Qadarintada iyo maamuskaga waxa garan kara nin soo dhagaystay childhoodkiisii heesahaga, Muuqdheer, Nuurcalaa nuur, ii soo dhawoow, jacaylkii miyu ku helay, Mililico, qaboojisee, Aragsan, Dagan, iyo yaa wardheer ku soo bara. Fan bad ahayd idil, se aad ayaan noogu weyn tahay walaal. From Burao
😢GOAT KAYGI waxan rajaynaya inad farintayda arki doonto kadib markad baxday isaguna kaamu hadhin ee qiimihiisi ba ku raacay Go'aan khaldan maad qaadan ee wadadi wacneed ayad u beedhay alle haku guuleeyo wll❤
Legend Abdifatah Ahmed Muse Ilahey haku xafido siduu hadalka u dhigaayo daganaanta ka muuqato Masha allah wariyana kama liito siduu u wareesanayo kaalay iska arag❤🫶
Wlhy saan ku taagero Ani hadah faanan faqired ahy heestan mar walbaH aan qaado an jeclhy wxan weye isgaH Io ikaran melilico 😭😭ilaH taliya fanka galayaa 😢❤
Waa astaan muujinaysa qiimaha aay layeen, fananniinteeni hore iyo barbaarintii wanaagsaneyd ee dadkii hore, bal u fiirso is dhul dhigiisa iyo ixtiraamkiisa, sido kale waan ku faraxsanahay inaan maanta daawaday waraysi laga qaaday fanaankaygii cabdifitaax axmed ❤❤❤❤❤, waligay waxad ahan doonta fanaankaygii.
Adeer legendkani waraysi dhaxalgal ah in laga reebo ayay ahayd sualo nidaamsan inaa so dyrsato ayay ahayd Daganeey macaney Dana aa ha moogaan . Boqorkii codka tubeec dabadii alle ha xafido ❤
MashaAllah eedo illahay ha ku siiyo dariiqiisa toosan cadkii aad ku aqrijirtay quranka ayaan anigu xasuustaa ,fankana qiimo iyo sharaf baad ku biloday kuna dhamaysatay,ilahayow adiga iyo awlaadaadaba idin xafid we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin aanu inbadan raadinqynay ayaad Soo qabatay mahdsanid sxb abdifatax yare waxa uu ahaa mucjiso fanka Soo martay wakhti wakhtiyada ka mid ahaa. Taageero wayn ayaan u hayey wali fanan ka danbeeya ma taageerin
Mashallah fankiisa marka laga imaado hadalkiisaba murtiya oo ay ka muqata ixtiram akhlaq iyo afgaabni aad ban ku salamaya Abdifatah tacabir walalo hadi farintaydas Aragtid❤
We know you we remember you we listening you we love you one of my first favorite artists of whole somali singers since 2009 😢😢 abdifataax axmed mahamed tacabir
Mahadsanid zhp Waraysi qiimo badan Ex Fanan Clfataax Axmed Muuse badhaadhe, Clfatax Yare. Waxa iga codsi ah waxad soo qabataa Clkhaaliq siraad, Guleed axmed,cabdi Holland iyo Clnaasir ciro ragaas soo qabo zhp.
Abdifatah tacabir fananiinta danbe isaga. Igu jeclahay waa nin dagan funny ah ,codkiisanah waa tii boqorka codka loo bixiyey wana ,ninka kaliya aan dhageystoh isagoo fanka ka ka fariistey,
Apdifatah xasusaha ay heesihisa igu leyihin ana og markan heesta u ikran carale la qadayo maqlo ama an arko ilinta ma ceshta Filmka casi iyo amiir kuso gali jirtey heesta si 11 sano ka hor waxan ahen famil dhames tiran hooyo aabo wll leh film kas ayan si Kalgacal leh ku wada dawan jirney familkas Hada aniga iyo aabahy ka hadhney wan u xisney wadanki hargeisa burco berbera shiikh dhulki soomaliland o dhan xasus naga jirta darted ayaan u iman weney Igu duceya wll hooyadey iyo walalhyba in ilahay u raxmado ❤
“waagi hore dadku way I yaqaaneen ” we know you, we love you still, we grew up with your music and we still listen to you❤
❤❤
❤
Qadarintada iyo maamuskaga waxa garan kara nin soo dhagaystay childhoodkiisii heesahaga, Muuqdheer, Nuurcalaa nuur, ii soo dhawoow, jacaylkii miyu ku helay, Mililico, qaboojisee, Aragsan, Dagan, iyo yaa wardheer ku soo bara. Fan bad ahayd idil, se aad ayaan noogu weyn tahay walaal.
From Burao
Cabdifataax tacabir badhaadhe waa abtigay hooyaday la dhashay❤
Ma reer badhaadha naasir maxay isku yihiin
@@ilhaanupdiqadir naasir waa cabifataax adeerkii aabihii la dhashay ❤
😢GOAT KAYGI waxan rajaynaya inad farintayda arki doonto kadib markad baxday isaguna kaamu hadhin ee qiimihiisi ba ku raacay Go'aan khaldan maad qaadan ee wadadi wacneed ayad u beedhay alle haku guuleeyo wll❤
Legend Abdifatah Ahmed Muse Ilahey haku xafido siduu hadalka u dhigaayo daganaanta ka muuqato Masha allah wariyana kama liito siduu u wareesanayo kaalay iska arag❤🫶
Wlhy saan ku taagero Ani hadah faanan faqired ahy heestan mar walbaH aan qaado an jeclhy wxan weye isgaH Io ikaran melilico 😭😭ilaH taliya fanka galayaa 😢❤
Fanaan faqiireed 😂😂
Waa astaan muujinaysa qiimaha aay layeen, fananniinteeni hore iyo barbaarintii wanaagsaneyd ee dadkii hore, bal u fiirso is dhul dhigiisa iyo ixtiraamkiisa, sido kale waan ku faraxsanahay inaan maanta daawaday waraysi laga qaaday fanaankaygii cabdifitaax axmed ❤❤❤❤❤, waligay waxad ahan doonta fanaankaygii.
Adeer legendkani waraysi dhaxalgal ah in laga reebo ayay ahayd sualo nidaamsan inaa so dyrsato ayay ahayd
Daganeey macaney
Dana aa ha moogaan .
Boqorkii codka tubeec dabadii alle ha xafido ❤
We love still ❤, fankii dabadaa socdaal baa helay 🥺
Cabdi fitaxyare inbadan ban dhagesan jiray hesihisa wana nin dagan oo afgaban oo aqlaaq intaba isku darsaday ❤
Allah maasha allah aduun iyo aakhiro kala badan guulayso abdi Fatah
Kaligii fanan ayuuu ahaaa wllhy 🎻💋
Alle saan u jeclhy xitta ma qiyaasi karo wllhy abdifth axmed muuse badhaaadhe tacbir 2012 ilaa hada heeshissn dhagystaaa igu saln inder bilaa calyk❤
Abdifatax Tacabir legend wayn hesihiisu aysan waligod dhacayn
Big respect ✊🏾 brother.
MashaAllah eedo illahay ha ku siiyo dariiqiisa toosan cadkii aad ku aqrijirtay quranka ayaan anigu xasuustaa ,fankana qiimo iyo sharaf baad ku biloday kuna dhamaysatay,ilahayow adiga iyo awlaadaadaba idin xafid we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MaNsha alaah legend abdi faatah yare aad baan udhegaystaa heesihiisa nooloow
Abdifataah ahmed muuse badhaadhe , wuxuu ahaa fanaan cajiib iyo mar la arag ah fanaan aan ilaa hada heesohiisa iyo hobadiisa mid la mida aanan arag ahaana BOQORKII CODKA jiilkii dhexe AADBAAN KUU SALAMAAYA ADIGA IYO ABDIKARIIM GAROOSEBA
Labo legend ayaa is helay 🙌🙌🙌🙌
Mshllh alle cimriga hku brakeeyo Fanaan weyn buu ahaa waqtigiisi ,in badana waan dhagysty ,maantana aad bn ugu farxay adigoo haaya jidka saxda ah ❤Abdifatax Yare👏
Masha Allah tabarakallah waa waraysi qiimo badan. Cabdifatax yare waa qof bulshada dhexdeeda sumcad wanaagsan ku leh.
Ilbaxnimo iyo aftahannimo fananakayagi qof aan jecelnahay markastaba abdifatax allhaa kubarakeyo❤❤❤
Abdifatah tacabir weli agtayada qiimo badan ayaad ku leedahay wll anoo yar ayaan 2010 heesahaaga maqli jiray hadana anigoo 20 jir ah ayaan aad ku taageero alle cimriga iyo cafimaadka hakuu dheereeyo❤
LABA LEGEND BAA IS WARAYSANAYA ,
INA GORSOOW NAGU SALAAN LEGEND KAA REER DHAGAX DHEER
Tubeeca heesihii dhexe Abdifatah yare wax tayo lehbaad ka tagtay oo lagugu jeclaaday mudadii aad ku jirtay nin la ilaawina ma tihid legend
Legend Abdifatah tacabir ilaa iminka wxathy fananka qudhe an sidhaba utaagero wlhy ilaa iminkana heesahaga wn dhagaysta ustaad big respect ustaad Abdifatah tacabir🎉
Masha allh qurux miidhan noqday
Ilaa malintaan C/Fataax heesihiisa bartay ilaa iyo hada wan dhegeystaa alla muxuu fanaanyhay ❤
2011 ila hada
@sultan_guleid1489 May anigu 2018 ban bartay heesihiisa ila hadana wan dhagaystaa
Heesihiisa Kuwa an ugu jeclaa degan. Dhabar adag. Muuqdheer
Fanku waa wax aad u qiimo badan. Waxa muhiim ah, in qofku aanu sahqo ka dhigan. Sida oo kale dadka belwadaysteyaasha ah yaan fanka looga tegin. Waa in dhalinyaradu iyaga oo xirfadahooda nolosha wata, ay haddana fanka waqti siiyaan. Haddii kake, qof dibjir ah baa dadkii qof la weyneeyo u noqonaya.
Legend wlhi wan tagera xoog cita imika fanka ka fadhiistay
Ninkaa waa halyaa cabdifitaax waaba ii ganbanaa waa gob soomaliga lasheego waakan guri soomaali ah wax lagu baray allah dhowro asiga iyo caruurtiisa iyo ehelkiisa.
Old Tacabir heestee waxaan ugu Jeclahaa Jacaylkii miyuu kuhelay hirtaayo miyuu kubaday fanankii shitay mashraxyada fanka iyo sugaanta somaliyeed 2008ilaa 2015 old is gold❤
Maashaa allaah. Cabdifataax yare nin isagoo yar yurub yimid, haddana diintiisa haysta.
Nin aanu inbadan raadinqynay ayaad Soo qabatay mahdsanid sxb abdifatax yare waxa uu ahaa mucjiso fanka Soo martay wakhti wakhtiyada ka mid ahaa. Taageero wayn ayaan u hayey wali fanan ka danbeeya ma taageerin
LEGEND CABDIFATAAX AXMED TACABIR❤
CIYAALKII HORE AYUUN BAA GARAN.
Wariyuhu aad buu u mahadsanyahay inuu iisoo gudbiyay waraysiga fanaankii aan Taageeraha weyn u ahaa ee Cabdifataax Yare ilaa iminkana aan dhagaysto oo caawadan aan dhagaysanayay heestii talantaaliga ahayd ee ay wada qaadi jireen Abdifataax yare iyo Ikraan caraale magaceeduna ahaa mililico. Waxaanse dareemayaa in weriyuhu su'aalo badan uusan waydiin Fanaanka.
Mashallah fankiisa marka laga imaado hadalkiisaba murtiya oo ay ka muqata ixtiram akhlaq iyo afgaabni aad ban ku salamaya Abdifatah tacabir walalo hadi farintaydas Aragtid❤
Ilahigii kaso hanuuniyey الحمد اللہ iska dhex
Abdiftaha Yare his one of my favorite singer ❤❤very respectful man kal iyo laab salan sare lagand 🎻🎻🎻
Cabdifataax wuxuu ahaa laacib laga yaqaanay magaalada Oslo
Wan jeclhy wlhi cabdiftax hesi hisa ❤
We know you we remember you we listening you we love you one of my first favorite artists of whole somali singers since 2009 😢😢 abdifataax axmed mahamed tacabir
Taageero wayn ban u ahay waxan rajaynaa Malin inan la kulmo insha allah ❤
Anigu yahay aptigay hooyday ka dhashay😂
Halkad iga jirtaba waranku iga so dhacay
😊
Masha allllah cabdi fataax tacabir nolow❤❤❤❤❤
Mansha allah khayr baa kaa muuqda Abdifatax ❤❤❤
LEGEND Abdifatah Ahmed tacabir taageere weyn baan u ahay igu salaan 🫡👋
Abdifah yare wareysi xiiso bdn mahadsanid walal
Living legendary one of my fav and unique abdifatay tababir we really grew up with your exceptional voice .
My allah bless you nd your beloved family❤
Big lgend abdifatah ahmed tacabir abdifatah yare🙏❤❤
The goat of fanaaaan ❤😊 wlh I support Abdifitah Yare I wish inaaan mar un arko si live ah 😊
masha'Allah 💕 my favourite person ayaad ahayd marwalpo Allah haku barakeeyo walaal ❤
Nin weyn nin kasii weyn abdifatah ahmed muuse tacabir shumac fanka kadamay baad tahay aduun iyo akhiraba baraare iyo barwaqo alle ha kugu sugo ❤
Sida tafatiran ee uu naxligana Isaga ilaalinay gaabiska fankana uu ugudbinayo fanaaninta ayaa ah hibo Abdifatah dhankasta Hiboole buu ka ahaa .😊
cajiib hore u soco
Clfatax saad tubeec u jecalyd ayaan ku jeclahy waxan rajay nayaa inan mar uun zawir kula galow🎉
Legend weyn c fataax yare ni culuz baad so qabaty barnaamijyada noocana inoo waad gorsoow
Alla maxa hesahaga xiseya marki ila hadda❤
Cabdifatax tacabir ma cidaan aqoon baa jirta somalida we love you sxb
Cabdiraxmaan nasri Soo qabo wll 🔥❤
My favorite singer 👨🎤 😢 Abdifatax ahmed muse badhadhe❤
Woow wa barnaamij wacan
Akhlaaqdu waa qeyb ka mid ah diinta ❤
Mahadsanid zhp Waraysi qiimo badan Ex Fanan Clfataax Axmed Muuse badhaadhe, Clfatax Yare.
Waxa iga codsi ah waxad soo qabataa Clkhaaliq siraad, Guleed axmed,cabdi Holland iyo Clnaasir ciro ragaas soo qabo zhp.
GOAT haddi fanka somaliyi leeyahay waa Abdifatax tababir ereyo,laxan iyo luuqba heesihiisu waxay ahaayeen kuwo 100% dhamaystiran ugu danbayna isagoo la jecel yhy oo sharaf leh iskaga baxay.
Ninkaan ixtiraam iyo is dhawris badan baa ka muuqata waana dhaqanka qofka gobta ah lagu yaqaan
Ninkaa garose waa dadaalayaa mar haduu ninkii waynaa ee abdifatax ina horkeenay idinna subscribe dhaha 👏
Abdifatah ahmed tacabir legend wayn
2003 wlhi man dhalan kwrn ma allh❤
wlal sualaha ka yar jilicsan e sualaha so badso 👋❤️
The legend Abdifitax Ahmed muuse 🔥❤️
Ala maxaan naaag kugu shukaansaday anoo codkaaga matalaya iyo khaamahaagi fanka 👉🏾💪🏽🤗
😂❤
Legend is always legend 💪😎😊
Maansha alaah mr gorse
ilaa hada waa fanaanka kaliyee dhageyso
maxaan kuba masaala muuq dheerey sheekada
jcylkii miyuu ku helay
ax yaa fanaaan❤🙏
1/1/2014 abdifah fankii ayuu ka baxay Ana gurigaygii ayaan ka baxay ilaa hada ma helin guri kale history waye
Oo 11 years guri mad helin 😮😢
Gurigiina ku noqo
Wll walhii fanankan aad baan u tagera wanan jecelahay igu salam ❤❤
Mid kamid hiboolayashii dhabta ahaa ee fanka soomaaliyeey soo maray.
Fanaanka kaliyee jeclahay shaqsiyadiis iyo fankiisa gortan garaadsaday illaa hada 🫡 🎵Abdifitah ahmed tacabir cimriga io cafimadka allah ku siyadsho wllo ❤️
Abdifatah tacabir fananiinta danbe isaga. Igu jeclahay waa nin dagan funny ah ,codkiisanah waa tii boqorka codka loo bixiyey wana ,ninka kaliya aan dhageystoh isagoo fanka ka ka fariistey,
Legend baad keentay sxb.
Legend apdi Fatah🐐
Ilahay darti ban uga tagay wa hadal wayn
Mansha allah
Legendary abdifatah yare
Abdifatah Ahmed Muuse Tacabbir❤Cid Hadey Gob Tahay Waa Ninkan
Cabdifataax tacabbir waa astaan faneed oo aan duugoobayn abid.
Aniga iyo malaayiin kale oo soomaali ah ayuu uyahay fannaankooda koowaad,waxaan uga mahadcelinaynaa walaalka channelka iskaleh inuu muddo dheer kaddib nasoo hirfadhiisiyay fannaanka oo aanu uboholyownay.
Cabdifataax badhaadhe ayaan urajaynayaa eebbe haka abaalmariyo sida uu in badan laxadaadkayaga uwanaajiyay.
Cabdifataax yare wali waad yar tahay kolley 40 ma gaarin guul
Kamadalo heesihiisa wan jecelahay wanan lakumidonaa Inzha allah 😢
Fanka Adiga Uma xiizine Asagaa Kuu xiiizei Runtiii Fanaan soomalida meel walpo joogan Ixtraam loo wada Haaayo👑🫡
Mashallh wll🎉🎉🎉🎉
Abdifatah Ahmed Tacabir Alle ha ku xafido
Fanaan qaaliya buu ahaa Abdifatah Yare runti.
Qadarrin baad dadka ka mutaysatay❤️🥺
Ayyy yuotube xata ma isku aragnay😂❤
@@norbilmaxamed3888Haa inaadeer ❤️😂
Fv baaa ah cabdiftax ila hadan waan uu ahay ❤😂
Abdifatah yare walaalkay ayuu aad ugu eg tahay. Xittaa sida uu u hadlayo.
Apdifatah xasusaha ay heesihisa igu leyihin ana og markan heesta u ikran carale la qadayo maqlo ama an arko ilinta ma ceshta Filmka casi iyo amiir kuso gali jirtey heesta si 11 sano ka hor waxan ahen famil dhames tiran hooyo aabo wll leh film kas ayan si Kalgacal leh ku wada dawan jirney familkas Hada aniga iyo aabahy ka hadhney wan u xisney wadanki hargeisa burco berbera shiikh dhulki soomaliland o dhan xasus naga jirta darted ayaan u iman weney Igu duceya wll hooyadey iyo walalhyba in ilahay u raxmado ❤
Ilaahoow u naxariiso oo qabrigooda u nuuri
alle ha u naxariisto hno😢😢😢😢
Ilhayow u naxariiso adiga raxmaane 🤲
Abdifitaah yare waaweynka dhan waaku yaqanaan
Memory card ninki kudhageysatay hesahaga kuyaqaano
Legend shala hestada taada ah dhageysanayw
Nin wayn baad. Soo qaabty abdi faatax ahmed musa badhaadhe taacbir ex reer burco
Ninkaan nin adag weeye abdi Fitaah yare
Cabdifataax Axmed Muuse Badhaadhe
𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱𝗮𝗿𝗬 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗳𝗮𝘁𝗮𝗮𝘅 𝗧𝗮𝗰𝗮𝗽𝗶𝗿 𝗗𝗵𝗮𝗟 𝗕𝗨𝗥𝗖𝗢 ❤🔥