AABAHAAGA KASOO DHEX SAAR INDHAHA KA XIREY MA SHEEGTAY hhhh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 сер 2022

КОМЕНТАРІ • 1,8 тис.

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Рік тому +910

    Waan aaminaY waana RumaYnay waliba inaga oo aanan araG nabi muxamed scw❤️

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 Рік тому +6

      Sallallaaaahu Caleyhi Wasallam

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 Рік тому +5

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Рік тому +2

      صلي الله عليه وسلم 🌾 🌸 🌱 🍀 ♥

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 Рік тому +1

      @@aweysmaxamedamiin6462 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 Рік тому

      @@hafsacooking3818 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

  • @mahad634
    @mahad634 Рік тому +744

    Qofkii abid ugu wanagsan, ugu aqoonta iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed ﷺ ❤

  • @abdikheirabdiwalihassan1048
    @abdikheirabdiwalihassan1048 Рік тому +29

    Qofki ugu wanagsana abiid ee dunida somara waa nabi mohamed scw

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 Рік тому +153

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MahadMooge
    @MahadMooge Рік тому +411

    Hadal afkaaga Kasoo Baxa Waxa Ugu *Khayr* Badan Saliga Nabiga *Scw* 🕋❤😥🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +475

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW💛❤💞💞

    • @abdirahmanmohamud8377
      @abdirahmanmohamud8377 Рік тому +5

      Scw scw

    • @maxamedyuusuf6120
      @maxamedyuusuf6120 Рік тому +5

      Scw scw

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 Рік тому +4

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @abdikadirsaed2446
      @abdikadirsaed2446 Рік тому +4

      صلى الله عليه وسلم
      صلى الله عليه وسلم
      صلى الله عليه وسلم
      صلى الله عليه وسلم
      صلى الله عليه وسلم
      صلى الله عليه وسلم

    • @zalaaxuddiinxasani5901
      @zalaaxuddiinxasani5901 Рік тому +1

      I proud you sisiter you always remember our prophet
      ((Allah protect you))

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Рік тому +43

    M.a ❤🥰 Aaabo wauxiisey wlh😭 magaca Aabo Marka Maqlo waiska ilmeya ilhy hauxifdio inta muslim oo Aabohod unoolyhy inta dhimatey ilhy haunaxariisto😭🤲🏿

  • @mjlabsaalah5998
    @mjlabsaalah5998 Рік тому +62

    The girl is very cute, intelligent and funy.mashaa Allah may Allah bless our daughters ❤️

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +444

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 Рік тому +357

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad ❤❤❤

  • @asadansu4048
    @asadansu4048 Рік тому +17

    Wll ku sali xabiibkeena Muhammed scw❤

  • @nuuradiinhussenomer9143
    @nuuradiinhussenomer9143 Рік тому +25

    Asc dhamaan reer Malaysia 🇲🇾 iyo umada soomaaliyeed waad salaaman tihiin asad hagio wllkay keep going ayaan kuleeyahy 1m subscribers OMG 😲 insha allaah guulayso

  • @ODEYGA8584
    @ODEYGA8584 Рік тому +412

    the best person ever the most knowledgeable and the most shine All allah created is prophet Mohammad ﷺﷺ ❤❤❤🕋

  • @mohameosaeet1762
    @mohameosaeet1762 Рік тому +409

    the best person ever the most knowledgeable and the most of shy of all has allah created is prophet muhammad (S.C.W)🥰❤

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 Рік тому +6

    Masha Allah Tabarakallah she is So clever,,,May Allah bless her

  • @nasroabdi2139
    @nasroabdi2139 Рік тому +73

    She is so smart Alahuma barik 😂❤️

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

  • @MahadMooge
    @MahadMooge Рік тому +237

    *Qofkii* Ugu Wanagsana Abid *Dunida* Somara Waa *Nabi Mohamed* Scw ❤🕋🤲😥

  • @cfitaaxpogba1159
    @cfitaaxpogba1159 Рік тому +182

    HALAGU SALIYO RASUULKA SALLAHU CALEYHI WASALAM ❤️❤️❤️

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 Рік тому +25

    Canugta wey yar tahay number ahaan ina dhahdo mahen qofkas ina sheg dhahde ahed she’s so cute 🥰 and funny

  • @wezy5510
    @wezy5510 Рік тому +36

    Masha Allah the kids are very Smart always God protect them with and Angels 😇 🤣 😂

    • @mba6164
      @mba6164 Рік тому

      say allahu mabarik. Brother not Masha Allah. Mashallah is something you get yourself. but not others. she is smart Allahu mabarik💕💕💕💕💕💕

  • @eysamira4758
    @eysamira4758 Рік тому +142

    Asad with kids cuteness overloaded 🥰

  • @sakariyesiciidofficail8243
    @sakariyesiciidofficail8243 Рік тому +198

    Waan rumaynay waana aaminay anaga oo anan arag nabi maxamed scw

  • @sumayoqueen3214
    @sumayoqueen3214 Рік тому +42

    M.a gabar funny ah waye Masha Allah 😂😂

  • @Somali122
    @Somali122 Рік тому +9

    Inanta aabaheed wll iga gaadhsii hadaa is taqaanaan somaliga aad ha ugu barbaariyo m.a waa inan yaroo fariida 🥰❤

  • @farxaandahir4535
    @farxaandahir4535 Рік тому +135

    Waan rumaynay waana adeecnay inagooo arag nabi muxamad🥰

  • @ismailmolaa1443
    @ismailmolaa1443 Рік тому +18

    Qofkii abid ugu aqoonta badnaa uguna ifka badnaa ee Alle abuuray waa #Nabi Maxamed scw🥰🥰

    • @azma4456
      @azma4456 Рік тому

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️♥️💯💯❤️‍🔥❤️‍🔥💯♥️❤️❤️

  • @amaladan9389
    @amaladan9389 Рік тому +5

    qof kii ugu fiicnaa ee dunisoomaray nabi muxamed scw💯💖💖

  • @asadahmadeey7867
    @asadahmadeey7867 Рік тому +1

    Asc Asad caruurta waa nimcooyinka Alle uu siiyo waalidka ama qufka waaye midna maskax daada ku haay caruurta dadka ma loo soo bandhogo nabiga scw wuxuu dhahay isha bini aadanka waxa ay jebisay buur ama dhagax ilmaha il ha u soo jiidin hal quf kuma jiro oo dhahay mashaa allaah dib ugu laabo vedio ga

  • @hawasmile9181
    @hawasmile9181 Рік тому +171

    The best person ever is Prophet Muhammad SCW ❤️❤️

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому

      Please subscribe isar sis

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 Рік тому

      Scw scw scw scw scw

    • @hawoomar6392
      @hawoomar6392 Рік тому

      Hawa smile

    • @SAKARIA1
      @SAKARIA1 Рік тому

      Are you single Hawa smile?

  • @antn______3053
    @antn______3053 Рік тому +112

    اللهم أنت الغني ونحن الفقراء، واسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين، اللهم أغثنا غيث الإيمان في القلوب ولا تمنع عنا رحمتك يارب العالمين. اللهمَّ اجعَل لنا في هذا اليوم دعوةً لا‌ تُرَد، وافتح لنا باباً في الجنّةِ لا‌ يُسَد، واحشرنا في زمرةِ سيدنا محمد صلى الله عليهِ وسلم

  • @xamsebare5333
    @xamsebare5333 Рік тому +12

    I can't wait 1m brother
    Haddii aan awoodo waxaan kugaadhsiin lahaa 1 billion subscribers sababtoo ah waxaad tahay youtober ka kaliyee maaweeliya qofkasta oo afka soomaaliga ku hadla isago u quudhay maal wakhti iyo dadaal badan si ay usuuro gasho.
    Keep going brother asad and his team.

  • @kaamilmohamed4058
    @kaamilmohamed4058 Рік тому +26

    Best challenge taliyow ina cash ahaN usiisoH ahey ileyn wa caruur aragtidaH ayu jecelyhy next yeysaN dhiciN 🥰

  • @naruronalka
    @naruronalka Рік тому +148

    Ayy masha allah Team #27 Coming Soon 1m Subscribers ✊🥳❤❤👑

  • @juweriyaaxmed301
    @juweriyaaxmed301 Рік тому +91

    Maasha alllh sida aan u sugo waxaad soo galiso wlhi waxaad mooda in aan musalsal la socdo keep going wlky qli alle ha ikaa tuso adoo lugahaaga ku taagan😪❤❤❤❤

    • @sacdiyoqurux3292
      @sacdiyoqurux3292 Рік тому +2

      Masha alaah abayo waad arkeysa insha allah

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      @@sacdiyoqurux3292 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

    • @xamdaluul1576
      @xamdaluul1576 Рік тому +2

      Kula mid ayaan ahaye midkaliyah ima dhafo

    • @umumahda3563
      @umumahda3563 Рік тому

      Amiin yaa rabi adaa awoode

  • @iqraomar9438
    @iqraomar9438 Рік тому +2

    Masha Allah tabaaraka raxmaan illahaw xifdi bro Asad adna congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌

  • @rumaanruun7400
    @rumaanruun7400 Рік тому +12

    Gabadhan waan ka helay maasha Allah bless you❤️

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +139

    Adiga, aqrinaya qoraalkayga hooyo iyo aabe waxaad ku kulmi doontaan jannatul firdowza inshaallah 🤲❤️

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 Рік тому +1

      Insha allaha

    • @Saidosmanjama
      @Saidosmanjama Рік тому +1

      Ameen

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 Рік тому +1

      InshaAllah Allah hanagu kulmiyo waalidkey janada Aaamiin yaa Allah🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      @@fartuuncqaadir9381 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

  • @gulletzimpa
    @gulletzimpa Рік тому +71

    Asad hagio king of challenge
    6 days for 28k only asad hagio team can do this ♥️♥️

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому

      Please subscribe isar wll

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

  • @cabdiraxmaancabdullahi8371
    @cabdiraxmaancabdullahi8371 Рік тому +1

    Qofkii abid ugu wanaagsanaa' ugu aqqonta iyo xishoodka badnaa ee alle abuuray waa nabi Muhammad s.c.w

  • @saynabmohamed6549
    @saynabmohamed6549 Рік тому +2

    Ayyy masha Allah coming soon 1m congratulations 🎊 👏 💐 🥳 my brother ❤ 💙 ♥ 💖

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs Рік тому +45

    Gabdhan waa jecelhy wA funny 🤣🤣🤣

  • @fadumoabdi6445
    @fadumoabdi6445 Рік тому +47

    The best person ever the most knowledge the most shine all Allah created is prophet Muhammad S.A.W

  • @123mohamedh
    @123mohamedh Рік тому +3

    Masha Allah she say mix all of them
    She’s so smart ❤️❤️❤️

  • @abdirahmanmohamud8377
    @abdirahmanmohamud8377 Рік тому +15

    Wow another level waayo with another day and night out videos fantastic thanks

  • @JokerDaacad
    @JokerDaacad Рік тому +23

    Gabadhaan muqaaladeeda soobadi asad legen keep going wllhi 1m comen soon

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому +1

      Please wllo subscribe isar

    • @JokerDaacad
      @JokerDaacad Рік тому +1

      @@hudachanel2495 Lamparkaaga iisodir

    • @JokerDaacad
      @JokerDaacad Рік тому +1

      @@hudachanel2495 waanku saara waa balañ

    • @JokerDaacad
      @JokerDaacad Рік тому +1

      @@hudachanel2495 kkkkkkkkk

    • @ruksana578
      @ruksana578 Рік тому

      @@JokerDaacad 😂😂😂

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 Рік тому +15

    Mncha allah gabadha yar alle ha barakeyo, Bar baar oo weynow abti macan.
    Asad 1M million is coming💯

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

  • @hapiapdi4773
    @hapiapdi4773 Рік тому +71

    14Min
    8.6K another level 🔥☺️
    Hore u soco legend 👏

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1iu

  • @naxwasaciid1832
    @naxwasaciid1832 Рік тому +13

    M.a allaha kuu fududeeyo wax walba aad u baahanthy wll mcn asad hagio 😍😍

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 Рік тому +11

    Mnshallah gabdha yar so funny waye we need more wan kuhaysata allaha barakeeyo 🥰🥰🥰 good job yariisaye 🥰🥰👏👏👏👏

  • @shukriisaaq4015
    @shukriisaaq4015 Рік тому +1

    Masha allah tabari ka allah nasib kedah aya fican😘😘 sobar bar hawaryar marwalibo nasibkagah ha ku wac nado cimrigaga intii ka dhiman 🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @smartchannel2459
    @smartchannel2459 Рік тому +6

    Asad hagio gep going legend 1M coming soon insha allah
    Kusaxibkeena Muhammad scw wall yaal nice💖💖💯💯💯

  • @safiyomohameddaahir8985
    @safiyomohameddaahir8985 Рік тому +20

    Masha allah wn ku farxay inay guulaysato ilaahy ha ku xiftiyo waa cunug yar oo caqli leh m.a

  • @maryanabdi4253
    @maryanabdi4253 Рік тому +5

    Masha Allah keep going sister ❤️❤️❤️❤️

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 Рік тому +6

    Mnsha Allah canug fiican waayo Alle haubarakeeyo waalidkeed

  • @udgooncabdulaahi315
    @udgooncabdulaahi315 Рік тому +46

    Qof lagu daydo waxaa ugu qiimo bdn nabigeena muxamad scw

  • @dazzledsweetie5667
    @dazzledsweetie5667 Рік тому +58

    71k aya ka harsan Asad inu gaaro 1M before 27 Aug
    Much love walal Asad wad gaari dontaa 1M soon Insha Allah sababtoo ah waxaa tahay xidiga UA-cam-ka❤

    • @barliinmahamud3461
      @barliinmahamud3461 Рік тому

      Caa and

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      @@barliinmahamud3461 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 Рік тому +9

    Maashaa allaah waxaa cajiib ah aabaheed seey ushaeektay dhiiga caadi ma ahan wallaahi ee soobadi please caruurta dhan aabahoot keen meesha aan ogaanee inuusan dhiiga caadi eheen please ❤️🌷❤️

  • @abdiwelidaud719
    @abdiwelidaud719 Рік тому

    Mansha allah tabarakalah maskdaxdaa rabiii hakusiysadshooo cafimad bash bash iyo barwaqo cimrii dheer iyo ciwado leg rabi haidinsiyoo adi iyo reekina iyo umada muslimka daman

  • @abdiloleey5935
    @abdiloleey5935 Рік тому +33

    war tanyar waa fariid wlhi sida ay u hadlayso basaa iga gadan 😂😂😂😂😂😂

  • @ruuxaamipoi3213
    @ruuxaamipoi3213 Рік тому +28

    Legend 1m coming soon😍
    asad keep going bro👍💪😍

  • @usaameshali8591
    @usaameshali8591 Рік тому +6

    Masha alaah mar walba xiiso gooni ah ayuu wataa
    Dadaal wacan
    ✋✋

  • @saidamoallim9685
    @saidamoallim9685 Рік тому +4

    Maasha Allah cunugta! she is very smart waaw 😍

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 Рік тому +5

    Asad the next week we will reach 1 million comming soon😍 in sha allh❤waynu gaaridonaa

  • @nastehaabdirahmail3304
    @nastehaabdirahmail3304 Рік тому +31

    She is very funny 😄 MashaAllah

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 Рік тому +1

    Naxarista waa dhalad rabbi kugu dhax asee❤️❤️ keep goin asad ❤️❤️❤️❤️

  • @midnimocadaalad8018
    @midnimocadaalad8018 Рік тому +7

    Maansha allaah very smart little girl...

  • @ibrahimhajji5974
    @ibrahimhajji5974 Рік тому +9

    Team asad guul in sha alaah
    Lakiin asadoow waad Lada haysaa
    Ilaa 2hour fiid nimo sogali

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +28

    1 Million Subscribers Coming soon ...✌️💖

  • @kingakent7703
    @kingakent7703 Рік тому +17

    This kid is soo funny runti video kale kasoo duub 😂😂

  • @muwaahib-haldhaa
    @muwaahib-haldhaa Рік тому +2

    Masha allah fariid yar allah ha barakeeyo

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 Рік тому +4

    MashaAllah Wlhi waa fariiid habo mcn Abaha neh Wlhi waa abo abanimada kudheh tahay

  • @Mohatopg
    @Mohatopg Рік тому +11

    1.2k likes in 1m
    You are talented man🥰🔥

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 Рік тому +2

    Hambalyo wll Asad 1Million is Coming Soon👏👏❤❤

  • @sartacade3994
    @sartacade3994 Рік тому

    1m welcome my pro Asad best of UA-cam somalia 💝💪

  • @deeqoabdicadow8058
    @deeqoabdicadow8058 Рік тому +60

    MAsha allah wllkey asad ma seexdo ilaa muqaal kasoo dhigto aan fiirsado markaas kadib seexdaaa MAsha allah cfmad tam ah haku siiyo🤲

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому +1

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

  • @farxiyonoormaxamed8058
    @farxiyonoormaxamed8058 Рік тому +3

    Coming soon 1M asad Hagio team 27 horeya losocona i.a 🥰❤️❤️❤️

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Рік тому +2

    Mansha allah haloo soo qoro asxaabeey inanta yar insha allah keep going bro asad legend

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 Рік тому +5

    6:49 number 1 sida kale hadii loo xisaaxo wey saxan tahay gawadha 😳

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 Рік тому +19

    Waan sugi laayahay 1 milyan saaxiib Hanpalyo wall team 27 August coming son insha allah zhp macan 🇩🇯💞😍😍🇸🇴💞😍

  • @abuubakarabdukadir9483
    @abuubakarabdukadir9483 Рік тому +5

    1 million coming soon team 27✌️💯

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Рік тому

    Asad masha allh markasto wax new ah oo muhiimo keena I love your vedios bro 👏👏🥰

  • @hodoyusuf309
    @hodoyusuf309 Рік тому +2

    Insha alh dhawaan wad garaysa 1million 🥰❤

  • @sheekoJ790
    @sheekoJ790 Рік тому +36

    igula sali xabiibul malayiin muhamed scw ❤❤

  • @mushtaqahmed7904
    @mushtaqahmed7904 Рік тому +8

    Ayyy masha Allah yarista kalay iska arag wye funny😂❤🥰

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 Рік тому +1

    Ma’sha’Allah princess may Allah bless you Ameen ya’rabbii 🤲🏽🤲🏽❤️🥰💕💋💋

  • @qadarqanciyeboss9093
    @qadarqanciyeboss9093 Рік тому

    M.a keep going pro 1M coming soon sidaa uga faraxise alle hakaaga farxiyo

  • @bakalbulle9278
    @bakalbulle9278 Рік тому +3

    dhiiga wa cajiib abaheyd daqiqad kuma qadan horay kashegtay mansha alah

  • @quen5204
    @quen5204 Рік тому +3

    Masha allh hpo mcn alle ha ku xafido 😍🥰

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +1

    M.a waa run ubadka malaa ig ayaa la shaqysa Alle ilmaha hano barakeeye💗🌹🥰

  • @yayemo7130
    @yayemo7130 Рік тому +3

    1milon insha allh wll waad gaadhi wxnan rajaynayaa in adigoo lugahaga kusocda aad u dabaal dagto ilhy haku caafiyo wll

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +51

    COMING SOON 1M ❤️🎀🎊 ASAD HAGIO🔥

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому

      Sis please subscribe isar

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1ik

  • @camaanjbcamaanjb3057
    @camaanjbcamaanjb3057 Рік тому +13

    28min 16k
    Is another level wlh keep going wad u qalanta sxp👀

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 Рік тому

    Masha allaaaah hambalyo habo qurux maskaxdaada allaha ku siyaadsho aqlileey waaye masha allaaah

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 Рік тому +2

    Abti arimeheena caadadata ayyn ogahay gabar ta walahi masha allh waa fani masha allh

  • @kaadheeri33
    @kaadheeri33 Рік тому +5

    keep Going my brother Azad 🙏💪💯

  • @starbdi510
    @starbdi510 Рік тому +10

    This is the hardest game 😅✊
    Masha Allah

  • @umumamiin5233
    @umumamiin5233 Рік тому +1

    Asad masha alaah hala dhaho caruurta gemka soo galaan weyje cel yihin in eyguulestaan makasto

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Рік тому +1

    Bisha soo socoto insha Allah Asad 1 million subscribers ayuu heystaa

  • @nimcoabdulahi5937
    @nimcoabdulahi5937 Рік тому +6

    msha allah gabdha yari waa farid,❤

  • @amiiraothman8121
    @amiiraothman8121 Рік тому +14

    1M COMING soon 😇🥰