Vlog habaanimo by Hami official

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 20

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 місяці тому +2

    Guri ma heshay macaan badaney illaahay guri kheyr leh allaha kuu sahlo allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  Місяць тому

      Maya abaayo wali ma helin inshallah waa heli toonaa abaayo amiiin 🥰🥰🥰

  • @IfraaxSOMALI
    @IfraaxSOMALI 2 місяці тому +1

    M.a maryan cadey Allah ku dayo Hbo mcn ❤❤❤

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud Місяць тому +1

    Masha Allah hore u soco

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 місяці тому +2

    Asc abaayo macaan

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 місяці тому +1

    Maansha allh qaali ilaahy iskukeen soo celiyay ayaa mahadle waan ku jeclahy soo dhawow nuune

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  Місяць тому

      Thanks 🙏 qaaliyeey 🥰🤲🤲💋💋♥️🤲

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wc 2 місяці тому +1

    Maashallaah❤❤❤❤❤

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 місяці тому +1

    Amiin yaaram buradkaga oon macsilahayn wall

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 місяці тому +1

    Maryam Anuu wan kasii hordhacayaye gabadhban kulla jeclahay ilaahy wuxuu ina siiyo Alx ilaahy intan hooyo noqon hasiiyo ubad faariya

  • @SacdioHaajiAhmed
    @SacdioHaajiAhmed 2 місяці тому +2

    M.a maryan cadey uusey ayaa tahy ani cml ani hada bishii 8 iidhamanosaa illhey nabad hanaku kalageno ❤❤❤

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  Місяць тому

      Amiiin abayo alle haku fududeeyo markii la gaaro waqtigaga dhamaanteen 🤲🤲🤲🤲♥️🥰🥰🥰

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r Місяць тому +1

    maryaney ine miriq ku tiri waba kuweyne abayo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 місяці тому +4

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @MunaBuraale
    @MunaBuraale Місяць тому +1

    Maryan alxmulihl dheh haiska shegsheegin safari lee ku nacoosa gaari aa wadata ani week aa ii dhamaty hotell laseexahaayo bes laigeyey cunto maloogu talagalin jiif bes anii ilmi autism heysto xafdaha digsi lawareega ilahy hanii saqiro guriga wx badan uu noo haaayaa walhi intaa daganthy madaremeysid

    • @hamiofficial9884
      @hamiofficial9884  Місяць тому

      Waa ka xumahay abaayo alle ha noo sahlo guri qeer qabo ilmaha alle hanoo caafiyo waxaa la dhahay markaa qoraxda dhacdo ayaa la ogaadaa waxeey heeysay marka in sha allaah waa ka baxidoonaa abaayo mcn niyada qeer usheek