Dhaqaalaha Gobollada Jarmalka (Warbixin cajiib ah)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Waa warbixin si weyn kuugu iftiimineysa inta uu dhaqaalaha Jarmalka la eg yahay, tusaale gobolka ugu yar Jarmalka waa Bremen, wuxuu asiga dhan ka kooban yahay labo magaalo oo keliya, wuxuuna ka wax soo saar badan yahay 93 waddan oo dalalka caalamka ka tirsan oo ay Soomaaliya, Rwand, Malta iyo Jamaica ku jiraan sidaasoo ay tahayne gobolka Bremen wax soo saarkiisu waa 1% (hal boqolkiiba) wax soo saarka dalkaan Jarmalka.
    Macluumaadkaasi iyo kuwo kaloo ka badan ayaad muuqaalka kaga bogon doontaa iA.
    Daawasho wacan. (Like & Share)
    Mahadsanid

КОМЕНТАРІ • 79

  • @nimcomahamed9426
    @nimcomahamed9426 4 роки тому +2

    Gobalka an daganahay kalinta 10nad ayu so galay shukran wllo AK warbixinta goban eed nasiisay.

  • @Ahmedkadiye
    @Ahmedkadiye  4 роки тому +26

    Sxbyaal soo dhawaada
    Warbixintaan markaan qorayay 5 bog ayay gaartay, waxaana isku dayay muuqaal ahaan inaan aad usoo koobo.
    Shaqsiyan aniga inaan meel wax kasoo koobiyeeyo runtii waxaan ka jeclahay, inaan baaritaan badan sameeyo, maqaal ka diyaariyo, kadib ayaan video u bedelaa.
    Waan ku faraxsanahay inay ii suura gashay macluumaad sidaanoo kale ah inaan idin la wadaago, adinkana soo dhawaada Kanaalka waa kanaalkiina.
    Ha is martiyeenina.
    Maalin wanaagsan

    • @mhshow841
      @mhshow841 4 роки тому

      Ahmed Kadiye aad iyo aadba sxp u mahadsantay.
      Channel ka waynu kicinana insha Allah

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 4 роки тому +1

      ماشاء الله تبارك الله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم. Sifiicana mar dhaw waan ku soo gaari hadii ilaah yiraaho maama siiwad dadaalkada ina soo duceey fiisada inaan sahal ku helo ascww

    • @hassanabshirawale1181
      @hassanabshirawale1181 4 роки тому

      Sxb Garomada Diyaradaha xisaabta kuma darin miyaa sida Franfurt In..Airport

    • @yahyeabdiahmed9793
      @yahyeabdiahmed9793 4 роки тому

      Ahmed Kadiye ugaas waxan kugula talin lahaa inaad soo gaabiso vedeoyada ama aad soo koobto mahadsanid?

    • @mohamedomer3483
      @mohamedomer3483 4 роки тому

      Caawa aya arkay channel sxb xaqiisa wan siiyay wax badan aya ka fa iiday sabab to ah wa cusubahay thanks in badan

  • @naimaabdullahi6473
    @naimaabdullahi6473 4 роки тому +2

    Masha Allah tabarakalaah waxatahy qof alle aqoon udhiiby mahdsnid wallaky👍👍👍👌👌

  • @ahmedqabayo1649
    @ahmedqabayo1649 4 роки тому +2

    Masha allah Waa warbixin koban oo muhimad badanale
    Mahadsanid wakhtigada nohurtay hore usoco
    LgGrüße wabari

  • @Aminamohamed1
    @Aminamohamed1 4 роки тому +4

    Masha allah waa warbixin cajiib ah. Thanks Walaalkey kadiye. [NRW♥️♥️

    • @Ahmedkadiye
      @Ahmedkadiye  4 роки тому

      Adigaa mudan inbadan abaayo
      Soo dhawoow

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 4 роки тому +1

    Waad ku mahadsanty wll macluumaadka aad nala wadaagtay. Weiter so brudi👍

  • @Qaliiji
    @Qaliiji 4 роки тому +2

    Waa warbixin xiiso badan leh.

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 4 роки тому +1

    Masha allah bro nur
    Si qurux bdn ayad so diyarisay bro masha allah gulayso bro
    #Ahmed

  • @cadoowraageraage9249
    @cadoowraageraage9249 4 роки тому +1

    Masha allah ad ayad umahadsan tahay masul waxbadan ayan kafa idnay gobalka an daganahay kalinta 1 aad ayow kujira NRW

  • @muhanad2400
    @muhanad2400 4 роки тому +1

    Masha allah ahmed kadiye

  • @Qawdhandirir
    @Qawdhandirir 4 роки тому +2

    Mahadsanid A kadiye 🙌🏼🙌🏼

  • @naleeyefilms4159
    @naleeyefilms4159 4 роки тому +2

    Mansha allah warbixin qiima badan

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 4 роки тому +1

    Masha allaah danke schön bro wa ino faideysay❤

  • @abdilahikultur4210
    @abdilahikultur4210 4 роки тому +4

    Ad bad u mahadsanthy bro wx badan ban ka faiday gobolka an kunolahay kalinta 3aad bu kujiraa

  • @suldaanidiriismedia4068
    @suldaanidiriismedia4068 4 роки тому +2

    Mashallah Axmed wan ku slamy

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 4 роки тому +4

    Waan ku salaamay sxb ahmed kadiye,
    Intan germany siba munich ku noolaa waxaan aaminsana gobolkan bayern inu ugu dhaqaalo badanyahay
    Lkn hada waxan ka faaiday inuu gobalka nordrhein-westfalen ugu dhaqalo badan yahay waxaanan odhankara waa tirada dadka uu ka dadka badan yahay

    • @mariin7003
      @mariin7003 3 роки тому

      sxb kwrn munich inaa uso guura rabaa maiga cawin kartaa sxb jwb

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 4 роки тому +1

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماماتي اللهم يحفظك كيفك

  • @amiinahmed3364
    @amiinahmed3364 3 роки тому +1

    Rheinland pfalz ooo gaaajo ah ayaan daganahy anagu

  • @nasrayuusuf3755
    @nasrayuusuf3755 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @fatushjamal6217
    @fatushjamal6217 4 роки тому +1

    Mashaallh

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 4 роки тому

    Mahadsanid Axmed kadiye

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 роки тому

    Waad mudantahay in bahwadaag lala noqdo kanaalkaaga horay usoco walaal sare💯💯💯

  • @kaahstationery6341
    @kaahstationery6341 3 роки тому +1

    sxb waad mahadsantaheygobolka ugu dhaqaalaha bdn ayaa
    kuu noolahey

  • @taabitali
    @taabitali 4 роки тому

    Sxb ahmed kadiye waxaad tahy legend maalin waliba waxaan kaa faa'iidaa
    Macluumacad badan allah ku sharfo eebow

  • @abdimejidhasenlike7156
    @abdimejidhasenlike7156 3 роки тому +1

    Shaqo wanagsan ayaad haysa wana kugu so dhawayna

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 4 роки тому +1

    Aniga Ingelheim baan deganahay waxana jeclahay in aan dego gobol activity badan oo shaqo iyo jaamacad ka heli karo,recommendations ila wadaaga idinkoo mahadsan cidii igu dhaanta aniga 3sano qudhan joogaa 🇩🇪

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 4 роки тому +2

    Waa kugu qabtey Subscribe

  • @crshk1256
    @crshk1256 4 роки тому

    ma sha allah well don bro

  • @aminfaisal3709
    @aminfaisal3709 4 роки тому +1

    Mudane *ahmed* *kadiye* shaqo wacan ayaad qabatay Lkn hal talo ayaan ku siinayaa si ay bulsho aan ahayn kuwa jooga Deutschland ay sxb dhow kuula noqdaan waxaad ku dadaashaa sidii aad hadba wixii dunida ka dhacaya aad ugu soo galiso sababtoo ah qofwalba ma jecla in hal wadan ku koobnaado chanelkaagu waxaan hubaa mudo yar inaad bartan ku yeelan doonto bulsho badan aan kula kaftamee isha soo yara raaci chanelka *ogaansho* oo kasoo karaan qaado hadba wixii ka cusub aduunka lkn waa hadii aad wakhti uhaysid.
    Kaasina wuxuu ahaa mid kamida dhalinyarta sida joogtada ugu xidhan
    UA-camkaga iyo Facebookgaga oo
    Horamar kuu rajeynayaa😉👏

  • @farhantahliil275
    @farhantahliil275 2 роки тому +1

    Waxa igu maqaalo ah qofka garmany ku nool ee shaqeeya marki uu nolasha iyo kirada kaa bixiiyo waxa uso haro ee noqdaan 120€ maxA kajira arinkas

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 4 роки тому

    Masha allah Danke bro in badan 👌👌👌👌

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 4 роки тому +2

    Bayern uguma dhul weyna
    Gobolada jarmal
    Gobolka bvaria ugu dhul weyn
    Jarmal halka ku noqo ahmed kadiye
    Thank you

    • @Ahmedkadiye
      @Ahmedkadiye  4 роки тому +7

      Bayern waa eray af Jarmal ah
      Bavaria waa eray af English iyo carabo ah.
      Waana isku mid oo waa isla halkaasi gobol bro.
      Soo dhawoow

    • @ibrahim-ahmed9866
      @ibrahim-ahmed9866 4 роки тому +1

      Haa zxp waa zida waa izku mid Bavaria waa dadka dhulka dagan aya logu yedha bavarian wanad radin karta Bayern waa gobalka

  • @ummuomar2591
    @ummuomar2591 4 роки тому

    Inan jarmalka imado aan raba tahriibna waan kabaqa talow yaa turkiga isoo dhafiya oon kistiisayarsiya ama doob

  • @aamiinmaxamedibraahin7153
    @aamiinmaxamedibraahin7153 3 роки тому

    Hada o uso socda gobolka bayern monij wxn jogana casimada Nairobi ayan kabarta luqada Germanka inshalah guul

  • @ridwanabdimuse9432
    @ridwanabdimuse9432 4 роки тому

    Axmed kadiye caawa Sachen waaban kusii nagaadayba mar haday gobaladan tuhmayay ay Sachen ka miisaniyad way tahy adigana waaan ku aamin sanahy inaad wax Jira u mada la wadagtid kamaba guurayaba
    Waaaban sii nagaaday gobal xayraana ayaban moodayeee

  • @fowzishirow4403
    @fowzishirow4403 2 роки тому

    Rhineland-palatinate jogaa number 7

  • @hafsaabdulahi8885
    @hafsaabdulahi8885 4 роки тому

    Thanx bro

  • @jamiilamuuse1426
    @jamiilamuuse1426 2 роки тому

    Asc wll Axmed mihiim baan ku ahaa ado raali xagaan kala so xiriira

  • @jamiilamuuse1426
    @jamiilamuuse1426 2 роки тому

    Ama fbookgayga igala soo xiriir

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 4 роки тому +1

    Mahad sanid wllkay waxbadan ayaad nofa iidaysay

  • @alandoshali5656
    @alandoshali5656 4 роки тому +1

    Axmedow su,aal ayan ki weydinayaa Wadanka Jarmalka Bad maleeyahay oo aan Bad macbil ah aheyn?

    • @Ahmedkadiye
      @Ahmedkadiye  4 роки тому +1

      Haa baro 2 bad oo yar baa marta Nordsee & Ostsee.

  • @maxamedxaajiismaaciil9924
    @maxamedxaajiismaaciil9924 3 роки тому

    kawarn Qbild

  • @ilyaasisgoow8243
    @ilyaasisgoow8243 4 роки тому

    Adiga intee kunooshahay

  • @mohafarah2458
    @mohafarah2458 4 роки тому

    Aduunka dadka waa.laysku dhaafay gobol walba kuu ka dad badan yahay waa kaso saar badanyahy

  • @mameakram4477
    @mameakram4477 4 роки тому

    Ich hab abonniert jawohl bin dabei ☝🏻

  • @Saahidhirsi
    @Saahidhirsi 3 роки тому +1

    Nordrhein-Westfalen Mönchengladbach€€€€€€€💰💰💰💰🇩🇪

  • @iskufilanj9785
    @iskufilanj9785 3 роки тому

    Gobol aan iska dhiibo ayaan rabaye iso sheega

  • @feflepro2448
    @feflepro2448 4 роки тому

    Sxb mowducyada jarmalka sobadi

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 4 роки тому +3

    Dhaqaalahaas meelkale kamayimaado ee waa cashuur tusaale qofka mushaarkisa 3 marka loo qaybiyo qaybaa caahuur loqataa ani waxan deganahay germany 2200 weyan misharkayga bishii brutto waxaa iso hadha 1500 marka cashurta layga jaro netto intaa waxa dheer shey kastod iib sanaysid cashuur baa saaran tusaale adeeg baan tukaan udoontay sheykasta 19% waa cashuur alaabtad iibsatay haday 100€ tahay 19€ toos bay qasnada dawlada ugu dhacaysaa inta waxa dheer shirkadihii , kudarso dalkani wuxuu ugu necebyahay cashuur lala dhuunto waa dembiga ugu wayn, bal qiyaas adboo gobolka 18 million ku nool yihiin haday 10 million oo kamidii shaqeyaan midkina laga qado inkucelcelis inta aan idiinso sheegay meeqay noqonaysaa? Somali maryolayna in 1$ laga qado ma ogola wadankodii .

  • @abdalaabdirahmanismail9032
    @abdalaabdirahmanismail9032 4 роки тому +1

    Ja

  • @aamirzaki5315
    @aamirzaki5315 4 роки тому +1

    Gobolka Bremen wuxu ka wax soosaar badan yahay 93 wadan oo Dunida ku yaala, somalia, Sudan, Kenya Iyo Wixi lamida... intaasaa ku Qoslay 😄

    • @Ahmedkadiye
      @Ahmedkadiye  4 роки тому

      Kenya ma ahan Uganda. 👍🏽

    • @aamirzaki5315
      @aamirzaki5315 4 роки тому

      Iyo wixii lamida aad tiri maahoo, kenya waa soo galee

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 4 роки тому

    1: NRW

  • @mhshow841
    @mhshow841 4 роки тому +2

    Am I the First ?

  • @abdirisakmuhani5341
    @abdirisakmuhani5341 4 роки тому

    Nordrhein Westfalen ayan dagano wxa modi jiray in laga dhaqlo badan yahay

  • @muhanad2400
    @muhanad2400 4 роки тому

    Asxabey plz subscirbe isara dhib kugu ma ahan

  • @boqorabdalla
    @boqorabdalla 4 роки тому

    Somalida Germany dagan dhaqalahaas
    Maka muuqdaa ?

    • @adams8968
      @adams8968 4 роки тому

      Tan wa waxa lo yaqano gross domestic product GDPkamana turjumi karto nolasha dadka mesha ku nool.