Mashaa allah arrinta waddama islaanka waad asiibtay xashow shegsheegida lafteeda ayaa wax sameysa ilaah ha ku xafidu sida aad war bixinada aad inuugu soo sheegtid
ASC Xaashiyow, marka hore Allaha ku xafido, marka xigana Cimri dheer eebbe ha ku siiyo.🤲 Waxaad tahay wariye garannaya xirfadda warinimada iyo halbeedkeed, haddaanu helilahayn maanta 5kale oo kula mid ah oo magaca Soomaaliyeed AMA Sumcadda dowladnimo difaaca ama wacyiga jira wax ka yiraahda, waxuun baan gaarilahayn ama qabsanlahayn 💪💪🇸🇴💪💪. Ciiloo waa kan Hooyow, Eeddow,Abtiyow , ina Eeddow, Awoowoow Allaha afkaaga barakeeyo Qoolkuba ka xoogweyn Melgidda Xoolka kaa Jare 🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴vivo Somalia 🇸🇴
Ururka midowga yurub hadaad dal kamida tagto oo aad haysato basabor yurubiyan ah degenansho ayaad ku heleysaa dalkaas ayaad wax ka qabsanaysaa .lakiin hadaad jamacda carabta ka mid tahay wax ay kuu soo kordhinayso ma laha hadaad u tagto tarxiil iyo bahdil ayaad kala kulmaysaa waxay u nooshahay carab inay islaamka kale dhibaateeyaan.
Guul Falastiin
Allah ha guuleeyo reer Qaza🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸🇵🇸
Carabe xal qado guul falastiini insha allaha❤❤❤❤❤
Mashaa allah arrinta waddama islaanka waad asiibtay xashow shegsheegida lafteeda ayaa wax sameysa ilaah ha ku xafidu sida aad war bixinada aad inuugu soo sheegtid
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC Xaashiyow, marka hore Allaha ku xafido, marka xigana Cimri dheer eebbe ha ku siiyo.🤲
Waxaad tahay wariye garannaya xirfadda warinimada iyo halbeedkeed, haddaanu helilahayn maanta 5kale oo kula mid ah oo magaca Soomaaliyeed AMA Sumcadda dowladnimo difaaca ama wacyiga jira wax ka yiraahda, waxuun baan gaarilahayn ama qabsanlahayn 💪💪🇸🇴💪💪. Ciiloo waa kan
Hooyow, Eeddow,Abtiyow , ina Eeddow, Awoowoow
Allaha afkaaga barakeeyo
Qoolkuba ka xoogweyn Melgidda Xoolka kaa Jare 🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴vivo Somalia 🇸🇴
Allah🤲🇵🇸✌️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴✌️
Imika.may.noqon.magac..u.yaal.carabtu.waligood.qadiyada.falastiin.magac.u.yaal.ayey.ahaayeen
Aankusalino suubanahenii muxamad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saudi emarat baxren iyo masar iyaga dadaalka kula jira
Reerr ka qadar uunba caraba
Ururka midowga yurub hadaad dal kamida tagto oo aad haysato basabor yurubiyan ah degenansho ayaad ku heleysaa dalkaas ayaad wax ka qabsanaysaa .lakiin hadaad jamacda carabta ka mid tahay wax ay kuu soo kordhinayso ma laha hadaad u tagto tarxiil iyo bahdil ayaad kala kulmaysaa waxay u nooshahay carab inay islaamka kale dhibaateeyaan.
Waxadan ogan carab iyo yahuud waa halreer
😂😂😂😂😂🐄🐄🐄🐄🐄
Kuligood waa maanto Caano leh, Uf Doofarka civil laan baa loo Cadaba barn maqlijirey,iyagu waa doifarkii ficilahan tantah
Reer maro dheere maxay tahay noloshoodu waayaabe