
Saxwaye❤❤❤
Wcs shukran Aamiin jizakallaah qeer waan idin salaaney, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto janada Allah ha ugu bishaareeyo Aamiin, sanadkaan sanad wanaagsan Allah ha nooga dhigo Aamiin, bisha Rajab dadaka ka faaiideyto Allah ha naga dhigo Ramadaanka nabad Allah ha nugu gaarsiiyo Aamiin ya rabbi mahadsanid !
Aamiin walaasheey Aamina, aad ayaad u mahadsan-tahay!
Shugran Allah ha idin barakeeyo Aamiin, waan isku soo duceyneynaa insha Allah mahadsanid !
Subxanaallah
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Aaaaaaaaaaamiiiiiin, yaa,rabi
Naagtan runta ku jclhy ani wlhi sey furcadi u ledahy oo hdlkeeda u csd yhy videiydeeda ima dhaafan hory u soco maamo
Dhiimalaha intey taqaano unbay kahadashay ayaalaga yaaba marka iskadhaf waxaas waxweyn hakadhigin walalka kufuran fiiri
Jeerar iyo jelec kulaha
Somali waa somali cunsurinimo maa wangsan waxii qaldan ee familka ah baniadam nahay waa ina si goni lo xaliya caruurta iyo dadka walaalh ah yaan qalbiga laga xumeynin Nacima khayr Allah haa ku siyo wacaiglinta Allah xaqa haa nagu suga anga iyo inta muslim ah
Aamiin yaa Rabi ❤❤❤
Abayo lega yaba inay idin aqon waxa uso diray inad isku shegtan ayey ahayd jisar alle nagama dhigo adna xuman ha uqadan
Soomaali iney kala saarto wey ku qaldantahay waa sadaqo.
Amin ya rabil calamiin
Isladaaaya Masakiiinta wa Qof Manta Cawim ubahann Lagayabo In Familka Hose Ineyy Isku Xunyihiin oy Rabtayy in Ey sowacan lamurugodan ayey Rabtayy Iyaguna Eynan Wicinn
Hadeey isku dhacsanyihiin xitaa, qaladwaaye sideey uhadashay!
Aaaaaaaaaamiiiin
Subxanallah aflaaguuda waye inaa dadka caydo
Waa runtaa, qoftaan qof awaal leh ma ahan, waan layaabay see uhadleyso, runtii waa arin aad looga xumaado, Naciimo adigana waa ku mahadsan tahay si fiican oo aad uga hadashay.
Oo adi ma cid cid wax udirtey baad markhaati ka ahyd oo qiyaame laguusoo istaajinaa wllo
Walal ciwaanka badal Ha caytamin
Somalida qaar waji malaha jizariin waye sida lohadlana mayaqanin lkn ilmahaas yaryarka aho agoonta madaxoda alle hakashubo iyagana hala firiyo
Asc abaayooy gabadha farxiya ah wey qaldan tahay lkn wiilka howsgiisa yaanan la joojin maxaa yeelay cadow uu faraha ugu jiraa ayadana xaqa allaha tuso qof qof hadii loo soo waco hurdo iyo hoyaadee ka tagi leheed. Sidee telephone ka lee ugu jawaabeyso.
Habo naciimo kher allaha haku siyo iskada dadka qar wey ku dambajiyan
Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤❤
Nacima way dhacda ka soco ciyalka sokoroyo waxas ko shubesa markan wax dhibayo ama sadaqesanayo lasim miya inana af tirsado ama qabilkeyga shego maxa ka xon dat dhan marka dulmiso qardhi tay qar nol qar kojedin ya ka grrsinaya cafis ilen godow kojira yaka gersinayo cafi laga yabo inoba so shiyal mediyo jogi iyo wax lamit ah ba way mahad san yahin somalia weno dhan nacima iska da garat keda ba sas noqade hada afarata kon datka sirabo u aftirsada ila odiga ugu dabeyo qabilka tahay aqas sasay rabta halo yelo salam nacima cadey❤
Warunta Nimco Jarernima waxlagu siiyay ilmaha agoonta fadliguda ayaa Alle ugu saqiray
Xaasidka shartiisa alle hakaaqabto walaal❤❤❤
Mahadsanid qaali!
SUBXANALLAAH
Subxanllahi waa Yaabi so sad 😡😡😡
Wcs wrb
Qofka marku dhinto aaa la qiiroonaa markuu noolyhy na horay usoco aa la dhahaaa
aamiin
Waa run ilaahay dartii ugu gelisay
Sheelay ayaan arkaay ayaan layaabaay
Waxwalbo ilaahay dartiis ayaa loobaxsaday ilaahay xaqa hafan nsiiyo
Walahi ad ayan uyabay waxaan is dhahay besha jarer weyne waa deqsiye lakin maxey san usameyen ilen waa quf wax losodirayay bisinka😮
Istaqfurulla qarabki imaan la.an ku noqday
naciimay horta Wanag ban ku haya lkn inantu hady tidhi aderod iyo edoyinkod goni wx igu may so dirino ilamay so hadal mxd ku haysta ma runtad ku haysata inanta
Walaal eedo iyo adeer horeey uxustay muuqaalkii horre ineeysan eheen dad wax heesta, hadii ay eedo iyo adeer kufilan yihiin why ay Somali ween ugusoo bandhigtay?
Xaqiqatan Farxiya waku qaldontay arintas wa in ay raali galin kabixiso
Waa yaab, illaahoow nacafi
Niciimo abayo hadegdegin waayo ayadu madhihin jareerweyne wax igama solaren wexey tiri jufadoda jufo marki ladhoho waa dadka u dhawaa sida ilmo aderada ila 5 okay abtirsiga ama qarabada dhaw lkn inta kale ee adiga camal ah waxad kamidtihin somaliweynta kale
Qalad waaye waxay ku hadashay mana degdegin, waxaan kafiirsanin kuma hadlo, jifo hadeey ubaahneed maxay Somali ugusoo bandhigtey dhibkeeda!
Somali wayin ayaa nacawisay iyo ilmaha jifadodu nama cawin xay thy xagay ukalawada saw somali mawada aha kuli😢😢
Bisinka mawarkaasey keentay Alxamdulillah mey dhahdo cidwalba wakadacwoone
Habaarka dheedheel ma aha!
Haa Nimco qof habaran maharsado
Waxaa larabay inuu waydiiyo say ku ogaatay in jufada wiilka ayna waxba soodirin. Ceeb ale ha asturo.
Abaayo Naima ❤
Barta so dhiig lacaagti B.jareer weyne so direen abaayo naimo
Subxanallah Allah xaqa hatusiyo
Waa fiidnaleey
Asc abayo gabdhan ma aqan lkn adan ku aqan abayo 2 ayaa usabab ah 1 madama ay ilmaha jifafoda waxay ahayd in si goni ah uguso diran iayago tusya in ay kasocdan ilmaha agoda 2 haday dhacdana ma ahayn in say tirahdo haday dhacdo xata maraka ha laysku dulqato dedka isku mid maha inalaha maca sabirin
Naciimow walhi runtaa kugujeckahay abayo videoyadaada imadhaafaan naagtaan ani arinteeda war kama heyn lkn arinkaan ey sameysay weykuqaldantahy
Ma sidas ayey Ben u shegtay yaaba la Aminaa
Wcs aamiin yaarabi abayo wax badan baa khaldan mida aan kuwaydiinayo community ahaan markaa wax ugu dirteen mausheegteen mawacdeen mise qofba marbuu udiray oo dadkii bay kala garan wayday? gabadha hadii sijamaca wax loogu diray armay rabtay in sigooniya loo waco oo loo xuso dadka waxay tareen haday inkirtay waa khalad wayn oo naagaha badan koodu sameeyaan ilmaha dadkiisa lacaayo cuqdad buu kukoraa hadhawna hooyadaa wax mataro marka dumaraw ilaahay kabaqa .
Somali ween markeey tiray waxaa qalad ah in qofkii jareer lacag dirayo uu yiraahdo jareer ayaan ahay intaas ayaan kuusoo diray, maalin kasto sadaqo ayaan baxsadaa qof kasto waxa maan uqoraa NACIIMA JAREER AYAA KUUSOO DIRTAY!!!!!!
@dhaqaaqaaddhaxashidee maya waa khalad abayo wayn in qabiil lagu lifaaqo sadaqada
SubxaanaLaah
Waa naag kibirtay
Naag waarid keed xushmayn wayday ma reer taqaan wa xoolo
Xaada laraabo waa baantaad Aebaxaat ayaa kasheegay
Abaayo naga qaabo naaktaan
Hooyo naciimo ilahow nooka daa dulmi diido aya ku baxsaday ❤❤
Asaalam Aleikum walashey qali?.dogan nimo wayo wax yalaha qar ufffffff caqli xumadade waxay kuhadleyso bal feri .Allah yacizak abayo runta ayan kugu jeclahay illahey adhi camal haino badeyo beithni Rahman. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ afka cana mac lagu qabay❤❤❤❤
Markey dhahday ilmaha cidoodo wax kama helin anaa yabaabay Manta. Ilmaha cidooda somalida katirsanyihiin cabiilkooda maalaweydiiyay dadka lacagta soodiray
Ceeb badanaa Subxanallah
Lacag kale ha layso arursho lee wayay iska fahma