Masha Allah Rag Rag dhalay Allow garab iyo gashan ku sii waxan layabanahay xasan shiiq war tisa daryele Ayaa tu kale ku dara xasanow hor ta muqdisho utali mar kas gobalada Ad Axmad madobe guul insha Allah❤🎉❤❤❤🎉
Mashallah. Wallee Madaxweyne Ahmed Madobe, Jubaland iskadaaye doorashada guud waxay u egtahay inuu kanoqonayo Libaax iyo number1. The preselected candidate as the future president of Somali Republic. Guuleyso waligaa❤❤❤❤❤.
1) R- Xamze qabiil ayu ka so baxay wuxuna galay Somali’nimo iyo dowladnimo, 2) Axmed M 20 sano ayu bustaha qabiilka huwanaa hadana wuxu dareemay in qabiilkiisa ay ku fahmeen ku owrkacsiga qabiilka sidaasna ay ugaso’horjeesteen inta badan Reer Jubaland. 3) Dowlada Somaliya wey ku qasbantahay in ay xal u raadiso Somalida ku dhaqan JUBALAND si ay wax ula qabsadaan ugana fa’iideystaan Horumarka laga helo Dowladnimada Somaliya, Dagaal xal kumajiro lakiin wa in Siyaasad lagula dagaalama qorshaha doorasho cod iyo qof ahna lasii’xoojiya si ay shacabka Somaliyed uga baxaan qabyaaladii naga’reebtay horumarka ADUUNKA 🙏
Ciidanka Jubaland lagu burburin rabo, Itoobiyaanka dalka xooga ku jooga ha lagu la diriro. Waxaba yaan wiilasha soomaliyeed laysku baa'bi'n. Viva Axmad Islam.
Sidi xoolihi maxa isaga hadlaysay sheekhaal aduunka meel ay dhul ku ledahay ma aragtay somalia maxay ka tahay jubboyinka xagay ka degta bal hal degmo i sheek Shekhaal tuulada Hoonsingo oo dhoobley agteda ayey degta tuulada shekhaal waxa so dajiyay ahmed islaam awoowyadi shekhaal jubooyinka dhul kuma laha ma caruur aya u sheekaynaysa Shekhaal akharo ilaah aya og lkn aduunka dhul kuma laha
AHMED WAA MADAXWEYNE WAX SHEEGA HADEE CIIDANKA RAAS KAANBOONI DIYAARADAHA LAGU KEENAYO MAA SHABAAB LAYSKAGA XOREEYO XASAN IYO XAMSOW AHMED HAKU DABA DAALINA AF IYO ADIN MIDNA WAX UGA QAADIMEYSAANE
Odaygaan raabuqay waa alshabaab duqoobay mana laha mana Diego Jubboyinka xaq a uma laha in uu Somalia si dhex taagado waa nin 2024 gumeysi ku jira haddana soo hor galay gumeysiga si uu jubboyinka gumeysi u geliyo haka baxo jubboyinka bilaa hadal kenya ha ku noqdo ama xoreyn a haddi ayaa waday owladda gumeysato
Xasan shiikhow dadka reer jubland iyo danaha somali dagaalka aad rabto waxba xalinma waa dhibti aan shalay ka baxnay dib ha u celin somali oo maatada ha qaxin Axmed islaan waa shaqsi u tur dadka shacabka
Xasan waa siyaasad xun yahay waxaa uusan ogayn in meesha ay keenya haysto. Dadka aqoonta u leh kismaayo xaalkeeda waxa ay sheegayaan in ciidanka xasan uu geeyey meeshaas ay is fara saari doonaan ciidanka kenya oo sharci ahaan u xilsaaran nabada meelahaas bal aan sugno xaalka sidani noqdo.
Madobe iyo xasan iyo xamse iyo deni iyo waxa lashaqeya iyo dhaman kuwa casumada iyo gobolada soomaaaliyed kurasta soomaaliyed nogu fadhiya ma aha shaqale soomaaliyed ee waa shaqale shisheye. RABBIYOOW kuwo ka khayir badan oo aan ku degno nogu bedel adigaa awood oo dhan kusugnataye yaa rabbi Aamiin yaa Rabbi.
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Axmed madobe sharkiisa Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi
Masha Allah Rag Rag dhalay Allow garab iyo gashan ku sii waxan layabanahay xasan shiiq war tisa daryele Ayaa tu kale ku dara xasanow hor ta muqdisho utali mar kas gobalada Ad Axmad madobe guul insha Allah❤🎉❤❤❤🎉
Ahmad Ma Fooobe Waa Libaaaax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hambalyo Ahmad Ma Doooobe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allh
Scw scw scw ❤❤❤❤
Mashallah. Wallee Madaxweyne Ahmed Madobe, Jubaland iskadaaye doorashada guud waxay u egtahay inuu kanoqonayo Libaax iyo number1. The preselected candidate as the future president of Somali Republic. Guuleyso waligaa❤❤❤❤❤.
Maansha allah ❤️
Mujrim kan ummada illaahay haka qabto, qalbi madoobe 😊😊
Caac
@rock_diamond9475 what you mean caac?
Amiin amiin
Keep going Ahmed Mohamed islam😂😂
Wallahi intaan dadkaan ka dhasho wa nasiib daro, ya Allah akhira Somalidaan meel ha ila geynin.
Somalida waxaad is odhaanaysa yaan Ka dhaliin waa iswada haystan😢😢😢😢
Xukun Jaceyl ma xishoode ah
Axmad cadde guul
Wuu saxanyahy axmed madoobe waayo markuu xasan sheekh bedelay dasturki lawada qorty is a waa inuu sidu Dona yelaa
SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
HADBA TIINA TAAG DARANEE TAAGEER WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Axmed masha allaah al sayid axmed sh maxamad islaan allaha haa kudhawro runta kama leexdo guul juba land
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
War odayga Af tahansana كلام الطيب يريد بهل الباطل. Waxan ka Baqaya inay noqotoHadal wngsn lkn uu donayo Balayo kale
1) R- Xamze qabiil ayu ka so baxay wuxuna galay Somali’nimo iyo dowladnimo, 2) Axmed M 20 sano ayu bustaha qabiilka huwanaa hadana wuxu dareemay in qabiilkiisa ay ku fahmeen ku owrkacsiga qabiilka sidaasna ay ugaso’horjeesteen inta badan Reer Jubaland. 3) Dowlada Somaliya wey ku qasbantahay in ay xal u raadiso Somalida ku dhaqan JUBALAND si ay wax ula qabsadaan ugana fa’iideystaan Horumarka laga helo Dowladnimada Somaliya, Dagaal xal kumajiro lakiin wa in Siyaasad lagula dagaalama qorshaha doorasho cod iyo qof ahna lasii’xoojiya si ay shacabka Somaliyed uga baxaan qabyaaladii naga’reebtay horumarka ADUUNKA 🙏
riiyoneysa ma xassan sheesh oo qabilkisa ka waada dhigay dowladi dadka indhoole miyad mooday
guuul sayid ahmed ❤❤❤❤
Mnsh allah
Xasan sheekhow mac sokor adigaa gacantaada ku sameestee.
Odeygaan hanoo buunbuunin....waan ognahay qofkuu yahay
XASAN iyo Xamase oo xamar xataa wada xukumin ineey kismaayo haweeystaan baba qalad ah. 😂😂😂 Viva Ahmed madoowe
Kabaha la dulmar moryaanta iyo meydkooda😂😂😂
Wa munaafaq ahmed madoobe
Ciidanka Jubaland lagu burburin rabo, Itoobiyaanka dalka xooga ku jooga ha lagu la diriro.
Waxaba yaan wiilasha soomaliyeed laysku baa'bi'n.
Viva Axmad Islam.
Seyidka madoow guul
😂😂😂 MA is badashay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dadkii degaanka waxba kama jiraan jubbada hoose. Inshallah adiga oo dhuumanaayo waa la arki.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Munasar sxb sln sare ogow siyaasada hada socoto waa raadinta maqaamka muqdisho iga qor sxb sln sare
KAN UMADA ALLAHA KAQABTO.
Xaaraan faaido maleh asaga dhan wuu bahdilan yahay inkaar qabaha
Wan kugu ogeeyn waana kugu kalsonahay sayid axmed islaaam geesi
Kismaayo uu sidan isugu atooreen hayo hada waa Goof Shiiqaal iyo goof Gaaljecel🔻
Sidi xoolihi maxa isaga hadlaysay sheekhaal aduunka meel ay dhul ku ledahay ma aragtay somalia maxay ka tahay jubboyinka xagay ka degta bal hal degmo i sheek
Shekhaal tuulada Hoonsingo oo dhoobley agteda ayey degta tuulada shekhaal waxa so dajiyay ahmed islaam awoowyadi shekhaal jubooyinka dhul kuma laha ma caruur aya u sheekaynaysa
Shekhaal akharo ilaah aya og lkn aduunka dhul kuma laha
Waxaan ku talinaynaa inaan wiilasha soomaaliyeed la isku goynin cadow baa kuurka ugujiree
Adiga iyo isaguba isma
❤❤❤❤CODSI❤❤❤ SXBW XAYEYSIINTADA CODKEDA TOO MUCH WAYE WAXKABADAL PLEASE UA-cam MARKI LADHAGYSANAYO XAYAYSINTA ISBITALKA SUDANAYS SOODHAGAYSO DHAGAHA KUBAQAAYO PLEASE, EDIT KUSAME ASW?????😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Somali matihit waayo hadaa somali tahay waxaad la shaqenlaheed dowlada waxaad u shaqeysaa Emaarad iyo kuwo kale waxasd tahay cadowga umada somaliya xasbunAllah wanicmalwakiil
AHMED WAA MADAXWEYNE WAX SHEEGA HADEE CIIDANKA RAAS KAANBOONI DIYAARADAHA LAGU KEENAYO MAA SHABAAB LAYSKAGA XOREEYO XASAN IYO XAMSOW AHMED HAKU DABA DAALINA AF IYO ADIN MIDNA WAX UGA QAADIMEYSAANE
Landere , Nin Rabii iyo Ragba Qabo
Ahmed madobe Mata walaga gardaranyahay lagamana guuleysanayo ee xassan iyo xamzow No dagaal wada hadal halayesho
Maashaa allaah
Madaxweyne axmad madoobe
Waalibaax libaaxdhaley
Makii kenya iyo Ethiopia naflagaraadinaayo oo la leeyahay axamed madoobe lahadla hhhhhh walaahi waala jilcey ileen nuucaasna waala ahaay booto iyo baryo shisheeye ayaa la iskuhooswadey😅😅😅😅😅
Isaga kumu aha Axmed marku isaga Axmeda dorashadii ka dhamatay inu waylaying danta ka liftay shalay kuwii kugeyay aya KU diiday madoobe
Geesi ogaadeen😂
Niyow Jubland kismayo leymiyaa😅😅😅😅
Haaa😂😂😂😂😂
Saa❤❤❤s larabaa ningabado kaweyn
Mr madoobe Rageedi
Lagendry
Kuwa farta ugu yeerahayay Soow maaha keenyada hubka ugu soo raraysay Diyaarado. Lacagta uu isku caana shubahayo soo maaha lacag Imaaraat🤔
Waa runtii
Ahmed madoobe dhaartiisa dib u eega!!! Dadka kuma dhaaran wuu ka booday!!!.
Odaygaan raabuqay waa alshabaab duqoobay mana laha mana Diego Jubboyinka xaq a uma laha in uu Somalia si dhex taagado waa nin 2024 gumeysi ku jira haddana soo hor galay gumeysiga si uu jubboyinka gumeysi u geliyo haka baxo jubboyinka bilaa hadal kenya ha ku noqdo ama xoreyn a haddi ayaa waday owladda gumeysato
Xassan shiikh hadii uu xariifyhy majeerteen ama dhul mahante hasiiyo
DAAROOD WAX LASOO REEBREBAY MA QAATAAN😂😂😂
Rag rag dhalay
Ani waxaa taagersanahy in gudoomiyayaal lagawada dhigo nimankan dadka tunka kaga taagan. Ee maamul goboleedyada sheegta.
Hahaha axmed madowe karbaashka waa sii watay hahahah
😅😅😅😅😅😅
😂😂😂😂 ilaaheey iyo reysulwasaare hamze kugu deynay
Kkkkkk
Kkkkkkkkkkkk
Xasan shiikhow dadka reer jubland iyo danaha somali dagaalka aad rabto waxba xalinma waa dhibti aan shalay ka baxnay dib ha u celin somali oo maatada ha qaxin
Axmed islaan waa shaqsi u tur dadka shacabka
Hambalyo hambalyo axmed macmed islaan
Sayd A.madobe nin rageed
waxaas yuu usheegi tuuga
Waa itoobiyaan marxuumku kismaanyo umma dhalan
Dhulkiisii Itoobiya baa Gumeysto isane Soomaali buu Gumeystaa😢
Oramadii ku dhashay wase somali ma tihid caga dheer
Kan gal wax madhaamo axmed madowe
🥺.🥺 🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Waxaan maqlijiray kaligiis talis dal balse hadda waxaan aragnaa kaligiis tali gobol
Kkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂
axmaad wuxu lacag hayay walaga qataye marka iska soo qabta mintidka
Wax uu ogyahay ma jiro.
Jubbada hoose, adigaa burburinaayo iyo adeegsiga kaalmada kenyaa wey dhammaaneysaa
Waxuu madax weyne yahay malahan waa askari kenyanah amiir tarorisah
Xasan waa siyaasad xun yahay waxaa uusan ogayn in meesha ay keenya haysto. Dadka aqoonta u leh kismaayo xaalkeeda waxa ay sheegayaan in ciidanka xasan uu geeyey meeshaas ay is fara saari doonaan ciidanka kenya oo sharci ahaan u xilsaaran nabada meelahaas bal aan sugno xaalka sidani noqdo.
Sax
Afmadoow iyo Bu,aale waxaa kubeeray ogaadeen Siyaad Barre. Dhulkii Ogaadeen ee Soomaali Galbeed maalinba inbaa oromo goosataa iyagiina halkan bey dhulboob uyimideen😢
Ka noxoow nafta waa
xukunjecelaa.yaahuulagudheh
axmaad injeebkisa laga baxo dadka didan qoof iyo cood walayabay
ninkan soomaali marabye waa argagxiso shababa inleska qabto oo qalad danbe latagerin ameey ficantahay
Axamed Madooba waa (Dictator)
manya maxaa waad juba laaleysan tahayee
Canashubka kama waynatid miyaa😅
Lakiin naga joojiya madaxweyne nimada mamul gobol ha MISE madaxweyne xamar aan sameysaneyna hadii kale xamar gaar u ah hhhhhh
Waxaa tahay kansarka doomasliya meeqaad soo taagan tahay calaacalka jooji
Wadhi keniyaan ku waakuwa ku maamula
Axmed waa musiibo waayo hadalkiisa waxba ma aha waayo siyaasi wax kiisa iyo qoolkiisa isma Laga jubalan waa 3 gobol wuxuu maamulka gobol kaliya
Danta.somali.kashaeke.kakor.qabl
Waa tuug nacas ah
😅😅😅😅😅 laandheera
Kkkkkkkkkkkkkk axmad ooyaaye bastar madaafiicdu waakugu soconeysaah macal kenya ayaad maran bodar wal ba hub iyo bangado fasas dameero ayaan kasoo galinayaahv
Dorasho isku sheeg kumade kumade doorte
adiga iyo shaydaan mafoobe waa laydin wasaa wacal ku dhalay wase anmaa reer gobol igu soo dhisee
Waryaa isku dirida jooji hooy ninkow xamza iyo Axmed madoobe ayaa isaga kaa dhow oo ilmo adeer ah
Maxaa isku dir ah waxuu dhahay ayuu soo gudbi ma asagaa sooqortey
🥺🥺 🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Maasha Allah ❤❤❤❤
😂😂😂😂😂