Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Alla yaa raxma cumar dhuue. Cali
Qof walboo heestan soo booqdo waxan ka codsanayaa inuu Rabbi dembi dhaaf inoo weydiiyo. a 32yrs old listening this song in 2024
Waa mid ka mid ah Dheeman Kii la waayey
Hadaad raali iga noqon raqdayda markaan go'o raxmaay kugu iman rugtiine.Waligay waan ku jeclaan doonaa Rahma osman❤
Xasuus 1994 qahira ma ilaawo heestan markii ninkan jeclaa ii qadi jiriy wayaha iyo waqtigaa inakala fogeeyey ❤❤❤❤
A what a beautiful memory! 😊
Salaamulah Saaxiib. Waxa aan tagay bartaadii Tiktok nasiib darro se dhamaan muuqaaladii waad ka saartay.Saaxiib halkan heeso badan noo soo gali.
What a great song!
Soo dhowaada jaallayaal, subscribe-tana hayga illaawina. Waxaan rajeynayaa inaad ka heli doontaan heestan (Raxma) ee uu leeyahay dhakhtarkii Mucaashaqiinta Soomaalida, waa Cumar Dhuule Cali e' - oo sidoo kale ahaa/ah: - Boqorkii codka iyo cuudka, Eebbe ha janneeyee.
Raqdeydad markan go,o raxmaay kuugu iman rugtiine
Alla yaa raxma cumar dhuue. Cali
Qof walboo heestan soo booqdo waxan ka codsanayaa inuu Rabbi dembi dhaaf inoo weydiiyo.
a 32yrs old listening this song in 2024
Waa mid ka mid ah Dheeman Kii la waayey
Hadaad raali iga noqon raqdayda markaan go'o raxmaay kugu iman rugtiine.
Waligay waan ku jeclaan doonaa Rahma osman❤
Xasuus 1994 qahira ma ilaawo heestan markii ninkan jeclaa ii qadi jiriy wayaha iyo waqtigaa inakala fogeeyey ❤❤❤❤
A what a beautiful memory! 😊
Salaamulah Saaxiib. Waxa aan tagay bartaadii Tiktok nasiib darro se dhamaan muuqaaladii waad ka saartay.
Saaxiib halkan heeso badan noo soo gali.