MOHAMED KADHEERI IYO NIMCO HAPPY | HAL IYO EBER 2019 | WIILASHA VS GABDHAHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • HABLIHI TAMASHALAHA WACANAA
    HABLIHI LAGU TAAMI JIRAY
    HABLIHI DHAQAN TOOSANAA
    MA HAL IYO EBER BAA BADDALAY?
    HALYEEYADII NA HOGGAAMIN JIRAY
    HALYEEYADII HAL ADEEGI JIRAY
    HABLAHA HAASAWIN JIRAY
    MA HANDADAA HAATAN BADDALAY?
    ………………….
    HEESTA ADDUUNKA - HEESTA QARNIGA
    BEST DAADIS - WIILASHA VS GABDHAHA
    …………
     SPECIAL THANKS
    ABDINUR JINIJINI
    FARDOWSO
    ABDIRAHMAN OMAR
    CADNAAN MODEL
    KIIN KOOS
    FARHIYO GOOBE
    TEAM BAARO
    BEST SOMALI STARS …
    SULDAAN SEERAAR
    XARIIR AXHMED
    MISS XIIS
    SALMA NUURA
    GULLED SIMBA
    HODAN ABDIRAHMAN
    ………………….
     HAL IYO EBER 2019
     MOHAMED KADHEERI IYO NIMCO HAPPY
     EREYADA: ABWAAN ALI ABUKAR RAAGE
     LAXANKA: USTAAD ABDI MUDALIB
     MUSIC: BY AHMED WALI FURINLE
     CAMERA & DIRECTING AHMED KAARSHE
     EDITED BY: ABDI ASKARI
     PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
    ...............................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 337

  • @missshaafto1086
    @missshaafto1086 5 років тому +74

    Team nimco happy matahay

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 років тому +686

    Nayaadha hablohoow nimanka wax aynu tusne wixi hablo ahoow halkan taabta
    👇👏😁

  • @muhammedromance6724
    @muhammedromance6724 5 років тому +48

    Nimca happy Codkeeda Macaan Inta Ila Aragtay❤

  • @najmaqaali9750
    @najmaqaali9750 5 років тому +52

    MAXAMED kadheeri waan jeclhye ila raadia yarka❤❤❤❤❤

  • @munazhacni9309
    @munazhacni9309 5 років тому +38

    Maxamed kaadheeri iyo nimco hppy dadan fankoda jeclhy❤

    • @rasmimedia7578
      @rasmimedia7578 4 роки тому

      😚😚😚😙💋💋💋💋💋💋💋💋💖💖💖💕💕💕💔💔💔💓💓💞💟💟💝💜💜💛❣💙💚💌

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 років тому +226

    Hesstan inta kaheshay waan salamay

  • @iqrajapriljr5909
    @iqrajapriljr5909 5 років тому +36

    Ka dheeri ❤nimco happy hal iyo ebar
    Wa gadantahy👍👍

  • @xamdiaadan3979
    @xamdiaadan3979 4 роки тому +6

    Nimco habby waa jeclhy ❤❤ nag waabi wasakhda 😂😂😂😂faaraxyaasha

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 5 років тому +122

    Heestan way iga gadantahy inta ila fikira azxaabeey Likta bilaahi calyk ❤🙏

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on 3 роки тому +5

    MashaAllah rag iyo dumarba soomaali wey ka dhaqan guureen subxanallah dadkii aduunka gaal iyo Muslimba kor u fiirin jireen ayaa maanta hoos loo fiiriyaa Dadkeygoow Allaha idin soo hadeeyo Allaha idin xafido si kastaba ha ahaatee waan idinku faanaa

  • @mohamedmohamuud343
    @mohamedmohamuud343 5 років тому +353

    Heesta adigo daawanaYo
    Hadii aad commentska aqrineysid
    LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂

  • @ahmedawilisse3778
    @ahmedawilisse3778 5 років тому +18

    Fanka daawashadiisa ma joojin kari inta nimco Happy ujeedo waayo waa boqorada codka style fananad dhamaystiran full respect sister

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 5 років тому +20

    Fananin jirta
    We love u keep going
    Wliba Nimca Hppy

  • @abdiwelijamma
    @abdiwelijamma 5 років тому +54

    Abdi Askari 100%❤
    Muqaalka 100%❤
    Heesta 100%❤
    Erayada 100%❤
    Laxanka 100%❤
    Music 100%❤
    Codadka 100%❤

  • @abdillahijama7871
    @abdillahijama7871 5 років тому +21

    Gabadha lajilasa inanta inaytahy reer ismadhaanto inta ila aragty liketa

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 років тому +6

    Yaaa waxba ka dhacay meesha viva hablaha ❤❤❤💖💞💞

  • @priyasawdishqaliladan2900
    @priyasawdishqaliladan2900 5 років тому +18

    Nimco happy daGeeRo BuuraN Kuu aHaY ❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 5 років тому +8

    Wow waxbadan ba sugay heestaan ❤️❤️❤️

  • @farhiyasiman1774
    @farhiyasiman1774 5 років тому +5

    My walal Mahamed kadheeri iyo fananad antageero nimco happy ❤️ abdinur dayib ❤️❤️👌👌👌

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 5 років тому +2

    Hhhhhhhjh Nimco happy ana kudhahay naga dhici raga Mohamed hhhh bas kadheh gabdhaha yarow

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 5 років тому +9

    Abdi askari proh nimco happy salam iga garsii wan iska jeclhy one love ❤💯

  • @farxiyopasto4252
    @farxiyopasto4252 5 років тому +1

    Nayaadha habloow aan raga iska celino waa cadawgeena 1 waad habloow aan is adkeeyno 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @jamamohamud496
    @jamamohamud496 5 років тому +87

    First comment from Laascanood, Somaliya.

  • @faaizomaxamed4286
    @faaizomaxamed4286 5 років тому +1

    Baaaab waaaad ka baxsatay sis

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 5 років тому +22

    Horteen hor alle wey nagu daadsantahey raagoow sanadkaan inaan dumarka LA hadalno waa nagu ceeb waayo 2019 ka waxaan sameyney wax aaan aduunka laga aqoon oo tariikh madow nagu ah nimanka reer galkacya ba ha u badnadaane

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 5 років тому

      papa somali waxaas waxa keenaayo abayasha oo wiilashoodi dayacay iyo wiilashi oo raganaimadi kuyaaratey

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 5 років тому

      😂 😂 😂 😂

  • @ayanhassan4715
    @ayanhassan4715 5 років тому +3

    Nuurka dayib adiga meel walbo Maiga horesa bbe Mohamed kadeeri wiilka reer kismanyo Nairobi weyku kala kacsanthy alpi

  • @Akbalaaya-vz1jj
    @Akbalaaya-vz1jj Рік тому +1

    Legend never die keep going m.khadeeri

  • @zupermario3528
    @zupermario3528 5 років тому +17

    Lektu wa xagiina wllyayl 😘

  • @zuuzuhajji6981
    @zuuzuhajji6981 5 років тому +7

    Wiil iyo habaryartii Walle Bezt song

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 років тому +1

    Hore usocoda alpo nimco iyo Mohamed gabadho inolowlada

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal 5 років тому +1

    Wow Heestan Waa ku Haysanaa

  • @riyaanornincade260
    @riyaanornincade260 5 років тому +1

    Nimco Happy💋💋Mohmett Kadheeri Horey Usocda Waidin Tageraye🥰🥰😉😍

  • @shukriabdullahiinacaad4019
    @shukriabdullahiinacaad4019 5 років тому +1

    Waaaw fardawso musa jaqalood ina adeer tayban arka halka kahay wllo

  • @indhouroon5649
    @indhouroon5649 5 років тому +3

    Wiil iyo habaryartii caadi maahan 😍

  • @shacrawi2807
    @shacrawi2807 5 років тому +7

    Kaadheri keep going

  • @sacdiyosiman8426
    @sacdiyosiman8426 4 роки тому

    Labadiinaba waan idin tageera kaadheeri iyo happy

  • @thelmanoora3613
    @thelmanoora3613 5 років тому +1

    Tol iyo qaraabo hdi layhy ninka kadheriya Hala isoraadiyo

  • @najuubbe4102
    @najuubbe4102 5 років тому +3

    bqrda codka 💋💓💓 Nimco happy kujcliyaaa 💓💓💓💞💞💞💞💞💞💞

  • @laylomaxamed4639
    @laylomaxamed4639 5 років тому +2

    Waaaaaaaaaw axsan hees maxamed kadheere nacimo habi masha Allah my fananin aan tagero

  • @nastaislow8326
    @nastaislow8326 5 років тому +1

    Iga gaday heestan👌👌 hortaa hor alle warya

  • @amiiratulquluub2252
    @amiiratulquluub2252 5 років тому +3

    Heestan waba layslefaya😂😂 eesh cala daadis wllahi heestan waa axla 😍😍

  • @natashachannel1241
    @natashachannel1241 5 років тому +4

    Viva Gabadha

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 5 років тому +3

    abdi aski team bilaa calayk isoo booqda cimrigiina allah dheereye

  • @intifaackediye2197
    @intifaackediye2197 5 років тому +6

    Balaya Lagu Dhigaay Inamdi Kamay Xishon kkk

  • @khadraomar8805
    @khadraomar8805 5 років тому +4

    Hees aduun waaaaw nimco happy

  • @saidali8673
    @saidali8673 5 років тому +1

    Hees iga kadan 😋😋😋😋😋🤩🤩hooy hooy waan ku acay😂😂😂😂😂😂

  • @haskovancinisky6452
    @haskovancinisky6452 5 років тому +4

    Big bro qoftis somaaho qoftan mise indaheygi waye

  • @anbadachannel3580
    @anbadachannel3580 4 роки тому +1

    wow best song

  • @baracheabillan379
    @baracheabillan379 5 років тому +1

    waaww 🙌🙌🙋❤👍👍👍👌 nimco happe mahamed ka dheri

  • @fitchannelsoomaliagym50
    @fitchannelsoomaliagym50 5 років тому +3

    Heheheheheh maxamed kadheere duumarka meel inaga sara 👏👏👌👌👌👌🖒🤘

  • @jecliyaajawigamadiinoqofki9401
    @jecliyaajawigamadiinoqofki9401 5 років тому +1

    Nimco happy wlle naagjirto tahy horo usoco sis

  • @fadumocabdi241
    @fadumocabdi241 5 років тому +4

    Alelehe waxba kadhacay meeshi inaba cadi mahan

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 5 років тому +5

    Sowta lesku yacay erisba kadhacay mesha😂😂😂😂😂😂😂

  • @Asmamohaa2357
    @Asmamohaa2357 4 роки тому

    heesta bas nimco happy wàa kahelay iyo maxamad khadhere 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @ayaandhalabwaan502
    @ayaandhalabwaan502 5 років тому +8

    Team nimco habi😂😂

  • @muridiahmed8412
    @muridiahmed8412 4 роки тому +3

    2020 ya ila arky bl😘😉

  • @maryanmaxamed8892
    @maryanmaxamed8892 5 років тому +1

    Maaaashaaa alhaa walalaha horey usoda👍

  • @asmamuhi5151
    @asmamuhi5151 5 років тому +3

    oh my God good song

  • @hidayoahmed6348
    @hidayoahmed6348 5 років тому +4

    In leysku tufo waa loo baahanyahy 😂😂😂 keep going dadkaygiii 😍 ❤️

  • @girlsofficial7376
    @girlsofficial7376 5 років тому +2

    hees iyo badh nimco happy wey nagdhicisay inamdi yaryara

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 5 років тому +4

    Nimco happy mahamed ka dheere iga gaadn tahay

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 5 років тому +1

    Nimco happy baalaaha Karif nimanka

  • @hamdamahamed7577
    @hamdamahamed7577 5 років тому +1

    wowow nimco happy weyna kaas

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 5 років тому +2

    Hortaa hor alle🤣🤣😂😂😂😂😋😍😍😘

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Dumaroow fariidadatan good girl yartakhatraaaaaay

  • @khaledhassan4198
    @khaledhassan4198 5 років тому +2

    wiilka iska taagan inta ila aragtay farta taaga

  • @safanuurmuse5600
    @safanuurmuse5600 4 роки тому +2

    wiixi hablaha tagersan lakdhe /wixi inamadanatagersan komantigatabta / bilis💚💟😮😘🇸🇴🚘🚙🚲🚦

  • @saalimtyga1
    @saalimtyga1 5 років тому +6

    Wow wax kale nimco happy maxamed kadheere

  • @sihaanagalbi4491
    @sihaanagalbi4491 5 років тому +1

    Nimco love kugu ahay wlaashe❤🙃

  • @dhexyardhuubo457
    @dhexyardhuubo457 5 років тому +1

    Allah yacisak Nimca nagadhici minanka 🤛🤛

  • @mohaabdi8562
    @mohaabdi8562 5 років тому +1

    War ck heeestan soo gaar fadlan

  • @fahare90kotee17
    @fahare90kotee17 5 років тому +6

    Agah Best🔥🔥 song nice voice ❤

  • @xafsaxubi4320
    @xafsaxubi4320 3 роки тому

    Maash Allah maash Allah

  • @mohamedmire1896
    @mohamedmire1896 5 років тому +2

    Inta Raga tageera love

  • @NIIKOHD
    @NIIKOHD 5 років тому

    Hadan hadan hore kula dhici wayo hadan hore kugu heesan wayo anon hadal ku hanbeen war hoy hadeer waan ku jecelahay (hubka saas haloo dhigo)hees faraha loga gubty aan waxba la isula harin ✌👌🖒

  • @mahamedsale7710
    @mahamedsale7710 5 років тому +3

    New style weeye Hees sidanoo kale wali lama arag kutuur Cumaada kutuur waxba yayna grabka kuu saar naane ❤️❤️❤️❤️

  • @xamdamaxamed1195
    @xamdamaxamed1195 5 років тому +1

    Aniga xaga hablaha

  • @ahmedxusen1485
    @ahmedxusen1485 5 років тому +9

    kaadheeri iyo wax kale inta tagerto kaadheeri
    LIKE~TA ku casuuma

  • @canabsiyadmaxmud3326
    @canabsiyadmaxmud3326 4 роки тому

    Masha Allah Maxamed kadheeri walalkey 💕💕💕💕🙏🏼🙏🏼🙏🏼💯💯

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 4 роки тому

    Wow want ku wataaaà M kadheri hore usoco

  • @axmednuurcali3945
    @axmednuurcali3945 4 роки тому

    Horay USOC pro kadheeri

  • @barwaqoabdillahi9317
    @barwaqoabdillahi9317 5 років тому +3

    nimco happy top

  • @Fartuumaati
    @Fartuumaati 5 років тому +2

    Hortaa hor alla 😏👌

  • @manalqurux2199
    @manalqurux2199 5 років тому +1

    Kadheerii halaidoon hda tool tahiid Wn ubukayee sarir baan usaranahay👏

    • @miskiugaas1575
      @miskiugaas1575 5 років тому

      wad u dhiman karta un hhhh

    • @lajecleydareerabdi7722
      @lajecleydareerabdi7722 5 років тому

      @@miskiugaas1575😂😂😂😂😂😂😂 waa maxay xasidnimada intaa la eg quruxey hdaa taqaan Mel laka helaayo kusoo aadi cml

  • @somalipure1910
    @somalipure1910 5 років тому +3

    Pro keep going

  • @queenonimaa3873
    @queenonimaa3873 3 роки тому

    luguma gafo kaadheeri wll mcn

  • @ashrafabdinoor9390
    @ashrafabdinoor9390 5 років тому +2

    Woow Axzan vidio m.a💔

  • @ismacilyare4895
    @ismacilyare4895 5 років тому +1

    Guul wiilsha
    Viva boys
    Every time

  • @queenonimaa3873
    @queenonimaa3873 3 роки тому

    nimanka maraadiyaan naaglacagleh hamugafin wll mcn waadhabsaameysaa

  • @sharmakebadalsky1519
    @sharmakebadalsky1519 5 років тому +3

    Nummer eins ich @@🇸🇴💯

  • @abdullahiabdi9571
    @abdullahiabdi9571 5 років тому +1

    Nimco happy qoorteeda maxaaa ka muuqda

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 5 років тому

    Sami kadeeri hore u soco fanaan wax badan Naga filan Karo

  • @ayaanlejr182
    @ayaanlejr182 5 років тому +1

    well done my brother kadheri and sis nimco happy

  • @fathiyaosman4332
    @fathiyaosman4332 5 років тому +1

    Bees iyo badh

  • @ziggybock7144
    @ziggybock7144 5 років тому +2

    Hees macaan

  • @amcproduction2592
    @amcproduction2592 5 років тому +1

    Walaalayalow nimco happy meel igu sheega

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +15

    Hmmm wlhi meesha walysku diganya hablihi dhaqanki tosan ma hal iyo eber ba bedelay music furinle ama cadceed inu yahay mid yahay markipa wan gartay

  • @nastaqueen1106
    @nastaqueen1106 5 років тому +2

    💗💗💖💕❤

  • @nastexanafta7982
    @nastexanafta7982 5 років тому +1

    Nimca naaag nool dheh

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 5 років тому +5

    nio nimco happy wad ka raysey ninkan kaadheeri 😁