Nacala dhiladi ku dhashe ku yaal waryaa wa maxay waxaad ku hadleyso war ninkaan wariye ayuu ahaa qofki wanagsana wanaagiisa wu sheegi kii xuna xuntiisu sheegi lkn maxaad ka faaideysaa hadu qof dhintay caayo hadu xunyahay xitaa nijaasa madaxda idin ah ayaa waxa xun idin ku shubay baad run mooday war axmed siciid cige dowladnimo macankeedu so arkay adigo kale maahan dad dowladii rogay o jago iyo kursi rabay waxay ku sheegen qaatay
Mashaa alaah codkiisa isma badalin alow caafimaad ku sii from muqdisho
Waa history Nool Ahmed Said Egi Rabi Cimriga hakuubarakeeyo
Alaha cimrigaaga dheereeyo
Axmad siciid cige cimriga alaha kuu barakeeyo.
Detailed information is required brother.
Sacid cige wareysigiisu waa khasaare, waayo maskax badan ma leh, wuxuu sheegaana waa faqash uu ka gaabsado canbaareyntooda,
Neef kaagaasoo dhan miyuuna dhaamin
Nacala dhiladi ku dhashe ku yaal waryaa wa maxay waxaad ku hadleyso war ninkaan wariye ayuu ahaa qofki wanagsana wanaagiisa wu sheegi kii xuna xuntiisu sheegi lkn maxaad ka faaideysaa hadu qof dhintay caayo hadu xunyahay xitaa nijaasa madaxda idin ah ayaa waxa xun idin ku shubay baad run mooday war axmed siciid cige dowladnimo macankeedu so arkay adigo kale maahan dad dowladii rogay o jago iyo kursi rabay waxay ku sheegen qaatay
Great History
Eges burco waa gbolkii raga
5..
Barbahintu waa taa kawaran uunbaa kasoo hadhaysa