Munafaq adunka ugu weyn kan Waye alla adun Iyo aqiro ku cadaab ben badan shabab saxib latahay cidanka hubka Ka dhigtay wacal amxara ilahey cimriga ku Soo gaabi cansarka somaliya tahay
Axmed madoobe isagoo aynu ognahay inaanu ka shaqeyn dan somaliyeed hadana waxaan qirayaa inuu yahay qofka ugu wadanisan marka la barbar dhigo dhamaan madaxda kale ee mamul goboleedada iyo madaxweynaha Hassan sheekh, ugu yaraan waa nin waxa u rabo sameeya oo aan cidna ka haybadaysan,
Guuuuul guuuuul guuuuul axmad madoobe horay usoco cidna ha ujoonin xasan iyo xamse xoolo
You are the best person for 🇸🇴 today to lead the best country.
Guul jubbaland state guuleeyasata guul❤️🌹🔥💪❤️🌹🔥💪❤️🌹🔥💪❤️🌹🔥💪❤️🌹🔥💪❤️🌹🔥💪
Mansha Alaah. Jubaland nolol sameeya. Federalka wa Horumar. Maskaxda fura deeganka Horumar gaarsiya.
Mudane AhmedMaxamed Islaam waxa uu u Hadley si wadanimo ah iyo Hiram we ah!!!Cimri waayo ilaahey hakusiyo.
Mudane madaxweyne sayid Ahmed daacadoow mar kale na hogaami mudane❤️💪🔥🌹💪🔥🌹❤️💪🔥🌹❤️💪🔥🌹❤️💪🔥🌹
Tuug xaaraami ah
Wow is the first time i see a Somali leader calling out the NGO and his right they not there to help us
XAMAR HADAY HAGAAGTO SOMALIYA WAA HAGAAGI LAHAYD HAWIYANA LAYSUGU TAGO AF IYO ADIN
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
axmed walegee matageren hada waan tagere keep going axmed
Guul wayn ee usoohoyatey Juba land iyo dadka Somaliyeed oo dhan
Munafaq adunka ugu weyn kan Waye alla adun Iyo aqiro ku cadaab ben badan shabab saxib latahay cidanka hubka Ka dhigtay wacal amxara ilahey cimriga ku Soo gaabi cansarka somaliya tahay
DAL JIR TV WALAAHI ANIGU WAXAAN AAMINSANAY ANIGOO ISAAQA OO HRG JOOGA SOMALIYA INAANU SOO MARIN SIYAAD DABADII MDX KA DAACADSAN FARMAAJO SOONA MARAYN
HAWIYE NA WAA QABIILKA UGU XUN SOMALI ISAAQ AYAA
KU XIGA DAROOD GOB
Axmadaw waan hubaa in aad
Balan qaadayso tarxiilka
bahdilka iyo barskicinta aad
13kii sano ku haysay beesha
harti in aad sii
Laba jibaari doontid
Min goob wayn ilaa
raaskabooni waxaa jira
xuduud
U dhaxaysa harti iyo ogaadeen
Oo ka bilaabata sooyo oo u
dhaxaysa kismaayo iyo
afmadaw
Ogaadeen iyo mareexaan 35
sano ayay barakincin naxariis
daraa ku hayeen beesha harti
kombe
oo dagaankaas iska leh
1. Amed cumarjees oo hawiye wata
2.Bara hiiraale oo hawiye wata
3. Xasan turki oo maxaakim hawiye wata
Intaa kadib Axmad alshabaab waxaa loogu
Hiiliyay
markii ismaaciil cumar
geele
uu shiikh shariif madaxa soo
saartay
ayaa reer PL
A.madoobe madaxa saarteen
Oo sy damceen in uu somaliya
madax wayne ka noqdo
Iyaga oo u awood sheeganaya
irir iyo reer Djabuti
Lkn abaalkii wuxuu noqday
In u islamarkii uu guusha dareemsy uu ismahadiyay oo
Harti barakici oo ogaadeen baa
Kismaayo leh caalamka
maqashii
oo dhobley baan halganka
kasobilabay oo anaa
kadidayda u socabay warbahi lasoo istaagay intaadoo dhan ayuu la soo
Shirtagay
Isku soo duu oo
A.madmadoobe waxaanu
kasugnaa 1.waa caburinta,
cagajuglaynta, barakicinta ,
tarxiilka , buqcad ka boobka
Beesha harti.
Ogow Waamo waa
Meesha kaliya ee hartigu uu
san kalala sheegan ee uu
kumidaysanyahay si kal iyo laab ah
Axmadow iinaad madaxda somaliya aadka hor timaado miid walba wasare madaxweyne haba aad kenya ku orodo adoo watah kabo kala jeedah maxaa uusababah mawaxaa kuqanah san tahay iin masuul gabar xafiis somaliya kusugan aadku tiraado fagoof kuwa dowlada daris kaahnah aad uudhago nuglaato
Axmed madoobe isagoo aynu ognahay inaanu ka shaqeyn dan somaliyeed hadana waxaan qirayaa inuu yahay qofka ugu wadanisan marka la barbar dhigo dhamaan madaxda kale ee mamul goboleedada iyo madaxweynaha Hassan sheekh, ugu yaraan waa nin waxa u rabo sameeya oo aan cidna ka haybadaysan,
Dadka dhagaysanaya mafarax sanee axmadow dadka ubanee halugula arkee
Noolow noolow madoobe noolow adeer xinka doqonta waa u dhiirantahay geesigii geesigii xigaa geesi daarood xirir horgalada absame iyo kuwa sade adeer safarkaada oogu horeeyo waa in aad ku tagtaa gedo waxaad noo joogta booskii cabdulahi yuusuf aduun iyo aakhirabo ada wax laga weydiin jubland isku tol mataanee midee daarood
Kancarka somaliya ka socon ladahay nacalaa kugu taalo jir jirolow hado xassan ka turi wayo farmaja iman Wana inoo ku toogta amxaarow
Waryaa jooji joholo onalif layou xisbul islam 20 uurur iska soohor jeedah
Toban wajiilow awoow dadka ka dhaaf ha dhibin ha isku dhajinin kuwo kaa awood badan ayaa iyagoo dhiig leh oo bilaa sharaf ah ka kacaye
😂😂😂😂😂😂😂😂axmed axishod wlh
Dhuxussha aad geedaha ku xaalufisey ma joojine shiikhow