"Saami qaybsiga anigu xaga caruurtayda ayaan kasoo galayaa"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @faysalmahamed
    @faysalmahamed 23 години тому

    Mashaa Allah sahra

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 дні тому +2

    Masha alllah sahra axmed cabdulahi ilays nolow❤

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 2 дні тому

    Masha allah mamo sahara ilays si fiican ayay u hadashay waa fananad qaran iyo mamo qaran ba❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День тому

    SAHRO ILEYS. 100% SOMALILANDER BAAD TAHEY CID KAA XIGTAA WALAAHI MA JIRTO ANOO ISAAQ AH OGIW SAHRYAA QABIILADA DAGAA SOMALILANAD SHAQSIYAD BAA NACEB SOMALILANAD BAA JIRAA

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 День тому

    Mashallah 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍💚🤍🤍♥️♥️♥️🤍♥️❤️🤍💪💚🤍💚🤍🤍🤍

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 День тому

    Sahra qurux lay very good singer

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 День тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa sdeed u dhahday sahra illays waxay la heestey digfeer.
    2.0. Waa gabadh yar mana dhici karta iskuna da' ma noqon karayso.

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 2 дні тому +2

    Sahra noolow.waligaa Somaliland ayaa ku jecel
    No

  • @Brightone1
    @Brightone1 День тому

    Sahra waa gob, muwadinad.
    Sahray 3 jeer baad muwadinad tahay hal meel ha ka eegin.
    Mar shaqsiyan baad muwadinad u tahay
    Oo mar caruurtaada ayaad kutahay oo mar qabiil ahaan baad muwadinad kutahay oo gabadh direed baad tahay, Somaliland waa wadan direed. Markaa hal meel ha ka eegin

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 12 годин тому

    SAWTII LAHAYD KULMIYE AYAAN AHAY. SAHRAAY ADIGOO FANAANAD QARAN AH MARKII AAD WADANI U YARA HEESTAY WAATII LACAGTII SACAD MUSE KAA JAREEN KUUBA HANJABEEN ILAA HADA AYAAD WALI BAQASHO KAA MUUQATAA EEDO DALKA GARXAJIS AYAA HAYSTA HA BAQANIN WALEE INAAN QOF SIDAA KUU EEGI KARIN 😂😂😂

  • @AxmedAdan-y5p
    @AxmedAdan-y5p День тому

    Sahra Ilays Sidaada ayaad madax isaga tahay madaxtinimadu in lagu magacaabo maahee Xaga Samadaa Laga bixiyaaye sahray adigu madaxnimadaadu waa Gobaad tahaye dhankaa qalinle dhiiquu doonayay inuu kugaliyee waad ka badisay

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 дні тому

    Sahara ilays wlee faanad aad iyo aad ufcn heso qaranka Lagu difaaco samaysay wa inuu Ciro xil.umagacabaa

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar День тому

    qabyaadbaad unacaysaa media

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan4624 2 дні тому +1

    Jacayl baankuuhayaà

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 2 дні тому

    Dantiisa Qofkaan aqoon u dhimo doqon waa kadeed waatii dabka lala rabee waliba lala damacsanaa waliba doontay xaabadii maamadu maalmihii ugu danbaysay ayay yara degdegtay kulmiye waan heesaynaa markaa kaligaa maahee umada oo dhan baa deg degtee well come back