MUXUU KUSAMEEYAY WALAALKEED?QISO XANUUN BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #channel #qisas #

КОМЕНТАРІ • 79

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 5 місяців тому +16

    Ayaney bantay wa balan fessbbok tiktok xata wahtssbb ka wan kuku sher gareyn dona mcney wax walba od naka codsato wa diyar hadanba awodno❤

  • @MunoCabdulaahi-on4ep
    @MunoCabdulaahi-on4ep 5 місяців тому +3

    Scw scw scw

  • @AaminaIbraahim-hw2jv
    @AaminaIbraahim-hw2jv 5 місяців тому +5

    Sorry whi ilmada ayaan ceshan wayy wa qiso xanuun badan Wye ale janatul fardowsal aclaa hakucasumo walashay ayaan wanku salamy 😢😢😢😢

  • @KawzarMohamoud
    @KawzarMohamoud 5 місяців тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @NimcoCali-h2n
    @NimcoCali-h2n 4 місяці тому +1

    Scw scw ❤❤❤

  • @RaaqiyoHussein-np6sd
    @RaaqiyoHussein-np6sd 5 місяців тому +2

    Ayaanay m.a ayaad noqotey xitaa waad dhuub dhuubanoosaa m.a ilaahay haku xifdiyo

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw 5 місяців тому +1

    Qisadaan waxaan ka dhageystay Ilays Chanel

  • @nacimaabdi1007
    @nacimaabdi1007 5 місяців тому +1

    Habo macnaha magacii hooyadey kusooqadtay qisada tnx Marka zeynab arkay somnelka wasocararau😂😂😂❤❤❤❤

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 5 місяців тому +1

    Sunxana alllah 😢😢😢😢😢😢😢😢 kuwas walalo ma ahan waaaxa dhantey in uu abahed kaliget korsado una gursan bisinka 😢😢😢😢

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 місяців тому +1

    Subxana llaah waa qiso xunun iyo yabkeda leh allow kuwaas wllo ha nagu dhigin😢

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 5 місяців тому +2

    Ayan qurux wan ku salamay duhur wanagsan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhatraMaalim-wx8dr
    @KhatraMaalim-wx8dr 5 місяців тому +4

    Asc ayan

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 5 місяців тому +2

    Masha Allah
    Wlle wxba ku dhacay

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 5 місяців тому +6

    Wcs ayaney wanba iska sabray waxan is dhahay mantay wey idin gambisay ayaney wan ku faraxsanahy wa qiso ka ag dhow abyo mcn maha wali ma aha tan mcney ilahey ha nokaa xafido qalbiyey❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 5 місяців тому +2

    Waan ogaa xbbti silacii sumyo iyo silacii saynab ay Kala yihiin labada qiso❤❤❤❤🎉

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 5 місяців тому +4

    Masha allh xppti

  • @falishassan528
    @falishassan528 5 місяців тому +5

    ❤❤❤❤

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 5 місяців тому +2

    Mahad sannid ayaan qaaliyeey ❤

  • @Zaara367
    @Zaara367 5 місяців тому +1

    @dadwaynaha Chanel baa ka daawaten intii hore u maqashay qisaadan

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 5 місяців тому +4

    Wcs byo

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 5 місяців тому +1

    Ayaaaney ❤❤

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 5 місяців тому +4

    Anaa ugu horeeyo❤❤❤

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley 5 місяців тому +1

    Dhiigu maqarsoomo carabtuna aadbeey uxunyihiin waa dad alla ka cabsiga kuyaryahay kuwa wanaagsana waa kuwo aadka arkeeyso

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +4

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 5 місяців тому +2

    Nayaaaaa like saaar waan uxisay😂😂

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 4 місяці тому

    Sawda qalim ayaa ka sheekaysay ayaan gobdoon kamay sheekayn

  • @nicimaabdula6151
    @nicimaabdula6151 5 місяців тому +4

    Asc ayan cadey ana u horeyo manta❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 5 місяців тому +1

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Allaah barakeeyo Insha Allah

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 5 місяців тому +2

    Subxanahla ilhayo hawnaxriiisto

  • @Fardawsamuhiimsiciid
    @Fardawsamuhiimsiciid 5 місяців тому +3

    Wcs xbbti ayaaney ❤😊

  • @aaminamahamudjimale
    @aaminamahamudjimale 5 місяців тому +2

    Ayaney qisadu halkas miyey kudhamaty

  • @xafsocabdirisaaq6116
    @xafsocabdirisaaq6116 5 місяців тому +4

    Wcs abayo

  • @RuqiyoshekhAdan
    @RuqiyoshekhAdan 5 місяців тому +1

    Ayaan abaayo gabadha runtey waaye hada kahorba soon gelisey walahi

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl 5 місяців тому +2

    Ayaan maanta firfircooni kaama muuqate maxa ku helay xbbti❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  5 місяців тому +1

      Hurdaacihaysay walaahi waad ifahantay

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 5 місяців тому +4

    31 a iga horeso emeq iga danbendonto❤😂😂

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 5 місяців тому +3

    Ayaan daalimka waxba lama aqbalo ee waxaad ujeedaa ayaan filayaa madluum

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 5 місяців тому +2

    Adiga kama sheekeyn wll ileys chanel ayan ka dawadey

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 5 місяців тому +3

    😢😢😢😢

  • @naimahussien8092
    @naimahussien8092 4 місяці тому +1

    Qiso aad adugu ka shekeysay ayaaa sowdo qalib ka soo sheysay ayadna

  • @NuurtoNuurto-r8m
    @NuurtoNuurto-r8m 5 місяців тому +2

    Alow adan dumi ka magan galnay❤❤❤❤❤

  • @XafsaAxmed-wh6lh
    @XafsaAxmed-wh6lh 5 місяців тому +1

    Xaga horay UGA soo eegtay ayaanay sasay umaleyen😂

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 5 місяців тому +2

    Wcs ayaanay saaka dhan Ayaan kaa Sugeynay 4 saac aa na balamisay ma markaan seexday aa soo gelisay

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 5 місяців тому +4

    Anigaa waxaan arkay qisasii aad soo sheegtay ayaa gabar kle oo kaaheekeyneyso arkay wn soo xasuustay inaad adiga kashekeysay waxay aheyd ninkii lagu tukandiiday

  • @futdc624
    @futdc624 5 місяців тому +11

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @zapnaqueen3939
      @zapnaqueen3939 5 місяців тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @umumaryama4307
    @umumaryama4307 5 місяців тому +4

    Wlhi been ma ahan ilmaha aabahaa dhalay inta badan waa xaasidiin isma jeclo iyaga bes ayaa is jecel oo is xariiriyo uqdad xun ayee igu abuureen xaasidiin waaye aniga eedo aabe qawo aya isoo korisay ilmihii aabaheey dhalay aan isla soo kornayna iyaga dhan waraabe cml ayee igu noqdeen naceeb daran aya ka buuxa saas iyagoo ah ayaa hadane aniga u xiisaa waxaa jecleystaa sida dadka qaar isku jecel yihin isku walalsadaan inaa isku ahaano waayo ani hada marwo la qawo ahay hooyo caruur dhashayna waaa ahay wadanki ma joogi meel gooni ah aya dagan waxaa dareemayaa cidlo walal la aan wehel iyo garab inaan heysanin walalo is jecel marka arko caloosha i hurta wlhi😢hada xaamilo ayaa ahay oo bisheedii dhamaatay isoo duceeya in alle foosha ii fududeeyo😢😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 місяців тому +1

    😭😭😭😭😭😭 xaqadaradii baa kasoo baxaday

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 5 місяців тому +3

    Asc habaryar ayaan waankusalaamy marka hore lkn habo codkaaga hadii aan meel saarto oon isdhaho hawl kuqabso malamaqlaayo sifiicn hoosbuu idhiganyhy ee codka faseex kadhig😢😢😢

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 5 місяців тому +2

    Wcs abyo ayanah❤❤❤

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 5 місяців тому +1

    Ax qiso xanuun badan wlhi ax

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 5 місяців тому +2

    Ayaaneey sidaan kuu sugaayay saaka dhan 😂

  • @Edabsan-cv2vo
    @Edabsan-cv2vo 5 місяців тому +3

    Lkn wllo Ayaan maxaa icdaab loogu fulin waayay labada nin kii dilay😢

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 5 місяців тому +2

    Ayaan qisadii ay horay uga sheekaysay tanay shabahdaa waxay ahayd qisadii nuur

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +5

    Sheekadaan weligey ma maqal ma ogi intaan ku soo biiray ka hor

  • @KaafiyoCabdi-r8z
    @KaafiyoCabdi-r8z 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 5 місяців тому +1

    😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😭

  • @NimcoCabdulaahi-zl8ux
    @NimcoCabdulaahi-zl8ux 5 місяців тому +2

    Qalpi dhaya

  • @AnasCadceed
    @AnasCadceed 5 місяців тому +1

    Qaracan weyna subxaanalaah qalbi adkaa kuwas walaalo ma ahan waa cadow aduunka wee ku heshey xaqeeda akhirana wee ku heleysaa xaqeeda dil dhac iyo inee guurkii u diiden iyo inee cirtigeeda ku xadgudben akhirna nafta dhaafiyen waa qiso xanun bdn waa ooyey micnaha xaasidnimo herkeda dhaaftey waaye

  • @Najminaa
    @Najminaa 5 місяців тому +3

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 5 місяців тому +4

    😂😂anaauhoreeyo

  • @cadeycadey4189
    @cadeycadey4189 5 місяців тому +1

    Sawda qalib baa kadhagaysane way iskuqaldayaan hablaha qli

  • @AKAz369
    @AKAz369 5 місяців тому +2

    Yaarabi call xumo badanaa masiba la idinku dalad

  • @qureeshqaali4519
    @qureeshqaali4519 3 місяці тому

    Scwscw scw ❤

  • @Nadiirocabdirsaaq
    @Nadiirocabdirsaaq 3 місяці тому

    Ma gaalo ayey ahayen muslimka qofki qof dila waa loo togtaye

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 5 місяців тому

    Wllo maha kuwaas waa cadow ala maxaa masakiinta loo dulmaa wan iska ooya 😢😢😢alow inta ladulmayo kabixi

  • @Dhibic
    @Dhibic 5 місяців тому +1

    Wax kugu aba awalaysan kheer laheen hada kasugaysana ka quuso

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni 5 місяців тому +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @farxiyocabdulahi-go2pq
    @farxiyocabdulahi-go2pq 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramloaadan
    @ramloaadan 5 місяців тому +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @quruxleyabdi3859
    @quruxleyabdi3859 5 місяців тому +3

    ❤❤❤

  • @KaafiyoCabdi-r8z
    @KaafiyoCabdi-r8z 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤